Fiqikhayre

Nomad
  • Content count

    5,335
  • Joined

  • Last visited

Community Reputation

1 Neutral

About Fiqikhayre

  • Rank
    Waxgarad

Recent Profile Visitors

The recent visitors block is disabled and is not being shown to other users.

  1. Eng Maxamuud Diric Jabiye is the 'authentic' reer Bari candidate. An organic success orientated individual who is also civil, humble and competent.
  2. Fiqikhayre

    History is made. Abdi Warsame wins Minneapolis City Council seat

    Congrats to Mr. Burhan Yassin Warsame. I don't really understand this things spewed around here regarding him representing All Somalis when in fact he ran for the whole of the Ward. The man ran and got Voted people shouldn't have brought the mans past to it or grudges one feels having had different opinions in regards to politics back home. Just say congratulation and leave the past to the past. I am not a fan of such disapproving comments. Just being silent would be more appropriate if discourging comments can't be avoided.
  3. After 9 months of ending the 'transition' who thought the first non-interim President would visit and go out of his way for a foreign delegation at Halane base operated by African Peace Keepers at Mogadishu Airport rather receiving them at his official seat in Villa Somalia.
  4. Their First time visit to "Somalia" Halane Base heavily guarded Amisom Military Installation
  5. The President of Somalia meets EU's “Political and Security Committee” at Amisom Base
  6. Madaxweynaha Soomaaliya oo Xarunta AMISOM kula kulmay Maanta Wafdi ka socday Ururka Midowga Yurub (SAWIRRO) Arbaco, Juun 12, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kula kulmay xerada Xalane ee Muqdisho wafdi ka socday ururka Midowga Yurub, kuwaasoo uu kala hadlay xaaladda dalka Soomaaliya iyo kaalmada Midowga Yurub. Kulan albaabbadu u xirnaayeen kaddib ayaa waxaa shir jaraa’id wadajir u qabtay madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxa guddiga siyaasadda iyo amniga Midowga Yurub, Olof Skoog oo hoggaaminayay wafdigan. “Wafdigan waa kuwii ugu sarreeyay ee go’aan qaadashada Midowga Yurub waxayna nooga yimaadeen dalka Belgium si ay noogala hadlaan shirka lagu qaban doono bisha September ee sannadkan magaalada Brussels ee dalka Belgium kaasoo ay si wadajir ah u guddoomin doonaan aniga iyo Catherin Ashton,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh. Madaxweynuhu wuxuu hadalkiisa ku daray in wafdigan ay faahfaahin dheer ka siiyeen waxyaabihii dowladda u qabsoomay, wixii aan qabsoomin iyo sidoo kale waxa aan doonayno inaan hadda qabanno. Sidoo kale, Xasan Sheekh ayaa sheegay inuu uga mahadceliyay wafdigan sida ay mar walba Midowga Yurub u garab taagan yihiin Soomaaliya, isagoo sheegay in dhawaan ay go’aamiyeen in Soomaaliya ay ka dib ugu noqoto xubinnimadii heshiiskii Cotonou oo fursad u siinaya Soomaaliya in dib u dhis ay hesho. Dhanka kale, waxaa isagana goobta ka hadlay madaxii hoggaaminayay wafdiga, Olof Skoog oo sheegay in imaanshadooda Muqdisho ay tahay sidii ay ugu kuurgeli lahaayeen xaaladda dalka ayna ugala hadli lahaayeen madaxda Soomaalida shirka Brussels iyo horumarka la sameeyay. “Waxaan u jeednaa Soomaaliya cusub oo dhalatay, waxaana diyaar u nahay inaan taageero la garab taagnaano tan iyo inta ay cagaheeda isaga taagayso,” ayuu Skoog ku yiri shirka jaraa’id. Xubnaha wafdigan ayaa waxay ka koobnaayeen 18 xubnood oo ay ku jireen qaar ka mid ah danjirayaasha dalalka Yurub qaarkood u fadhiya Soomaaliya iyo kuwo kale, waxaana intii uu shirku socday ammaanka goobta sugayay ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  7. Xasan oo la kulmay Wafdi EU-da 12 Jun 12, 2013 - 9:08:00 AM Madaxweynaha DF Somalia Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta 12 June,2013 kula kulmay Muqdisho wafdi ka socda Midowga Yurub oo uu hogaaminayay Madaxa Siyaasada iyo Nabadgalyada EU-da. Kulanka oo ka dhacay Xarunta AMISOM ayaa wuxuu