wacdaraha_aduunka

Nomads
  • Content Count

    681
  • Joined

  • Last visited

About wacdaraha_aduunka

  • Rank
    Waxgarad
  1. Interesting read on how Al-Shabaab sees their critics and spy's lol Waxay ahayd 1924 kii markii Khiilafadii ugu dambaysay ee Cuthmaaniyiintu burburtay intaa wixii ka dambeeyay waxaa soo kordhayay dhibaatooyinka gaaladu ku hayso dadka muslimiinta ah iyadoo maalin kasta aad arkayso dhacdo cusub oo kaa yaabinaysa. Markii Sahyuuniyadda Yuhuudda ay qabsadeen Qudus waxay markiiba bilaabeen falal aad u fool xun oo ka baxsanaa dhaqanka bini aadamka intii uu soo jiray falalkaasna waxaa ka mid ahaa in ay sameeyaan Shabakad soo afduubta xubnaha muslimiinta dagaalka kula jirta hogaaminaya ama ehelkooda qayb ka mid ah isla markaana ay inta Qowmuluudnimo ama liwaad ku sameeyaan ugu hanjabaan haddii uusan la shaqayn in ay sawiradiisa gidaarada ama darbiyada ku soo dhajin doonaan arinkaas ayaa suuragaliyay in ay adeegsadaan dad aad u tiro badan oo ku jiray Jamaacaadka Jihaadka kula jiray sidaana ugu suuraga gashay in ay dilaan rag badan oo ka mid ahaa hogaamiyaasha Jihaadka kula jiray Yuhuudda. Gaaladu waxay aad u jecel yihiin in ay sii wadaan fal kasta oo ay is leeyihiin wuxuu guul u keenayaaa qorshohooda sidaa awgeed falka an in Fawaaxish iyo Qowmuluudnimo lagula dhaqmo dadka ay Jawaasiista ka dhigayaan wuxuu u muuqday mid saamayn ballaaran ku leh wax qabadka sirdoonkooda sidaa awgeed waxay bilaabeen in ay arinkaa ka dhigaan tiirarka uu ku taagan yahay Sirdoonkooda gaar ahaan marka ay la macaamilayaan Muslimiinta waayo waxay og yihiin in ruux muslim ka ah ay yara adagtahay in si fudud ugu shaqeeyo sidaa awgeed waxay nidaam ahaan ka dhigeen in liwaadka lagu sameeyo ruux kasta oo muslim ah oo ay jaajuus ka dhiganayaan. Mashruucaan fooshaxun wuxuu u soo gudbay dalal badan oo Muslimiin ah waxaan ugu horeeya dalalkaas Masar Xukuumaddii Jamaal Cabdinaasir ayaa inta la xusuusan yahay Yuhuudda ka soo minguurisay arinkaa waxayna aad ugu isticmaaleen Ururka Ikhwaanul Muslimiin iyadoo illaa maanta ay aad uga jirto Masar waxaase xusid mudan in Anawar Saadaat iyo Xusni Mubaarak ay arinkaaasi ahaayeen tiirarkii ugu waaweynaa ee ku dhaqmay waxay aad ugu balaariyeen qorshahaas qaybo badan oo ka mid ah Bulshada sida in ay cidda ay Siyaasadda isu hayaan ku inta xiraan oo jeelka ku jirdilaan ka dibna Liwaad lagu sameeyo si uu uga tanaasulo hankiisa sidaasadeed, sidoo kale waxaa arinkaa lagu fooshaxun lagu fuliyay Ducaad iyo Culumo waaweyn si aysan u fatwood wax ka soo horjeeda nidaamka dawlada iyadoo ducaadaas lagu yaqaanay in ay fatwoodaan Jihaadka iyo in Xukuumadda ay tahay riddo? Xabsiga marka laga soo daayo ayay ducaaddaas bilaabi jireen iyagoo cabsanaya in sawiradii fooshaxumaa lasoo bandhigo u hadli jireen sidii in ay yihiin Afhayeenka Dawladda. Halka ducaad badan si kasta oo loo cabsi galiyay uu allah sugay illaa aakhirkii uu allah Shahaado ku irzaaqo waxaa kale oo jirta in ducaad badan xaasaskooda inta jeelka loogu keenay lagu horkufsaday ama fawaaxish badan lagu sameeyay si uu mowqifkiisa diiniga ah u badalo waxaa jiray in Culumo waaweyn Hablahooduu ama gabdhihii ay dhaleen lagu horkufsaday si ay mowqifkooda u badalaan arinkaana guul ayay ka gaareen marka la eego sida ay u daciifiyeen Culumadii aadka uga soo horjeeday Shuuciyadda iyo Dimuquraadiyadda. Masar arinkaan samayntiisa waxaa u qaabilsanaa Ciidanka Amni Dawliga oo ahaan ciidan loo tababaro sida xayawaanka oo kale oo aan ka xishoonayn waxkasta waxaana waxyaabaha lagu tababaro ka mid ah in qaarkood ay fawaaxish ku sameeyaan ehelkooda sida in askariga laga dilo damiirka ayaa la leeyahay walaashaa kufso iyo wax ka daran ciidankaa markii Xusni