-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
MSN sadly waxee mareysaa meeshee mareen kuwii ka horeeye, sida mIRC.
-
What are your memories of MSN? Dad badan naga mid ah waala soo kornay MSN.
-
Microsoft pulls the plug on MSN Messenger Microsoft’s venerable Messenger program has been moved to the great big recycling bin in the sky. Microsoft announced it would be retiring Windows Live Messenger (formerly known as MSN Messenger, or simply “MSN”) back in November. Users had until today (April 8) to migrate their accounts over to Skype, which the Washington-based software company acquired in 2011. Messenger was born in 1999, and was once the most popular chat site in the world. The service introduced millennials to things like emoticons and status updates and helped teens the world over (this reporter included) learn to talk to members of their preferred sex. t its peak, Messenger boasted 300 million users in more than 60 countries. Some have even gone as far as to declare it “the first truly popular social network.” For those who simply cannot live without their faceless blue and green avatars or the ability to “nudge” fellow users, there is hope. As the Want China Times reports, Microsoft will continue Messenger in China, due to the peculiar nature of the Chinese Market. “Microsoft will continue to provide the MSN service in China, due to the complicated shareholding relationship between a MSN joint venture in China, Tom and Skype. At present, the operation of MSN in China is carried out by the joint venture between Microsoft and a holding firm in China. The joint venture has been endeavoring to push the MSN mobile service in China, with unsatisfactory results, due mainly to its reliance on China Mobile, which, in turn, intends to tap the market itself,” wrote the paper. Xigasho
-
Reer Waqooyiga Ayrlaan been been kuma cafinaayaan islaantaan baqtisay. ___________________ And this was published late last year. Suu u fahansanaa waxa imaan doono igu daran kan waxaan aliftay.
-
Ogeysiis ogeysiis ogeysiis ogeysiis
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in General
Dhulka daartaan laga dhisooyo meel keyd shidaal ayee ahaan jirtay, owned by Reer Soobe as claimed by them. C/qaadir Soobe wiilkiisa Facebook soo giliye this picture, claiming dad ayaa sar ka dhisanooyo dhulkii aabihiisa. Where they are building at the new location where the yellow taxi cars are parked at, behind aargada and the little park. -
US Clears Way to Arm, Train Somali Forces
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to malistar2012's topic in Politics
Dadkaan yaa hingaadiska soo baray horta? Waa mamnoon xee ahaydna? Ingiriiska haba iska qaldaanee... -
Cost of renting a house/room in Mogadishu?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Chimera's topic in General
Chimera;936183 wrote: MOGADISHU Hotel Sahafi - £13 a day x 3 months (91 days) = £1183 Hoteel Saxaafi saas uma raqiisano. It is bit more expensive. The cheapest hotels/lodges in Xamar with security guards and at secure locations are from $20-25 per night. The one I stayed at earlier this year costed $20 per night. It was located in a prime, secure area, on jidka Maka Almakurama, across from Guriga Shaqaalaha and close to Tareebiyaano. I would like to give you a little advice: Since you practically don't remember anything from Soomaaliya, particularly Xamar, don't have high expectations. Keep your expectations pretty much low, low and low. Don't expect people will have similar views as you do. Their every day views and actions will shock you, especially someone who doesn't remember anything from Soomaaliya. Some of their actions is so un-Soomaali-like and far from anything close to Soomaalinimo. It is classic me, mine and my traits, with anything else waxba igama galin. It is result and psychological side effects of more than two decades of dagaal sokeeye. Another thing is Xamar is pretty much hot these days, although the rainy season did finally start. Janaayo-Febraayo-Maarso is no go months, otherwise it is scorching. It never used to be like this, but environmental degradation took its toll finally, I guess. Xamar's hotels never needed any air conditions in the rooms, but today, it is a must have. -
Cambuulo iyo bun;936269 wrote: How can a Kenyan win an election in Somalia? Yaab Horta Soomaali ha kala saarin, Soomaali waa Soomaali, it says so in axdiga, fully in the old one in '60s and partially in the new one. Xadbeenaadka yuunan ku sirin, dhulalka la heysto waa Soomaaliya. And if we followed your reasoning back in '60s, Maxamuud Xarbi (Rabi ha u raxmadee) a true, die-hard nationalist to the core in Muqdisho would not have been a proper Soomaali by your definition because he was born in Jabuuti. So would Makhtal Daahir or any member of jabhadii Kiinyaatiga ugu magacdareen 'shiftas' in NFD. Tan kale naaneystiisa waa Shukul saa u maleeyo. Sujuuna ma'aha. Mareykanka kasoo noqday sanadooyin badan kahor. Waana guddoomiye ku xigeenka guddiga ganacsatada Islii. Waana guddoomiyaha/mareeyaha shirkadda Bushra oo Islii ka dhisan. Waa shirkadda leh hoteelka Andalus iyo Eastleigh Mall. Shirkadaan also owns Madiina Mall/Hotel and many properties around Islii and Soodsii (South C).