ahaa mid ay albaabadu u xiran yihiin iyadoo Madaxweyne Xasan oo la hadlay saxaafada markii uu soo dhamaaday kulanka uu sheegay in Madaxda EU-da uu kala hadlay sidii loo xoojin lahaa dib u dhiska iyo nabadeynta Somalia. “Wafdigan waa midkii ugu sareeyay EU-da oo Maanta nasoo booqda, waxaan u sharaxay qorshayaasha DF ay doonayso inay wax ka qabto Mustaqbalka dhow, waxaana u sharaxay wixii noo qabsoomay” ayuu yiri Xasan Shiikh oo sheegay inuu uga mahadceliyay Wafdigan taageerada ay siiyaan Somalia. Madaxweynuhu wuxuu sidoo kale sheegay in Dowladiisu ay doonayso inay la shaqeyso Midowga Yurub si dalka dib loogu dhiso goobaha amaankoodu xun yahayna looga dhigi goobo amaan ah. “Bisha September ee sanadkan 2013 dalka Belgium waxaa ka dhici doona shir looga hadlayo Arimaha Somalia kaasoo aan aniga iyo Catherin Ashton wada shir-gudoomin doono” ayuu Madaxweynuhu sheegay. Sidoo kale waxaa isagana warbaahinta la hadlay Madaxa Siyaasada iyo Amniga ee Midowga Yurub isagoo sheegay in booqashadooda ay ahayd mid ay ku indho-indheynayeen xaalada dalka, ayna arkeen inay dib u dhalanayso Somalia. “Waxaan aragnay in Somalia ay ka baxayso xiligii colaadaha ayna u gudbayso sidii ay uga mid noqon lahayd dalalka Caalamka, waxaana naga go’an inaan taageero buuxda siino” ayuu yiri Mas’uulkii hoggaaminayay wafdiga. Wafdigan ayaa waxay ka koobnaayeen in ka badan 20-qof oo ay ku jiraan safiirada Midowga Yurub ee dalalka Afrika qaarkood, iyadoo shirkan uu kusoo beegmayo xili Somalia loo ogolaaday inay ka mid noqoto heshiiska Contonou. GAROWE ONLINE
  8. 'Tea and Biscuits in Villa Somalia' response 'No thanks we do not want to risk anything'
  9. The EU’s “Political and Security Committee” visits Somalia 12 June 2103 Today, the European Union’s Political and Security Committee (PSC), the key body that contributes to define and monitor the EU’s crisis response as part of the EU’s Common Foreign and Security Policy, made its first visit to Somalia. The visit underlined the commitment of the EU to the new political dispensation and the people of Somalia, and the extensive support for the normalisation of the situation in Somalia both politically and in terms of security. The PSC Ambassadors met with President Hassan Sheikh Mohamud and the Federal Government. They welcomed the progress in the political and reconciliation processes and in the field of security and development, and discussed the challenges the Government is still facing to rebuild the country. The EU PSC reiterated the EU’s continued support to creating peace, stability and prosperity in Somalia and in the wider Horn region. They encouraged continued consolidation of the peace and governance achievements. President Hassan Sheikh and the PSC Ambassador’s underscored that “The New Deal for Somalia Conference”, which will be jointly hosted by Somalia and the EU in Brussels in September this year, will provide a unique opportunity to galvanise the international community around the New Deal and the Government’s vision up to 2016. The representatives of the PSC also visited the EU Training Mission that recently moved from Uganda to Somalia.Security remains a key aspect for stability in Somalia and the EUTM operation’s move to Mogadishu is part of the paradigm shift of engaging inside Somalia and in close partnership with the authorities. Background The PSC is the main body of the EU in the definition of and follow-up to the European Union’s Common Foreign and Security Policy (CFSP) and crisis response. The PSC is permanently chaired by the European External Action Service (EEAS) and comprises ambassadors from the 27 EU Member States. Magali Uytterhaeghe Press and Communication Officer EU Mission to Somalia Office: Delegation of the EU to Kenya – P.O. Box 45119 – 00100 Nairobi Tel: +254.20.271.28.30 // Cell: +254.717.10.44.14
  10. The EU’s “Political and Security Committee” visits "Somalia" Halane Base
  11. Fiqikhayre

