Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Mooge;921565 wrote: shekadi way kacsantay walee. Oo reer akhiraadkii baa bayaan soo saaray miyaad ka waddaa? Allow Sahal ummuuraha. Mooge maantay adiga iyo Tillamook waad kashifanteen.
  2. Haatu;921560 wrote: C'mon people. Ma sidan baa idiin dambeyse? Haatu ma aragtay how sad ay arrimuhu marayaan even xitaa dadkii dhintay waa fakan la'yihiin.
  3. xiinfaniin;921559 wrote: Waa kan faanku awoowe That the delegation headed by minister Abdulkareem is visiting Kismaayo?
  4. Brother Mooge it is not too late. Just admit your mistakes and move on. This government is yours and mine. I am still not Damu-Jadiid, we can still form a party together and call it Walaalaha Gaalkacyo iyo Mudug and attempt to take over the office after 4 years insha Allaah, before that happens let us just give this government a time to do its job.
  5. Mooge, Didn't you accuse president Hassan of assisting Al-Shabab? Then why are his forces capturing more areas previously controlled by Al-Shabab? And as you can see the source is allpuntland....oops I forgot the one you co-edit was Puntlandi.
  6. 25. februar 2013 Ciidamada dowlada iyo kuwa amisom oo is garab sanaya ayaa maanta la wareegay degaano hor leh oo hoos yimaada degmada leego ee gobolka shabelada hoose. Abuukar C/laahi Isxaaq “Al-Cadaala oo ah Gudoomiyaha degmada leego oo la hadlay warbaahintab ayaa sheegay in ciidamada dowlada si nabad galyo ah ay kula wareegeen deegaanka jameeco oo hoos yimaada degmada leego ee gobolka shabelada hoose. Gudoomiyaha ayaa ka gaabsaday in ciidamada dowlada iyo kuwa amisom ay ku sii jeedaan dhanica degmada buur hakaba ee gobolka bay isagoona tilmaamay arintaasi in ay ka war bixin doonaan saraakiisha ciidamada ee aaga dagaalka ku sugan. Xiriiro aynu la sameynay saraakiisha ciidamada dowlada iyo kuwa amisom ee gobolka shabeelada hoose ayeysan inoo suura gelin. Al-shabaab kama aysan hadlin guulaha ay dowlada sheeganayso. Nagala soo xiriir >> webmaster@allpuntland.com
  7. Tillamook;921547 wrote: Abwaan, Xidig wuu idinka fakadey ee bal nin kale aad madaxa usoo duubataan orod raadiya! And yes, Amisom is responsible for the security of all government officials including MPs. I just asked which hotel did this incident take place and still not answer? That says a lot
  8. War madaxweynaha ninna kama xigo ee ninyahow in caqligeenna lagu ciyaaro oo been loo sheego dadka ayaan ka soo horjeedaa. I support this government but I will not go against a reasonable criticism. I just don't like the qabyaalad maalayacni ee haddana beenta la isku boohinayo. Waa su'aale adigu hotel-ka magaciisu maku soo gaarey The Zack?
  9. me comedian? Mooge, comedian labo ma ahan ee waa adiga iyo mid kaloon jirin. I am glad that you recognize this minister's ability to do his job. This looks like a sign that you will admit that you were wrong about your negative campaign against this government soon insha Allaah. I am not suprised that you gave the minister the green card though just because he visited Garowe. Remember it is his job to visit any city in Somalia.
  10. Tilla adigu maka war haysaa hoteelka AMISOM ilaaliso? duck duck hannoo dambaysee.
  11. Maxaa faana xiin, sowtan dowladdii Kismaayo booqanaysa.
  12. So dowladda will take care of business? Thanks for sharing this Oba.
  13. Mooge maba la yaabani laakiin The Zack oo cajalad laga dhex daaray baan la yaabay. Puntlandi iyo Mooge adinku been haddaad sheegeysaan been run u eg baa la sheegaa. Goormaa AMISOM hotel ilaaladiisa mandate-kooda loogu darayna? Bal noo sheega hotel-ka ay AMISOM ammaankiisa gacanta ku hayaan? Waryaa Mooge anigaa kaa naxaya ee quraan isa saar.
