Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. I already did, beleive me qabrigayga meel kale ayaan ka gatay.
  2. And su'aasha xigta is pessimist and optimist.
  3. Oba, are you going to give up on Mogadishu?
  4. oba hiloowlow;908257 wrote: Abwaan naga daa dee i left somalia when i was 7
  5. rudy giving lessons on Xamar to Oba......raggeedii. And Oba wants rudy is an outsider.
  6. Lol....he means Cali Dhareeroow.....nin maskiin ah ayaan xasuustaa oo ilmaha Waaberi ceyn jireen.....Intee u jeeddaa, Bariyaan u jeedaa, maxaa ka doonee......Waayo waayo, reer Ansalooti lee xasuusanaaya arrintaas. Lol...Oba, sidaas baad Xamar ku sheeganaysaa. Adduunoow ba'
  7. He was once interviewed and he claimed that Al-Qaeda was present in Somalia. The interviewer, who was from Aljazeera asked him if he had any proof. He then showed her a copy of Washington Post article, reporting the presence of extremist groups in Somalia. She expected him to say that "they have cells here and there" and his evidence was something that she might have read on the plane.
  8. This is really sad....I am sure that the Somali government or a lot of Somalis including me can help this man. JB, don't you think that setting up a Facebook Page would be more beneficial to him?...just asking.
  9. Muuse Suudi horta aaway? Ninkaas sidii wasiir ganacsi iyo xildhibaan looga dhigay wax dhib ah oo uu wado ma maqlin, haddana malaha retire buu ku aruuray. He sounded more comedian than a warlord, but I heard he was deadly and used to say to his critics "Nabee fuusaad kor u dayee minaadan cago dhigan" meaning haddii aadan warkayga raacin khabri baad geleysaa oo fuusto la fidiyey oo dhooqo dusha laga saaray baa ku taqaan.
  10. I don't think in gabar hadda Soomaaliya joogta oo Soomaali ah ay bikini ku dabaalanayso haddii aysan waalnayn. Caddaanka ayaaba Khimaar xirta si ay u tusaan inay ixtiraamayaan diinta iyo dhaqanka Soomaalida aysanna target u noqon. I hope inaan gabdhaha masaakiinta ee dibedaha ka yimid dhibaato loo geysan.
  11. This is why aan Tarzan ula yaabo, waa dhici kartaa in Anshax xumo dhacdo, laakiin askarta dadka mobile-llada ka furata oo isbaarooyinka dhigta markii la dhaho gabdhaha Liido jooga soo fetesha ma shaki baa ku jira inay qabsanayaan gabdhahaas dalkooda u soo hilloobey. Ninkan masuuliyad darro hadal ah ayuu ku hadlayaa, wax wanaagsanna ma ahan aniguna siduu wax u xallinayo khalad baan u arkaa.
  12. Abwaan magaalo Soomaaliya ku taal oo uu shakhsi iyo koox midna ku haysto ma jirto, nabad buu rabaa, dagaal haddii uu wax tarayo waa la soo arkay. U malayn maayo in wixii aan soo aragnay wax ka beddelan la arkayo, taariikhdana halla barto sida wax u dheceen, iyo meesha la isla gaarey iyo waxa laga faa'idey. Oba-na waan ka waaninayaa, dagaal wax lagu keeni waaye. Muqdisho waa magaalo SOOMAALIYEED, sidaas bayna sharaf ku leedahay. Haddii wax la qabiileeyo Oba laftiisa Masagawaa kama soke marayo, siisoow buu raacayaa.
  13. Nothing suspecious here....The good Sharif served his country and he will be remembered for that. And he is not different from all those who went to live in the US after working with governments.
  14. Che, meesha ka kac....madaxweynihii hore ee Sharafta lahaa waa inaad marti gelisaa....dhaqanka haka tegin.
  15. Xasuustayda markaan ku noqdo waxaan is leeyahay Kitaabka qur'aanka ayaa iigu horreeyey. Alxamdulillaah anigu kaam qaxooti kuma dhalan amase iskama dhigayo inaan ku dhashay.
  16. Xaaji Xunjuf;907856 wrote: So let me get this straight people oppose the french but are happy with the Ethiopians Kenyans ugandans and American drone strikes. War naga dayaa dee ama shabaab aynu wada noqono ama walaalaheen fransiisku ha furtaan ninkooda. Adigu Shabab weligaaba waad ahayd as long as ay Koofurta qas iyo rabsho ka wadaan ee hanna maran. Anigu sidaan u fahmey waxaa dadka badankiis concerned ka yihiin labo khalad oo ay Faransiisku sameeyey xagga arrimaga Soomaaliya, waa mide iyagoon sida dowladdu sheegtay soo wargelin iyo iyagoo dad shacab ah ku laayey meel aan xitaa ahayn meesha ay weerarka ku ahaayeen. Ma waxaad leedahay yaan laga hadlin the suffering of Somalis?
