Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    12,250
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    62

About Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Recent Profile Visitors

3,559 profile views
  1. Run kugu mudduci ah laga ma raysan karo. Marka la soo qaado in laga hadlo midnimo kale oo cusub oo Waqooyi iyo Koonfur ah (Somaliland iyo Soomaaliya), dad badan oo reer Waqooyi ahi waxa ay la soo boodaan, "Ma meeshii baad inagu celinaysaan (Koonfur)?. Dadkaasi waxa ay haaraamaan midnimadii 1960, waxa aanay qabaan in Koonfuri dulmiday Waqooyi, cadow na u tahay. Qaar kalena waxa ay isku qanciyaan in Daarood qabiil la yidhaahdaa uu Waqooyi burburiyey 1988 iyo sannadihii ka horreeyey ama ka dambeeyey. Labadaas yeedhmo ba waxa ay iigu muuqdaan khalad marjuuc ah oo la buunbuuniyey oo beeni ka buuxdo. Ma jirto oo caddaymo ku filan loo ma hayo meel ay Koonfuri ku duudsidey ama ku dulmiday Waqooyi. Midnimadaas 1960 waxa khaladka ugu weyn naftooda ka galay waa Reer Waqooyiga laftiisa. Waayi Reer Waqooyi waxa ay la tageen Muqdisho 1960 talo la'aan iyo qorshe xumaan ku aaddan midnimo oo waxtar leh oo ay galaan. Mushkiladda iyo khaladka dhacday ma ahayn midnimada ee waxa uu ahaa sidii xumayd ee dawladnimadii carjawda ahayd loo maamulay, maamul xumadaas oo Waqooyi iyo Koonfurba isku si saamayn xun ugu yeelatay. Waxa maamul xumada ka mid ahaa in awood qaybsi maamul oo tayo leh aan la samayn. Taas bilowgii hore waa lagu eedayn karaa xukuumaddii curdinka ahayd oo jagooyinka sarsare ku koobtay dhinac qudha (Koonfur) oo aan tixgelin siinnin qolyihii midnimada keenay (Waqooyi). Xukuumaddii Cabdirisaaq X. Xuseen, Ahun, reer Waqooyigu waxa ay noqdeen hijiinkii dhaqaajinayey xukuumaddiisii. Wasaarado dhan oo ay ka mid ahaayeen waxbarashada, Warfaafinta, Arrimaha dibedda iyo saraakiisha ciidamada (bilays iyo milateti ba) waxa ka dhex muuqday xubno reer Waqooyi ah oo aqlabiyad ah, karti iyo hufnaanna muujiyey. Markii dambe na, xukuumaddii Cabdirashiid Cali Sharmaarke, Ahun, waxa raysal wasaare ka noqday Maxamed X. Ibraahim Cigaal, Ahun. Xilligaas xukuumadihii rayadka ahaa ee taagta darnaa tabasho kasta oo jirtey oo reer Waqooyigu tirsanayey, haddana, waxa dhinac yaalley saamayntaas iyo doorarkaas ay reer Waqooyigu xukuumad kasta ku lahaayeen. Markii uu afgembiga ciidamadu waddanka ka dhacay 1969, waxa saraakiisha inqilaabka dhigtay ahaayeen 25 sarkaal. Sagaal ayaa reer Waqooyi ahaa. Waa tiro ka badan 1/3. Waxa saraakiisha reer Waqooyi ka mid ahaa rag saamayn ku lahaa maamulkii Maxamed Siyaad Barre. Madaxweyne ku xigeen buu ahaa Ismaaciil Cali Abokor. Sagaalkaas sarkaal waxa ay kala ahaayeen: Ismaaciil Cali Abokor Maxamed Cali Shire Axmed Saleebaan Dafle Axmed Xasan Muuse Muuse Rabiile Good Maxamed Caynaanshe Axmed Maxamuud Faarax (Laxwas) Faarax Wacays Dhuule iyo Jaamac Maxamed Qoorsheel. Inta mootan Ahun. Waxa tan soo raacaya in reer Waqooyigu ay ahaayeen hijiinkii wax ka dhaqaajinayey horumarkii hanqalka la soo kacay ee Soomaaludu ku tallaabsatay 1969 - 1976 ee markii dambe la jincintay ee Maxamed Siyaad Barre dib u cunay. Isirradani waa muuqaallo iyo sawirro dhab ah oo beeninaya yeedhmada ah "Reer Koonfureed ayaa dulmay Reer Waqooyi". Horumar haddii uu jirey waa la wada qabey, dibudhacyada na waa loo sinnaa, dawladnimada na waa la wada lahaa. Sheegashada kale ee ah Daarood baa Isaaq waxyeelay waa sheeko raqiis ah. Maxamed Siyaad Barre haybtiisu uma qoollaan karto wixii uu ku sameeyey meeqaamkiisii madaxweynennimo ama