Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Gheelle.T, raggaas sheeko ayaa naga dhaxaysa adigase bahal saawir ah baad mar walba iska soo xoortaa.
  2. Waryaa Oodka dhibka jooji. Anigu dadka iskuma soofeeyo. Plus since when was I the gov spokesperson? Check the website I posted here it is the very same that xiin and co were posting here.
  3. nuune;922298 wrote: ^^ See the SOURCE and click seef la boodyahow, that where I got from there in the source, anigu hadal jileec ma aqaano, talk about the source, sxb, xishmad has to be earned, waa one way straight traffic. Ps: Tolka, who, who are they, xagee daganyihiin, maalayacniga sxb kama helo lol...nuune, ma kan baa Source kuu noqday? -----------------> The Director of the Office of the Somali Governmental Information Technology in Multilingual E-Governance, the Chief of the NISA/Diplomatic Branch & the Spokesperson of the Federal Republic of Somalia Ambassador Dr. Badal Kariye.
  4. Gheelle.T;922294 wrote: War meeshu waa forum kow. Waa labbee goormaa kuu jawaabay oo midkaan ahayn? Adiguse soo adiga dhexbooda dood rag kaloo is haysta intaa. Gheelle.T markii uu raggu xisaabtamayo ma fiicna in doc-ka-yeer la noqdaa.
  5. Adigu mar walba ma Abwaan baad u jawaabtaa? Mooge af buu leeyahay waxna waa qoraa ee jawaabta u daa.
  6. I am not even sure if this is the Minister's twitter account. This could be another attempt by Mooge and co. The reason I doubt this...? Check on where this twitter account talks about Sh. Shariif, the former president and Ethiopia being our enemy before and now Al-Shabab...Malla isku ciyaaraa? And guess what All of a sudden you see some of Mooge's websites quoting this....Mooge annaga miyaa haddana isku ciyaarayna? Xattaa Anaa? Let me just warn you that this is a criminal move, the account can be and will be tracked and one will face the consequences.
  7. Ilaah ha u naxariisto inta dhimatay, inta dhaawacantayna Ilaah ha bogsiiyo.
  8. Khilaaf soo kala dhexgalay Gudiyada Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo iyo Maamulka KMG ah ee Kismaayo. admin | Feb 27, 2013 | 0 comments Wararka naga soo garaya Magaaloyinka Kismaayo iyo Garbaharey ayaa waxaay tibaxayaan in hadal manta uu warbaahinta siyay Afhayeenka Raskambooni uu dhaliyay Khilaaf aan horay u jirin. Hadalkaan ayaa ahaa in Shirka Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo uu bilaaban doono Maalinta bari ah ee ay taarikhdu tahay 28 bishaan Febaraayo 2013. Ku dhawaqida Afhayeenka Raskambooni Cabdinasiir Seerar uu ku dhawaqaay maalinta rasmiga ah ee uu dhacaayo shirka ayaa waxaa caro ka mujiyay Masuliyinta Maamul usameynta Juboyinka iyo Gedo ee ku sugan Magaalada Garbaharey ee Xarunta Gobolka Gedo. Masuliyiinta ku sugan Garbaharey ayaa waxaay qaban in aan shirka maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo la furin inta uu soo dhamanaayo Shirweynaha uga socda Garbaharey. Sido kale waxaay qaban in Afhayeenka Raskambooni Cabdinasir Seerar usan xaq u lahayn Iclaminta Shirka Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo xili ay jiraan gudi lo xilsaray Shirweynaha Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo oo uu hormuud u yahay Macalin Maxamed Ibrahiim. Dhanka kale warar aan Kismaayo ka helayno ayaa waxaay tibaxayaan in Gudomiyaha Gudiga Farsamada Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo Macalin maxamed uu laftiisa si weyn uga xumaday sida logu soo xadgudbay shaqadi lo egmaday. Waxaa socda Wadahadalo ay wadan dad samadoono ah kuwaas oo lagu qaboojinaayo Xiisadi ka dhalatay ku dhawaaqida Maalinta rasmiga ah ee uu furmanaayo shirweynaha Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo ee uu manta ku dhawaqaay Afhayeenka Raskamboni. Ma cada sida Shirka Kismaayo uu bari u furmi doono hadi uu se Furmo xili Ergadi Gobolka Gedo ay maqantahay waxaa ay taasi sababi karta in Masuliyinta Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo ee hada ku sugan Gobolka ay ka baqsadaan ka qaybgalka Shirka taas oo sababi karta in Shirweynaha Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo uu si fudud u fashilmo. ——————————————- Kismaayo News Agency Kismaayo-Somalia http://kismaayo24.com/?p=55100
