Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Doontii ugu horeysay ee shalay ku soo xiratay dekadda weyn ee Muqdisho oo saaka lala soo beegsaday madaafiic hoobiyeyaal ah(Hogaamiye kooxeedkii weerarkaasi geystay oo ka waramaya sababaha uu ku maagay) Dekadda weyn ee Muqdisho oo muddo 9 sano ah u xirneyd khilkaaf siyaasadeed oo u dhexeeyey hogaamiyeyaasha kooxaha Muqdisho, ayey muddooyinkan howlo dayactir ah oo dhammaaday ka wadeen guddi ganacsato ah, kadib markii ay soo shaac baxday in hogaamiyeyaasha kooxaha ee ka soo jeeda beelaha ****** oo uu ku jiro Max’ed Jaamac Furux oo maleeshiyooyin isaga taageersan ay dekadda gacanta ku hayaan ay isku afgarteen in howlaha dekadda & dib u furideeda ay u xilsaareen guddi ganacsato ah oo 11 xubnood ah ayaa waxaa shalay dekadda ku soo xirtay doontii ugu horeysay ee siday badeecooyin bagaash, raashin & shidaal ahaa, iyadoo doontaasi oo aheyd doon weyn ay dekadda ku soo xiratay 10:00 subaxnimo (Afar saac). Qadar saacado ah ayey ku how-shoonayaan shaqaalaha dekadda sameynta wiish-kii loo isticmaali lahaa dejinta rarkii doonta saarnaa oo ciladeysnaa, waxeyn qaadatay hagaajinta wiish-ka ilaa xilli saaka waaberigii ah, waxaana saaka aroortii laga war helay madaafiic hoobiyeyaal ah oo lala soo beegsaday doontii oo markaasi diyaar u aheyd in rarka saaran laga rogo, waxaana ay rasaasta lala soo beegsaday doontaasi keentay in kabtankii doontaasi baroosinka goosto, kana dhaqaaqo dekadda ilaa masaafo dhan 20 KM, isagoo u dhaqaaqay dhinaca xeebta ilaa doontu ka libidh-to, waxaana sidoo kale, dib u gurtay doomo kale oo rar siday kuwaasoo lagu waday in ay saaka ku soo xirtaan dekadda, iyadoo xalay dad-ka degan nawaaxiga dekadda ay sheegeen in ay arkayeen maraakiib xeebta ku soo dhowaaday. Hogaamiye kooxeedka C/qaadir Xasan Beebe oo maleeshiyooyin isaga taageersan ay farriisin ku leeyihiin xaafadaha Shibis, C/casiis & Shingaani ayaa sheegtay in weerarka loo geystay dekadda in ay ka dambeeyeen maleeshiyooyinkiisa, uuna ka soo horjeedo koox ganacsato ah oo uu ku tilmaamay in ay yihiin danley, oo buu yiri waxaan horay ugaga dignay in ay hantidooda ku soo biimeeyaan biyahaas. “Horay ayaan ugu sheegnay ganacsatadu in aysan hantidooda ku soo biimeyn dekaddaas, oo aan ka soo horjeedno in kooxo ganacsato ah ay si gaar ah ugu intifaacaan hantida dekaddaas ka soo xeraato oo ah hanti Qaran, mana ahan wax aan aqbaleyno in koox danley ah ay ku dhawaaqdo furitaanka dekadda iyadoo aanan laga heshiin waxyaabihii sababay xirnaanshaheedii†ayuu yiri C/qaadir beebe oo hogaamiye kooxeeydnimadiisu ay soo shaac baxday dabayaaqadii 2003-da, wuxuuna sheegay in uu weerarayo haddii dekadaasi ay ku soo xirtaan doomo & maraakiib. Shaqaale isugu jira kuwii ka howlgeli jiray qeybaha xafiisyada dekadda, xamaaligii dekadda & dadweyne meherado ganacsi ah ka sameystay gudaha dekadda & banaankeeda oo maalmahan ay dayactir & dhisme ku wadeen ayaa si weyn uga niyad xumaaday weerarada lala soo beegsaday doontii shalay halkaasi ku soo xiratay, waxaana saaka mar weriye ka tirsan bogan indha-indheyn u tegay dekadda uu ku soo arkay dad gudaha dekadda ku xoonsanaa oo saaka ilaa xalay sugayey xilliga la billaabayo dejinta rarka doonta saaran, iyadoo la arkayey halkii shalay ay doontaasi ku soo xiratay oo saaka cidlo ah. Cabdishakuur Cilmi Xasan ,Dayniile Muqdisho cabdishakuur@dayniile.com This is a very sad story. There was some hope for the citizens of Mogadishu and its surroundings as late as this morning but that seems to be gone now. I have a feeling that there is a conspiracy beyond the claims of the so-called fresh warlord who has admitted to have ordered his militias to fire at this ship and the port. I think there is a need for whoever is in charge of this mission of re-opening the port to talk to the owners of all the make-shift ports and get them sign an agreement stating that they will not jeopardize such attempt of bringing life back to the millions who live in and around the capital.