Mubaarak la badalay iyagana magacii ayaa loo badalay laakiin shaqadii waa isu mid. Dadka reer Masar waxaa dhexdooda ku shaacsan in Ciidanka ay Yuhuuddu u taliso. CIA-da Maraykanka ayaa iyana sanadihii ugu dambeeyay aad u isticmaashay arimahaan fooshaxun meelaha ugu badan ee ku isticmaashay waxaa ka mid ah Ciraaq oo ay dad badan ku dhibaayeen in inta jirdil aad u baahsan ku sameeyaan ruuxa ka dibna isagoo aan awood lahayn Liwaad ku sameeyaan si ay Mujaahidiinta ugu soo jaajuuso ama bartilmaadsigooda ugu sahlanaato sida caddaanka ah waxaa aad loo wada xusuustaa sawiradii Abuu Gariib ee foosha xumaa waxaan aniga shaki iiga jirin in dadka sawiradaa ku jiray ay ahaayeen kuwo la doonayay in ay Jawaasiis noqdaan. Soomaaliya marka aad si fiican u eegno waxaa cad in arinkaani uu jiro waxaad aad u dareemaysaa in wadaado badan oo aad u jeclaa mujaahidiinta in ay maanta yihiin kuwa ugu daran ee dura Muslimiinta gaaladana ka aamusa waliba waxaad arkaysaa in culumada qaarkooda uu Mowqifkooda is badalay waxyar ka dib markii mid kasta la xiray. Axmed Keyse wuxuu ka mid ahaa Jamaacada Ictisaam waxaa lagu xiray Jabouti ka dib wuxuu noqday Jaajuus u noqday CIA da Maraykanka waxyaabaha su'aasha ku abuurayaa dadka waxaa ka mid ah maxaa sababay in ruux jaamici ah oo aqoontiisa diimeedna fiican tahay in uu jaajuus noqdo waxaana qasab ah in sababtu ka wayntahay lacag waayo Axmed Keyse lacag la'aani mahayn oo markii la xirayay Diyaarad ayuu saarnaa wuxuuna haystay shaqo ku filan oo ka soo saaran karo nolosha qoyskiisa marka la eegana lacagta uu Maraykanku siinayay maahayn lacag aad u badan waa wax aan gaarayn 2 Kun oo doolar. Arinka ugu cajiibsan waxa uu yahay markii la soo daayay Axmed Keyse wuxuu awoodayay in uu si toos ah ugu biiro Mujaahidiinta iyagana uga warbixyo dhagarta lala maagan yahay oo CIA da xabsi ugama jirin, intaa marka la isu daro waxaa kuu muuqanaysa in ay dhici karto in waxyaabahaas foosha xun aanay ka marnayn meesha si qofka naf ahaan xabsi loo galiyo oo uusan jawaasiisnimada ku qasbanaado waxaana dareemaysaa marka uu ka sheekaynayay Sirdoonka Maraykanka iyo kulamada uu la yeeshay waxaa kuu muuqanaysa in uu aad u necbaa sirdoonkooda iyo waliba ashqaasta uu la shaqaynayay. Waxaa arinkaa sii caddaynaya arin cusub oo kale oo ku saabsan Isxaaq Cumar Xassan oo ka mid ahaa jawaasiista u shaqaynayay CIA isla talaabadaii Axmed Keyse ayaa lagu shaqaaleeyay Xabsi ayaa la galiyay Cajaladna waa laga duubay markaa ka dibna wuxuu qabtay hawl aad ugu muhiim ahayd gaalada oo wuxuu ku guulaystay in dad badan oo Muslimiin ah sababtiisa lagu dilo Isxaaq marka uu ka sheekaynayo dhibaatada Xabsiga ka qabsatay hadaladiisa waxaa ka mid ahaa ''wixii ay igu samayn kareen way igu sameeyeen'' kelmadaas waxay muujinaysaa in ay jiraan waxyaabo badan oo foolxun ku qabsadeen jeelka waxaana soo xusuustay halkudhig soomaalidu adeegsato kaas oo aad u soo shaac baxay waqtigii Fitanka iyo Dagaaladii qabaliga ahaa kuwaas oo markaa Jahbad magaalo soo gasho ay dadka magaaladaa dhibaatooyin badan ku sameeyaan haba ugu badnaadeen Kufsiga Dumarka waxaa jirtay in oraah kaliya lagu soo koobo wixii xumaan ahaa ee meeshaa ka dhacay taas oo ah '' wixii ay samayn kareenba way sameeyeen''. Arimahaasi waa in Muslimiintu il gooni ah ku eegaan gaar ahaan waa in si fiican loo ogaadaa in ruuxa hadlayaa ama Jaajuuska noqonayaa waxkasta oo lagu sameeyaa nooc kasta oo ay noqdaan maaha in aad jaajuus u noqoto gaalo ee waa in aad la dagaalanto kana aargudato mana kuu banaana adigoo sumcadaada ilaalinayaa in aad sabab u noqoto in dad muslimiin ah la laayo sidoo kale waxaa jiray wadaado badan arimahaas fooshaxun lagu sameeyay dalka Masar ay ku qasabtay in heshiis lagula