Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. xiin dad baad caqli xumo ku caysaa laakiin nin aan is arag adigaan kaa arkay. Inaad dad isku dirtid oo u kala mashxaraddid baad maanta naf ka dhigtay. Waryaa dadku waa dagaalaa ee haddii 90skii Kismaayo la isku dardaray dadku waa walaalo. Niman aad wax wadaagtaan inaad ka soo qaadid irrelevant bal meesha ay ku geyso aan aragno. Nimankaan Gedo sidaan u arko cidna marti u noqon maayaan. Haddii ay Jubba ka qayb gelayaan iyo haddii aysan rabinba waa mid iyaga ay go'aankeeda leeyihiin. Neither you nor Axmed Diiriye does.
  2. Macallinka;922570 wrote: Nuune where am I advocating dagaal? Bal dib u akhri I stand corrected if you point out where am advocating dagal? Mise you falling for the corrocodile tears too ? As for Mooge you can't be ingaged as long as you drag wives and moms into the conversation period. Macallinka, Sheekadaan xaasaska lagu soo daro doodaha ma iyadaa cusub. Miyaadan Xasuusan 2001 iyo xaaska C/Qaasim markii khudbo dhan ay qayb ka noqotay? Marka halla yaabin Mooge.
  3. xiinfaniin;922663 wrote: ole maasai haddaan aqaan waa u jawaabi lahaa, ee i xasuusiyaa kee ahaa horta? Sibuu ii xiiqsanayahy , cid ceyrsatayna ma aqaan Xiinoow waan mashxaradayaa oo buraanburayaa iyo qof walbaan u jawaabayaa isku meel ma galaan. Here is my question to you. Shirka goormuu dhammaanayaa? Qodobbada laga hadlayo bal soo dhiraandhiri, waan ogahay inaadan ka jawaabi karin other than soon like you did when I asked you many times goorta shirka la furayo. Balse weli in Jadwalkii Kenya laga soo xawilay iyo in kale bal war naga sii.
  4. Alla xiinoow maxaad meel aan ku deeqin isku magmakaysay. War orod Garoowe geedo ka beer Jubbalayne.
  5. xiinoow waxaad leedahay qabiiliiste ma ahi and stuff. What does USC has to do with this?...Oh, I forgot you were upset.
  6. I don't blame the reporter, who will know qof kasta oo orda amase all the celebrities. To be honest a lot celeberties baananba maanta aqoon hadday i ag marayaan. If she was a sports reporter it is a bit embarrassing I have to say.
  7. Maaddeey;922423 wrote: ^ Horta adiga ku gartaye, Abwaan & Aniga hal meel baan dawladda uga soo wada jeednaye, muxuu helay?. Ma interior minister-kuu adviser u yahay?. Ps. In Mareykan lacag dul dhigeen Godane sow ma ogid oo XX-na ku maqanyahay?. Ha i nabin aniga iyo adigu meel kama soo wada jeesan, marna Indhacaddaa Gaandheri u ahayd, haddana Tora Bora ayaad la haysataa.
  8. Inaan dhegta soo qaban lahaa baan marag kaaga ahay. Abwaan dulmi um hilliyo.
  9. xiinfaniin;922346 wrote: Abwaan as ever waa fashilanyahay wallee Oodweyne is schooling you on what it takes to save face ee ninka Xasan ah is daba qabo dheh, haddii kale sidii Cabdulqaasim baa dhacaysa Horta nin hal magaalo go'doon ku ah oo weliba isagu isku xiray sidee dad indhaha ugu furaa?
  10. Xiin markuu masaairkan arkay buu khalkhalka ku dhacay ciyaar u beddelayaa.
  11. xiinfaniin;922401 wrote: Partial easing of the embargo is not bad , waa sida keliya oo lagu tijaabin karo qolodaan Xasan madaxda u yahay. It is good to see this change of position xiin. It looks like you have accepted the reality.