  2. Waxaan rajeynayaa in khaladkii hore u dhacay uusan mar dambe soo noqon, oo marka hore Ra'iisul-wasaaraha iyo wasiirradaba laga ansaxiyaa baarlamaanka inta aan la dhaarin, aysan ka qayb gelin shirar amaba aysan heshiisyo aan sharciyaysnayn iska gelin ka dibna uusan dagaalkii Sabtidii oo kale soo noqon. Umana malaynayo in wax lagu farxo tahay in baarlamaanka dagaal ka dhacaa balse haddii dastuurka meel looga dhaco waxaa habboon in lala xisaabtamaa cidda falkaas ku kacday iyadoo weliba aan arrimaha lagu dabbakhayn danaha shaqsiyeed amase beeleed sida: in jago wasiir la helo.
  3. Abwaan

    Hibo And Pakistan

    Hibo waan ku salaamay, Waxaa farxad leh in warkaaga la maqlo in kastoo aysan wanaagsanayn dhacdooyinka aad soo tixday ee kula soo gudboonaaday. Sidaan aaminsanahay waxaad tahay qof isku kalsoon oo ka badbaadi doonta hagardaamooyinka noocaan ah haddii Eebbe idmo. Khayr baan kuu rajeynayaaa
  4. Kind of reminds me of The late Siyad Barre oooooooooops i just realised he aint dead he is still here in the form of his student Riyaale. I am afraid that these sorts of things did not die with the previous regime. It is practised in many parts of the country. There might be even more senior students around than the one you mentioned. I hope that these actions are opposed collectively in order to fight against injustice.
  5. Wasaaradda Batroolka (No offence but this reminds me of Cali Mahdi: Naafato iyo Badar) iyo tamarta. Does tamarta stand for Macdanta iyo Biyaha? Shouldn't the two ministries under Cumar Finish and Adan Madoobe be one rather than two separated ones? At least they didn't include Ministry of Science and Technology this time, since we don't even produce Gaari-gacan so far. Again siday aniga ila tahay, dibu-u-dhiska iyo dhaqan celinta maleeshiyada should be under one ministry. The new Somali government will be tight in budget so no need of double ministries and let us stop of Halla iska dhex arko excuse.
  6. QUANTUM LEAP...lol@Qualifications: I think I can list some: Having a close relationship with Ethiopia or simply being a spy for them. Having blood on the hands Being Ex Somali minister's son Coming from an armed clan knowing how to destroy rather than build Need I say more....? "Haddii nimaan talin jirin uu taliyo, nimaan tegi jirin baa taga"
  7. Abwaan hore oo Soomaaliyeed baa yiri "Ninka degey rugteennii, Ruqiyana ku guursaday, Timaheedii kala ridey, Dumaal uu rag leeyahay, gardarrada ku raadsadey, haddaan laysku ruux go'in, midkeen rubadda laga jarin, ragannimo maxay tahay"? Walaalayaal halla iska daayo guulwadaynta oo halla dareemo hagardaamada taliska tigreegu Soomaalida ku hayo.
