-
Content Count
17,690 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Jabuuti isku direen. Ismaaciil Cumar Geelle saan u xanaaqsan wali ma arkin. Marfishka yaraa ee Jabuuti ku lahaayeen ka xiray, xafiiskii Jabuuti waa xirtay. Dhalinyaradii Hargeysa ka tagayna waa soo tarxiilay. Jabuuti waa meesha ee baasaboorka ee ku socdaalaan ka qaadan jireen these ungrateful secessionists.
-
Somaliland recognized by the State of Israël
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
These troops are not from any country that committed an ongoing brutal ethnic cleansing genocide against Muslims the whole world witnessed and have been protesting in the past two years and three months. Also 'Christian' troops do not separate the country of Soomaaliya and are there at the invitation of Soomaali government, who can ask them to leave tomorrow, unlike the genocidal entity you are welcoming. -
Somaliland recognized by the State of Israël
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Geylan is in the pockets of Imaaraadka and Imaaraad stooges Deni. Aad isku ceebeey buunbuuninta secessionists. Facebook waa lagu karbaashaa. Secessionists can dream we ha iska riyoodaan. -
Al Jasiira journalist coins a perfect phrase, describing Imaaraad minions and stooges as Axis of Secession.
-
Labadooda diyaaradood qaabka daran hawada dalalka Islaamka - Iiraan, Qadar, Sacuudiga, Soomaaliya, Ciraaq, Suudaan, Masar, Turkiga, Suuriya iyo Yemen - ku hareersan haddii laga mamnuuco, iyagana cunaqabateen la saaro maxee kibirka joojin lahaayeen. Hal dal Muslim heshiis la yihiin ma leh, Iiraan iyo Turkiga laba gees kala ah xataa isku si u necebyihiin. Bakistaan ee maamulaan Sacuudiga raacayaan haddee mid dooro noqoto. Sacuudiga cunaqabateentii uu saaray Qadar 2017 kuwaan saaro waaye, iskuna keeno Turkiga, Iiraan iyo iyaga wada heshiis ah.
-
Somaliland recognized by the State of Israël
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
So are the Waqooyi mercenaries in baarlamaanka Soomaaliya. Complete mask off. Waa isqarxiyeen and waxee xaqiiyeen in many of them Muuse Muqayil soo xulay. Saalax xataa waa aamusay. He can't be against adeer Cirro wareeray he used to campaign for two decades. Anyway, this recognition prank galabta la xiray after Gollaha Amaanka meeting. Maanshallaah, danjiraha Soomaaliya si fiican adag u hadlay and put the arrogant Zio representative into his place. The Zios sitting there were physically shocked. Carabtii jilicsaneyd u barteen, waxaa helay Soomaali fadhi ku dirir language kula hadlaayo. -
Somaliland recognized by the State of Israël
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Secessionists, not Soomaalis. Haka cabsiiyo balaayo marqaansan adduun la socon. Sacuudiga aad iskugu direen these jaad-addictrd secessionists. Sacuudiga is furious at genocidal entity, even more furious than Xasan Sheekh iyo dowladiisa. Koonfur Yemen ayee haddana rabaan inay dowlad uu aqoonsadaan genocidal entity iyo booyaaskooda ee Imaaraad. -
Somaliland recognized by the State of Israël
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xasan xumaantiisa waa ognahay laakiin tan Xasan iyo xulafadiisa waaka weyntahay. Xasan Yahuudaas ama ma aqoonsi ama Waqooyi aqoonsaneenaa war cad siiyeen Taas jawaab ka istaahisho. Inaa maanta garab istaagno waa waajib marka. Laheystiyaasha Deni iyo Madoobe waxee uu aamusanyihiin noo sheeg. Waa ku qanacsanyihiin kala goynta dalka as long as they control their little fiefdoms and are little minions of Imaaraadka. Shame on them. -
Somaliland recognized by the State of Israël
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I find it weird Imaaraadka prostitutes, especially Deni, is keeping very quiet. Nothing, not even a sheepish statement. Markee Dowladda dhexe maamulka Waqooyi Bari taageerto qeylo ka soo yeereyso laakiin genocidal entity la wareego Waqooyi Bari dhan, Falastiina la soo dajiyo ma kala jeclo. All this because Imaaraadka ka cabsanayaa. Ceebdaranaa. Deni Uusbuur was lambasting Turkiga this very week because Imaaraadka u adeego ka hadalsiiyey. Laakiin tan kama hadli karo. -
Somaliland recognized by the State of Israël