  14. Maaddeey, cayaar cayaar baad sheekadii u beddeshay, yaase kaa akhrisanaaya?
  15. The Zack aniga inaad igu coyaarto ha isku dayin. Cali Madoobe iyo Darwiish meesha Itoobiya ayaa keensatay oo mashruuca Kenya ku bareejaysay. Wax badan baa arrimahan laga og yahayee ha is dhihin dadku lama socdaan. Soomaalidu iyagaa isku jeeda ma ahane meeshan gacmo badan baa ku jira. Allow sahal ummuuraha.
  16. Waryaa Zack anigu inaan Burma ka imid camal baad iila hadlaysaa....war Soomaalidu waxba ma kala aha.....labada cidoodba qaraabo ayaan la'ahay although I do not want to disclose how in public. I mean close family aan weysada iga jebin..marka xitaa my own family members dareenkooda ayaa igu filan, let alone, deris, saaxiib, websites and fadhi-ku-dirir.
  17. Lol...Nin-Yaaban. Waxani nin bayba u eg yihiin adna gabadhaan baad leedahay.
  18. The Zack waxaan is leeyahay xaqiiqda la wada yaqaan iyo middaad rabto waa kala duwan yihiin. Haddii aan laba beelood dagaashannayn maxaa inta badan dadka Reer Gedo iyo inta badan Axmed Madoobe ciddiisu ay u kala caraysan yihiin iyadoo ay salka ku hayso arrimaha Jubboyinka. Ma waxaad rabtaa inaad dad kale go'aan u gaartid oo aad dhahdidhebel baa ku metela ee haka hadlin anna aan ciddaan rabo keensado? Anigu sidaan k dareemay hadalladooda reer Gedo waxay ka xanaaqsan yihiin in sidii marti loola dhaqmay. Taas miyaad hadda qarin rabtaaa?
  19. Mooge Gedo Clan miyaa magacooda u beddelay Xasan Jaamac Qoorshe? Mise waxaad soo bandhigtay baa wax si ka yihiin? Xishoodkii waa dhammaaday ma is tiri?
  20. Maaddeey;921374 wrote: ^ To the topic, as much as I would like to hear their (dawladda) failings lakin tan Kismayo iyo midaan bakaaro isma leh, Oo ma guryo dadoow baad haysataa? Why baad dowladda horumarkeeda u diidan tahay? Yaab badanaa.
  21. The Zack, Dabrow nabad buu ku baaqay for the interest of all of us ee nabadda halla qaato, qof walba wixii uu rabo ha isku sheego illeen war lama kala sugayee laakiin nabad wax ka fiican ma leh.
  22. Mooge;921347 wrote: you didn't want to listen to what I was telling yesterday but it is good you now realized that kismayo has moved on from the old clan driven stuff. there is a maamul and there will be even bigger and better maamul for the people of kismayo and we are working on that. stop phoning your clan members and urgining them to fight because in the end wiilal yar yar oo tolkaa ah bad god ku ridaysaa ninyoow. One thing that you should realize is that galgaduud has no say in kismayo. those JVA days are over. kismayo will protect the rights of all its minorities. taas igu ogoow. caabduqaaq people have nothing to fear. I might agree that Galguduud have no say in Gedo and so are you, xiin and Faroole. Here is a question to you and Xiin, tell me hal degmo oo ka mid ah degaannadan saddexda gobol oo la dhihi karo waad deggan tihiin si muuqata.. Don't tell me Kismaayo waayo xitaa reer Hargeysa iyo Burco wax baybka degi jireen magaalada, oo Soomaali oo dhan baa laga helaa. Haddii ay run idinka tahay in qof walba dhulka uu dego loo oggolaado si ay maamul uga dhisaan, why are you dictating Gabbal oo 3-da gobolba wax ka dega, si aan la inkiri karin, oo weliba majority inuu noqdo laga yaabo mid ka mid ah? Mooge ummaddaan adiga, xiin iyo kuwaan doc kayeerrada ee Jacpher ka mid yahay baa isku diraya ee ka dhex baxa, haddii kale Indhacadde will be on his way.
  23. Mooge;921072 wrote: i have been telling gabal, oba and abwaan that hiiraan onine and other clan websites will not change the facts. kismayo has moved on from clanish JVA era. the propaganda will not change anything on the ground. lol. gabbal and his HAG masters sooner or later it is better they accepts their faith in the Juba and choose peace. still fabrication iyo isku d i r dad walaalo ah baa laga shaqaynayaa. Waa yaab.