Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Taleexi;919956 wrote: Isku doon baa la saaran yahay. AUN the innocent people. Maryooleey maba oga in isku doon la saaran yahay. Halkaan bay dadka kala qaybqaybinayaan. Oba, adiguna ma cajalad baad soo waddaa aad dhihi rabtid dad baa Kismaayo lagu gumaadayaa iyo waawareey?
  2. wyre, Xamar haddii aad Maktabad ka furaneysid waad ka lacagaysan ajarna waad ka heli intaas baan kugula talin karaa, nus-kellidaadana hayso.
  3. Then I wouldn't consider that as best friend....You should rather say a business partner.
  4. Mooge;919289 wrote: oba, i am in kismayo tonight ninyoow and the killers are believed to have had business difference with the guy. lacag ba laysku khilafay. nothing serious. we have one enemy and that is alshabaab. let us focus on that ninyoow. clan based hate is useless ninyoow. people are moving past that. lol...I am in Kismaayo, doollaalo dheeraa....Waryaa Garoowe maka soo tillaabsatay? Maxaa USC wax looga sheegaayey waa yaabe?
  5. Haatu iyo Oba "Doc ka yeer daankaa lagu dhuftaa"
  6. Best friend? Are you ready to donate your kidney if that best friend needs it? Best friend does things that others in your family might not do for you.
  7. Duceysane, ayaantaan maxaa si naga ah? Khalkhal baa ii muuqda? HAG-ta aad sheegayso waxay iila muuqataa humaag laga cabsanayo iyo wax la rabo in dowladda jirta lagu diido. War haddaad wax mucaaradeysid waxaa la yiraa "Dowlad ma rabo" ee boor la iskuma qariyo. Ragannimadaada bannaanka soo dhig.
  8. Oba malaha Quulle ayuu cunay ee Moxog ma cunin.
  9. Lol @ pictures weli waa la soo caddaynayaa.
  10. The US and EU must have some intel that Al-Shabab has now moved to Hargeysa and it is surroundings You know AS don't just start killing people. They first form cells and then start living among the public, pretending to be normal or regular residents.
  11. Oba, Don't you remember that Godane was not in charge when a lot of elites were targeted in Mogadisho? I think Godane and his brain-washed youth would have murdered Hargaysaawis the same way he does others if he had a chance. Mooge, ma waxaa rumaysan tahay in dhallinyarada qurbaha keliya maskaxda laga beddelay? Don't you think inay kuwa Soomaaliya joogaa ka sii daran yihiin oo kuwa qurbaha ka tiro badan yihiin? Ma ogtahay that there was a time only dadka Muqdisho deggan la weerari jirey? Ma waxaan dhihi karnaa Hargeysa iyo Garoowe ayaa wax ka ogeyd? Waxaan qabaa waa maya. Ninyahow wake up if you have not. Al-Qaeda, Al-Shabab and their allies (wixii Soomaaliya cadow ku ah) ayaa ku soo xoogeysanaya Puntland that is why, waxba Hargeysa si gaar ah ha ugu eedayn. Haddii aan si isku duuban looga hortegin waxaan arki doonnaa iyadoo Hargeysana sidaan oo kale dadka loogu dhex dilo ee waa in hurdada laga kacaa.
  12. lol...Haatu oo weli da' qaris ku jira. Kaalay adiga ma waxaad is leedahay SOL waa la iska dhex qafaalayaa oo askar baa la isku qorayaa?
  13. oba hiloowlow;918888 wrote: war abwaan those people are footsoldiers kala saara bahashu its the leadership we are talking about. Oba, adigana naga daa fudaydka.. Ninyahow anigu sidaan u arko Soomaalidu waa isku cadow. Xitaa hadda iyadoo aan arkayno in culimadii Soomaalida ugu weyneyd salaadda lagu dhex weerarayo ma qaar naga mid ah ayaa dad gaar ah farta inay ku fiiqaan meesha keenay? Waxyaabahan oo kale waxay awood ballaaran sii siinayaan kuwa cadowga ah ee dadka wax-garadka ah iyo maatidaba isku si u laynaya. Fadlan ha laga gudbo khilaaf aan macne ku dhisnayan, yaanan noqon kuwo hadhoow shallaaya. Enough is enough, dadkaan inta goori goor tahay halla iska qabto oo halla ogaado inaysan ehel iyo walaal lahayn ee ay yihiin cadow maskaxda iyo garashadu ka wareertay.