galo in Mujaahidiinta FATWA kula dagaalamaan ilaa maantana ay muuqato arimahaas Muslimiinta dhexdooda in ay jiraan wadaado Muslimiinta aad u caaya, ku sheega wax kasta oo xun hadana ka aamusan gaalada iyo dhibaatooyinka ay ku hayaan Muslimiinta waliba kuwii gaaladu soo wakiilatay ku sheegaya in ay yihiin Waliyu Amri ay daacadiisu waajib tahay. Marka aan u soo noqdo Jamaacada Ictisaam waxaa jira dhawr wadaad oo lagu xiray ama Sirdoonku la kulmeen iyagoo ku dacwaysanaa in ay Maxaakiimtii Islaamiga ahaa Taageereen qaarna Safarkii laga xannibay wadaadaas waxaa ugu horeeyay Sh C.raxmaan Abyad oo Denmarka lagu xiray, Sh C.raxmaan Sh.Cumar oo isna dhawr jeer CIA la kulantay safarkiina laga xannibay iyo wadaado kale dhamaantood waxay ahaayeen kuwo ka soo horjeeda Dimuquraadiyadda isla markaana Fatwoon jiray in Dastuur ciddii ku dhaqantaa ay ku gaaloobayso iyo in Jihaadku yahay xalka umadda si gaalada la isaga celiyo maantana waxaan wada hubnaa in ay is badal weyn ku yimid dhinac kasta oo kuwii ay shalay gaalaysiiyeen ay maanta Islaam ku sheegayaan in Gaaladii ay la shirayaan ilaa Safiiradii in waliba qaarkood Xalane Amison kula soo shireen sida uu sameeyay C.raxmaan Sh Cumar waxaana ognahay in cadaawadii gaaladu aysan is badalin ee wadaadadu iyagu is badaleen waxa sababay anigu ma garanayo laakiin shaki weyn kama qabo in ay jirto sabab ku qasabtay arinkaa marka la eego dhaqanka gaalada adeegsanayaan. Gaaladu sidoo kale waxaa gaarsiiyay jawaasiistooda heer marka dambe ay ka mid noqdaan maamulka sare ee dalka markaa ay joogaan waxaa aad uga yaabay in Wasiir ka tirsanaa dawlada Pakistaan uu si cad u sheegay in uu yahay Qowmuluud, sidoo kale waxaa sanadkii 2010 ka dhacday Ingiriiska dacwad loo haystay Sacuud CabdulCaziz Bin Naasir Aala Sacuud oo ka mid ah boqortooyada reer Sucuud ninkaasi wuxuu Hotel ku yaalla London ku dilay Bandar Bin CabdalCaziiz oo Suudaan u dhashay arinkii dilkiisa intii lagu jiray waxaa caddaaday in Sacuud CabdulCaziz Bin Naasir iyo ninkaan Suudaaniga u ahaa shaqaale isla markaana uu Qowmuluudnimo ku samayn jiray waana wax caddaan ah. Ha la yaabina ruux markii hore manhajkiisa toosanaa haddii aad aragtaan isagoo si deg deg ah wixii shalay uu taageersanaa oo aan waxba iska badalin isagu la leexday in ay dhici karto in sida ku dhacday Axmed Keyse iyo Isxaaq Cumar Xasan isla ku dhacday laakiin aanu wali u fashilmin sidooda ee uu Hawshii ku jiro. Source: http://amiirnuur.com/index.php?option=com_content&view=article&id=7662:cia-da-oo-jawaasiista-ay-qoronayso-liwaad-ku-sameeya-cajaladana-ka-duuba-iyagoo-liwaad-lagu-samaynayo-warbixin&catid=59:maqaallo&Itemid=86
  2. Burahadeer: There is plenty of business activity even though this is being overshadowed by the elections, and i must admit that the business community wants it like that. Nobody in Somalia wants be in the focus of the public attention In regards to the nightlife, well then there's plenty of it if you do wish. I don't live far from Liido so in the evenings i drive down to the beach with couple of friends and swim and walk along the beach during the night. There's plenty more to do Here are few points of good developments in the city. 1. All somali groups and clans have understood finally that they all have a stake in this new political dispensation and therefore are returning to Somalia and specifically Southern Somalia. ( excluding what i call new-era nationalists and PC-Warriors) sitting in the comfort of their sofa in the West talking nonsense. 