Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Carafaad, how come you didn't post this? Wey ku daba martaa filaa.
  2. Averagely, each cargo ship brings in goods with a conservative value of 5 million U.S. dollars, which means trade generated from the renewed activity would easily hit 200 million dollars a month And zero dollars in export safe labada geel bilooyin kahor la dhoofiye.
  3. Gaarisa: 500 Qof oo Hawlgal Lagu Qabqabtay Iyo Guddoomiye Sheegay In Gaarisa La Mid Noqotay Muqdisho Iyo Kismaayo Maalintii labaad ayaa hawlgal xoog leh oo amaanka la xiriira waxaa uu ka socdaa magaalada Gaarisa halkaasoo ciidamadii ugu badnaa ee kuwa Kenya ay ku qabqabteen dad kor u dhaafaya 500 ruux. Hawlgalka oo shalay bilawday ayaa ka dambeeyay weeraro qaraxyo iyo dilal ah oo bilihii u dambeeyay ku soo laalaabtay magaalada Gaarisa. Weerarkii ugu dambeeyay ayaa toddobaadkii hore lagu dilay 11 ruux kadib markii rag hubeysan ay weerareen hotel ku yaalla magaalada bartameheeda. Wariye madax bannaan oo ku sugan magaalada Gaarisa ayaa sheegay in hawlgalkii shalay ay ciidamadu ku qabteen dad ka badan 500 ruux kuwaasoo qaarkood galabkii la siidaayey kadib markii la ogaaday inay haystaan kaararka aqoonsiga. Dad badan oo aan heysan kaararka aqoonsiga ayaa weli xiran. Dhaqdhaqaaqa magaalada Gaarisa ayaa guud ahaan joogsaday, waxaana maalintii labaad xiran ganacsiga, hotelada iyo iskuulada waxbarashada iyadoo ciidamadu ay qabanayaan cid kasta oo xitaa ay ku jiraan ardayda iyo macalimiinta. Dhanka kale booliska ayaa sheegay inay labo ruux oo laga shakiyey ku toogteen kontorool ku dhow magaalada Gaarisa kadib markii ay iskudayeen inay booliska ka baxsadaan. Booliska Kenya ayaa sheegaya in labadaasi ruux loo maleynayo inay ka tirsanaayeen kooxda Al Shabaab oo dawlada Kenya ku eedeyneyso inay ka dambeyso weerarada ka dhacaya gudaha Kenya. Booliska waxay kaloo sheegeen inay hayaan nin sare oo ka tirsan dhaqdhaqaaqa Al Shabaab ee gudaha Kenya ka hawlgala. Guddoomiyaha gobolka: Gaarisa waxay la mid noqotay Muqdisho iyo Kismaayo Guddoomiyaha gobolka Macalin Maxamed oo shalay markii uu hawlgalku bilaabanayey shir jaraa’id qabtay ayaa ku eedee ay dadweynaha reer Gaarisa inay iska soo dhex saari waayeen kooxaha geysanaya amaandarrida iyo kuwa ka dambeeya. “Gaarisa waxay hadda la mid noqotay Muqdisho iyo Kismaayo, wax la yeeli karana ma ahan.” ayuu yiri Macalin Maxamed. Guddoomiyuhu wuxuu wacad ku maray in hawlgalada ay socon doonaan illaa inta caddaalada laga horkeenaya kuwa amaandarrida ka wada deegaanka. Isniintii ayay dawlada Kenya sheegtay inay shaqada ka ceyrisay 10 ka mid ah saraakiisha booliska iyo dembibaarista Gaarisa oo la tuhunsan yahay inay la shaqeynayeen kooxaha amaandarrida ka wada deegaanka. Hawlgalka socda ayaa bilawday kadib markii uu soo saaray madaxweynaha cusub ee Kenya Uhuru Kenyatta uu ku amray in wax laga qabto ammaandarrida ka taagan Gaarisa. ____________________ Waa kaasaa, Soomaalidii dhulkooda saas loogu galooyaa shalay iyo maanta, silcis iyo mashruucii lagu kala gadan jiray la gaaray. Meeshaana abaay heeleydaan lagu madadaalsanyahay.
  4. Xabashada were 'withdrawing' their troops from xad beenaad to Soomaali Galbeed ever since Cumar Xaaji Masale led them to Luuq in early '90s to fight against the forefathers of Barbaarta. Marka sheekada ii wad waaye, oo haddana sheekada ii wad.