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Carada Alle waxaa ka horeeyo carada iyo Inkaarta Reer Falastiin. Waxaa uu sii dheer gantaalada Xuutiyiinta soo tuuri doonaan haddee kuwaas eeyaha nijaasta ah iskeenaan Waqooyiga Soomaaliya. Waxaan waa iska sheeko, same way riyadii Abiy Axmed ee laba sano ka hor. A lot of Reer Waqooyi goonigoosad ah xanaaqsan caawa, including my own ilmahabreed. Calan qabiileedkii gacanta u xirnaa waa iska furaa lahayd. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/082022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024 Kiinya (4th time) - 11/04/2024 Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024 Kiinya (5th time) - 29/04/2024 Kiinya (6th time) - 18/05/2024 Kiinya (7th time) - 28-05-2024 Norway (1st time) - 10/06/2024 Iswiserlaan (1st time) - 14/06/2024 Turkiga (4th time) - 16/06/2024 Jabuuti (9th time) - 19/06/2024 Eritareeya (7th time) - 08/07/2024 Rawaandha (1st time) - 12/08/2024 Masar (4th time) - 13/08/2024 Shiinaha (1st time) - 03/09/2024 Eritareeya (8th time) - 09/10/2024 Ugaandha (7th time) - 19/10/2024 Jabuuti (10th time) - 20/10/2024 Kiinya (8th time) - 22/10/2024 Imaaraadka (6th time) - 03/11/2024 Jarmalka (1st time) - 05/11/2024 Sacuudiga (5th time) - 10/11/2024 Tansaaniya (3rd time) - 29/11/2024 Turkiga (5th time) - 11/12/2024 Eritareeya (9th time) - 25/12/2024 Jabuuti (11th time) - 28/12/2024 Ugaandha (8th time) - 11/01/2025 Itoobiya (4th time) - 11/01/2025 Iswiserlaan (2nd time) - 20/01/2025 Masar (5th time) - 23/01/2025 Tansaaniya (4th time) - 28/01/2025 Ugaandha (9th time) - 07/02/2025 Tansaaniya (5th time) - 08/02/2025 Asarbeyjaan (1st time) - 11/02/2025 Itoobiya (5th time) - 14/02/2025 Liibiya (1st time) - 24/02/2025 Imaaraadka (7th time) - 10/03/2025 Turkiga (6th time) - 27/03/2025 Jabuuti (12th time) - 02/04/2025 Ugaandha (10th time) - 06/04/2025 Turkiga (7th time) - 10/04/2025 Ugaandha (11th time) - 24/04/2025 Ciraaq (1st time) - 16/05/2025 Masar (6th time) - 06/07/2025 Turkiga (8th time) - 10/07/2025 Jabuuti (13th time) - 26/07/2025 Itoobiya (6th time) - 27/07/2025 Itoobiya (7th time) - 07/09/2025 Qadar (5th time) - 14/09/2025 Mareykanka (5th time) - 22/09/2025 Itoobiya (8th time) - 12/10/2025 Kiinya (9th time) - 17/10/2025 Jabuuti (14th time) - 28/10/2025 Masar - (7th time) - 01/11/2025 Tansaaniya (6th time) - 03/11/2025 Aljeeriya (2nd time) - 11/11/2025 ______________ Updated. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Aljeeriya laga dhacay maanta. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Mar kale iyo Masar. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Updated. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Updated. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Adisababa iyo Booqasho kale. -
Baraha bulshada ka wada aaday.
-
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/082022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024 Kiinya (4th time) - 11/04/2024 Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024 Kiinya (5th time) - 29/04/2024 Kiinya (6th time) - 18/05/2024 Kiinya (7th time) - 28-05-2024 Norway (1st time) - 10/06/2024 Iswiserlaan (1st time) - 14/06/2024 Turkiga (4th time) - 16/06/2024 Jabuuti (9th time) - 19/06/2024 Eritareeya (7th time) - 08/07/2024 Rawaandha (1st time) - 12/08/2024 Masar (4th time) - 13/08/2024 Shiinaha (1st time) - 03/09/2024 Eritareeya (8th time) - 09/10/2024 Ugaandha (7th time) - 19/10/2024 Jabuuti (10th time) - 20/10/2024 Kiinya (8th time) - 22/10/2024 Imaaraadka (6th time) - 03/11/2024 Jarmalka (1st time) - 05/11/2024 Sacuudiga (5th time) - 10/11/2024 Tansaaniya (3rd time) - 29/11/2024 Turkiga (5th time) - 11/12/2024 Eritareeya (9th time) - 25/12/2024 Jabuuti (11th time) - 28/12/2024 Ugaandha (8th time) - 11/01/2025 Itoobiya (4th time) - 11/01/2025 Iswiserlaan (2nd time) - 20/01/2025 Masar (5th time) - 23/01/2025 Tansaaniya (4th time) - 28/01/2025 Ugaandha (9th time) - 07/02/2025 Tansaaniya (5th time) - 08/02/2025 Asarbeyjaan (1st time) - 11/02/2025 Itoobiya (5th time) - 14/02/2025 Liibiya (1st time) - 24/02/2025 Imaaraadka (7th time) - 10/03/2025 Turkiga (6th time) - 27/03/2025 Jabuuti (12th time) - 02/04/2025 Ugaandha (10th time) - 06/04/2025 Turkiga (7th time) - 10/04/2025 Ugaandha (11th time) - 24/04/2025 Ciraaq (1st time) - 16/05/2025 Masar (6th time) - 06/07/2025 Turkiga (8th time) - 10/07/2025 Jabuuti (13th time) - 26/07/2025 Itoobiya (6th time) - 27/07/2025 Itoobiya (7th time) - 07/09/2025 Qadar (5th time) - 14/09/2025 Mareykanka (5th time) - 22/09/2025 __________________ Updated. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Mareykanka iyo mar kale. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Updated. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Dooxa laga dhacay mar kale. -
Israel Humbled as America sends more weapons
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Carab qamiisweyne saan maa daacad ka ah inay isla fiirsadaan? Falastiin, Lubnaan, Suuriya, Yemen, Ciraaq, Qadar iyo Iiraan Carab ahayn. Tunisiya waa loo hanjabay iyadana. Kibirkaan Yahuuda mar ayee si xun ugu ugu kugu doonaan. Qarnigaan waa qarnigeena ayee isleeyihiin, Mareykan gabalkiisa sii dhacaayo isku haleyn ka ah. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Updated. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Mar kale iyo siyaaro Adisababa. -
Saalax wouldn't be against maamulkaan cusub ee Waqooyi Bari if Muuse Marqaan Hargeysa ka talin lahaa maanta.