gefafkii uu taliskiisii galay. Sababta oo ah, magaca wax lagu dhimay ma ahayn magaca reerka uu madaxweynuhu ka soo jeedey ee waxa lagu galay magacii iyo awooddii la wada lahaa ee qaranka Soomaaliyeed oo laga wada tirsanaa, lagu na takrifalay. Sabab kale na waa in taliskaasi Daaroodka laftiisa qaybo ka mid ah birta uu ka aslay oo gumaaday, isaga oo aan wax teello ah u dhigan. Taliskassi ciddii xukunkiisa diidda ee ka hortimaadda uma aabbo yeeli jirin, Dir iyo Daarood kii ay noqdaan ba. Ma jirto oo lama hayo meel inta uu Daarood ku shiray ku go'aansaday in Isaaq la gumaado. Waa xaqiiqo kale. Dadkii halgamayey ee Maxamed Siyaad xukunkiisa ka horjeedey (SSDF, SNM, USC iyo SPM) waxa ay ahaayeen oo ka mid ahaa Reer Koonfureed iyo Daarood. Waa xujo kale oo beeninaysa yeedhmooyinka Reer Koonfureed ama Daarood ayaa waxyeelay Reer Waqooyi ama Isaaq, ee dadka qaar ku andacoonayaan. Soomaali oo qoys ah baa maamul xumo dawladeed haleeshay oo ay adhaxda ka jebisey. Soomaali oo qoys ah baa colaado iyo dagaallo sokeeye naafeeyeen oo shufbeel qarka u wada saarantay. Maanta markii ay muuqatay in laga soo kabanayo hagardaamooyinkaas oo in qoyskii uu wada hadlo, oo heshiiyo, waxna wada yeesho, loo hanqal taagey, in yeedhmooyinkani bataan oo soo baxaan, wax kale ma aha ee "halaq baa ku raad gadanaaya". Waxa la doonayaa in lagu marin-habaabiyo runta iyo baahida jirta. Mudnimaan mar kale doonayaa aan u meel dayo. Fiiro Gaar ah: Qof kasta oo aflagaaddo muujiya ama mawduucan ka baxaa xaq uma yeelan doono in uu halkan ka sii mid ahaado. Dood waxa lagu gudbaa dood kale, si wax loo kala dheefo. Qudh, qabiil iyo qaran toonno lama aflagaaddayn karo. Sawirka waxa ragga Maxamed Siyaad ku weheliya ka mid ah: Ismaaciil Cali Abokor, Cumar Carte Qaalib, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Ibraahim Maygaag Samatar. In ta mootan Ahun. M.FACEBOOK.COM Run kugu mudduci ah laga ma raysan karo. Marka la soo qaado in laga hadlo midnimo kale oo cusub oo Waqooyi iyo...
  2. Yes, he is a technocrat, hence my question wuxuu ka raadiyey guddoomiye baarlamaan maamul goboleed. I hope he helps develop degmada Baraawe uu ka soo jeedo.
  3. Riyadii waa laga soo baraarugay, only sewage-dwelling rats naf lacaari ah la baqtinooyo. Hence:
  4. Khayre oo war ka soo saaray geeridii ku timid Nuur Cadde Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa ka hadlay Allaha u naxariistee geeridii ku timid, Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo ahaa ra’iisul wasaare hore, kaas oo saaka ku dhintay dalka Ingiriiska. Khayre ayaa marka tacsi u diray dhammaan Ummadda Soomaaliyeed iyo qoyska uu ka baxay marxuumka oo u geeriday caabuqa Corona. Sidoo kale ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa marxuumka alle uga baryey inuu ka waraabiyo Jannadiisa Firdowso. “Waxaan tacsi u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo qoyska uu ka baxay ra’iisul wasaarihii hore ee dalka marxuum, Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo ku geeriyooday London. Waxaan Alle uga baryayaa inuu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, ehelkana uu samir iyo iimaan ka siiyo.” ayuu yiri ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre. Nuur Cadde waxaa loo magacaabay ra’iisul wasaare bishii November sanadkii 2007-dii, xilliggaas oo uu dowladda KMG fadhigeedu ahaa magaalada Baydhabo . Marxuumka ayaa sidoo kale ra’iisul wasaare ahaa tan iyo 2009-kii, ka hor wuxuu muddo dheer madax ka ahaa Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed.
