Coofle

Nomad
  • Content count

    1,069
  • Joined

  • Last visited

Community Reputation

2 Neutral

About Coofle

  • Rank
    Waxgarad

Recent Profile Visitors

The recent visitors block is disabled and is not being shown to other users.

  1. Coofle

    AMAAN DUMAR..........gabay

    Ammaan dumar ayaa sax ah. Gabaygu waa mid wacan laakiin higaad xumo ayay raaxada kaga qaadeen. M N L G R D B dhamaantood waa xarfaha labanlaabma. amaan = nabadgalyo (War amaan i sii) Ammaan = in qof wanaag lagu xuso
  2. Coofle

    It is no joke! Burco has a new fish market.

    Geelaw Soco Soco maalintaad ciin daaqdo!
  3. Coofle

    Somaliland orders mass shaving

    Afkayga ayaad kala baxday. I really want to act surprised but I am not. You can't teach old dog new tricks, Jidhka iyo badanka muwaadinka waxa ilaashay dastuurka iyo diinta, Timuhuna waa qayb ka mid ah jidhkaas ama badankaas. Hadii askarigu rabo inuu ku xad gudbo waa in uu fulinayo amar maxkamadeed amase mid dastuuri ah. Plus what is wrong with timaha iyo fooda dheer, what is the religious/moral/legal issue against it.
  4. Coofle

    Working to Live or Living to Work?

    I envy those work 9-5! no weekends, no nights, no oncalls and no overstaying your shift by hours to finish your work . Because of the mentioned reasons, my work life balance is absolutely ****. The dangerously alarming thing is that I don't seek to maintain a social life nonetheless. Spending couple of hours with family in the evening before going to bed and that is, rest of my day is dominated by work. part of becoming an adult I suppose.
  5. Coofle

    Suugaan iyo Sawir

    Xamar weeye oo midab fardood, kala xariir roone Xawaariyo kadliyo raaxo iyo, xawlis iyo jeefaq Xaggii loo eryaba waa gammaan xulashadiisiye Xubna toosanlow neefku waa, xaalad gooniya e Goortaan xusuus ula noqdaa, xiisa ii qabane Waxaan xarafka diimeed ahayn, igaga xeel dheere .. ;; ;; Aduu galabta kuu xoolo yahay, Xamarkii dheeraaye Waa Xiin Finiin neefka aad, xadhigga haysaaye Xayawaanka oo idil naftey, kala xaroodaane Mar hadduu suldaan igu xil lihi, igaga xayddaantay Xadhiggiisa qabo aadmi kale, kuma xurmeeyeene. Xiin finiin by sayid Maxamed Cabdille Xasan. Thank you for reminding me to post in this thread..like finding a photo for a piece of gabay (disclaimer:the faras depicted is not xamar by color!)
  6. Democracy in Somaliland is Hampered by the Three party system. One is the government Another is faysal's property and there is other party that I really don't know what it is. I never thought I would say this, but there is no harm in postponing the election this year or the next, as any election in the near future will just give Kulmiye a considerable majority. therefore, instead of spending millions and political division, we simply need the time to create an effective opposition!!! if that is possible in the climate of Xil-ku-laaluush.
  7. *Erdogan will finally have the mandate to make considerable changes in Military fabric of Turkey. @Holac, Western Media were banging about Erdogan for quite some time, not considering the fact that politically stable, internationally engaged and economically viable Turkey that was forged under AKP has shielded Europe from the Refugee crisis, Russian Hegemony and the middle east fiasco they created.
  8. All what the video shows is a loving couple trying to overcome life...The shock factor should be expected in a region where inter-racial marriages are not common.
  9. laakiin nasiib darro waa la inooga horeeyay waxaas oo dhan....sida la inooga balaadhanyahay And I qoute The civil war that erupted in Mogadishu in late December 1990 and the subsequent fall of Siad Barre's regime can thus be seen as a victory for Ethiopian diplomacy. But what would happen next? The last report from Ethiopia's Ambassador to Somalia, Dr Asmamaw Qelemu, depicted three grim possibilities for the future of the Republic: the intensification of the civil war because it would be difficult to create a united front among these units; the disintegration of Somalia into three distinct governments: Somaliland (Isaaq clan), Mogadishu and its environs (Hawiye), and South Somalia (SPF, Ogaden); or the creation of a new federal arrangement consisting of these regions. Whichever of these outcomes materialized, Asmamaw Qelemu claimed that Ethiopia had successfully attained its policy of destabilizing and weakening Somalia. The remaining task was to realize the coming to power of an entirely pro-Ethiopian Government. In the final analysis, for Asmamaw Qelemu, “…“… ዋና ውጉ ዳይ ከእ ንግ ዲህ አስ ጊሶ ማሊ ያአ ትኖ ርም”” [the important thing is that Somalia is dangerous no more].52
  10. Alif kaa xumaadaa al baqruu ku dhibaa, Allaha u naxariisto inta dhimatay, laakiin Waa in hadaanu reer Somaliland nahay ka fadhiisano sidii laascaanood loo meelayn lahaa!
  11. Atoorku waa sagaarada keega lab! waxaan islahaa nin reer guban ahi si fiican buu u garane!! oday galbeedi in badan buu si dheelitaran oo maanka ku salaysan u hadlay laakiin waxa aan arkaa in dareenkii wadaninimo ka roonaaday oo uu laabta ka hadaaqayo. Hadii aan caydiid ka hadlo, Waxa uu si badheedh ah u daadshay dhiig soomaaliyeed, Ma ahayn dublumaasi, mana lahayn ujeedooyiin ka fog maamulka soomaaliya (mar uun madaxwayne noqo). Laakiin waxaan odhan karaa xoogay yar oo dal jacayl ayaa dhiigiisa ku jiray marka la barbardhigo dagaal oogayaashi kale ee xiligaas, iyadana tolnimada ayaa kala balaadhatay markii danbe, maan-gaabnimada siyaasadiisana taariikhdu si fiican bay u diiwaan galisay. in defense of itoobiyaanka, Hadii aad adiguba daris la tahay dal kollayto kugu liddi ah, oo mar walba aad ogtahay inay siyaasadooda qaran tahay sidii ay dalkaaga jiidh uga goysan lahaayeen (waa soomaali galbeede) adba waxaad ku dadaali lahayd sidaad u turun-turayn lahayd ama siyaasadaas kugu liddiga ah u dabar goyn lahayd. xidhiidhka aan itoobiya la yeelan karnaa waa mid sillan-sugan ah, Hadeer xidhiidhka ina dhex yaal waa mid sillan, laakiin hadii maan indheer-garad ah la adeegsado dhinaca sugnaanta ayaan u janjeedhin karraa. hasayeeshee,waxaas oo idil waxa ka horeeya inaan fikirkeena doorino, aynu ka baxno gaashaan dhigga noqono kan weerartamaya. kama hadlayo dagaal qori iyo madfac ah ee mid maan iyo dublumaasiyadeed. 5 milyan ayaa lagu qiyaasa soomaalida ku nool dagaanka galbeed, dhulkooduna waa ka badanyahay 25% masaaxada guud ee itoobiya, Itoobiya diyaar uma aha inay sii dayso, Waayo "domino effect" ayay ku noqonaysaa sida somaliland ugu noqotay Somalia, midda kalana waxa ay u tahay "buffer zone" ay iskaga ilaaliyaan Soomaalida hadeer qalaalasaha ku jirta. xalku waxa uu yahay in soomalidaas lagu dhiirigaliyo itoobiyaanimada!..Waanay bilaabantay. Soomaali badan oo ku barbaartay Itoobiya, wax ku baratay, kuna nool itoobiya ayaa aaminsan in la isku wadi karo wadaniyadooda itoobiyaanka iyo qawmiyadooda Soomalinimada ah, waana habka ugu haboon ee loo suurto galin karo Soomaliya iyo itoobiya nabad iyo jacayl ku wada nool. Haa dabcan, Waa inaan itoobiya nabad iyo jacayl ku wada noolaano, Qorshaheenu maaha inaan colaad dabadheer ku jirno, Xad kun mayl ah ayaa inoo dhaxeeya, mana aha runtii cadaw aan si dhayal iska ag joogi karto.
  12. Coofle

