Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Naxar Nugaaleed;924767 wrote: they can't even buy night vision loool, what the heck? even though I questioned wither or not now was the right time lift the embargo, even i am disappointed by the scope of this resolution. Naxar, ever heard of qosol gariir? Do you know what it means?
  2. oba hiloowlow;924741 wrote: I always lead during peace times abwaan is the other way round loooooooooool Oba, One leads during peace, another during the war, where the third one NEVER does right?
  3. xiin, predictable reality but you were against it although you have changed your view in the last minute. So Nin-Yaaban has a point.
  4. I think this is a script or Oba's account has been hacked by LST and his co.
  5. Haddana ma waxaad rabtaa Abwaan iyo Oba inaad jambal u tuurtid? Waryaa Xuddun baa noo ballan ah. Canshuurtana iska diyaari baan ku iri.
  6. XX your comments are always predictable...: Anything that creates arguments and divisions among the Southerners:D
  7. Political tool beel, war dadka maxaad u waalaysaa? I guess the so-called HAG acronym is more famous over here, SOL than anywhere in the world.
  8. oba hiloowlow;924713 wrote: I support Jubbaland now people, xiin and Zack guuleysta ,many of you will wonder why is oba flipflopping? Well i found out the Hags in jubbaland are pretty useless and it isn't in my interest to fight on their behalf marka i support camp Zack and xiin now. Abwaan if you are reading this waxaan ku leeyahay forget about kismaayo the era of 'walaalaha' galgaduud is long over talk to your brethrens in Cadaado and Dhuusamareeb and unite the future in galgaduud/mudug is bright. loool.....Oba, I, Abwaan al SOLaawi respect your decision and wish All the Jubaawis Good luck. A bit of advice though leave "Walaalaha Galguduud" Alone, haddii kale.
  9. Mario B;924711 wrote: This government would have belonged to you too, if you weren't busy subverting it. Mario B rageedii. The Zack;924710 wrote: Really you need to chill Dhuuso mareeb boy! Somehow you assume the current admin belongs to you when really you have no say on anything. You think the current federal government is USC and you seem to be too excited on everything. lol...Awoowe tartiib waad kululaatay, it is not too late. This government is EVERYBODIES. It is ok to be a critic but let this be based on the reality and facts.
  10. oba hiloowlow;924683 wrote: xiimaya the pm is going to puntland as well is deji lol...u sheeg that he has not been ignored. Waryaa xiin soo qaado caleemahaaga qoyan marti baa kuu soo socotee, sheekada intaad naga deysid.
  11. Haatu;924644 wrote: They are trying to stay relevant dee Ha idinku taagnaato dheh. You can stay relevant by being part of Somalia....That is it. Nothing else over here.
  12. The Zack;924642 wrote: Mayee Uganda iyo Burundi iyo Kamasle H oo dhan. Iyo inta isu eg LOL Dude you need to chill! Duqa waa khalkhashay ee tartiib ninyahow.
  13. Xaaji Xunjuf;924667 wrote: Abwaan wa caadi 1991 adiga ugu adka cid walba waad jiidhaysey 2006 awoodadi wa wiiqantay taasi maha inay beeshu so rogaal celin karayn waxaba laga dhaxlay midnimada beelaha hag wana wax wanaagsan runi. Beel somaliyeed oo midownda ama xoog miltary haku midoobaan ama mid siyaasadeysan, taleexi uun baan u sheegey qabilka somalidu siday u midobeen uun baan sharaxayey XX weli sheeko marfish baad waddaa.