  8. I think Abdullahi Yusuf and those who are calling for International Troops to be brought in Somalia are doing so because they think that armed malitias will lay their weapons down or there might be some other objectives of theirs, but what they don't understand is that in both cases the idea of foreign troops will not work at all. If bringing the Somali people together, which Mr Yusuf keeps on saying is true agenda of his let him try to convince the warlords (which he was a senior member of them before his election) and let them participate in the government. It doesn’t mean that I put all my trust in warlords but it is at least to reach a reconciliation. However, he better forget this claim of terrorists in Somalia, which I think is baseless.
  9. Dhallinyaro mar kale iyo salaan. raula turjumid yar oo caato ah ayaan bal ku fiirin qaar ka mid ah ereyada aad soo taxday: Risk = khatar Susceptible = u nugul Employment= shaqaalayn, shaqo-siin Generation = fil, da' amaba jiil Fitness/exercise = jirdhis, ciyaarsiis amaba jimicsi
  10. Salaan sare akhyaareey, Meel aan jirey fogeydaa inta casharradan qurxoon la isdhaafsanayey. Akhyaareey magacu yuusan idin sirin oo Abwaan hooskiis baan iska dhigaaye ma ahi mid dhaba. Teeda kale arrimaha ku lug leh Afsoomaaliga iyo ereybixintiisa ayaan si aad ah uga xiiseeyaa marka waa ku mahadsan yihiin ragga iyo dumarka arrintan soo abaabulay kana qayb qaatay. Aniga runtii Ashwaq baan hadda jeneraal shan xiddigoodley ah ku tilmaami lahaa siday ereyada kooban u kala dhigdhigtay. Ereyga Calendar= Sannadsuge waa ku habboonaan lahaa amaba Sannadqore oon anigu is iri taloow maku fududaataa haddii ay adinkana idinla qurxoon tahay. Chart : Jaantus ma noqon kartaa? Shax oo hore loo sheegay ayaa kolley ah ereyadii aan ku maqli jirey. Waxaan ku darsan lahaa goobtan maadaama aad ogtihiin in dunida aalado badan oo casri ahi ku soo kordheen, afka Soomaaliguna aan beryahan qaab qoraal ahaan ah loogu darin erayo amaba loo raadin kuwo u dhigma miyeysan habboonayn in dhinaca arrimahaas aan xoogga saarno. sida kuwan soo socda: Computer: Email : waxaan arkay in dadka qaar isticmaalaan dhambaal danabeed oo iila muuqda mid u dhigma, mase la heli karaa eray ka kooban? Bal halkaa nooga sii wada.
  11. When one needs to comment on Somali restaurants it will depend on what corner he/she wants to look into; food, service, location and so on. I think I can comment about many Somali restaurants around the globe except those in North America and Australia although my observation will mainly be based on the ones in UK. When I came across this topic it reminded me of something that I have experienced in many Somali restaurants, which is when you order a steak and the waiter gets the message of "there is none left" from the chef he will come back with this news "Isteegii waa dhammaaday, suqaar baan kaaga dhigay saaxiib". Wax yar kelmeddaasi dhegahayga kuma soo dhicin runtii, xitaa haddii lagu dhaho makaaga dhigaa waaba fiicnaan lahayd. Anyway, I think that the Equatore, Blue Ocean and Ecean restaurants provide good services for us Londonners and I should mention here the no 1 London chef is certainly the co-owner and chef of Blue Ocean Restaurant in Shepherds Bush.
  12. This meeting and marrying thing is Calaf in the first place . I wouldnt advice someone to put all their trust on the net and look for a partner from nowhere else but here on the net, because you might end up meeting on a smooth-talker in chat which could be different in REALITY. Someone should have a life and the net thing can only be part of it. I know many people come online nowadays and form friendship of different levels and kinds over here. These people dont necessarily see each other or live in the same jungle. However if by chance some get along very closely and think they share many things in common and the Calaf works between them I think it is fine as it is in any other form of meeting, but remember i said don't just come here for a future wife or husband.