  12. xiinfaniin;922348 wrote: Maaddeey adigu is ilaali , intaad Godane u baqayso As much as I disagree with your hatred towards the current government and creating more clan-federal admins, I would be more than happy for us two to collect our water cans and dates and then capture Maaddeey, cause his policies are no good for any Somali:D As for the accused, if the conclussion is that they had to do with the killing of the Sheikh and this has been proofed then they should face the consequence.
  13. loool.....Inna Siad (AUN) baa iska ba'ay keligiis un baa tusaale loo soo qaadan....War AY(AUN) baa ku xallin lahaa maad tiraahdid haddii aad run sheegeysid?
  14. easy Haatu, nin colaadeed maba aadan ahayn. Ninyahow sabanka la joogo ma u malaynayo in dowlad inta dad Soomaaliyeed gumaaddo in loo aamusayo. Colaadda aan ka gudubno oo nabadda u gudubno. I can promise you inaan magacayga qof Soomaali ah oo aan waxba galabsan lagu dilleyn ninkii taas yeelayana isagay u taal.
  15. Maaddeey, ama run sheeg ama ha sheegin labada jeerba aniga waad iga nabad geli laakiin adigana yaa runta kuu sheegi?
  16. gooni;922342 wrote: Abwaan Reer oodweyne baryahaan dambe siyaasadda koonfurta aad bay ugu dhuun duleeleen golihii snm waa lasoo koobay wax yar oo burcada shishe u badan baa lagasoo reebay sow idaacadah lama socotid? Madaxweynaha umadda xafidullah cidina cay wax kaga qaadi mayso adna waa ina adeerkaaa anna waa madaxweynahgii wuxuuna ku mashquulsan yahay safaaradihii reer yurub oo ooda soo goostay meeshii la dajin lahaa iyo qurxinta bilicda muqdisho Heesahan kismaayo oo reer barigu qaadayaan iska dhagayso,aakhirka markii wixii malagoodu galo dhintaan magaalo soomaaliyeed bay noqonaysaa :Dgooni, I really hope inaan dad dambe dagaal ku dhiman oo wiilashan dadka magacyadooda twitter in lagu samaysto naf ka raadshey ay dadku arkaan inaysan waxba qaban karin. Waan ogahay waxay ka xanaaqsan yihiin shaqooyin been ah oo loo abuuray bay weynayaan oo ummadda u dhexeeya. Mooga halla yaabin biilkii reeraha ayaa ku badanaya oo awal xafiiska C/Weli laga masruufi jirey, balse yaan u sheega oo dhaha "Waa la doogiye, yaan la dacaroon" Shaqadana hadde ninkii aqoonteed, waayo-aragnimo iyo degganaanshaheed leh wuu sii joogi shaqadiisa laakiin midkii awal jago soo arkoo ku imaaday waa iska lugayn, weliba hadda soo ma aadan arag in kuwii Wasaaradda Arrimaha dibedda laga rukhseeyey aan la ceyrin ee Wasaaradda Shaqada lagu wareejiyey bal inay shaqo iyo tababar meel uga raadshaan. Mooge, boowe meeshu jago soo arkoo ma ahan ee waa yaan wax qaban kara.
  17. loooool....Iga qor...Qoran laakiin yeysan taasi kugu soo laaban. Oodka dadka Guriceel ka yimid ee Hargeysa joogaa ma ciidammada Hargeysa ayey ku biiraan? Ma wasaarado iyo xaafiis maamul bay shaqo ka raadsadaan? Soo kama hadleysid dadka ganacsiga iyo Bacadlaha furta amase ilmuhu iskuulladu u aadaan. Anigu kuwaan soo arkay waa kuwo CV wata oo ciidanka in la qoro raba, qaar already wayba shaqeeyaan, kuwo Wasaaradaha iyo xafiisyada dowladda amase u shaqeeya ama shaqo ka raba. Ninyahow Fowsiyo shaqada ay hayso gacan baan u taagey, waxaanba dhihi lahaa intii ka xumaatay markay hadda ka hor tiri "inay u dhaxayso Hargeysa iyo Xamar" ha iska illaaween waayo shaqo culus bay wasiiraddu waddaa. Siilaanyo haddii uu adiga kaaba-qabiil kuu yahay UN, Arab, African and International meetings miyuu kaa meteli karaa? Xasan Sh. Maxamuud wuu kaa meteli karaa oo waad ogtahee. Oodka naga daa inaan maanta dhiigga kugu kariyo ma rabee intaan runta indhaha kaa wada saaro.
