Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;909116 wrote: Mooryåån tuuto loo giliye with no asluub iyo dhaqan ciidan midkoodba leh ayaa Xamar dhooban. Dowladnimo B iyo T midkoodna kama yaqaanaan. They are far, far from being professional ciidan dad ah. Cunaqabateynta hubka ah waa inay saarnaataa Soomaaliya intee kuwaas jidadka Soomaaliya iska soc socdaan. MMA waa sax in M00ryaan ay ku jirto ciidanka, laakiin ma ahan kulligood, annaga lafteennu seefta yaanan galka kala bixin. Dowladda iyadaa looga fadhiyaa sidii ciidan wanaagsan ay u dhisi lahayd si looga qaado cunaqabataynta.
  2. Oodka It was always obvious that Hargeysa would remain part of Somalia. I am glad that you finally see the reality, however hard it is to you. Let us move on, celebrate together and rebuild Somalia. This is a victory for All Somalis.
  3. Xaaji Xunjuf;909006 wrote: Madaxweynuhu ma xuma eeh qurba joogta qabyaladu go goayse ba xun thats the message anigu aan ka dhex dhuuxay. Haddaan isku si wax u aragnaa....Qurbo-joogta weliba qabyaaladdoodu waa aan jago ku helno ee waxay qabyaalad ka ogyihiin baanba jirin.
  4. Vsabba;909010 wrote: Good start indeed, but am picturing some people staging a bacaa and protesting in minneapolis very soon.... Protesting against who? Yaab badanaa. Xiinfaniin haye, ma mudaaharaad baa soo waddaa? Markaas waa ceebtii adduunka. Gabdhaha la kufsanayo haddii loo muddaaharadaayo ma ogi balse wax kale ma garanayo, iyadana maantay ayaaba rag loo toogtey baan maqlayey oo waa la isku daba jiraa. Ninkii gabar xooga waaba xabbad baa la dhahay cayaar meesha ma taal.
  5. lol...XX yaa kaa siisanaya sheekadaas dibnaha saaran iyo waan taageersanahay.
  6. Che -Guevara;908991 wrote: Arming an ill-trained militia with no qualified officer corp will spell disaster. And where will Somalia get the money to buy arms? Waryaa Che, The diaspora will be given an opportunity ee Xiddigle mallagugu qaadanayaa? Forget General Fake...Kuwaas dowladihii AY iyo Sharif bay raaceen.
  7. Che -Guevara;908995 wrote: What's reer Waqooyi with family history and elitism. Must be an effect of English colonialism. Che, I head that Mr. Hadliye is originally from Ethiopia although clanwise he is Awdalaawi. I beleive he is a good guy and he suits this post.
  8. lol....XX, he can no longer mess with the oil and stock. That trick will not work for him again. I beleive there is a lot of oil in Gobollada Waqooyi Bari balse sheekadii Faroole waxay ahayd mid xoogaa shilimaan la marsaday.
  9. lol....XX hadda ma waxaad ku calaacalaysaa yaan dowladda Soomaaliya la aqoonsan? Too late mate.
  10. I don't understand why people are talking about Faroole.
  11. I am glad there is no buunbuunis. Wixii qabsooma way qabsoomeen cid qarin kartana ma leh, wax aan qabsoominna ka sheekaynteedu waa waalli....hebel baa neefsaday, oo heblaayo Oxygen u karoosay ha iga harto. Ma haddaad Duke iyo wixii uu meelaha ku qori jirey u xiisteen? Waaba ka nasannay.
  12. Haatu;908440 wrote: Abwaan, why wasn't the cusmaniya script adopted? Sababaha lagu diidey maxey ahaayeen. Marwalbo waxa aad adigu leedahay ayaa dhaamaa waxa ey dadka kale leeyihiin. Haatu, let me just focus on claim-kaaga, faa'iidadeedu annagaa leh keliya miyaa? By looking at it Amxaaradaa lala yaabaa ma ahane kaas iyo gibrish-ba way ka foolxumaan lahayd Cusmaaniya.... I am glad it was rejected.
  13. Lol@gabadha bidixda xigta F inta kale kuma daraayo:D haddii ay idin arki lagayd inaad masawirkeeda meelaha wareejineysaan waa idin sue-garayn lahayd.
  14. Haatu....sidii loo dhihi jirey waxay ahayd = Xisaab, bay'olaji/bayoolaji, kemisteri iyo Taariikh....lol
  15. Haatu;908421 wrote: Sida maqaalkaas aan meesha soo geliyey ku qayaxan, farta Cusmaaniga maanta waa far kombuutaraha lagaga isticmaali kara. Miyeysan imika habbooneen in aa qaadanno oo aan ka gudubno farta Laatiiniga ah? Haatu, waa su'aale farta Laatiinka miyaan dhib ku qabnaa? Maxaa nagu khasbaya inaan qaadanno Cusmaaniya? Bal faa'iidooyinka iyo khasaarahooda halla is barbardhigo.
  16. So waxaad qiraysaa in reer Mudug meel walba ugu diracsan yihiin.
  17. Haatu, su'aashayda maxaa la iskugu dayi waayeyna? Mise way adkaatay? Here is the answer anyway: Optimist = Ilsanarag (il-san-arag) Pessimist = Ilxunarag (il-xun-arag) Can you imagine that I learned this from a Chinese guy who speaks Somali?
  18. Apophis;908374 wrote: Seriously, is no one going to support imitixaanki wan marey ? Imtixaankii waan mary means, I completed it. It does not mean that you passed.
  19. What clan or region he comes from does not matter and if that really did this article would have been written differently and mention those who came to his aide. This poor Somali man does not need labeling. He needs help and dua, nothing else.
  20. Oba, isku day wanaagsan laakiin imtixaanka ma aadan gudbin.....basically waad dhacday:D