Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Haatu;907849 wrote: Allow kuu dembi dhaaf: http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/69375-Mogadishu-The-Capital-of-All-Somalis :D Aamiin Nin-Yaaban, that is an Ipad though, not a mobile phone.
  2. No wonder they killed some villagers and then habaarkoodii baa ku dhacay.
  3. wyre;907789 wrote: Yesterday a friend called me, He said that homei (Caasi) is best thing in somalia, shall we buy one and i'll work on it and we share the profit, I Said No problem i'll send the money wye, bal horta magaalooyinka isbaarooyinka ha laga wada qaadee sug, yaa firaaqo u haya koontaroollo sidii labada gool ee banooniga isku jira? Anigu waxaan dhihi lahaa mobile phone business aan furanno, you know Soomaali haddaan nahay wax naga taleefon jecel.
  4. Nin reer Mudug ah ayaa wuxuu arkay nin reer Baay ah oo naaneys loogu yeero diidi jirey, markaas buu wuxuu weydiiyey "Waryaa haddii aad magacaaga diidey, yaad magaciisa qaadanaysaa"?
  5. Taleexi, oo hadduu shaqadiisa diido yuu shaqadiisa qaadanayaa?
  6. Nin-Yaaban;907747 wrote: Well YouTube sensation Mahubo Fab lived in Ohio briefly, does that count? lol...Nin-Yaaban does she still make her annoying youtube videos? I have not seen any recent ones. Or may be she is locked up in some CA jail and you have missed her on your update.
  7. :D:D wyre. Abwaan would like to sell tomatoes too...Can we open the business together?
  8. Lol....Nin-Yaaban....I never posted a link from a mobile. I dont SOL via mobile phone.
  9. Wadani;907740 wrote: Another slang that can be used is 'imtixaankii waan dul dhigay' lol....Slang waa walba ayaa loo isticmaali karaa..."Imtixaankii waan ka faraxashay"
  10. Loooooool....JB, adna qaadka ayaad keeni jirtey soo maahan? just Admit that was a good goal....
  11. Shouldn't we priorities things?......let Xamar be secured 1st, let every1 come back and then we can talk about leadership.
  12. http://m.youtube.com/#/watch?v=FWLQ3ORkDpo&feature=youtu.be&desktop_uri=%2Fwatch%3Fv%3DFWLQ3ORkDpo%26feature%3 Dyoutu.be" frameborder="0" allowfullscreen>
  13. oba hiloowlow;907679 wrote: abwaan france attacked buulo mareer without getting approval from the federal government of somalia thus france violated our souvereigny i salute Al shabaab for defending themselves this doesn't necessarily mean i agree with everything Al shabaab do abwaan. Oba, how did you know they had no approval? Damu-jadiid warkooda bannaan waa u diideen, rag dheh:D
  14. Ok Aaliyyah...it is not the best to use but I would understand you if you did. Imtixaankii waan ku baasay soo wax badan maad maqlin?
  15. Showqi;907710 wrote: Abwaan, sxb Oba Iyo dad kale oo badan ayaa jira oo erayo cusub iska sameysta (Oba maalin dhoweyto wuxuu halkan ku soo qoray: ilmo habreed iyo ilmo eedo). Laakiin aniga ereyga iga xanaajiya markasta oo aan maqlo ama meel ka akhristo waa ereyga dibadbaxayaasha:mad::mad: oo ay ula jeedaan dadka banaanbaxa sameynaya. Taleexi, af Soomaaligii dad baa ku tuntey Loooooooooool...Oba halla yaabin, qurbaha ayuu ku qaangaarey.....Ilmo habreed iyo Ilmo-eeddo ku lahaa, mayee.....Ilmo Habo. Anna waxaan la yaabay horumarka ay Soomaalida joogta dalkii gaareen "Dhalada ayaan fiirsanayaa baa la iska dhahayaa":D.....kuwana say Wallaahi bay ku hareen....faciin ka hara dheh.
  16. Taleexi;907707 wrote: Liibaan: Aamiin, thanks and the same for you. Abwaan - I guess I'm smoking from the same pipe. When dust settles I'll have my say about these miss-allocated resources be human capital or material wealth balse hadda ha naga jiidhin xamaasadda damaashaadka. Dhalasho wacan Khaatumo Taleexi, sorry ma rebin aan kaa dhex galo sxb......bal heestii maxay ahayd..damaashaad ila ciyaar....damaashaad.....oops I mean Khaatumo u daaaa....Qaran toosin Khaatumo u daa.....Qabanqaabo wacan Khaatumo daa.....Khayraad la dhiso Khaatumo u daa....halkaas ka sii wad.
  17. Taleexi, meeshaas hadday degtey anigu mar dambe ku raaci maayo, when you are going to Cagaaran, adna ku soo booqan maayo ee ogoow.....It is a deadly city my friend and I would rather go to Muqdisho....
  18. Is it me or Somali-clan-federal states spend a lot of time on celebrations and heeso loo sayeeyey......look at Galmudug, Puntland, Somaliland and now Khatumo.
  19. Lol...I heard about this district last city.....XX soo Jubbaawi ma noqoneysid adna?
  20. Taleexi;907697 wrote: Showqi & Abwaan waad haleesheen ereyga ugu habboon. Afka Soomaaliga inta "say wallaahi-da" lagula hadlo keliya ma'aha ee waa af hodan ah use baahan horumarin iyo farshaxamayn hannaan dhexdhexaad ah leh. looooool...Taleexi, say wallaahi way na waaleen, waxayba u maleeyeen in Soomaaliya ay jungle ahayd before the war.
  21. Lol....Showqi, i sheeg wax aan samaysannay ma ahan ee it was in the standard curriculum. Soomaali badan dhibka haysta waxay tahay inay afka siday tahay u isticmaalaan rather than research sida loo isticmaalay already....I know Aaliyyah is not one of those but I had to say this.