Samafal

Nomad
  • Content Count

    1,480
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    3

About Samafal

  • Rank
    Waxgarad

Recent Profile Visitors

The recent visitors block is disabled and is not being shown to other users.

  1. Why does he not tell us about the ambitious young spy missing to this day? Also, under his tenure killings by Al Shabab has tripled. How is he deserving anything except a court of law to answer his actions?
  2. Ok, educate us how many constituencies in Bay & Bakool can be voted in same way as Qardho, Ufeyn and Eyl?
  3. Correction, 5000 is not the number of the population in the district but the number registered to vote.
  4. Qabiil gabaad ha ka dhigan. Farmaajo qabiil hadaan ku haysto ma aanan taageereen 2017kii. Marka oday waxa adi kaa nagnagsiinya oo aad u arki la'adahay dhibaatada uu wadanka u gaystay 5tii sano oo lasoo dhaafay, aniga ha igula soo galgalan. Ninkaa wadaadka aad haysatana idiinma qarni karnee orad oo meelahaas ka raadso oo kala garbaxa. Laakiin waxaa lagu moodaa inaad sas ka qaaday SSDF, ma marbay ku heleen adoo daba qarjab leh odaygii adeer ahaa. Allaha ku cafiyo hadii dad bini aadam ah kugu maqanyihiin
  5. My brother, Farole can say whatever he wants and he does not speak for no one except for himself. I do not have any recollection of me saying that he will not stand and I do not know where you got that idea. Nevertheless, Deni's ambition to stand for presidency did not come about because he wants to unseat Farmajo as CBB cliques claim or Puntland want premiership as you allude to. For your information he was a formidable candidate in 2017 who got 18 votes in the first round. Other Puntland candidates, A/Rashid Ali Sharmarke and Ali Haji got 37 & 2votes altogether they had 57 votes all of them went to current president Farmaajo. If they wanted prime minster's position they would have made a deal with Hassan Mohamoud or Sharif Sheikh Ahmed but no they went for a change. And you would remember if Sharmarke's votes did not go to Farmajo, he would not have been a president. You need to simply understand Puntland then including Deni wanted change and it just happens that he ( Deni) want change whether that means he gains presidency himself or he makes deals with some guy. It was pure politics in 2016 and it is pure politics now. Stop seeing imaginary stuff and coming up with strange ideas.
  6. The outlaws will be crushed without one single blood spilt. Already half of the young man's foot soldiers have surrendered, the rest will follow suit I'Allah.
  7. Intii edebta ka dhimatay baa CBB ku biirtay. Bal haday xaq ku taaganyihiin maxay la caytamayaan?
  8. Wiilka waa laqaban laakiin waxaa la qaban isagoo hoobiye aan magaalada ku garaacayn. Wiil yaroo guri hoobiye magaalo wayn lagalay wax wayn oo lagu mashquulo ma aha mardhowna adaa arki doontid iyadoo lasoo af jaray I'Allah.
  9. Tartan foolxumo maadan orane Afrikaanimo baad ku caynaysay soomaaliduna waa udoqonimo iyagoo madmadoow oo markay carab iyo frenchiba utagaan lagu yaso madoownimo ay dadkii Allah abuuray ay abuurkooda wax ka sheegaan. Horta hal wax oo sax ah baad sheegtay Farmaajo wax u qabtay majiro waa 5 sano oo khasaara ah. Ciidan buu mushaa siiyay wax nin wayn oo dal dhan lagu aaminay uu lasoo shir tago ma aha. Ciidanku hadaysanba meelna kuu qabanayn oo Al shabab dhul ka xoraynayn bal dhulkii horay loo joogay qaybo kamid dib looga soo gurtay. Ciidanku hadii maalin walba iyagu isku dagaalayaan xaafadaha xamar maxay mushaarkoodu sheegin. Ciidanka hadii lagu caycayrsnayo niman meelahaas ka hadlaya maxay mushaarsiinyu tari. Mida kale ciidan lasoo xulayomeelaha iyo qabiilada ay ka imaamayaan iyada oo laga cararayo qabiilada qaar qaran ma noqon karaan? Deni horta madaxwayne Soomaaliyeed