  9. Oba, ma kula tahay in Xiin iyo The Zack ay shir ka furi karaan haddii Gabbal maqan yahay? Just check below:
  10. Mooge;922187 wrote: still living in the kitchen of your dumaashi Asha Haji? looooooool. you spoke like a true laangaab there ya Maccalle. loool. calaacalka jooji ninyoow. Asha Haji's project reerka durbaan u timaysa horan kugu shegay. Awrka qoslaye and his family idinku kacsanayaan dan waaraysa maaha. loool. u sheeg Saacid hurdaaye, hurdadad isagoo ku jiraa Jubbaland la samaynayaa and I, the clan you fear the most, will have ministers and run Kismayo when Jubbaland is created. I will still control its business just like today and there will be nothing you can do about it ninyoow. if the two Jubba's leave you alone, you know you will not even live in Beledxawo. RRA is waiting as MMA said. loool. ninyoow, we took up arms against Siyad's Barre's might and machine when no one dared. We still live in our land (From Wardheer to Raascasayr) and we are moving forward. The only clan that doesn't have anything, i mean zero, in Somalia is you and you know Gedo is the forgotten land of somali geography. while we were building our land, all you have been doing in the last 20 years was carrying the boots of the same HAG that have kicked you out of Dhusamareeb and the rest of your historic land. dawladinimadu waa u dhalasho ninyoow, ee inta borka iska jaftid, stop sending hijabbed men to Kismayo. anyone who tries to cause trouble in Kismayo will de dealt with firmly and there won't be JVA this time that you can bring to Kismayo to rape the young girls. that game is no more ninyoow. attackers will be karbaashed just like few days ago and men who sent them will be crying "Justice halagu soo qabto dadkii xasuuqay oo bililigaystay Guulwade district" when in reality nobody was xasuuq, all that happened was that the attackers lost their men. dantaada garo ninyoow and stop living in the kitchen of your dumaashi. nin rag iska dhig oo ragaga wax la qaybso. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa "Doqoni meeshii lagu dagaalay un bay xasuusataa ee meeshii lagu heshiiyey maba oga". Waryaa Mooge booto badne, ninka ragga ahi sidaan baan ku yeeli iyo sidaan baan ku iri inuu yiraa waa laga fiican yahay. Ayaandarrada jirta waxay tahay inaad dusha saaraneysid wax aadan samayn dad baan xagga u ceyrsadey iyo xaggaan aadey ku lahaa.. Waxaaba iigu daran markaad tiri illaa waagaan Maxamed Siyaad Barre isku taagey oo aan hubka billaabay.. Horta halla is weydiiyee maxaa ka dambeeyey? Soo adigii dharka soo doontay xoogaa markaad jiqda ku jirtey, nin dowlad la dagaalay dhar la'aan waa ku dhacdaa laakiin adigu arrad baad soo doonatay, ma xasuusataa markii dukaanka inta lagu keenay dharka iyo kabaha laguu gaday and xiddigna lagu siiyey that was end of the story. Don't tell me qaar baa weli halgan ku jirey illaa dowladdii dhacday waayo waad ogtahay kuwaas uu AY horjoogaha u ahaa waxay sameeyeen, ma illowdey inay Galdogob iyo Balambal calanka Itoobiya ka taageen? And guess who kicked them out? Gen. Aidid and Gen Salxaan. Intaas markaan kaftanka hagartu ku jirto uga baxo, ninyahow dadku waa dagaalaa waana heshiiyaa kulligeenna Soomaali baan nahay ee nabadda halla qaato in 2013 la iskugu booteeyo cirkaan u duuli jirey qofna meel ma geyneyso. Galguduud dagaal kama jiro haddii aad ogeyd in beri lagu dagaalay insha Allaah haddana ka dhici maayo, wixii dhibaato ahna Ilaah ha naga hayo. Sidoo kale Jubbada Hoosena in dagaal ka dhaco wax wanaagsan ma ahan ee ninyahow adiga xitaa meesha ciidan kuuma joogo ee ninkaan The Zack ah ha waalin oo dadkaan walaalaha ah ee Macallinka iyo The Zack in mid badda lagu guro ha u horseedin. Aan kula taliyee haddii aad tabar heysid orod Shabaab iskaga celi.
