-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay xaaladda Koonfurta Soomaaliya iyo Somaliland, isla markaana wuxuu baaq u jeediyay Madaxweynaha dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya, Shariif Sh. Axmed. ______________ S: Waxa jira in xukuumaddiina lagu eedeeyo inaad dawladda Itoobiya u dhiibtaan dad ka soo jeeda Jabhadda ONLF ee ka dagaalanta gobolka Ismaamulka Soomaalida, arrintaa maxaad odhan lahayd? J: Taas waxba kama jiraan. Waxa jirtay in aanu mar xidhnay in labaatan ka badan – annagu kamaanaan warqabinee, halkan bay soo mareen, waxayna malaha toojar gareeyeen ( ciqaabeen ) wiil ugu yaraa, markaa inankaas baa sheegay, anaguna inay ciidan hubaysani na dhexmaraan ma ogolin. Midda kale, Itoobiya waxba yaan afka lala dhicin, waxaanan u taageersanahay maalintii la i xaaqayay iyadaa ina taageeraysay oo saldhiga ina siisay , markaa ninna taas uga habran maayo. Xigasho Wuu isiloowsiinayaa filaa ama iska indhatiraayaa duqeyntii, rusheyntii iyo xasuuqii Xabashada u geysatay Hargeysa iyo Boorame. Saldhiga la siiyeyna maxee tahay, ma'aha miyaa dhulka Soomaaliyeed la heysto meeshaas? Balaayo madax isku sheeg ah.
-
Xiligaa Sheekh Aweys waa uu iska soo taagay ka qaybqaadashadda Afgambigaa, goortaa oo uu sabab oga dhigay, isaga oo aan aaminsanayn in xoog wax lagu bedelo, waxa uu doonayay marwalba sheekhu in wanaaga iyo wadahadalku uu shaqeeyo... Sharaxii la tumay (taariiqdiisa) sheekaa ka dambeysay (waxa dhacaayo maanta). That is a man I can call 'sheekh.' Not this current warmonger. He still does have my respect -- albeit losing a bit of my respect each time he utters words like the title of this thread -- for dagaaladda uu ka qeybqaatay si geesinimo ah ee '77. Taas waa u qirtay.
-
I nominate Buuxo. What? Females looma ogola? Then meesha samadoon iyo nabadoonba midkood maka jirto, doobdoon hala dhaho. Meeqo magac ayuu ku jiraa ereyga 'sama'? Intaan hoos ku jirto ka ahayn yaa sheegi karo inta kale magac uu ku jiro. Samatar Warsame Warsan Samoow Samagaab ???
-
Our Reer Waqooyi brothers and sisters sometimes act like inay Afsoomaaliga dhameeyeen, oo dhankooda kaga saxsanyahay lahjadaha kale meelaha kale loogu hadlo in Soomaaliya. Laakiin haddaa fiirisid ereyada laga isticmaalo Waqooyiga oo ka duwan kuwa laga isticmaalo Koonfurta, waxaa kuu soo baxaayo inay kuwa Waqooyiga badanaa yihiin ereyo shisheeye laga soo deensaday, badanaa Carabi ah. Tusaale ahaan (Waqooyi words in first): Kalmad (erey) Beytul xamaam (musqul) Daqiiq (bur) Beed (ukun) Digaag (dooro) Malgacad (qaaddo) Shalmad (garbasaar) Madaar (garoonka diyaaradaha) Maayar {Ingiriis} (duqa magaalada) Reer Waqooyiga qaarkood wee ku qoslaan markee maqlaan the Cushitic words -- we share with them afka Oromada -- of 'ukun' and 'dooro' oo Reer Koonfureedka isticmaalaan, but they never ask themselves yaa saxsan oo Soomaali asali ah. Ma ukun ama beed? Ma dooro ama digaag? Ma bur ama daqiiq? Ma erey ama kalmad? Ma qaaddo ama malgacad? Ma musqul ama xamaam? The last comparison, of course some use suuliga, which is Soomaali, laakiin dad ayaa isticmaalo xamaam. One can hardly find the opposite, the vice versa, meaning where the original Soomaali words are found in Waqooyi lahjad, where the Koonfureedka use the borrowed foreign words. It is hard to find that. Some may be inclined to bring canjeero and laxoox, however both words are Soomaali, though the former we share with Oromos and Xabashis. Haddaa u fiirisidba, again, ereyada qaarkood ku kala duwanyihiin Reer Koonfureedka iyo Reer Waqooyiga, kuwa Koonfureedka isticmaalaan ayaa Soomaali original ah u badan. Kan Koonfureedka loogu hadlo wuu ku yaryahay ereyo shisheeye haddii loo barbardhigo kan loogu hadlo Waqooyiga. Don't take my word for it, you can go ahead and dig about this. Ani kama hadlooyo ereyada Koonfureedka iyo Waqooyiga laga isticmaalo oo wada ah ereyo lasoo deensaday, sida buundo oo Talyaani ah isticmaalaan Koonfureedka iyo biriij oo Ingiriis isticmaalaan Reer Waqooyiga. Waxaa ka hadlooyaa ereyada midkood Soomaali asali ah ku jiro. Kamana hadlooyi ereyada labadoodaba wada Soomaali yihiin, sida eeg ama fiiri or kaluun or malaay.