    Oroma invasion of Somaliland - Video

    Oromo are driven to somaliland for variety of reasons,fleeing political prosecution, economic migration! Etc. Somalilanders were and still are nothing but welcoming with their meagre limited means and is to be commended as pure gobanimo. Unfortunately,there has been an alarming trend of growing xenophobia perpetuated by some wadaads (whom forgotten the muhaajiriin and ansaar story) and politicians bent on misleading the public from issues that actually matter to them such as widespread corruption,nepotism,unemployment etc to the regular fearmongering of qaxootiga etc. We are a nation of beggers (bilaadul wax i sii) and if we cant build our forsaken plot of land then a more deserving peoples will do, it is the sunnah of life. The supposed 'oromo takeover' is an ugly scapegoating and I am really surprised many are falling for it.I wouldnt mind hardworking decent oromos to live and prosper in somaliland, afterall as I mentioned in another thread somaliland needs immigration and population growth.This would fuel job creation,expanding population brings more demand which in turn creates supply and thus drives economy in the right direction.
  13. @Talaabo..qurbajoogtu waa somalilands equivalent of american super PACs, itoobiya in la shaqaynteeda la soo hadal qaadanaa waa our AIPAC!.
  14. @che .. sadly,its true and it is a testimony of our hypocricy, we are running qabiil city states not a country.hadii kale saalax will prove me wrong. I believe oromo-somalilanders will vote for a man of qodaal not that of hawd iyo bari lol
  15. About the voting issue..non beelaha dhexe,awdalite or eastern clan affliated voters could be the elixer somaliland politics needs to get rid of tribal politics. Waaba daawadii sunta qabyaalada lagaga xadhaadhayn lahaa siyaasada somaliland.having a group of voters who doesn't care about tribe but your policies can persuade politicians to do some effort at lease rather than the rampant complaceny that crippled them. Politics will then advance to the next level,one of personal interest and policy. The voter will ask which politician and policies are with line with my personal aspirations,rather than "tolnimo" oriented politics we now indulge in. Disclaimer:I do not support muuse biixi nor do I encourage the practice of fraud in the electoral process.