-
Content Count
17,660 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Originally posted by Jacaylbaro: hehehehehe ,,, anigu ilaa aan ka Laas-qoray weliba cuno iima noqotaba. The good think about it is they put "Laas-qoray, Somaliland" on the cover ,,, Nayroobi ayaa ku cunay. It says right on the cover "Laasqorey, Soomaaliya." Inay kala qeybiyaan ma ahayn. __________________ Seccesion is not a issue which will be discussed with small timers like yourself. Somaliland already considers maakhir as regional under its authority whether you agree or not, and even if referendum was to be held you'd still be included in it. Again, seccesion is a nation matter, so you better hope the combine forces of the south to come to your rescue otherwise you are needle in the dark or in the ocean such is your odds in Somaliland my dear maakhiri, puntlander or fellow Somaliland citizen. Change a word here and there, what do we got? We would get this: Secession is not an issue which will be discussed with small timers like yourself. (Soomaaliya) already considers (Waqooyi Galbeed) as regional under its authority whether you agree or not, and even if referendum was to be held you'd still be included in it.
-
Somali Adulterer stoned to death
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Sherban Shabeel's topic in General
Kamoon, Geelka. I just don't believe he admitted, even if uu uureeye iyada. I don't believe their sheeko sheeko that he "confessed." Qofkee qabtaan, kuna ridaan xukunkooda deg dega ah always "admits" the said alleged crimes against him or her, don't you agree? Mida kale, again my su'aalo I already asked are relevant. Was he a married? According to this article, it doesn't mention. On another article, in Afsoomaali, waxee leeyihiin in uu kufsaday, which brings another whole matter, not to mention if she is the same person la "kufsaday," why iyadana loo dilaayaa markee dhasho? It doesn't make sense. Wax la isku dardarooyo waaye. -
Top five largest cities in order - Somalia 2009
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Caano_Geel's topic in General
North and Nuune, rage see ah? Xamar Caddeey waa hore la iga xumeeye, and the rage I had about that long disappeared. Dadka xumeeye ayaa rage u qabi lahaa, not folks on here claiming my tuulo is bigger than yours. Tuujka, labadaasba mundulkey haddaa arki lahayd ka weynba. Laakiin meeshaba looks like semi-saxaro. I never thought Kismaayo would look like that. Ma geedihii ku hareersanaa laga jarjaray? Shuud. I should claim Baydhabo, the only 'green' town I can see from the satellite in those images. Difooso difaac Baydhabo noqonaa bas waaye. -
Originally posted by nuune: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Ninkaan Muriidi Abanuur Abati la dhahaa. Meesha kasii wad, Muriidiyoow. Ani for one aad ula socdaa casharkaan. Inaa akhrisato waaye where he called you an imaam of Masjid abaa nuur muxuyidiin mowlaanaa, fiiri Islamic sectionka Meel aan aniga iimaam ka ahay, masaajid noocee waaye kaas? Rakacada u horeyso, suurada Baqara u qabsan lahaaba, dad badan fadhiisan lahaa daal daraadiis. Nuunka, awguuriyo hee. Waxaa maqlay guddoomiyaha gobolka Banaadir in lagaa dhigay. See camal laakiin, xalwada celebrationka waa naga qarsatee. Saas la iskuma ogeyn nooh.
-
Soomaalis Deported from Soomaaliya!!!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
LoL. What a thread. Seven years and so later, some are still debating about it miyaa? I can't believe I rolleyed then. -
Naag afar laga soo tuuray, walina usoo taagan in cashar leyli koow ah la baro rabto, kuna marmarsiyooneyso afarta laga soo tuuray si kadis ah in loogu keenay. Waxaas ima soo maraan. Mise rigoore haku dhaliyo, mise bilisiyoon, still afar ayuu ku shubay, kana soo riday. Dhagax ma ahayn meesha iska yaalo. Waxaas ima soo maraan, again. Nice sheeko baraleey, though.