  13. Shaheed Rantisi....I think that is a wonderful brief description of the endemic Somali problem. If we all continue talking about Somali problems we will keep rephrasing on your sentence. Therefore let me be the first one to do so: Aqoonyari..Aqoonyari..Aqoonyari (Ma hubtaan inaan taas 3 jeer sheegay?), Musuqmaasuq, Qabyaalad The fact is that when Somalis want talk about the current Somali problems, some of us jump to the conclusion and comment only on the last 14 years, some put the blame on the Tawraddii Oktoobar, but the reality is the problem dates back from the colonial period and the first Somali government. And Sadeboi.....it seems that you already started the Somali style of "My uncle/Dad wasn't part of this mess" . Haddeer baa markii la damco in dhibka jira la taabto mid walbaa oo naga mid ahi sidaadoo kale haddii uu eed lahaa adeerkiis eedda ka qaadayaa. Waxaanse aaminsanahay in Ilaah ha u naxariistee uusan adeerkaa keligii jahawareerkan noo horseedin.
  14. Waa su'aale haddii aan dhaqankeenna ka tagno, ma dad kale dhaqankoodaan dhawraynaa? I understand that many Somalis were born outside Somalia but that doesn't give them an excuse to Forget about their background and culture. I think our fathers tried their best to pass the Somali culture onto us (the present generation) the ball is now on our side that we should keep this in a form that it reaches to the future generations (Insha Allaah) and why not use the better facilities that are available nowadays? A big thank you to those who reminded us over here that no culture is perfect, that is true. Si kastaba ha ahaatee waxaa jira waxyaabo Soomaalida qaar ay moodaan inay yihiin dhaqan soomaaliyeed oo soo jireen ah sida Cunidda Qaadka; arrinkuna sidaas ma ahan ee halla ogaado . Walaalayaal dhaqankeenna ceeb iyo ammaanba waa laga helayaa.
  15. mombasa_QUEEN....cashar fiican...but long....tafaariiq inaa noo siiso bay ahayd NOT JUMLO..Anigoo kale waxaan dhan maba xasuusan karo..@lol Try_Me....@lol...dhareer baa kaa imaan rabo haye....?like in Liin aad kor ka aragtay? quote: loooool i don't think anybody is going to attempt kissing u for the years to come, cuz u wear ur winter boots in your hands...... Checkmate....ishaa ka tuurtay bro..
  16. Abwaan

    Some advice!

    Hey Try_Me...raadkaa aan ku joogey, intaa iiga soo dhuumatey haye?@lol... Saaxiib ninka warka caddee dheh, labac-labac maloo baahna iyo unfinished business haddii kale arrinta halla kala lugeeyo waxay ku dhaanto maleh!
  17. Yusufaddie and those who are interested in learning Somali, here is a question for you: What level are you in Somali? I mean do you ? Speak/Read/Write ? Rate yourselves are you? Beginners/Intermediate/Advanced . NB: This will make it easy for those who are willing to teach you Somali to set up a proper lesson plan for you. Look forward to hearing from you,
  18. I am not surprised with these kinds of actions because the guy (Mohammed Dheere) did other similar things in the past. I wonder what sort of award he is after to treat fellow Muslims and Somalis like this? Doesn't he realize that even the authorities of many non-Muslim countries wouldn't take such actions, and many Muslims enjoy the freedom of practising their believes in how they want in many western countries? I wouldn't call such a person and many like him in Somalia leaders, they are just gangsters who took advantage of the situation in Somalia who we should unite against and bring them in front of the justice. Believe you me one day Allah will make that possible Insha Allaah. One shouldn't forget what happened to Siad Barre's forces; such powerful, bullies to Somalis for many years and the humiliation they faced in the end!!! **************** Hays oran cidi kuma arkaysee Amxaar u adeeg Hays oran cidi kuma celinaysee shacabka gumeyso Nin dad gumeystey eed qaadyeey Nin dad laayey eed qaadyeey!!!