  5. Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cadde oo u geeriyooday cudurka Coronavirus Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xassan Xusseen (Nuur Cadde) ayaa la xaqiijiyey in uu maanta ku geeriyoodey magaalada London ee dalka Britain. War ka soo baxay Wiilkiisa Xaaji Maxamed Nuur Xassan Xusseen ayaa lagu ogeysiiyay shacabka Soomaaliyeed gaarida Nuur Cadde oo waayadii ugu danbeeyayba la il darnaa cudurkan COVID-19. Nuur Cadde ayaa dalka ka soo noqday Ra'iisal Wasaare intii u dhexeysay 2007-2009 dowladdii uu madaxweynaha ka ahaa Alle ha u naxariistee Cabdullaahi Yuusuf Axmed
  6. Why did he demote himself from being the Soomaaliya's European Union ambassador to be a xildhibaan of a maamul goboleed and then be selected as the speaker of the said regional parliament? We will soon know. Dr Cali Saciid Fiqi oo loo doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa ka dhacdey doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo ay ku tartameen laba musharax. Fadhiga doorashada ayaa waxaa ku sugnaa 93 Xubnood oo ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed,kuwaas oo musharixiinta u kala codeynayay,waxaana Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed loo doortey Xildhibaan Dr Cali Saciid Fiqi oo ahaa Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub. Labada musharax ayaa waxaa ay codadka u kala heleen 84 Cod waxaa helay Dr Cali Saciid Fiqi oo noqdey Guddoomiyaha Baarlamaanka halka 2 Cod uu helay musharixii la tartamayay ee Maxamed Cabdiraxmaan,waxaana halaabey 8 Cod. Guddoomiyaha Guddiga doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqey in xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed uu ku guuleystay xildhibaan Cali Saciid Fiqi. Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa aad uga hooseysay doorashooyinka kale Guddoonka Baarlamaanka dowlad goboleedyada, maadaama xamaasadda tartankaas uu aad u hooseeyay, marka loo eego in hal musharax kaliya ahaa ninka la hadal hayay. Goordhow ayaa la guda geli doonaa doorashada Guddoomiye kuxigeenada Baarlamaanka Koonfur Galbeed,hayeeshee Xildhibaanada loo fasaxey qado iyo inay Salaad soo dukadaan. Xildhibaanad Aamina Isaaq Maxamed iyo Maxamed Nuur Maxamed ayaa u taagan xilka guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed,halka Xildhibaan Shamso Maxamed Yaroow oo ah Shaqsiga kaliya ee u taagan qabashada xilka guddoomiye kuxigeenka 2aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed. Xigasho
  7. DEBT RELIEF TO SOMALIA The representatives of the Paris Club creditor countries agreed on 31 March 2020 with the Government of the Federal Republic of Somalia to restructure its external public debt. This was the first ever “virtual” negotiating meeting of the Paris Club. The Paris Club congratulates Somalia for having reached its Decision Point under the enhanced initiative for the Heavily Indebted Poor Countries (enhanced HIPC Initiative) in March 2020. This agreement was concluded under the so called “Cologne terms” designed by the Paris Club to provide interim debt relief as part of the HIPC Initiative. This leads to the immediate non-ODA debt cancellation of US$ 1.4 billion in debt owed by Somalia to Paris Club creditors. Somalia is expected to reach its HIPC Completion Point by 31st March 2023 or earlier and receive the remainder of the debt reduction envisioned under the enhanced HIPC Initiative already endorsed by the international community in 1999. On an exceptional basis, considering Somalia’s very limited capacity of payment, and provided that it continues to implement satisfactorily an IMF supported program, no payments are expected from Somalia until at least 31st March 2024. Several creditors intend on a bilateral basis to grant additional debt relief to Somalia beyond the terms set today in the Paris Club agreement. Somalia is committed to devote the resources that otherwise would have gone to Paris Club creditors to priority investments, as identified in its ninth National Development Plan (NDP-9). Somalia is also committed to seek comparable debt relief from non-Paris Club creditors. Representatives from Kuwait Fund for Development, Saudi Fund for Development and the Abu Dhabi Fund for Development also attended the meeting as observers. They expressed their support to the terms of the agreement between the Paris Club and the Government of Somalia and indicated their willingness to provide to Somalia comparable terms under the framework of Enhanced HIPC Initiative and in accordance with terms and conditions adopted by their respective Boards of Directors. The representatives of the Paris Club members expressed their commitment to implement the final component of debt relief contemplated under the enhanced HIPC Initiative as soon as Somalia meets the conditions to reach the Completion. The IMF and the World Bank currently estimate that those creditors will then have delivered total debt relief of approximately US$ 1.7 billion (in net present value terms). This amount does not include additional efforts that Paris Club members intend to provide at completion point. Technical notes 1. Somalia’s economic program is supported by a three year arrangement under the Poverty Reduction and Growth Facility and an Extended Fund Facility, both approved by the Board of the International Monetary Fund on 24 March 2020. Somalia reached the decision point under the enhanced Heavily Indebted Poor Countries (HIPC) Initiative in March 2020. 