-
Somali Adulterer stoned to death
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Sherban Shabeel's topic in General
Ninka ma xaasla uu ahaa? Qoraalkana 'girlfriend' ku qoran, marka either kan soo qoray wax ka qaldanyihiin mise qof single ah gabar uureeye ahaa. Hadduu single yahay, waaba qalad xukunkaan. Hadduu xaasle yahayna, waa lagu deg degay. I don't believe their "admission." Qofkee karbaashaan, dilaan iyo wax u geystaanba, the victims always "confess" to their alleged crimes. Iyagii dambiga kusoo rogaayo, iyagii ayaa qaaliga ah, isla iyagii ayaa fulinaayo maxkamadda markee xukunto oo isla iyagii ah again. Badowyaashaan runtii yaa dadkeena ka qabto. -
Only the Best Disco Dancer Can be the President in S/Land.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Juje's topic in Politics
Tanaa sugaaye laakiin. Ayaa ma disgoo dhaansaa by Mutun. That is the way it sounded waagaa yareen. Say dhiii Say aaay Say eees Say siii Say ooo -
Move the Capital to Garowe, Puntland, State of Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Peacenow's topic in Politics
Why would one limit the movement to the capital and the state only. One should also move the people to Bari as well. If diidaan, by force then. -
What is wrong fishing? Now the noun 'fisherman' is an insult? Who would one rather like to be? A geeljire who mindlessly follows wherever his herd decide to roam in the semi-desert or a fisherman who goes by his own account a place he wants to fish at? One wouldn't hesitate, I am sure, which group one would rather be in. Plus, malaay maxaa ka macaan oo ka jilicsan. Geeljire mentality has to stop.
-
(2 SIBLING) The mirqan hangover and Somaliland reality!!!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to djibsomali's topic in Politics
Meeshaan yaryaruuracii kusoo batay. Every other thread seems like some new member is attacking a Soomaali region and its people. Folks, I am sure SOL wasn't made for that. War Soomaali la wada yahay ee wax hala isku reebo. Dadka waa Soomaali, waa dadkeena -- your people, my people and our people. The land is our land, too. -
Folks, now, now, easy. Hala kala leersado, baliis.
-
Ninkaan Muriidi Abanuur Abati la dhahaa. Meesha kasii wad, Muriidiyoow. Ani for one aad ula socdaa casharkaan.
-
UNDP: 1 in 7 Somalis live overseas - wire 1 billion back home
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacpher's topic in General
So this said figure only states what goes directly to Soomaalida ku sugan Soomaaliya, including xiryaha qaxootiga Dhadhaab, via remittance? Marka Soomaalida badan ku wada sugan Bariga Afrikada kale, Carabaha, Gariiga, Malta iyo Turkiga waxa loo diro kuma jiraan filaa. -
Sadly, other sites fell for this. Waxaa kaaga sii daran, those who are now denying this jirdil sawir being from Bari, now instead claim* the torturers are Xabashi. The deniers are lying themselves. Yaab badnaa. * Funny now, Horseedmedia.net webmasters read SOL. They edited their original claim of the torturers being Xabashi and are now linking the link I posted on here of where the original picture came from.