ma aha ee dowlad goboleed buu madaxwayne sadex sano ka ahaa wakhtigaa koobana wax lataaban karo buu qabtay. Ciidamada aad sheegaysid buu dhisay mushaar kufilan oo joogta ah siiyay. Goboloda nabad galyo xumaantu ka jirtay buu nabadeeyay kalana diriray argaxisadii. Kaabayaash dhaqaalaha ay ugu wayntahay dayactirka laamiga dheer, buundooyin, airportka bosaaso, mashruuc korontada iyo biyo galinba waa socotaa. Doorashooyinkii hal qof iyo cod buu qabtay kuwa kalana waa wadaa. Marka ha tartarsiin nin 5 sano guri isaga xiran isagoo haysta kaalmo caalamiya iyo dakhligii caasimada. Dani haduu intaas heli lahaa Soomaliya meel fiican buu gaarsiinayaa, mudo koobana argagaxiso wadanka waa laga waayi lahaa.
  10. Fair enough, I can take your Ethiopian opposition. But how is Yusuf's Puntland different from Deni's? Yusuf's time clan wars were frequent and he ruled with iron fist that ultimately led to a big civil war. Under Deni Puntland is largely peaceful, soldiers and other government employees are regularly paid and he is funding large projects entirely from government coffers?? When did that ever happen in recent times in any Somali administration including your hero Farmajo? He tamed the terrorist in Galkio and some extent the ones in Bosaso. So he is doing all we want him to do but no he is bad!!!!
  11. Nothing more cancerous than Farmajo's CBB. At least foreign fake accounts don't affect what is happening in Somalia itself, they are intended to influence international communities. Even during warlords Somali people never went this low of constant insult and fake propaganda before this individual called Farmajo and his CBB came to the picture. Wuxuu nabday wuxuu nabaray baa kadaran.
  12. I sense little hypocrisy in you. If I remember you well, you used to oppose A/Allahi Yusuf!!! What gives??
  13. Deni's big ambition is well and alive you would be advised young man. What happened in Bosaso is nothing comparable to what Farmajo did in Baydhabo, Mogadishu and Balad xaawo. The funny thing is he is still hopeful of having any chance of comeback!!! Mida kale if qabiil is your criteria why don't you support Deni ileen isba waa Dblock eh???
  14. Hadii Deni kayimid Tanzania adeerkaa Siyaad Barre asaguna xagee kayimid ileen lamada nin ma kala dhacaane. Soomalidu waad juhalo ah rag baa siyaasad isku haye markaas baa meesha ugu dambaysa cayda iyo aflagaadada ka gaaraysaa. CBB waxay Dani u caayayaan maxaad Farmaajo u mucaaraday balse bal waxaan lagu mucaaradin oo u qabtay sheega??
  15. The points raised by the candidates are actually not that bad if you look with open mind. Instead of name calling can supporters of the president bring their counter argument. In all the elections held previously presidential candidates had confidence in the free and fairness of the process. It seems that does not exist anymore so it is up to the president to make sure that he removes any hurdles so that the election result is accepted by everybody involved. The supporters are telling us that they are confident that he will win outright so why is he afraid to make the process more transparent? If he is so sure of victory, why is he against for the opposition to demonstrate and make their point? All his moves including filling the electoral committee with his close supporters and employees from the NISA, refusing Gedo region to go under Jubbaland like every other state, insisting to name the Northern MPs committee by people from his office and solely by them. All these point to a president who want to comeback whatever it takes even if he has to use force and destruction like it happened in the morning of 19th February. It is OK you like him and you want him to comeback, but shouldn't you want the process of his return to be fair one?