  18. loool...Oodka you and Mooge have faan, booto iyo bakh-bakh in common. Ninyahow Xassan Sh. Maxamuud waa madaxweynaheennii aniga iyo adiga. Haddaad diiddid kugu khasbi maayo. That is his job inuu muxaafid amase mucaarad miyir leh mid kugu daraa. Aniguse waxaan ku leeyahay ninyahow inaan Muqdisho mar dhow ka imid soo ma ogid? Soo ma ogid inaan madax iyo maati reer Hargeysa soo arkay.? Mase ogtahay in marka laga reebo dadka ka imaanaya Qurbaha ee imaanaya Muqdisho, meesha labaad ee laga yimaadaa ay Hargeysa tahay? Ninyahow Hargeysa Jiilaal baa ka dhacay, ingiriisna wuxuuba soo dhejiyey argagixiso ayaa timid ee halla qaxo marka Xamar waa caasimaddaadii ee dhibka joogi. Balse waan qabaa in si miyir ah loo wada hadlo oo ummaddaan wixii kala gaarey mugdiga iyo madmadowga laga saaro. Laakiin aan kaa waaniyo inaad ku faantid Laascaanood baan shaah iyo Caano-Boore ku cabaa inaad ku faantid. Taasi dhiillo colaadeed ayey abuuri kartaa. Inaad Garoowe, Laascaano iyo Muqdisho midna la dagaashaa dani kuuguma jirto, iyana dagaalkaaga waxba ka faa'iidi maayaan. Warkii oo kooban aan kula kaftamee adigu miyaadan Xamar shaqo u raadsaneynd illeen meeshii la soo dhoobaaye? Mise weli Waad is giijin?
  19. Gheelle.T, for real toosh baad tiriye floodlight shid. I just don't like maalayacni that is all. FYI dad gaar ahna khaladkooda ma arko taas adigaa isku sheegay.
  20. Gheelle.T, ma adigaa maanta dad ka waaninaya inay taageero indho la'aan ah ku taagan yihiin? Adduunoow Adduun. War ninyahow ha i oomin ee naga daa bahasha. Anigu dembiga aan galay hadduu yahay maxaad dowladdaan u taageertay dee cidna u istaagi maayo, balse haddii aan la is nabeyn dhaqankayga ma ahan inaan qof khaladkiisa qariyo.
  21. Oodweyne;922321 wrote: ^^ Waan Gartey, yaa Abwaan... But in all honesty, I really thought that your president have had enough historical books next to his bed to know where this business of Zero-Sum game in clannish Somali setting will end, particularly if one follows to it's logical conclusion. After all he has been in Somalia for the last 20 years, and here we are still asking why this president walked into this easily definable trap (and that is assuming he hasn't chosen to walk into it in the first place). In other words, you do know I take it that there are so many ways he could of really make this argument a nonstarter if he had only seen the minefield for what it is and then act accordingly. But, still for what is worth, let just say I have learned the political imagination of this president. And it surely less than what his apologist (including you) have said it had amount to, indeed. Oodka, don't you think that you and few others over here are just making allegations and do not have proof on your claims against this president. Check this Mooge dude. He started his campaign on the day that Mr Hassan came to office. If I am not mistaken he was the only one over here that started the name-calling and was against the president, then followed his scripts, carruurta meeshaan uga cammirta and few like xiin and The Zack oo xaalkooda Ilaah ogyahay:D. Who does he think he can fool? That is why aan Mooge hal-qabsi uga dhigto. I am not against people criticizing the president's leadership but all I am saying is let this be based on the truth rather than fabricating maalayanci. I know that you personally do not want for this government to acheive any good cause you are still buurtii go'doonka ee aad fuushay 1991 ee ha igu ciyaarin.