Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. xiinfaniin;925350 wrote: But it is clear to the Kenyans right? Hope that reenforces the sense of stability existing in the country. As of now, it seems Kenyatta has the required numbers.
  2. Kenyatta:6,006,623 Odinga:5,120,699 278/291 N.B.: The official announcement wa delayed until tomorrow morning.
  3. Latest. Kenyatta: 5,824,901 Odinga: 4,788,067 264/291
  4. Just in: Kenyatta: 5,436,371 Odinga: 4,724,988 253/291
  5. The numbers are changing fast. Haddadaan see u taaganyihiin: Kenyatta: 5,418,291 Odinga: 4,689,997 Out of 10,739,565 valid votes. Constituencies reporting: 252 of 291
  6. In Kanada, they don't need to keep it. They will issue you a new one while cutting a few inches by manqas from the top of used baasboorka's cover. The cut makes it invalid. By the way, meeluhuu tagay my brother-in-law haddaa arki lahayd yaab toosan yaabi lahayd. Dalalkuu tagay waxaa ka mid ah intaa xasuusan karo: Jabbaan (Tokyo - transit) Hong Kong (transit) Indonesia Malaysia Bakistaan Hindiya Carabaha badankood: Kuweyd, Qadar, Imaaraadka, Sacuudiga, Urdu (Jordan), Yeman, Masar, Suudaan... Yurubta: Ingiriiska, Faransiiska, Iskaandineefiya (Scandinavia) Mareykanka: Meela badan Kanada: Gees ka gees (from Vancouver-Alberta-Ontario-Quebec iyo inta u wada dhaxeyso...) Afrika: Kenya, Soomaaliya, Suudaan, Masar...
  7. Caawa soo qatimaayaan. Tirista waa lagu noqday, by hand ayaa lagu tirinoyaa. Weyba dhameeyeen badankood. Hal milyan wax ka yar u hartay la tiriyo. Latest.
  8. Soomaaliya: Xamar, Dayniile, Cisaleey, Afgooye, Baydhabo, Waajid NFD: Gaarisa Kiinya: Nayroobi ( Numerous times I visited and stayed: Oktoobar 1992; Abriil 2003; Janaayo 2009; Diseembar 2009; Nofeembar 2010; Oktoobar 2012; Janaayo 2013) Holland: Amsterdam (four times) Ingiriiska: London (four times) Wales: Cardiff Denmark: Aarhus Imaaraadka: Dubeey (two times) Mareykanka: Baltimore; Alexandria, Virginia; Washington DC; Detroit; Pennsylvania (passed by car); Ohio (passed by car) New York (transit) Kanada: Windsor; London, ON; Waterloo, ON; Muskoka, ON; Toronto (and GTA); Ottawa; Calgary
  9. Xunjuf, waxaa la yiri ilaa toban iyo kow milyan ka badan codeeye. Hadda waxaa la tiriye sida kor ku qoran toddobo milyan, marka afar milyan iyo meelahaas haray.
  10. Waala isa soo gaari rabaa. The numbers are changing fast.
  11. Nin ka yimid Galgaduud iyo miyigeeda ayaaba aayaha Awdheegle, Afgooye, Qoryooleey, Daafeed, Leego, Baraawe iyo Sablaale ka hadlaayo. Waa iska xaal adduun.
  12. Daqane;924436 wrote: War yaa Rabi yaqaano dadkaan u eg inay magaalo kooyto ku yihiin saan u galooyo taalooyinkii qaranka. Yaa rinji ii mariya yiri dhagaxii fine stone ahaa. Acuudi bilaahi. Waxaaba kasii daran aargada meesha ugu koreyso shirkadda isgaarsiinta Hormuud isku xayeysiineysay oo xoogahoo ka muuqdo magacooda. Xataa 1993 see ahayd aad ugu qurxoon see ka dhigeen maanta.
  13. Sawirkaan anigaa qaaday, waana hoteel Maka Almakurama. Hoteelkaa deganaa aad ugu dhawaa. I am glad it still painted all-white, the original midab, unlike the new buildings with hideous uncoordinated colours.
  14. Who knows, there are 5.5 million votes to go counting. Anything can change. Odinga's only chance is a run-off election. I hope Kenyatta wins for the sake of not having another election within a month. Kenyatta would need to get at least 51% of the votes. He has 54% now. Not that bad.