    Goddedkii Saleebaan

    Garowe online update Sawirkaan waxaa uu ka turjumayaa sida xiriirka Madaxweynaha dowlada Federaalka ah iyo wadamada dariska la ah Somalia u fiicneyn. Kadib markii uu ka qayb galey kulankii "African Union Summit May 2013" waxaa garoonka diyaardaha ku soo dhoweeyey Wasiirka Shaqada iyo shaqalaha ee dalka Ethiopia Cabdifatax Shiikh halka Ra'isal Wasare Hailemariam Desalegn garoonka diyaaradaha Addis Ababa kaga hortagey dhamaan madaxdii dalalka Africa uga qayb gashey kulankii lagu xusayey 50 guuradii markii dhidibada loo aasey ururka midowga Africa.
  12. Fiqikhayre

    Goddedkii Saleebaan

  13. Fiqikhayre

    Goddedkii Saleebaan

    ''DF kama soo horjeedno, Jubaland dib u noqon mayso''
  14. Fiqikhayre

    Goddedkii Saleebaan

    I took it too far
  15. Fiqikhayre

    Goddedkii Saleebaan

    Ilma Saleeye waa hore hadii ey curadkii Saleebaan xukun ka boobeen maanta waxay isku urureen in qaarkood adeegyaal u noqdaan Ugaaska cusub gar iyo gardaro ba. Ugaaska cusub oo caan ku ah inuu dal saa u weyneen gacanta ugu jirin halka u ka talinayo tahay meel aan ismaqal iyo kala dambeyn ka jirin. Taasna ayaa keentay in Ugaaska cusub lagu xanto nin waxba maamuli karin isaguna ismaamuli karayn. Saleebaan oo farsamooyin badna marku arkay xaalku u duulka ku sugayiin ayuu garowsaday inuu samatabixiyo ileen weligii isaga ayaa aha qaran dhisaha ummada laga soo bilaway Leegada. Wuxuna hiddo iyo dhaqan u leeyahay saldamo iyo boqortooyo caan ku aha oo u xita Ugaaska cusub reerkii qaarkood ku gumeesan jiray. Iyadoo Saleebaan ka maqanyahay dadkii intiisa kale oo u gurigiisa ku nagaaday kuna mashquulsan ayuu is yiri bal inuu yegleelo wax uun dadku intiisa kale isku fahmi karaan. Wuxu isugu yeeray dhamaan guriigiisa dadka intiisa kale ka dibna ka saxiixay dastuur iyo sharciyo adag ey wadaagi doonan oo kala qeexaya nidaamka ummada yeelan doona. Waxyar ka dib markii Ugaaska cusub la doortay ayaa soo ifbaxay in nidaamkii lagu heshiiyey la baalmaray. Ugaaskii cusba oo lagu xaman jiray inuu ismaamuli karina bilaway howl u guryaha kale ku mashquulo oo doonayey inay sida Saleebaan oo kale dhisaan guri u gaar ah. Ugaaska cusub oo ka xun in Talaabo dheere iyo Saleebaan oo isku reer ah sameesteen laba guri oo nidaam iyo kala dambeyn leh ayuu aad ugu carooday dagaalna is biday. Qeylada Ugaaska cusub wuxu gaaray dalalka dariska laakin nasiib wanaag Talaabo dheere iyo Saleebaan baa kolka uu booqdo dalalka dariska ahi ku qaabilayey. Saleebaan iyo Talaabo dheere oo ku faraxsan inay sharci adag oo dastuuri ku taaganyahiin ayaa sidaa ku walaaloobay ilma Saleeye’na u gacan haadiyey. Ilma Saleeye oo rafaad,dib-u-dhac iyo jah-wareer siyaasadeed ku jiray muddo ka badan 22 sano oo lagu xanto in qaarkood isir guureen ayna yeeshen tol kale ayaa ah fursad ey kaga bixi karaan ku biirida walaalahooda Saleeban iyo Talaabo Dheere dhibaadada ku habsatay gurigooda kuna soo ceshan karaan heybtooda sharafta leh.