-
Marka caddeey Minankii Awcismaan Ninkii mooda Munaafuq waaye
-
Rejected Members: 163,670+
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Laba sano kadib it is: -
Hadduu Afcarabiga awoodo in uu maxkamad la koro, oo uu dacwo kusoo oogo, afkaan baas Sawaaxiliga la yiraahdo la kori lahaa. Afkii Carbeed ayuu hilfaha u laabay, borrowing it heavily, mispronouncing it highly. Qatartii 'hatari' loogu dhawaaqaa. Aqbaartii waa 'habari.' Kitaabkii waa 'vitabu/kitabu.' Farxadii waa 'furahi.' Xoriyadii waa 'huru' ama 'uhuru.' Daqiiqadii waa 'dakika,' so is waqtigii oo ah 'wakati.' Qarnigii waa 'karne.' Rubicii waa 'robo.' Shuqulkii waa 'shughuli.' Don't even start with any government-related words or number-related words or days of the week. Afka Soomaaliga at least keeps or tries to keep the original pronunciation of the borrowed Carabi words.
-
Eebbe ha u naxariisto
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Marxuum Shaati-guduud oo Magaalada Baydhabo lagu Aasay iyo Mas'uuliyiin Dowladda ka tirsan oo qaybgalay Aaskiisa Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu aasay marxuum Xasan Maxamed Nuur (Shaati-guduud) oo horraantii bishan ku geeriyooday isbitaal ku yaalla dalka Jarmalka, waxaana aaskiisa ka qayb-galay xubno ka tirsan dowladda Soomaaliya. Maydka ayaa saakay la keenay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho halkaas oo ay kula tukadeen salaadda Janaasada xubno ka tirsan dowladda oo uu ka mid ahaa madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana markaas kaddib loo duuliyay magaalada Baydhabo. Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha, Maxamuud Axmed Saleebaan, xubno ka tirsan baarlamaanka oo uu ku jiray ra’iisul wasaarihii hore ee dowladihii KMG ahaa, Cali Khaliif Galeyr iyo siyaasiyiin kale ayaa ka qaybgalay aaska iyagoo ka raacay magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya. Marxuumka ayaa wuxuu ahaa hoggaamiyaha jabhaddii RRA; isagoo sidoo kalena xilal wasiir oo kala duwan ka qabtay xukuumadihii KMG ahaa ee dalka soo maray, wuxuuna xilligii ugu dambeysay ahaa xildhibaan ka tirsan baarlamaankii KMG ahaa. Ammaanka magaalada Baydhabo ayaa aad loo adkeeyay intii uu aasku socday, iyadoo magaalada la saaray bandow, waxaana la hakiyay socodka iyo ganacsiga degmada oo dhan. Taliyaha booliiska gobolka Bay, Mahad Cabdiraxmaan oo bandowgan ka hadlay ayaa sheegay inuu yahay mid lagu adkeynayo ammaanka inta uu socdo aaska marxuum Shaati-guduud. Mas’uuliyiinta dhinaca dowladda ee ka qayb-galay aaska ayaa waxaa hor-kacayay wasiirka ganacsiga iyo warshadaha ayaa ku dhawaaqay in garoonka diyaaradaha ee Baydhabo loo bixiyay magaca Shaati-guduud International Airport, isagoo sheegay in tallaabadan ay ka dambeysay codsi dowladda uga yimid maamulka gobolka iyo dadka deegaanka. Xigasho -
Diinsiga si si kale ma u uroo horta?
