Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,667
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Baragaandha garbage ah. Masaakiinta maatida naafada ah oona rafaadsan soo aruuriyeen ayee soo sawiraayaan markaas leeyihiin waa u gargaarnay. Haddee dhab ka tahay gargaarkooda xabbadda, madaafiicda iyo dhawaaqa rasaasta ku kor ridaayaan haka daayaan.
  2. Their slogan seems to be 'Sirta Nolosha.' Ka cabso dheh. It is on there, behind the man on the banner.
  3. Max waxaan maqlay waxaad u eg tahay the letter "f" Calaashaan Goobo daraadeed ma runbaa? Waxaan wax fiyoow ma'aha. 'F' kulahaa.
  4. Puntland xiligii C/laahi Yuusuf Kaalin Muuqato ayay Dowladda u taageeri jirtay hadda maxaa u diidaa? Hadduu saan yiri, waa su'aal macquuleed, nothing labafoolnimo or hypocrisy about it. Dadkaas Bari u taliyo haka jawaabaan. The old stooge Xabashada waday ciidan iyo deeq la daba ordaayeen, almost bankrupting the meagre resources that gobol needed and without getting anything valuable in back ee maxaa hadda ka qeylisinaayo? Oh, I know, I know. One more reason we need Uuseey back in Bari. ASAP.
  5. It tells you, Soomaali xad malaha, no? Xoolaha look healthy, considering abaarta dabadheeraatay dalka heysto. I also hope xoolahaan la iibgeynaayo in over-export lagu sameyn maadaama dowlad maamusho ka jirin meesha, sida geedaha loo jaray oo dhuxul loogu dhigayna noqon. One major positive effect the Sacuudi ban on the last nine years had on xoolaha was over-export ma jirin oo xoolihii dalka ku raagay, una badbaaday, kuwaasna wax sii dhaleen inkastoo abaarta qaarkood dhameysay.
  6. at jaad iyo malaay. Jaad waa la iskaga horeeyaa these days, though. Reer Hargeysa do not happen to be in safka hore. Laga barta laga badiye noqotay sheekada. It is no more as the chant in football matches in Xamar went pre-war: Jaaw, Hargeysa, jaaw Jaad ma heynee, jaaw.
  7. Raaliye, of course. That is the 'male version.' Raaliyonimo iyo raaliyenimaba labadoodaba qalad laga fahmay. Only dadka fahmo see ugu dhaqmaan the true reer qoyseed ayaa garto. Wax ka reer magaalsana ma arkin, waa dad reerkooda iyo carruurtooda u soo jeedo, kana hormariye dan walba, unlike wiifyaasha kale banaanka fadhi ku dirirka ka ku afleeriyo iyo kuwa kalena aroos ka aroos ku wareego.
  8. Aawey Nuunka, tacsi u taalo maqlee? Nuunka, if you are reading this, Reer Ayrlaan baroorkooda intuu maroyaa? ________________ To answer your question, Sayidka, Fifa lacagtooda ku shaqeyso iyo lacagta kasoo gisho shirkadaha xayeysiinta waa Reer Galbeedka. They demand that. Waa iska business. Reer Afrika xee kuu sheegayaan. Banoonigooda xataa waa qaabdaranyahay, gush iyo gash. Masar iyo Aljeeriya ma fiirsatay? Waxaas maa ciyaar ahaa and they seem to be two of the best teams in Afrika. Gash, gush iyo gaw ciyaareen, typical African football. At least now they have five teams plus the host. Mar ayee sadex iyo afar heysteen and Yurub had 16 teams.
  9. And who should they aid when it comes to burcadbadeeda in Xarardheere? Galmudug 'administration?'
  10. Soomaali wey war jecelyhiin, waxaa taas tusaale u ah inta erey ereyga 'war' ku jirto: Warfaafin Wargelin Warbixin Warbaahin Wareegto Warmoog Wariye Wargeys Wardheer Wareysi Intaan waaba iska tusaale.
  11. Xataa haddee ka dagaalamaan maxaa ka qaldan? So Soomaali ma'aha. Iyagaa dagaalo Soomaali isdileyso joojin waayee. At least waa Soomaali, not shisheeye ee iyaga wataan kuna dhex jiro.