  11. http://m.youtube.com/#/watch?feature=related&v=qLGgZnxIA9w
  12. Harka galay hurdadu way xuntee hohe maxay seexshay?
  13. Che -Guevara;922098 wrote: You mean AMISOM captures Buur Hakaba? The government will be in charge of the city not AMISOM.
  14. Mar waxaan iraahdaa "why can't they study or do somthing better" marna waxaan is iraahdaa "Somali girls are more creative than the boys" bal ila daawada. Foodleey badan baan arkay oo sidaan maad u soo bandhigay:
  15. xiinfaniin;922066 wrote: ^^Correct. Somalia will however comeback strong , and the likes of Hassan will be dragged screaming along with it. We will stay together awoowe , and the lyrics of today's politics are much better than the music coming out from Mogadishu, if you follow what I mean. I have feeds that despite all this noise Hassan will ultimately forced to go along with Kismayo and accept as another federal state emerging from the mouth of Mogadishu as it were. Madaxweyne Xassan baroortii buu dad ka dhammeeyey, yaaba is gaarey. LST tii cammiraad ahayd adaaba laalaabay ma is tiri? Gloves are off ku lehe, mayee googaradaha are off.
  16. raula;921927 wrote: ^^^^looooooooool..loved the expression walaahi cracked me up. Lol@Abwaan. War ilmahaan/dhalinyaradaan ya ku oran lahaa BOLITICS cirey iyo caar beey inka soo saari maad iska deysaan lol raula bal u sheeg.
  17. xiinfaniin;921902 wrote: LOL Abwaan seriously jinnoole waaye , he doubts the 7 million strong that inhabits from Godey to Garisa, all the way to Ceelbarde, Kombooni Xiin, dadka ha yarayn ninyahow 17 millions dheh...
  18. http://caasimada.com/daawo-sawiro-booqashadii-raisul-wasaare-saacid-ee-maanta/
  19. ninkan Odey caqli caqli buu ciyaarayaa, at least I give him a credit inuu xiin iyo The Zack dhaamo.
  20. The Zack;921963 wrote: ^Looooooool tii Caydiid bey aamineen dheh. Waxaa ka dhaadhici la' qof qalaafe degen baa Salagle degen. In labo meel iyo ka bdan la dego karo baa ka maqan. Waagii dhulkan Jubaland, NFD, iyo Somali Galbeed laga xoreynayay Wardeeyda iyo Oromada, Abwaan awoowyadii xagee ku maqnaayeen. Now they are blaming us lol....The Zack, bal warka i sii....Illeeh dhulkaan dhaanto ayaa lagu xoreeyeyba? Bal dagaalka halla yareeyo ee shirkii warkiisa na siiya oo maxaa ku dhacay?
  21. Xiin cuno-qabatayna inuu ku heeso bay kaga dhegtey nothing much.
  22. And God gave us MN, Rotterdam, London, Melbourne etc.
  23. Odey and others here supported the arms embargo to be lifted between 2004 and 2012 but they disagree with it now. There has NOT been ethnic conflicts and massacres between August 2012 and now. What is wrong here?
  24. lol....The Zack, where would you call home? Godey or Kismaayo? or which one is like Carafaat's refuge home?