2. The stock of debt owed to Paris Club creditors and to participating non-Paris Club creditors as of 31st October 2019 was estimated to be more than US$ 3.0 billion in nominal terms, of which more than 99% consisted of arrears and late interest. 3. The cut-off date (1st October 1984 for Somalia) is defined when a debtor country first meets with Paris Club creditors. It is not changed in subsequent Paris Club treatments. In accordance with Paris Club rules, credits granted after this cut-off date are not subject to rescheduling or cancellation. In this case, on an exceptional basis, all these amounts were deferred until after 2024. The cut-off date is designed to protect credits granted by Paris Club creditors after this date. It therefore helps restore access to credit for debtor countries after a Paris Club treatment. 4. This agreement consolidates around US$ 2.7 billion, most of which is composed of arrears and late interests. It cancels a total of US$ 1.4 billion and reschedules around US$ 1.3 billion. These rescheduled amounts will be addressed for debt relief when Somalia reaches Completion Point. 5. On an exceptional basis, creditors have also agreed to defer until after 2024 the repayment of arrears accumulated by Somalia on short term and post cut-off date debts, the maturities falling due during the consolidation period under the post cut-off date debts as well as all moratorium interest due during the consolidation period on the rescheduled and deferred amounts. Xigasho
  8. Somalia Becomes 182nd Member of Multilateral Investment Guarantee Agency The Multilateral Investment Guarantee Agency (MIGA), a member of the World Bank Group, is pleased to announce that the Federal Government of Somalia has become the 182nd member of the Agency, following normalization of its financial relationship with the World Bank. Against the backdrop of the COVID-19 pandemic, Somalia’s membership affords it new opportunities for drawing foreign direct investment and fostering economic growth in the coming years. “I applaud the Federal Government of Somalia on successfully meeting its membership requirements with MIGA,” MIGA Executive Vice President Hiroshi Matano said. “In the face of the coronavirus outbreak and uncertainty about the capacity in Sub-Saharan Africa to respond, Somalia’s membership with MIGA marks an important milestone toward realizing the country’s long-term goals of economic growth and prosperity. We look forward to working with Somalia and the investment community to deliver real results on the ground.” While Somalia has a vibrant and resilient private sector with high potential for investment and growth, its current challenges include the need to improve business regulation, enhance trade facilitation and transparency, and manage security risks. MIGA’s experience working in other conflict-affected states will inform its dialogue with prospective investment partners on these and other important issues. “Somalia’s vibrant private sector is key to our national development, economic prosperity and social progress. Membership in MIGA will ensure support to our private sector as well as foreign investors to expand, invest and create opportunities to enable sustainable development at a crucial time for the global economy,” said Somalia’s Minister of Finance, Abdirahman Duale Beileh. MIGA has already begun discussions with funds interested in investing in Somalia, including in the agribusiness and small and mid-sized enterprise finance sectors. In the intermediate term, MIGA is exploring opportunities in the information and communications technology and energy. MIGA will also look at opportunities with the Somali diaspora to identify opportunities for further high-impact foreign investment that will spur economic development and growth in Somalia. The World Bank Country Director for Somalia, Felipe Jamarillo said, “New efforts by the government to restore stability and governance, and to attract and protect investment through proper legal and regulatory governance, are opening exciting opportunities for development in Somalia. We are delighted that with membership of MIGA completed, the full complement of World Bank Group instruments is now open for business to support Somalia’s revival.” The World Bank program in Somalia is largely funded by the Multi-Partner Fund and support from pre-arrears clearance grants. The current MPF portfolio focuses on core state functions, socio-economic recovery and urban development in Somalia. The MPF is engaging with the government to support the development of a professional and sustainable civil service. These reforms are being implemented federally and in Federal Member States to ensure national coverage. Xigasho