-
Jidbaale hints at Puntland links with the killing of Af-dhilo
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to me's topic in Politics
Maxaa ku qoslee, waaba laguu digee meesha underage ayaa soo galaan ee soo celiska jooji. -
I like Dayniile site. Once a while, I like to check it and make me unintentionally entertained. Just like watching Faux News. Laakiin sometimes they overdo their fabrications oo dadka aqrisanaayaba waxee moodaan laba jir. Read on. ______________ Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya sababta keentay geerida nin maxbuus ahaa oo ku jiray xabsiga dhexe ee magaalada Bosaaso gobolka bari (DAAWO SAWIR NAXDIN LEH) Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaabka uu u dhintay Nin maxbuus ahaa oo ku jiray xabsiga dhexe ee magaalada Bosaaso oo ay dhowaan qabteen ciidamada Booliska maamulka Puntland kaasoo ka soo jeeda beesha degta kilinka shanaad ee dalka ismaamulka Somalida Itoobiya kaasoo geeridiisa masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ay ku tilmaameen mid caadi ah. Muxyadiin Axmed Muuse Taliye ku xigeenka ciidanka Asluubta maamulka Puntland ayaa horey u sheegay in ninkaas markii la geeyay xabsiga uu la liitay xanuunka Qaaxada ka dibna uu aad u xanuunsaday markaasna la dhigay Isbitaalka si wax looga qabto, hase ahaatee markiiba uu geeriyooday. C/llaahi Siciid Samatar Wasiirka Amniga Puntland oo isna u warramayey BBC wuxuu sheegay in markii uu geeriyooday ninkaas uu maamulku u saaray arrintiisa guddi dhakhaatiir ah si loo hubsado sababta uu u dhintay, ka dibna guddiga dhakhaatiirtu ay caddeeyeen in geerida ninkaasi ay tahay mid caadi ah oo uusan u dhimnan wax ka baxsan xanuunka Qaaxada oo sambabbada ka baabi'eyey. Hase ahaatee waxaa jira warar dheeraad ah oo laga helayo ilo kala duwan oo ka tirsan maamulka Puntland kuwaasoo sheegaya in ninkaasi maxbuuska haa uu u geeriyooday jirdil naxariis daro ah oo ay kula kaceen ciidamada loo yaqaano PIS-ta ee maamulka Puntland, waxaana inoo suuragashay inaan helno sawir laga qaaday ninkaasi geeriyooday oo xabsiga ay ku cadaabayaan ciidamada Puntland . Xigasho ______________ The sawir they are referring, of course, is this: By first glance, dadka ka muuqdo inay Soomaali ahayn waaba loo jeedaa, but I guess that is the only picture that is closest to Soomaalida see u egyihiin that they could get from google images by simply searching the word 'torture.' The search result was the very second picture. Of course, they got the image from google images, specifically this one. Note how they tried to blur the face of the man sitting on the chair.
-
Jidbaale hints at Puntland links with the killing of Af-dhilo
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to me's topic in Politics
Naaneystiisa my high school mate kusoo xasuustay. His was Afsiil. -
at bahweynta. Haddaa tan weyn hore fooneeyaha kala socotay, tan minyarada ah inaa Sii'en'en (CNN) kala socotaa moodaayee.
-
Breaking News: Somali Man Murdered Somali Woman for Love
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to The Zack's topic in General
Ninka waa lagu jiray haddee saa sheegeyso u dhacday. Badanaa dadka jaceyl iyo waalni isku qaldään, a very blurred thin line differentiates between the two. -
National Geographic Genographic Project
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Sherban Shabeel's topic in General
I don't need to send my DNA. At the end of this project, all humanity's DNA will lead to Horn of Africa, where humans supposedly originated from and where my original land is at. -
Indha adeygnimada iska dhaaf, ee xisaabtaas sahlan ku noqo. It is not 80 per cent.
-
**** salute the Daraawish people all over the world
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abtigiis's topic in Politics
Do I have to edit again and again and again to make the rules clear? This blatant violations of the rules has to stop. Do not name clan names, especially do not put a clan name on the title. I am tired of editing. See wax u fahantiin. Mise editing ayaaba fahmin oo axsaan moodeen. I am not going to edit now. No need to waste my time. This thread is closed. Next one will be deleted completely. -
That is the official mudug endorsed by the previous somalia government and the international community. 3 out 5 of those districts are Puntland. That is 80% stakehold. Whilst the remaining 20% are not Namely Hobyo and Harardheere. What kind of math is this? Cowkist formula? A simple xisaab kuu goysay. War ninka Cowke magaciisa aad wadatid ha kaga ciyaarin, Eebboow.
-
Originally posted by Che -Guevara: Till you admit to yourself the crimes committed by your kinsmen? Dadka qaarkood are, as the well-known maahmaah puts it in eloquently and succinctly, fiqi tolkiisa kama jano tago. To some sick people with their sickening, maddening actions, xataa haddee arkaan tolkooda qaldan oo naar u socdo janada uma aadaayaan, instead blindly following tolka.