Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,667
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Gordon Brown per se kama wado ama ulama jeedo Amiin Caamir. He is alluding about guddoonka baarlamaanka Soomaaliya, kuwa xildhibaanada isqabqabsi ku dhameystay the last few months about guddoomiyaha baarlamaanka xiligiisa waa dhacay iyo ma dhicin iyagoo waliba meesha waxba ku heynin.
  2. Another jacbur sheeko sheeko from renown Nuunka. Muxuu Eebbe ani ila hadli waaye uu yiri. Maxaa u weydiin weysay maxaa dadka ugu duwantahay oo si isbishaala ah oo qaas ah laguula hadlaa? Asagoo lixdiisa lixaad qabo ayuu saas u hadlaa, ka waran haddee hal kamid ah lixdaas lixaad ka maqnaan lahayd. Kasoo qaad hadduu indhoole ahaan lahaa, what would his complaints be about? Badanaa haddaa u fiirsatid dadka diinta ka baxay ama u dhow inay ka baxaan si ayee u qalafsanyihiin, una reer baadiyeysanyihiin. Badownimo iyaga ku dhamaataa.
  3. Laakiin i belive somalia was gonna be a westernized country, because the president was a communists, so a communists system with booming Economy would ve gave birth to fusqi people, so i say alxamdulilah Alxamdulillaah to what? To hundreds of thousands dead and dying? To millions of Soomaalis displaced and wali ka qaxaayo the country. To chaos? To perennial anarchy? To never-ending uncivil civil war? Waa yaab.
  4. Nuunka jacburkiisa ha dambeeyee, calamada hoos kuu suran kan baluugan waa gartee kan kale xuu ahaa? Calanka Yukon miyaa mise calanka Marijuana Party?
  5. Abkeey daqsi rifoow, sheeko jacburis maas u daahaa waaye marka hadda.
  6. U sheeg, Tuujka. Nuunka waxaan uu rabaa naga gado. Sheeko baraleey intee dhaaftay uu sheekooyinkii Beenhawaas u dhowyahay. Nuunka, sheekada xawaajiga iyo kabsarcaleenta ku badan ee kistoo kasoo yaree.
  7. Tell us about heshiiska dhexmaray kuwa la baxay Barbaarta iyo Ururka Islaamka kuwa isku magacaabay. Hmm...
  8. Rawlana shimee Nayroobi joogtay? Abaayadiis, ma isku waqtiyaa joognay? Nuunka oo gadaal gadaal u socdo iyo OZ oo horey horey u ordaayo lee ku arkee. Iyagoo gees gees u taagan at Islii's 11th Street aan sawiray, inaa soo giliyo SOL fiicneyd. at Buuxo's bacaadle comment. Bacaadle leeyaa? Wax ka weyn lagu haaye meesha.
  9. Ee adina yuu kaa qarxin leenka. Isa soo qor.
  10. Maya, waa kuwaa awoowga u ahaa, Ladan iyo Ladane.
  11. Nuunka arrimo jiro awgeed kaaga qariye filaa. Ninkaas gacan iyo nuskeed u taagay wuxuu ku dhex jiro. Our brother OZ too was there. Goormaa isla joogteen London, last month? Inaa London isku soo gaarno fiicneyd. Rabi ha idmo Nayroobi waa lagu noqonaa, qof laga maarmin meesha joogtee.
  12. Arooskooda, aamiin. Arooskeena, aamiin.
  13. Tuujka, waran, xaaji. Ma faaydaa. Islii kaa sugaaye maxaana. Ani, adi iyo Nuunka oo Islii isku helay fiicneyd.
  14. Nuunka afaarahiisa u weynaa soo dhex galeen. Now he has a huge problem with Barbaarta. Arag hee, Nuunka, dadka yar iyo weyn meel walba waaka taabanayaan Barbartaas shaqo la'aanta heyso. Waxee dhaafayaan maleh. Join their ever-growing list of mucaarad. Laakiin see iyaga gabdhaha ku guursadaan maa xalaal ah? Waa yaab. You can't believe sida gabdhaha qaarkood xoog ugu guursanoyaan. Take for example how xoog ugu guursadaan some gabdho, like when they meet a girl at the market and tell her that 'Illaahey dartiis kuu jeclaaday, ee ma diideysaa..." She can't respond back, for fearing and backlash. Ok ayee isla leedahay, see ugu baxsato. Next time one knows, he is calling her and telling her you can't break your promise, oo balan ayaa Rabigeena ka gishay, berina waa guurkeena. Xoog taas ka daran intee ka jirtaa adduunka. Xataa meher in uu bixiyo iska dhaaf. Muxuu bixiyaa, 'mujaahid' baan ahay jidka kula maroyaa oo 'mujaahid' ayaa guursatay maxaa ka fiican. It happens this countless times.
  15. Wee. Saanaa. Kamoon aqiyaarta. Saan waa laga haboonyahay, hala kala wareegsado.
  16. "waar qoof maan cayiin" from Amin Arts on BBC. Baanalo foqool baanalo. His whole premise is to insult and poke fun at others. Nothing is sacred to him and now that someone is playing a joke on him on facebook, he is wailing and crying on bbc. Waareer baadnaa!(borrowed from Tuujiye) His is an art, oo profession ah. Qof uu ahayn ama koox uu ka tirsanayn ma sheegto. Waala cayn karaa, waala dacaayadeyn karaa, waa loo gafi karaa, waala aflagaadeyn karaa shaqsi ahaantiisa. However, that doesn't mean in asaga la iska dhigo si imposter ahaan oo magaciis lagu qaraabto. It is two different ways.
  17. Hadda iyo koow iyo jabhad. Waw. Reer Sool jabhad jabhad laguma garaneynin oo dad waxgarad ka buuxay, all in those two decades of civil war. I hope jabhad la'aan iyo dagaal sokeeye la'aan lagu xaliyo marxaladda ka taagan gobolkaas.
  18. Sheekadaan maaweelada ah ma laga daalo miyaa. Sagaal iyo toban sano socoto, longest, continuous ruwaayad I had seen in Soomaaliya. Waxeeba iska noqotay sheeko ciyaal ciyaaleed, mise dadkii ayaaba wada ciyaal iska noqday wax walba iska aaminaayo.
  19. Laba kala daran. Igaarkaan Kanada ila joogana shimuu soo dhacay. Tuujka mataankiis miyaana?
  20. Eebba ha u naxariisto. Halgame, indheergarad iyo waayo'arag weyn sax ah ayuu ahaa.
  21. Awright, fresh air kala qaata. Maanta dhan caano caano iyo kuus kuus yaa lagu heyninee. Kala gambisada. Leersada.
  22. Rabi ha ugu gargaaro meesheeda, inkaarqabiyaashana haka qabto -- aamiin, aamiin. Waxmagarato hub hakuu hesho rafaad waayee.
  23. Sure. Laakiinse each picture would cost laba kumi iyo taano. Laakiin waa iska Islii sawirada iyo Nayroobi inteeda kale. Adigana Gaarisa raadineysaa. I even videotaped Islii this time, oo gees kasoo bilaabay to geeska kale ku dhameeye while walking. Ninkaan ma waashay dadka islahaayeen filaa.
  24. Jacburis intuu ku dhamaaday. Haye, Nuunka, noo sii wad hee micneyska ereyada guurka ku saabsan. Ka waran micnaha labada erey la isku geeye meeshee kasoo jeedaan. Haa, aqalgal ka hadlooyaa nooh. Maxaa, laba isguursato bas maa 'aqalgasho.' Dadka kale intee galaan? Hoy? Guri? Mundul? Cariish? Sar?