  5. So Java Soomaali ayaa lahayd miyaa? All this time I was thinking mid kale agtooda laga furay (the downtown branch, near Hilton) was the only Soomaali-owned coffee pub.
  6. Chicks or whatever Turkey babies are called.
  7. What happened to the top job of WTO she was seeking to? Taas ma u suuroowi weysay? Eniwey, hambalyo ayaa leeyahay walaasheena. Waxaana rajeynaa inay taqaano Afsoomaali oo aynan ahayn sujuu wareertay. Uhuru Soomaalidii u dadaashay, u codeeye ayuu u abaalgudoyaa.
  8. Wax ma dhalaan miyaa? Aawey jiiljiiladii?
  9. "Dhulkaan dhul Banaadir waaye. Dhul banaan ma'aha. Anaga dad ma dhacno, dadna ma xoogno. Ilaaheynaa ka cabsaneynaa, aadane kama cabsano. Haddii dhulkeena noola yimid, haddana waxaa dhiman in gurigeena nagala baxsado." Raaskambooni ilaa Jowhar iyo inta u dhaxeyso dadkii u dhashay boob ayaa lagu haayaa.
  10. Hilowloow, meeqo sanaa jirtaa? And I mean, sincerely. I can't believe you believe whichever way the wind blows, every qashin qoraal aad aqrisid waa iska aamintaa. You just want to confirm your bias miyaa? Maskaxdaada isticmaal, fadlan. Teeda kale, liiskaan been badan ka buuxdo. Dalal badan liiskaas ku jiro Soomaaliya daljirooyin uma joogin sideedameyadii. Wuxuuna si kas iyo laab ah ugu tagay ama u qariye safiiradii sida C/llaahi Caddoow, Cigaal, Caydiid oo ahaa danjiriyaal xiligaas. Iyaga daljiro soo ma ahayn in '80s?
  11. Xaaji Xunjuf;941369 wrote: What if their former rebel leaders says he is part of SL remember SL is not a clan but several clans who share the same history and culture and political culture whom are united in their quest for statehood. Yea, yea, sida kuwaan hoos ku xusan soo ma'aha: Jaamac Kaluun Buubaa Jen. Qaalib Cabdalle Boos Maareeye Awmaar Ilkaxanaf Xuseen Carab Fowsiyo ... Kuwaas soo aamin marka hore intaa mid calooshiis u shaqeysto ah keenin meeshaan.
  12. oba hiloowlow;940622 wrote: Care to explain this :eek: http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=GtVdSo5OjJw#! " frameborder="0" allowfullscreen> Eebbe ha u raxmado Barakoow Buuloow. Jilaa weyn ayuu ahaa. By the way, check this thread. You will know what old members thought about this exact clip five years ago. And if you were that shocked, tana kusii darso:
  13. Cagmadhige waa ciyaalka xaafadda, sidaas darteed ayuu runta ugu hadlay. Waa wax aad loogu xumaado oo waliba aad loogu yaxyaxo dad intaas sano daris ahaa, carruurtoodana isla koray in maalkii dariskooda dhacaan, boobaan. Bisinka. Dad ka gubanaayo intuu yiri wax ayee isku ogyihiin marka. Hanti dadoow laguma liibaano, waana dambi weyn aakhirana ku sugeyso. Dad hantida dariskooda boobay, nasiib wanaag, wey yaryihiin. Dadka bililiqada saa'idka ah galay, hanti dadoow wada dhacay waa kooytada Xamar soo galay, oo B iyo T magaalo ka garaneynin sidii loogu noolaan lahaa. Qashinkaasna iska daacsanaayo ma gaaro kabaha Cagmadhige xataa.