-
""Shaq shaq wareejiyoy hurguf." Shake it, round it, dust it off." Maxee ka yaqaanaan maryooleey heestaas caanka ah. Heesta implies niiko, if some are still wondering about it. Hebel wadkiisa ayaa soo galay. Tan micneeya.
-
This morning I found a fresh knocked down Deer,almost stopped to pick up the meat,then remembered the stigma that will follow my children,and their children's children..I drove away.. Dad maa aaminsan this version wali? Asxaabtaada iyo Jamaal aabihiisaba ku geeriyoodeen shilalka, Eebbe ha u naxariisto.
-
Reer Suudaan ee waqooyigooda dego waa Carab. Taas muran sooma galeyso. Ninkaan hadduu Carab nacaayo, he should wada nac. Mise kaliya kuwa dhagaha gaduudan ayuu nacay bas and kuwa dhagaha madoowaa waa walaalahiis 'madoow'?
-
Cajalka furitaanka ayaaba ka fiican kan guurka. Much better done.
-
Siyad Bare: A Dictator or a Dear Leader?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MoonLight1's topic in Politics
"on a donkey." Ar maxaa la isdambaajinoyaa in this thread. Nin tagay kabahiisa dhaamo horey loo yiri ee iska dhaafa marxuumkaan. Dad ka daran ugu dambeeye dalkeena. Eebba ha u dambi dhaafo marxuumkana. -
Colorado boy, 6, floats away in homemade craft
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to xiinfaniin's topic in General
Only in America, its never ending obsession of newstainment; its people galvanized at such and such daring publicity of seeking an ever elusive 15 minutes of fame from its citizens. Only in Mareykanka... -
Sool: Qarax dabiici ah oo sababay in uu Dhulku go’o
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
He should see Filibiin or Indonesia if he thinks that isolated islands, et cetera, cannot be united and can work for his favour of disunity. -
Why I like Northern Somalia People.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Mr. Somalia's topic in Politics
Originally posted by *hatu*: I absolutely adore their accent. Especially the guy in the Qaran Express advert on Universal TV. Waa xawaaladda qura ee markaaba lacagta loo dhiibto Which xawilaad shirkad had that commercial of the man telefoonka kula hadlaayo another person, at the same time lacagta loo soo dirayna jeebkiisa ku aruureyso, asagoo ku haayo, "Waa ku jirtaa, waa galoysaa..." It was on Universaltv. -
Exploring Mogadishu in Google Earth
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Sherban Shabeel's topic in General
Our house, my childhood home, not far from Isgoyska Bakaaraha and Suuqa Bakaaraha. Those trees inside the compound, trees I used to climb. Oh, what a childhood. Later that part of Xamar had a new nick name -- Bermuuda. It had been dangerous section of the city from '91 to '06, for 15 years. No wonder most of the houses aren't covered with any roofs, most as the result of looting and the rest destroyed. -
Cuntada eeynu uleenahahay culture waa maxay!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Yaabka-Yaabkiis's topic in General
Originally posted by Aaliyah416: bariis, cadriyad, baasto, hilib adhi, laxoox(canjeelo), malawax, sabayad(kimis), sanbuus, sareen, soor (shuuro), xalwad. Ee cunto Soomaaliyeed oo Soomaalida dhaqan u ah uu na weydiiyee, walaashiis. Saas u qaatay su'aashiisa koley. Adigana xalwo, baasto, sabaayad iyo sambuus keentay. Kuwaan waa kuwa gadaal laga keenay, dhaqan lasoo import gareeye. ______________ Ninkii: Maxaa yaallo? Waiter: Cad & Caano! Ninkii: Caano waa kasee, Cadkaanna maxaas ahaayne? Waiter: Waa Hilib ari. Ninkii: ee Goosaar lee joogtaa..maxaa lagu cunaa hilibka & Caanaha! Runtiis ahaa. -
Threadkaan intuu u socdaa, ka socdaa. Soomaali meel walba ee joogaan wey isafgaranaayaan, especially if my sister and her Jabuutiyaan friend iyo daris aan arkaaye see si fiican iskula sheekeystaan, oo isku afgartaan in Scotland's Glasgow. Marka adiga Yaaboow dariskaaga mar aan saas u dheereen idinkoo isla qoslaayo, oo kaftan isla dhacaayo arkeysaa.