-
A Memorial statue of Meles Zenawi in jigjiga
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
A midget with a midget taalo. -
Modern Somali Male Artist with The Best Voice
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Classified's topic in General
Classified;935071 wrote: Are there any well known old school Artists Afgooye has produced? Buunis waligaa ma maqashay? If not: Ama Cumar Shariif? Inta ka arag asagana: Labadoodaba hail from Afgooye. -
The Prime Minister of Somalia, Saacid Faarax Shirdoon
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in Politics
It is a record since dowladii Siyaad Barre ra'iisul wasaare lix bilood isku xigto -- sidii loo magacaabayba -- dalkiisa ku sugnaa. That itself is a record starting with dowladii C/qaasin Salaad. I guess labaatankii sano uu Nayroobi fadhiye qurbo ku caajisay. -
HAG maxaa la dhahaa? Dadkaan waa Reer Toronto, magaca qurbojoognimo ayee ku socdaan, gaar ahaan beesha Reer Koronto. Ninka ku sawiran dhanka midig ee sawirka waa Liibaan C/qaadir Soobe, son of the famous politician marxuum C/qaadir Soobe. Kan kale sawirka bidixdiisa ka muuqdana Toronto iyo Nayroobi labadaba waaku arki jiray. Liibaan Gabeyre asagana last I knew maqaayad ayuu Koronto ku lahaa, on Dundas St.
-
SomaliPhilosopher;934404 wrote: Have you guys ever heard of this poem by Sayyid Muhammad Abdullah Hassan. I have never heard of the phrase "ye waa daw", and have yet to find this poem outside one book written by a white guy, so i question its history. let me know, i enjoy the content of the poem Ninkii diinta Eebbahay dhigan, Daddaal ku dhintaa ye waa daw The phrase is 'dhintaaye waa daw.' I don't know what 'daw' is either. But if we follow the translation, it might imply something honourable.
-
Nin-Yaaban;934502 wrote: How much did the REVERT paid for the girl horta? Probably a kitaab.
-
SomaliPhilosopher;933711 wrote: what exactly does the idiom "faro ku tiris" mean Does it signify something is so small that it can be counted using the hands? How about 'faralaab' iyo 'caga jugleyn.' Sidee u micneysan lahayd kuwaan.
-
Col. Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud) oo ka mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii Baay iyo Bakool ee dalka Soomaaliya, islamarkaana horay u soo noqday Wasiir iyo Xildhibaan ayaa xalay ku geeriyooday dalka Jarmalka, halkaasoo in muddo ah uu ku xanuunsanaa. Shaatigaduud wuxuu hogaamiye usoo noqday Jabhadii RRA ee sagaashameeyadii dagaalka kula jirtay maleeshiyaadkii Jen. Ceydiid ee qabsaday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Xasan Maxamed Nuur “Shaatigaduud” oo ku geeriyooday dalka Garmalka. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ka hadlay warbaahinta dowladda ayaa tacsi u diray dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaa qoyskii uu ka geeriyooday Shaati gaduud. Prof Xasan Sheekh ayaa sheegay in siyaasiga Shaatigaduud oo in muddo ah ku xanuunsanaa dalka Jarmalka maantane uu u geeriyooday, waxa uuna intaasi raaciyay in meydka marxuumka la keenidoono magaalada Muqdisho si loogu sameeyo aas qaran. Sidoo kale madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in ay cafiyaan Marxuum Xasan Maxamed Nuur, waxa uuna ALLA uga baryay in uu janadii fardowso ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayne samir iyo iimaan ka siiyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa tacsi u diray Allaha u naxariistee Siyaasiga Xasan Maxamed Nuur (Shaati Gaduud) oo xalay ku geeriyooday dalka Jarmalka. Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa yiri “INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN, waxaa saakay nasoo gaartay inuu xalay gelinkii dambe ku geeriyooday isbitaal ku yaala dalka Jarmalka siyaasiga Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud) runtii waa geeri naxdin leh” Siyaasiga Col. Shaatigaduud ayaan sanadihii dambe ka muuqan siyaasadda Soomaaliya, isagoo qabay xanuun muddo hayey oo markii dambe uu u geeriyooda. Xigasho
-
May I ask you a question. Why are you interested in suugaanta when you are Afsoomaali challenged? I mean, one doesn't try to run while s/he can't walk to begin with. You are starting from the top -- it will only make you more confused and harder to learn the basics of Soomaali grammar writing. Just an observation. P. S. -- keep your interests in Afsoomaaliga. Haka daalin. Afsoomaaliga waa af hodan ah oo farac iyo isir weynba.