  14. Are there Somalis without a PhD? lol.....specially in front of the camera....you will hear Dr., Prof...
  15. Mooge, wasn't Shirwa one of the guys Hargeysa isku qarxiyey? Was Puntland behind this? I don't think so. Ninyahow sidaad u fekereyso waan la yaabanahay and it is 2013.
  16. Maryooleey never stops blaming each other and creating qabiil stories on issues that are affecting all of them alike. Mooge, whether this guy was from Burco, Baydhabo, Galkacyo or Garissa should not be an issue. Those brain-washed youth need to be dealt with the same way whether one is your cousin or not. Are you forgetting that a former government minister was killed by his niece? For once, please stop talking like some opportunist who wants to find a job and play a clan card on everything. Sh. Abdulqadir AUN Soomaali oo dhan buu ka geeriyoodey including the ones from Hargeysa. Ilaah ha u naxariisto and his legacy will stay insha Alaah. To answer your question I think there are two reasons why such things do not happen in Hargeysa a lot. One is; Hargeysa enjoyed more peace than many cities in the South and Central during the last 21 years, marka xaaladdu uma saamaxayso in falal amniga wax u dhimaya oo sidaan oo kale ah ay ka dhacaan, dadkeeduna ma wad a hubaysna side meelaha kale ee Soomaaliya. The other reason might be they value more on Aqoonsi-doon and dowladda ay cabsan yihiin inay yihiin than kana waa ina hebel ee yaanan maamulka u sheegin xitaa hadduu shar wado. That is what I think.
  17. Love Somalia;918676 wrote: After you boss, unmask yourself and I'll follow suit. So you admit that you are hiding? Ceeb badanaa.
  18. Aamiin Ilaah ha u naxariisto, eheladiisana samir iyo iimaan haka siiyo.
  19. Love Somalia;918658 wrote: They don't pay my salary nor can this government afford it. Better check the facts next time brother. You still haven't answered nuune's question.
  20. Ilaah ha u naxariisto qofkan kale ee ku dhintay and I am glad that the killer was caught. I hope that proper procedure to interogate suspects is followed in order to find out the possible threat against other high profile individuals.
  21. I agree with you MMA, it seems to be more safer at night than during the day. I even saw three females at least the driver who I knew was from the diaspora, travelling on that road around 10:00pm. What I liked more was how professional the soldiers at check points were. They even try and engage a little conversation with you just to make sure that you are not a threat to the safety. They deserve a medal. One joke that I wanted to include here is the conversation between one Reer Shingaani government offcial travelling on the road and a guard at one of those Maka Al-Mukarama check points during the night. The guard : Istaag, nalka hore demi, kan gudahana daar. The government officer: says ok and followed the instructions The guard then talks to him and confirms who he is. He then talks to his follow soldiers and s said "Dabka Dhig", meaning there is no threat. Let me clarify that they don't necessarily point their guns at people but this is one of their codes) The official then screams : Dab ma wati.... He thought in isaga lala hadlayo
  22. Ilaah ha u naxariisto eheladiisiina samir iyo iimaan haka siiyo.
  23. Saaxiib Baashi su'aalahaaga waxaan isku deyayaa inaan ka soo jawaabo ee fadlan wax yar ii samir.
  24. No I am trying to open a napkin/tissue factory aad ilmada iskaga tirtid waayo Soomaaliya ayaa nabad iyo baraare gaareysa adigana waad ka xun tahay.
  25. Ninyahow, horta tol wakiil kama ahi, midda kale hakugu xirnaato inaan tol dhami dembi wada gelin aysanna dembi-laawe wada noqon. I don't even know tolkaaga balse do you think inaan adiga kaala xaali lahaa? Waan kuu sheegay dadku waa is dilaa, waa kala adkaadaa, at the end of the day cuqdadi meel ku geyn mayso ee Ilaah ha ku caafiyo. Dhaartan aad meelaha la wareegeysana waxba ma qabanayso, xaggaan tegi iyo dad baan ka daba imaan iyo waa la i boobay oo hoogey iyo ba'ay meel ma wada galaan. Haddii aad daacad wax ka taqaanid tacaddiga hadda ka dhacaya gobollada Waqooyi ayaad si wanaagsan uga hadli lahayd. Right now baa dad qabiil loo laayaa, loo haystaa, la iskugu diraa, hub lka iskugu dhiibaa markii haddii aad sidaad iska dhigeysid tahay nin wanaagsan oo ka damqanaya xumaanto middaas maanta loo joogo bal wax ka qabo mid laga soo gudbey waxba ka qaban meyside, haddii kale ha i wareerin.