Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. This photo makes the baroordiiq and attack above look too late.
  2. hahaha...Carafaat, saaxiibkeen Oba ayaan fasax ka sugeynaa bal wuxuu dhaho aan aragno yaanan isku cammirine.
  3. click the link below for more info and photos: http://www.raxanreeb.com/2013/02/madaxweynaha-jamhuuriyada-soomaaliya-oo-waraaqaha-aqoonsiga-safiirnimo-ka-gudoomay-safiiro-ka-socda-wadamada-yurub/
  4. Waryaa xiin shirkii 26-ka ayaa la billaabayaa la yiri haddana maxaa ku dhacay? Meeqo jeer baa la soo dhejiyey shirkan oo uu baaqday? Hadda maalintee dhegan yahay?
  5. Carafaat, Why would you return to Mogadisho? Go to Burco baadiyaheeda man haddii aad run sheegeysid. Aniga Mudug markaas waan aadayaa....
  6. lol@MMA adiga hadda soo Xamar ma joogtid, islaamaha aad sheegeysid maxaa goobta loola qaybsan waayey? Carafaat adba so Rotterdam lama aadan wareegin baxaad ula yaabi?
  7. :DApo, I am pleased to know that you now call me a fellow Somali brother. No HAG or IAG.....blah blah blah.
  8. Geelle at least Abwaan, his father, grandfather and great grandfather were born in carro Soomaaliyeed. Let us ask The Zack, Abtigiis, Haatu and Apo where their grandfather, father or even themselves were born? Having said that I am still happy to call them fellow Somali brothers because this land can fit all of us. And FYI if Che is not Mogadishu boy no one else is. Yaan qabyaaladda la sii fogeyn.
  9. Good to know that u r ok Macallinka, kan The Zack la dhahayo waxba lama socdo berrito isagaa kabtay bilataa loo billaabi doonaa oo marb dhinac isku ceyrsan doono. All this caro for Maraxweyne iyo PM ma helin yaab badanaa. Waan kugu raacsanahay cajaladaha halla iska demiyo oo indhuhu runta ha arkeen.
  10. MMA ayaantaan xaggee jirey? adigu intaad Gabbal iska fiirineysid Mooge iyo The Zack yeysan ku boobin.
  11. Lol..JB, waa su'aale hadda xaggee nacaybka xusiddiisa loo wareejiyeyna?
  12. Lol...Che, Kismaayo Boys can be from any clan but when some1 is identified on those xaafado ama degmooyin it is qabiil level. And this says a lot that Kismaayo is for everyone.
  13. What is wrong with Somali names nowadays? Aman bal macnihii? Ma ninkan wax kufsanaya ayaa Amaan loo bixiyey?
  14. Nightmares ku lehe... Dadkii oo boobayey iyagana maxay sheegan haddii isagu nightmares ka cabanayo?
  15. lol....xiin weligaaba wax aad hubto meesha ma aadan keenin. Nothing new here.
  16. loool@Malika....are you encouraging for wiilasha cad-cad to claim their share of crimes? You should have congratulated them for using more Diana and bleach and staying out of trouble.
  17. Maasha Allaah Burco dhaqaaqday. Magaalada caanka ku ah Suuqa xoolaha ee ugu weyn Soomaaliya.
  18. Warkaan deg-degga ah xaggee la soo duulay? Yaa soo tebiyey ma adiga?
  19. Raamsade;921596 wrote: Nin la baxay magaca "mooge" warkiisa dheg loo ma taago.
  20. lol....You see, baaranooyadaas ayaa lagaa quraan saarayaa duqa. You proofed me right.
  21. Ilaah ha u naxariisto Sh. Abdulqaadir iyo intii gacanta Shabaab sida xaqdarrada ah ugu dhimatay iyagana ummadda haka qabto.
  22. Tilllamook, dowladdu waxay dhawaan billaabaysaa barnaamij Jimce walba quraansaar loo samayn doono qaab wadareed. Stay tuned for more info iyo qaabka loo xuli doono insha Allaah. You know suufiyaasha are coming back? Maalin dhoweyd mowliidkii jidka Sayidka iyo Maka Al-Mukarama dhan waa loo xiray oo AMISOM baa ilaalineysey.