  12. Soomaali miyaa? Magac Oromeed uu wataa, though. Soomaali 'boon' la baxeyso waa iska yaryihiinee.
  13. Md. Shabeel should be an honorary Soomaali. Soomaali ku sheeg badan ayuu dhaamaa.
  14. At least one of the women who crammed into the Libyan ambassador's home on Sunday left feeling "offended" by Gaddafi's view of Christianity. But for another, Rea Beko, it turned out to be a life-changing experience. "He convinced me," she said. "I shall be converting to Islam." Xigasho Not a bad outcome. As awalba u iri, hal xataa haddee kusoo Islaanto saan, ajirkiisa waa u qoranyahay.
  15. If at least one of them iska soo Islaanto, ajir buu ka helaa. Ninkaas Qadaafi la dhahaa, wax normal ah uu sameeyo goormaa ugu dambeysay.
  16. Those jackasses yaa soo fasaxay. What a xoolo. Waxaaba igu sii daran dadka bushkuleetiga wato see u tuuraayaan. Waxaan camal ayaa nool.
  17. Whatever happened to freeing their fellow compatriot burcadbadeed Reer Isbeyn heystaan? So they were bluffing and didn't care about them at all miyaa? Ma saas ayee u lacag jeclaayeen faarabuutiyaasha. I thought they at least had some principles. Then again dad burcad ah xaa ka sugee.
  18. Did you invest in his kidnapping? You seem a bit more interested nooh.
  19. Being number one among the 'failed states' la garayee, corruption maxaa keenay? Meesha dowlad shaqeyso kama jirtee marka corruptnimo see camal ah. Wah.
  20. Little anecdotal pits of information, called 'did you know,' is found on the right side and under about each country. This is what it says about Soomaaliya: Somalia has the distinction of being one of only a handful of African countries that are composed almost entirely of one ethnic group, the Somalis. Somalia's first participation in the FIFA World Cup qualifiers was for the 1982 edition. The Somalian national football team, nicknamed "The Ocean Stars", has never qualified for the final stages of a FIFA World Cup. Somali is the national language of the Somali people and is used virtually everywhere by almost all ethnic Somalis as well as a few minority groups. And this for Jabuuti: [Jabuuti] has a miniature population of only 516,055 inhabitants. Djibouti had never won a full FIFA sanctioned international until they defeated Somalia 1:0 in the opening stage of 2010 FIFA World Cup qualification. [ ] Maryooleey defeating one another. At least it is a something to brag about. At least one did win.
  21. Wax 'qaloocan' iyo wax 'qaabdaran.' Hmm. I am thinking something else. Maan, I'm turning like the pro Che on here.
  22. Originally posted by Fu-Fu: She is simply GORGEOUS!! I wish more sistahs would revert back to the natural way of their hair. She is, but timahaas ima soo maraan. Anoo gacanta gishto bahasha alaabta lagu dhaqi jiray siliga u eg ii dhaanto. Gacmaheyga weyba sar sarmi lahaayeen. Xuux. War ha i dambaajin, waraa. Eebboow na cafi abuurtaada wax kama sheegi karnee.
  23. Then that would be the third wife. Hopefully, it won't happen. Laakiin aniga ma heysti goboladaas iyo kooxaha hoggaanka u haayo, kuwaas waa another whole issue. Waxaa la yaabanahay dadka taageera ama difooso u kala ah goboladaas halkaana soo taagan la yaabaa sidee iskugu hiiliyaan, iyagoo raxan raxan ah, isa siina xasdaayo. It is just madax lux oo wax lala yaabo ah. Dadkaan ayaaba Soomaali isku ah ismaba dhaheysid. War relax yaa dhaho. Soomaalis are just a mere 15 million mortals as a whole and among in a 6.6 billion people. We are just a miniscule, oo wax la isku xasdaba ma yaalo meesha. Dhulkaas balaarana wuu nagu filanyahay if wax la isku wada ogolyahay, cadownimo sokeeyana jirin.