-
Sax, waa kugu raacsanahay. But I thought it was Xamarjadiid.
-
Puntland Minister Of Fishery Blasts Nairobi Conference On BBC
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Cowke's topic in Politics
War me wey ku kacsantahay. See camal, duqa? -
Don't be a bone that is stuck (entered) in the throat? Far iyo meel bugtaa isog.
-
People of SOOL, WHAT DO THEY REALLY WANT?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MoonLight1's topic in Politics
They are for Soomaaliweyn. Ma intaas wax ka badan ayaa rabtay? -
Originally posted by Juje: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Some sickos are blaming C/risaaq Xaaji Xuseen. Fudeed badanaa dadkaas. We don't know much about that guy who shot Marxuum C/rashiid. Rabi ka sakoow, he indeed single-handedly changed the course of Soomaali history. What we know about him: He was junior askari, along with his older brother. His family lived in Jubbooyinka before he moved up north. He and his brother were orphans. Max'ed Abshir took them in and recruited them to the booliis. Other legends that went: He was upset because C/rashiid demoted Maxamed Abshir, who was leading the police force at the time. He allegedly vowed to revenge for that against C/rashiid. It was apolitical move. He and others in their base up north were also upset when C/rashiid and his wafdi cancelled a pre-planned tour of that part of the country, which was facing a severe drought. C/rashiid and his wafdi instead went abroad. It was this re-scheduled tour when he was assassinated. As much as it is bewildering as to why interview a prime suspect in a matter concerning the unjustified assasination of the last elected Somali President - it is more amazing to find Miskin throwing around unheard theories. Sxb an interview with Hiiraan Online will not alter history or the perception held over who did the killing. AbdiRizaaq is a buffon to have accepted this interview and still mention within the interview itself that he was a prime suspect, and mostly during the entire 'interview' he is trying to pin the sole blame on the assassin and no one else- it is like he wants to rewrite history. He should have never re-visited this part of the history. It is sad if not an insult to the history of this great man, marxum C/Rashid Cali Sharmake - Allah u naxaristo amiin! Emotions aside, maxaa daliil ah oo caddeen ah u heysaa in uu C/risaaq Xaaji Xuseen ka dambeeye? Hadal suuqeedka meel kaga soo tag. Max'ed Abshir too was suspected, did you know that? Another hadal suuqeed la isla dhex maraaye then with no evidence. P.S. - I didn't listen this interview because my computer's speaker cilad ku jirto, but I am sure he didn't say he killed Marxuum C/rashiid, Eebba ha u naxariistee.
-
Rag wey joogeen, weyna ka muuqdaan. Dumarka Soomaaliyeed sidoodaba haddee tirakoob noqoto wey ka badanyihiin ragga meel walba la joogo. Having said that, waa runtaa haweenka way ka firfircoon yihiin ragga Soomaaliyeed oo ka gaabsaday wax u qabashada dalkooda iyo dadkoodaba. Way ka damiir dareen badanyihiin too.
-
Deg-deg: Fight btw Shabab Govt troops in WAAJID
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Maaddeey's topic in Politics
Waajid Eebbe ma gaarsiiyo dagaalka. But knowing Saransoor, ma joojinaayo. It is now a personal war for him. His brother-in-law and close cousins and other close relatives ayee ka dileen kuwaas Dhalinta sheeganaayo at the beginning of this year. Though they were militia leader and militias. Eebbe haka qabto maatida masaakiinta ah labadaan falan, wax aan dagaal ka ahayn aanan wax kale garaneynin. If only my ayeeyo yeeli lahayd inay ka baxdo that degmo. Waajid ku dhagtay oo inay ka baxdo diiday, qabrigeyga inta waaye leh. -
Deg-deg: Fight btw Shabab Govt troops in WAAJID
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Maaddeey's topic in Politics
Waajid Eebbe ma gaarsiiyo dagaalka. But knowing Saransoor, ma joojinaayo. It is now a personal war for him. His brother-in-law and close cousins and other close relatives ayee ka dileen kuwaas Dhalinta sheeganaayo at the beginning of this year. Though they were militia leader and militias. Eebbe haka qabto maatida masaakiinta ah labadaan falan, wax aan dagaal ka ahayn aanan wax kale garaneynin. If only my ayeeyo yeeli lahayd inay ka baxdo that degmo. Waajid ku dhagtay oo inay ka baxdo diiday, qabrigeyga inta waaye leh.
