The Zack

Nomads
  • Content Count

    7,621
  • Joined

  • Last visited

About The Zack

  • Rank
    Waxgarad

Recent Profile Visitors

The recent visitors block is disabled and is not being shown to other users.

  1. Galbeedi, Ninyahow horta nin wanaagsan oo wanaag doonahayo baad u qoraal eg tahay, waana kugu bogaadinayaa taas. Bahasha saad moodday ma aha laakiin. Ma maqashay "****** turub baray"? Meeshan Itoobiya ah waa la isu qayyilayaa, ereyada qallalan ee la isku wareerinayo aad ha u raac raacin. Mustafe iyo team-kiisa jahada ay u socdaan wey u caddahay. Midda kale dynamics-ka meesha ka jiro haddaad aad ula socoto, you would know Amhara are not really in power right now so there is no need uu udhunkado "dhankooda danbe". Axmaar xil kama qaadi karo cidna. Haatu, Adoo siyaasi ah baan ku ogaa waagaan Azania dhiseynay ee bahashii makaa guurtay go'naheen. Abtigiiisa Awrkiraale ma aha! Old_Observer, Barasho wanaagsan awoowe horta. Taariikhda gobolkan iyo hayaankuu soo maray si fiican buu uga dharagsan yahay madaxweynahu. He sacrificed his own families lives for it. Nin damman ma aha. Ficiladiisa eeg, not hadaladiisa. Hadalo madhan Farmajo bey meel gaadhsiin waayeen. Kan yare ee kale asaga uma jawaabayo.
  2. Che, meesha adaan kaa garan e nimanka kaa koreeyo miyey cusub yihiin tolow? Maxey ku talinayaan? Inuu Mustafe go'itaanka gobolkeena u ololeeyo miyaa?
  3. MMA, I am sure Nuune will meet him if he hasn't already. Maalamahan lamaan hadnlin Nuune. I think him, Xiin and NGONGE were planning to visit the president at some point. Adu laftaada tag dee xagga oo sida aad wuxuu khaldo SOL ooga tir tiri jidhay wuxuu madaxtooyada ka khaldana ka tir tiri xaga LOL.
  4. Nuune and NGONGE are in waddankii right now, probably giving him an advice and what not.
  5. Hadda waxba muu qoro. Wakhti uma haayo qoraal. He is leading a region with 8 million population. He is busy sxb.
  6. Haha waxaa laga yaabaa inuu dartaa u magacaabay oo adi kugu xurmeeyay. Waan u sheegaa fariinta.
  7. Oba, Abwaan, NGONGE, ragaas ma nool yihiin wali tolow? How about Xiin?
  8. MMA, this message was delivered to HE A&T. Waan karbaashi buu kugu yidhi nijaasta.
  9. He is good but very busy. He could also be little stressed out.
  10. Sheekadaa xaafadda miyaa looga sheekeystaa? Buaale, Saakow, Salagle, iyo Dujuma madoobe tolkiisaa degan. Bal tag oo tirakoob soo samee. On another note, there will be elections in Jubaland on August, if Madoobe loses, he will go. If he wins, he will be there for another 4 years.
  11. The issue with Somali leaders is they start campaigning for next elections as soon as they are elected. Hassan Sheikh did it and failed. Farmaajo is following his footsteps and will probably fail unless he changes his strategies soon.
  12. LOL. Heedhe ninka waan kugu salaami.
  13. Waar Madoobe meel-na uma socdee bal Deni(an Indian actor name or a Somali term for ninka baabuurta la raro masuulka ah) aan u hambalyeeyno.