  14. Oodweyne;940901 wrote: ^^^MMA,... :D Saaxiib, you never disappoint me when it comes you given the gallery your "cheap shot" of things. But I suppose an illustrious member of those who their clannish name is the "certified indigent" of Somali race, could always be expected to know the definition of "cheapness" and it's adjacent line of thought. Hence I won't hold against you that such a cheapness in thinking and in articulation must be the first thing that comes to your mind the moment you see something that disagrees with you in a visceral sense. .. Horta I hope inay tacsidii kuu soo dhamaatay, oo asaaydii iska soo riday since 'great' aunt Maggie Thatcher died, an icon to those folks in Waqooyiga who caabudo anything Ingiriiska or Ingiriiska-related. Teeda kale, Eebbe ayaa mahad leh isirnimadeeda inaynan shaki ku jirin, unlike kuwa marna ismoodo boon Carbeed, marna meel kale sheegto. Alxamdulillaah, waaku ku faraxsanahay Soomaalinimadeena oo kumanaan sano ahayn, dhiigeenana ku jirtay. Xalaal baa la igu soo koriye, not 'ina'adeer iga dhiib/ina'abti bal wax iska baar' shaxaad ku nool. Dad xalaal ku noolaa waligood qarniyo waaka dhashay, sheekh ka dhashay oo sheekh sii dhalay waliba. Waana kuwii Quraanka ku baray markaa Koonfurta imaateen oo aad ku heyseen the blasphemous 'diinta aabahaa...' iyo 'nabigaa wa....' Rabiyaa mahad ku leh taasna.
  15. Xiligii labada 'laan' tartami jireen la gaaray, oo la moodo laba islaamood la isla qabo. I guess it is spring time again.
  16. Carafaat;940881 wrote: Nin Yaaban, inaar, as you know I have a preference for light skinned cuties, the reer Xamar cad cad type. Even the Somali girls are all light skinned, I cant even tell which ones are Somali, arab or reer Xamar. Its close to paradise I tell ya. Ookiyalo u baanhantahay. Reer Iimaaraadka warankiilo ayee ismariyaan, the worst offenders of kuwa jirkooda caddeeyo. I can immediately know cajal laga soo duubay dalalkaas Khaliijka dumarka Soomaalida ku jiro. Jirkooda aad iyo aad u xumeeyeen, siiba foolalkooda.
  17. HAG lagu haayo maxee tahay horta? Teeda kale maxaa been cad loo sheegoyaa. Cajalkaas Soomaaliweyn dhan ka wada muuqdee. Beenta badan ha laga dhaafo meesha.
  18. Alpha, my little man, waaku salaamay. How is Hargeysa? Gabar aan aad iskugu fiicanahay iga joogto magaaladaas ma ogtahay horta.
  19. So, what is the economy loss since waxa laga caabudo meeshaas yihiin the mighty doolar? N. B. -- I hope Shariif Sheekh Axmed is doing fine with his koofiyad.
  20. War Awhilowle shimuu saan u kibray. Waraa, yaa Xamar ka xigtaa u booteen kartaa oo aad guryahooda iyo hantidooda ka heysataa? Sheekaaba noo keentee.
  21. LoL, Daa'uud Waraaqle. I didn't realize that ka waran.
  22. Chimera;937175 wrote: Wadani, there were several national parks in the South populated by the Big 6, but the North seems to favor a climate for rare Bird Habitats.
  23. cadnaan1;939787 wrote: Mooge .... Rwanda ciidan maa ka jooga somalia goormayse yimaadeen? Marqaankii iyo shiishadii ayaa ka badatay ee ha u bixin. Burundi iyo meeshii kale la isku qaldooyaa.
  24. "As he has in other conversations, "Faroole" remained skeptical of the TFG's commitment to federalism. He fingered TFG Deputy Prime Minister Sharif Hassan as an obstacle to Puntland - southern Somalia relations, and cited the process used to expand the TFG parliament as an example. "Faroole," who views Somali politics through a **** clan lens, insisted that the Alliance for the Re-liberation of Somalia (ARS) should have consulted Puntland during the Djibouti process about the ***** representatives it added to the expanded parliament. (Note: It is difficult to overstate the degree to which "Faroole" interprets events in the light of clan politics. The Puntland President devoted almost an hour of his meeting with Somalia Unit Poloff to a "history" of the *****/***** settlement of Mogadishu. His version of events is accepted by no historian or analyst of Somalia.)" Wikileaks [Luulyo, 2009]
  25. Dadka aan Muqdisho ku sheekeysannay waxaa ka mid ah Cabdi Xoosh oo aan Isla quraacannay. Muqdisho waa noocya badan tahay. Xigasho: Bogga Yuusuf Garaad ee Facebook. Meeshee ku suganyihiin waxee u egtahay garoonka diyaaradaha Xamar. Taloow daarihii tirada badnaa ee Xamar ugu yaalay maloo celin doonaa.