  9. Onward and forward, Soomaaliya hore ayee u socotaa. Guul iyo horumar, Soomaaliya. Ha noolaato Soomaaliya!
  10. This Xabashi leader's airline company is deliberately sending sick Covid-19 infected people to Waqooyiga Soomaaliya by landing in Hargeysa. He knows Soomaaliya lacks air power to force land this airline of his. And here he is preaching to his Western donors. Dowladda dhexe arrintaan si adag wax waa inay ugu qabataa. If Muuse Marqaanweyne does not care in order to 'xumeys' dowladda dhexe, dowladda dhexe should take Xabashi airlines to international courts. It appears like dowladda dhexe gave this airline an exception. This Xabashi leader, it seems, cares more about dollars than infecting citizens of Soomaaliya. ___________________________ If Covid-19 is not beaten in Africa it will return to haunt us all There is a major flaw in the strategy to deal with the coronavirus pandemic. Advanced economies are unveiling unprecedented economic stimulus packages. African countries, by contrast, lack the wherewithal to make similarly meaningful interventions. Yet if the virus is not defeated in Africa, it will only bounce back to the rest of the world. That is why the current strategy of uncoordinated country-specific measures, while understandable, is myopic, unsustainable and potentially counter-productive. A virus that ignores borders cannot be tackled successfully like this. We can defeat this invisible and vicious adversary — but only with global leadership. Without that, Africa may suffer the worst, yet it will not be the last. We are all in this together, and we must work together to the end. Fragile and vulnerable at the best of times, African economies are staring at an abyss. Let me illustrate this with the situation in my own country. Ethiopia has made steady progress in the provision of health services over the past two decades. But nothing has prepared us for threats posed by Covid-19. Access to basic health services remains the exception rather than the norm. Even taking such common-sense precautions as washing hands is often an unaffordable luxury to the half of the population who lack access to clean water. Even seemingly costless social distancing is hard to implement. Our lifestyle is deeply communal, with extended families traditionally sharing the burdens and bounties of life together, eating meals from the same plate. Our traditional and rain-dependent agriculture is dictated by the fixed timeframes of weather cycles in which planting, weeding and harvesting must happen. The slightest disruption to that chain, even for a brief period, can spell disaster, further jeopardising already tenuous food supply and food security. Take Ethiopian Airlines, the country’s largest company, which accounts for 3 per cent of national output and is a major source of hard currency. It will be pushed to the brink as its business is upended by the pandemic. Shortage of hard currency will then make it all but impossible to source essential medical supplies and equipment from abroad. The cost of servicing our debts is already often more than our annual health budgets. The list continues. This grim reality is not unique to Ethiopia. It is shared by most African countries. But if they do not take appropriate measures to tackle the pandemic, no country in the world is safe. Momentary victory by a rich country in controlling the virus at a national level, coupled with travel bans and border closures, may give a semblance of accomplishment. But we all know this is a stopgap. Only global victory can bring this pandemic to an end. Covid-19 teaches us that we are all global citizens connected by a single virus that recognises none of our natural or man-made diversity: not the colour of our skin, nor our passports, or the gods we worship. For the virus, what matters is the fact of our common humanity. That is why the strategy to tackle the human and economic cost of this global scourge must be global in design and application. Health is a worldwide public good. It requires global action guided by a sense of global solidarity. But Covid-19 has also exposed our dark underbelly. The world community desperately needs global-level leadership to tackle swiftly pandemics such as this, and in a way that is institutionalised rather than ad hoc. A good place to start is with the World Health Organization. As countries with the necessary resources focus on fighting the pandemic through their national institutions, the WHO must be empowered and resourced sufficiently to co-ordinate responses globally and directly to assist governments in developing countries. In the meantime, the G20 must provide collective leadership for a co-ordinated global response. There is no time to waste: millions of lives are at risk. Building on what has been announced by international financial institutions, the G20 must launch a global fund to prevent the collapse of health systems in Africa. The institutions need to establish a facility to provide budgetary support to African countries. The issue of resolving Africa’s debt burden also needs to be put back on the table as a matter of urgency. Finally, all of Africa’s development partners must ensure that their development aid budgets remain ringfenced and are not diverted to domestic priorities. This is where true humanity and solidarity must be demonstrated. If such aid were ever necessary in Africa, it is now more than ever before. Financial Times
  11. Warkaan seems like classic war beenaad ah. Diyaaradba Xamar kama baxeysee intee ka baxaayaan? If anything, it could be dad iyaga iskooda u aadaaya, waaba haddee run tahay. Many of them were trained in Talyaaniga, so one can understand, if it is credible news at all.
  12. Dotard is saying on live TV if 100,000 Americans die, it is the best considering how it could've been much worse. Imagine any other American president saying this.
  13. Jecliyaa jabka iyo cabaadka secessionists, from Muuse Marqaanweyne to sewage-dwelling creatures.