  17. Nin-Yaaban;908070 wrote: Ereyga ugu dhow Imtixaam soomaahan Kadis? Mise waxbaan isku khaldayaa? Kedis is su'aalo la isku weydiiyo tartan aqooneed. Runtii maba ka fekerin waxa Imtixaan u dhigma balse qaamuuska ayaan ku noqon, give me few minutes.
  18. Lol....AB...so your laptop is also suffering from dementia.... As for Jago, you never know waxa la ii magacaabay. Ninyahow, dowladdaani waa ka duwan tahay kuwii "Jago soo arkoo hallaguu magacaabee" Waa qunyat socod, tallaabo kastana markeeda ayaa la qaadaa. With or without shaqo, Abwaan waa soo dhaweynayaa, waana la shaqaynayaa...teeda kale shaqo waan haystaa Alxamdulillaah, mar hore ayaad safafka jagodoon.com igu aki lahayd haddii baagamuundo jirto. Even haddii aan dowladda shaqo ka helo you think I want to become an ambassador? Enough with qurbe man, been here 21 years. Thanks for the soo dhaweyn, but I am NOT Xamari...
  19. Lol... Nin-Yaaban......saaxiibkeen AB was in no flight....he was the first Titanic group.
  20. XX, marka adigu waad iga duwan tahay aniga oo waxbaad qabataa soo maahan? Maxaad u diidaneyd markaan maalin dhoweynd ku lahaa ciidan baad hoggaamisaa? Ninyahow, dhibka ku haya wuxuu yahay inaad ummad isku dirto ayaad meeshan shaqo ka dhigatay wax runta kuu sheegaad rabtaa. Dadka Xamar hantida looga haysto, dowlad ayaa jirta ee iyada hakala hadleen, they don't need your advocacy iyaguba waa dad Soomaali ah Af soomaalina waa ju hadlaan...Koox aad isku beel tihiin oo ummad kale weerareysaa ayaad maalin walba special forces ku sheegtaa, bal taas ka waantoow oo dhhiigga dadka ee la daadinayo ayaaba ka dembi badan hanti la kala haysto ee taasi hakaa dhaadhacdo.
  21. You guys should listen to Abwaan, Taleexi and Che's advice. Let the city be a stable place first then waa la heshiinaa. Beleive me although he has a point and that "Let me share what is yours and mine is only MINE" is wrong; Oba himself will be removed out of Mogadisho by Barbaarta Mataan Cabdulle.. Waxaa la yiri "God sireed ha qodin, haddaad qodana ha dheerayn ku dhici doontidaane ma ogide". Soomaalida maahmaahdaas lee hadday fahmi lahaayeen dhibka dhan waa laga bixi lahaa.....kuwii dowladaha hagayey, kuwii jabhadaha hagayey kulli god sireed bay qodeen, waana ku dheceen. Marka waxba la isma dhaamo ee inta maalin walba maalayacni laga doodayo dowladdaan caatada ah hallala shaqeeyo, markaas nabad iyo barwaaqo waa la gaariye.
  22. Alpha Blondy;908024 wrote: ^ thank you Abwaan! you're a close and personal friend of the highest calibre. LOL waar meesha waan ku dhintay ninyahow. its almost saddex sanadod now. saddex sanadod oo xadhig/xarig ah sxb. i don't work for an NGO. i'm a business man. i'll probably be back in north london soon and maybe you can give me your IPAD when the IPAD X2 comes out next week....! LOOOOOOOL lol...AB, waan heshiinaynaa....I know inaadan IPad iiga baahnayne....but the thing is I want to relocate to Hargeysa Insha Allah. I hope I can reside your villa for a whikple intaan mid la mid ah ka dhisanaayo. AB waan kuu qalleeyey I didnt ask you waxaad detentia ula jeeddey....Dementia baad ula jeeddey adigaaba baxar is geliyey.
  23. Alpha Blondy;908021 wrote: !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Did you just call me Apo? for our cordial relations, i would seriously advise you to edit that. you're suffering from detentia ma istidhi Abwaan ? lol...sorry AB, I was doing too many things at the same time. Xaal baan ku siinayaa...
  24. Alpha Blondy;908020 wrote: is there an app that makes it easier for old folks like you to use the IPAD? LOL sure, you are not allowed to use that now.....too bad.....cause da'daada ayaad inkiraysaa.....i am sure inaad Abwaanka weyn tahay. Dagaalku markuu dhacay baad NGO u shaqeyneysey.
  25. Alpha Blondy;907930 wrote: LOL@Abwaan, i can see this catching on. how do you SOL? i SOL on laptop and never SOL via mobile phone. LOL :Apo, I SOL via PC, laptop and Ipad, and another one that I do not want to disclose now, not the the mobile phone though.