  19. Nice topic, but it seems that we only concentrating on videos. Could some people mention the audios as well please? I think that only small percentage of Somali concerts are available on videos since most of them are on audio. I will quote some myself next time I visit here Insha Allah. Nabadgeliyo iyo ismaqal dambe oo xiiso leh.
  20. Asalamu Calaykum waraxmatullaahi Wabarakatuhu Brothers and Sisters, Before I start my comment I would like to say that this isn't to deny the rights of other cities or those who were originated from there but this is purely based on my eyewitness account. I have visited Mogadishu in January 2004 after being away from there for 12 years. I was born and raised outside Mogadishu but also lived and studied there for many years before the civil war. I can say that Mogadishu has now changed a lot; both for the worse and better so it depends on what you are looking into. On one side Mogadishu is this lawless, probably with the highest unemployment over the world, with poor roads where anyone can drive on whichever side of the road they want to and whichever direction but on the other side I have seen this Mogadishu with its streets filled by uniformed students, with newly built housing compounds, business exhibitions, with universities (whom students and staff I have met on a visit to one of the universities) and with better domestic services (such as electricity, water, communications) Although I have to admit that it hasn't widely reached to the community. For those who think that Mogadishu was nice only when their fathers were senior officials from old regimes, had large villas, farms and cars they have to realize that many Somalis were suffering under those corrupted governments and were denied of freedom of speech, were in jails, got their loved ones killed or went into exile. I remember in the 80s when one of my former classmates along with dozens of other Somalis was killed by government soldiers and had their bodies burned and then brought into one of the cities in Somalia trying to see if anyone can claim that they were related to them (the shufta, a term used for those victims) so that they can be put in jail. My former classmate's dad had to deny that he was the father of the teenager in order to save his life and his family from further atrocities. All this doesn't mean that I am turning a blind eye on those who lost lives, porperty or dignity in and around Mogadishu or anywhere in the country and those who fled from Mogadishu or other places around Somalia before and during the civil war (whom I am one of them) but just to mention some situations that other fellow Somalis have faced in the past. Finally, I believe that many Somalis have suffered over the years in different parts of the country before and after the civil war over the periods of with or without government so please brothers and sisters let us not add insults to injuries. Let us just forget and forgive and work together towards the future. Please stop posting bad comments over the net (which we all know is a sin). Thank you,
  21. Originally posted by OG_Girl: quote: Somali Leaders Agree on Contentious Issues I am really envying u being optimistic. Do u really think those in Nairobi ( whom r the accually warlords ) can build our nation again ?! and who gave them rights to talk behalf of us ? Finally, I really don't know how some one call him/her self somali can support one of those in Nairobi!!, Whatever their names they r WARLORDS and can't lead us now or in the future. PS: by the way who made them somali leaders ? I don't remember some one elected them . salaam I couldn't agree with you more sis....I dont think that people who represent their so-called clans and very personal interests will lead Somalia towards peace. Brothers and Sisters, let us not celebrate before the victory please. Let us unite and work hard to get our country stand back on its feet. Let us (Somali Youth) not be cheated by few old men who have blood on their hands. Please fight against clanism and hatred and Let us unite. May Allah help us to unite
  22. We ain't all that bad!!!!!! my first time here and I clicked on....it's just.....topics about religion tend to be dominated by men whose knowledge doesn't even extend farther than that of an 8 yr old child!!!! Yes it is a shame...but while those same menb think they are in fact being an advocate for Islam...they r in fact alienating would be muslims from even reading further let alone embracing Islam, instead of some Kufr religion. So I would suggest the next time a wannabe sheikh has too much on his mind and wants to share..please rsearch the Koran..and the Hadith...so that the truth that is what we live for is told..and NOT twisted in any way, shape,or form!