Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Kenyatta: 3,134,654 Odinga: 2,563,286 As of 6:18 pm Nayroobi time.
  2. It seems the vote counting is restarted from the scratch. Kooweey koow. However, it is rolling in much faster.
  3. DOORASHADA Kenya - Natiijo qabto ah: Sida ay ii sheegeen saaxiibbo Kenyan ah, Nadiif Jaamac, oo ah dhaqaaleyahan hantiile ah ayaa ku guuleystay Gaarisa Governor. Kursiga Senateka ee Gaarisa waxaa ku guuleystay Mudane Yuusuf Xaaji oo doorashada ka hor ahaa welina haya xilka Wasiirka Gaashaandhigga, ahna ruug caddaa siyaasadeed oo Hore u soo qabtay jagooyin badan oo ay ka mid tahay, Gudoomyaha Gobolka ugu kheyraadka badan Kenya ee Rift Valley. Wuxuu ka adkaaday Mudane Faarax Macallin oo ahaan jiray Guddoomiye ku Xigeenka Baaramaanka. Waxaa isaguna kursigii Senateka ee Wajeer waayay Siyaasi Soomaalidu aad u taqaan waa Danjire Maxamed Afey. Waxaa gambarkii uu u tar tamay helay Mudane Colow. Waxaa iyaguna ka dib markii ay muddo ka maqnaayeen Siyaasada hadda guuleystay Mudane Biloow Keeroow oo noqday Senatorka Mandheera iyo Mudane Ilyees Barre Shiil oo baarlamaanka gambar ka helay oo ku soo laabtay. Mudane Maxamed Daahiye oo ahaa Agaasime ku Xigeenka ururka caafimaadka adduunka (WHO) ee Kenya ayaa ka soo galay Dhadhaab. Maxamed Mukhtaar Shiidiye oo siyaasadda muddo ka maqnaa wuxuu ka aoo galay Lagdheera. Safiyo Cabdi Toorreey oo ahayd bilcaantii Soomaaliyeed ee ugu horreysay ee fariisata Baarlamaanka Kenya ayaa looga adkaaday codad aan 500 gaarin. Waxaa ka guuleystay Bishaar Ibraahim Cabbaas, Ijaara. Maxamed Ibraahim Cilmi oo ahaa Wasiirkii horumarinta Gobollda Waqooyi ayaa xaajistay gambarka degmaanka Tarbaj oo ka tirsan Wajeer. Wasiir ku xigeenkii Tamarta, Eng Mummad ayaa laga Qaadi waayay gambarkiisii Mandheera Bari. Mudane Shacbaan wuxuu ka soo galay Mandheera. Aadan Keynaan Wehliye, ayaa isna gambarkiisii xagsaday ama xaajistay. Xaafadda Soomaalida lagu yaqaan ee Islii ee Nairobi waxaa mar kale ku guuleystay weriyaha caanka ah mudane Yuusuf Xasan. Xigasho: Bogga gaarka ah ee Yuusuf Garaad ku leeyahay Facebook.
  4. Guess the region's tribe, LoL. Many counties voted like this. Kiinyaati iyo qabiilnimo maxaa kala heysto.
  5. Halyeey danyarta dunida u roonaa ayaa ifka ka siibtay. Meel wanaagsan ayaa u rajeynayaa. Kuwaan ugu wacaayo madaxweyne sadex mar si aqbaliyad ah loo doortay 'kaligiitaliye,' wax ee ka ogyihiin ma jirto kalitalisnimo. Reer Galbeed waxaa ka taliyo madax 30% ka helay doorashooyinka ka dhaco dalalkooda meeshuu Jafees ka heli jiray wax ka badan 54%.
  6. Yuusuf Xasan oo u mahadnaqaayo maanta jaaliyadda Soomaaliyeed ee u codeeye. Aad ayaan ugu faraxsanahay in uu ku guuleysto kursiga.
  7. The Zack;924623 wrote: Who is the new senator in Wajer? Nin la yiraahdo Coloow. Xildhibaan ayuu ahaan jiray awal.
  8. Nadiif is leading now in Gaarisa governorship race, slightly ahead Qorane. Stay tuned.
  9. As of 12 pm local time. Yaaba isgaaray. Gacan ku tiris iga dheh.
  10. "Wax xun baa wax wanaagsan lagu gaaraa." Tana waa noo dhineyd. What is next? Xaaraan xalaal lagu gaaraa? Xaqdaro xaal lagu helaa?
  11. Nadiif Afsoomaali ma bartay mise wali kii gaja gaja ahaa ku hadlaa?
  12. Soomaalis did not vote for federalism in an afti. Dowlad kumeelgaar ah ayaa soo dhoob dhoobtay axdigaan cusub and some nominated 800 people, who were perhaps paid to approve, of course. Markee Soomaali isku raacdo oo afti balaaran la wado qaado ka hadal federalism. Xataa baarlaamanka ma approve gareynin yet.
  13. When Barbaarta left Baydhabo in Febraay of 2012, Geeseey and other leaders did agree he should remain as a guddoomiyaha gobolka Baay for a year because isqabqabsi ayaa la diidanaa. That interim agreement expired in Febraayo of this year. Marka meesha in uu isku sii nabo maba ahayn markiisaba hore. Kan lagu badalayna waa ina adeerkiisa, qabiilwise.
  14. Gheelle.T;923972 wrote: MMA, is toorasho ma ka dhici karto iyada oo Federal la yahay? What makes you think the old 8 provinces system will not create even more divisions. Runta jirta waxaa ah wixii horey u shaqayn waayay, din ha loogu noqdo in la qaato waa adag tahay. kiinyadan lagu wada waashay, maxay uga duwan tahay Ethiopian ka Bay, Bakool, iyo Hiiraan fadhiya. Waa tiresome to repeat the same thing again and again. Marka reality ha la aqbalo, saaxiib. Duqa, I am against federalism, particularly clan federalism. It is you guys who are advocating it. But for a clan reason, apparently. Those regions were administrated as a one, without the need for federalism. But they are not anymore. No problem. Let each region rule itself with its own guddoomiye. No need the creation of unnecessary and controversial new regions out of the blue purely for a clan reason, even though a considerable people who live and are native in those regions are against it. Let people live in harmony in each region of the last 18 gobolo pre-civil war. Why loogu soo horjeedaa inay Jubbada Dhexe ismaamusho itself, why loogu soo horjeedaa inay Jubbada Hoose dadkooda deegaanka ah ismaamulaan, without faragalin from anyone, especially from foreigners cadowga ku ah midnimada Soomaaliyeed. Haddaa diideen, history hala raaco. Haddaa taasna diideen, well then meesha dhib iyo ibtilo loo soo wadaa, dadkaas dagaalada sokeeye ka daalayna balaayo baas loo horseedoyaa. As for Xabashada, my stance against them is all known on here SOL in the last decade and so. Waligey Xabashi ma taageerin, mana taageerisani, mana taageeri dooni. Xabashi iyo Kiinyaatiga waa ii simanyihiin, waa dowladdo cadow ku ah midnimada iyo jiritaanka Soomaaliya, dhul balaaran Soomaaliya leedahayna xoog ku heystaan. Laakiin idinka ma idiin simanyihiin labadaan cadow?
  15. The precincts in Nayroobi iyo Bambaasa (Mombasa) have to report in yet. Their whopping numbers will change the equation and balance.