2. People who've lived in State property or other private people's property are mostly vacating i freely ( Although some squatters such those i found in my house were mere drug addicts and were dealt with accordingly by using the police.) I must also add that something people are feeling embarrassed about if they would try to rebuild someone else property. Amazing how someone in every neighborhood knew who lived in who;s home and they would subtly go to the person and remind them that the rightful owner might be heading home lol. 3. Takes 2 days to do all the necessary paperwork to register a business ( Don't ask me where they store all the documents at the Ministry of Commerce lol) to start getting access to the port in a legit way and operate your business. 4. Took a trip to Afgooye, Shalanbood, Janaale and Marka few days ago. Immense will from the people on the ground their to change their life's ( suspect this is shared among all those in the newly liberated areas.. Have to also note the professionalism among the Amisom soldiers, whatever opinion you may have including their female officers. 5. The young in the city who are starting to really envision a new and promising future, You could simply go around any neighborhood in the city and say i want to clean our street and there you will have hundreds of people ready to volunteer for iska-wax-uu-qabso 6. The rumor about naming Kismayo an Administrative City free from federal boundaries as the case of Benadir is a great idea. This will ensure that there won't be an claims on the city among the various clans and stopping the creation of a new flashpoint for the new government to deal with.
  3. In Mogadishu right now and the city is going through a transformation. This time around people are realizing that they can't have it all and no candidate can rest assured that he has the numbers required to win this presidential election. Two Issues are the hottest topics here in mogadishu today. 1. Who will the *** MP's vote go to? 2. Who will the **** MP's vote go? The first clan, has come up with three very qualified contenders Prof Ahmed Ismacil Samatar Prof Mohamed Cabdiweli Sheikh Yusuf Mr Maxamed Oomaar. Both Sharif and Gaas are worried over that the three contenders are meeting tonight with their elders in Sheikh Yusuf's house to come to a solution of just having one candidate who can carry the 61 seats that this clan carries. I think this time around, the monopoly that we have seen among the highest political leadership in Somalia will be broken, to the shear disunity and several contenders from the same clan in this presidential election to the advantage of the three contenders above. 2. All the contenders are worried about how this will play out. The rumor is that they will coordinate their votes strategically by dividing their support to two candidates in the first round so as to cut-off some of the candidates they don't want. Then rally behind one candidate in the second and third round if necessary. Many sleepless nights here in Mogadishu for many but i think this time around , we will have free and fair elections , which will produce good leadership. What amazes me is the look on the faces of the elderly here, specially those who were lived to see the independence day. One old man said to me yesterday how he hopes he'll live to see Somalia turning a chapter on its fate. Inshallah we will
  4. Somalia;794033 wrote: LOL, this is so wrong. Imagina a so called President being asked whats your name? Either the lady at the door should be fired or Silaanyo should stop calling himself that title. Besides should'nt have he been woken up by FCO staff from the hotel and driven to the summit and been driven all the way. He probably took public transport or did David Cameron punish him for not attending the breakfast summit with the other Somali leaders.
  5. Watch this video that shows the amateurish group from Somaliland who dont have any sense of the meaning of protocoll. The video also clearly shows what importance Britain has accorded to the this group from Northern Somalia. Its been years since a last posted but couldn't resist today after watching this video. You can see Xaabsade wearing a baseball cap lool, and he's supposed to be a minister. Another guy who accompanied the Silaanyo from the last nights Mirqaan asking if there's an 'space' looool. This is an international conference man not a ride home from a late party. You can also see the police letting the staff of Lancaster House in but refusing this Silaanyo, you can hear in the background Silaanyo and his folks saying not Somalia its Somaliland. The police officer obviously confused thinks that they must mean Somalia and that a Somali President would never take the back entrance to an conference about his country LOOOOl
  6. Originally posted by Ismalura: @ Wacdaraha keep looking you are still young ee. I am sure there is someone with all these qualities out there for you. Mahadsanid
  7. Nina thanks for the link Juxa, the reason i left university was to put it simply not for me. I enrolled into Law because i saw it as a natural progression as my mother is a lawyer and my dad was(AUN). Dropped out and started with a friend of mine a couple of online-based business ventures. After selling those and coupled with the contacts i gained i landed a role as a Investment Banker. The question about not being part of the community, well, as i dont eat khat and dont have much time for weddings and maqaayads i dont know of any other things i can contribute to the community. I mentor two 16 yr olds once a month, so i do my bit for the community. The reason for marriage apart from me feeling is an appropriate time for me, i have lately been giving our religion more time an space in my life. As am financially sound so i feel there isn't an excuse to live a bachelor life anymore. But to find an intelligent somali girl who's knowledgable or wants to discover her religion are hard to find. It seems like you have to sacrifice one of those or marry a lady of different nationality.
  8. I know this is strictly a ladies domain but would like some advise from my sisters. Why is it hard to find like-minded somali girls? I know its a very general question but the ones i seem to encounter with is either too career minded( tend to not associate with the somali community) or religous( doesnt want a career or lacks ambition). Where do you find a balance between those?, or is the problem with me as I might be searching for the impossible? I'm 23 and dropped out of university and started my own business and was successful, and now work as an Banker. I'm very open-minded and liberal but not to the expense of my religion, and would love to settle down eventually. I lived in many countries and speak 6 languages fluently including my mother tongue. I dont interact that much with our community in London, due to my engagements with work, but, am very family orientated guy who loves his family. So where do you begin to find a lady who has ambition in life and wants to succced, who wants to raise a family in a somali and islamic way? Are there any? Where do they hang around? I wouldn't consider any other nationality as i love my women
  9. I was told it was the only somali city that had Jewish residents, and I mean the visible orthodox ones. Well didnt believe those stories until my friend posted this pic in Facebook after a trip. He even told me that everyone knows him and his family but no one really knows why they live there. Cajiib walle
  10. Waxaa cajaa'in ah in ey Qolada hadba duusha iney tiraahdo qolo wefti baa yimid iyo hebel baa soo degey. War meesha ma imaan wefi ka yimid walaa dowlad ruush ama ganacsade ee qolo burcad oo la yiraa The Association "Veterans of special troops" (Russia) baa tegey. I see that any self-styled 'white' person can gain access to ex-Morgan palace in Hargeisa. Waxaaba kaaga daran shacabka beenta lagu maaweelinayo heblaa baa maanta timid oo aqoonsigu waa iman Check this link and at the bottom you can see they also visited in july 09 secretly.
  11. Habib Koite's tracks are amazing. Where's all the somali music cynical?
  12. Nice Li Ka-shing... I'm in FX moving soon into Exotic options in Derivatives, but am not sure as the pay in FX is more than enough. Where are all you guys based?
  13. I've heard about this hoax long before it was known by the SEC. KIPCO Asset Management was already a dodgy player in the financial banking sector in the Gulf. Li Ka-Shing do you work within Asset Management or finance?
  14. I for one do support and integration policy with Galmudug but as it stands right now with one sub-clan in that maamul which doesnt function its not feasible. I would first incorporate Caabudqaaw and Xeerale folks and then discuss with the rest of Galgaduud and Mudug folks. Inshallah Somalia will have maamulo with all kinds of people in it.
  15. Walle marqaanka yaala somalileyn waa mid duusha JB baa mindhaa pilot ka ah