  14. Published on March 5, 2013 by Jayte · 4 Comments · 6,298 views Caabudwaaq, March 05,2013—–Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayna ka mid yihiin guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Mudane Jeylaani Nuur Iikar, Wasiirada Arrimaha Gudaha, Gaashaandhiga, Wasiir kuxigeeno, Xildhibaano iyo saraakiil ciidan ayaa gaaray degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Wafdiga Ra’iisal Wasaaraha oo saaka safarka dhanka dhulka ah kaga soo ambabaxay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa markii ay magaalada soo gaareen si weyn loogu soo dhoweeyey Barxadda Saldhigga degmada halkaasoo ay isugu soo banaanbaxeen kumanaankun oo dadweynaha magaalada iyo hareeraheeda. Iyaga oo ku dhawaaqayay erayo ay ka mid yihiin (Soo dhowaada Jaalayaal). Ra’iisal Wasaaraha oo dadweynaha la hadlay ayaa aad ugu ammaanay sida ay isu xil qaameen shacabka reer Caabudwaaq, una soo dhoweeyeen wafdiga dowladda ee u kuurgalaya xaaladda gobolada dalka, gaar ahaana gobolada dhexe. Ra’iisal Wasaaraha ayaa yiri “Dowladda Soomaaliyeed kuma eka Muqdisho oo kaliya, waxayna u kuurgaleysaa dhamaamba xaaladda gobolada dalka Soomaaliyeed, waana sii wadeynaa kormeerkan” ayuu yiri Ra’iisal Wasaaraha oo xusay in soo dhoweyntan ay tusineyso sida shacabka Caabudwaaq u taageersan yihiin dowladdooda. “Waxaan idiin cadeynayaa in kaalinta dowladda aad ku leedihiin aanu diyaar idiinla nahay, adinkana waxaan idinka sugeynaa kaalinta ay dowladdu idinku leedahay inaad dhameystirtaan” ayuu mar kale yiri Ra’iisal Wasaaraha oo uga mahadceliyay dadka degmada sida ay isaga difaaceen kooxaha nabadiidka ah. Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada ayaa kula dardaarmay shacabka reer Caabudwaaq inay nabadda iyo is dhexgalka ka shaqeeyaan, wuxuuna si gaar ah ugula dardaarmay inay nabad kula noolaadaan degmooyinka iyo gobolada deriska la ah. taasoo buu yiri keeni karta nabada oo horumarta. Ra’iisal Wasaaraha ayaa u balan qaaday in dowladdu ku taageeri doonto degmada iyo gobolkaba sidii ay u yagleeli lahaayeen maamul gobol oo ku waafaqsan Dastuurka. Ugu dambeyntiina Ra”iisal Wasaaraha ayaa u mahadceliyay maamulka gobolka, iyo kan degmada, odayaasha dhaqanka, haweenka, ardayda iyo dhamaan bulshada degmada, wuxuuna si gaar ah ugu mahadceliyay ciidamada AMISOM, gaar ahaana kuwa Walaalaha Jabuuti oo qeyb libaaxleh ka qaatay sugidda amniga gobolada Hiiraan iyo Galgaduud. http://radiomuqdisho.net/daawo-sawirrada-raisulwasaaraha-dalka-iyo-wafdi-uu-hogaaminayo-oo-si-heer-sare-ah-loogu-soo-dhaweeyey-degmada-caabudwaaq/
  15. nuune;924497 wrote: Until they find an ugly monster inside the well, I won't believe anything else. Rooxaantii haddana halkaan bay ka billaabatay ma is tiri?
  16. XX xogtaan ma tii marfishkaa? Illeen waxanoo kale meel kale kama soo bixi karaane?
  17. lol@We:D You who? Kenya and Ethiopia? The Zack is representing.
  18. Xaaji Xunjuf;924612 wrote: ciidanka in 4.5 Loo qeybsado wa muhim wa inuu qabil kasta iska dhex arka ciidanka , hadi kale dee ciidan qaran maha eeh wa ciidan HAG , Somalia needs to create a central structured command. Waa billaabatay. Ciidan xaafadeed baadba qaran ku sheegeysey oo calan u samaysay markaas baad ciidanka qaranka afka ku taageysaa. Warka badan iska daa ee canshuurta iska soo diyaari XX.
  19. Taleexi;924602 wrote: , President Hassan cayaarta ha ka dhaafo Khaatumo uun baan rabay inaan iraahdo. Having discord is not Khatumo specific, no clan that I know of is 100% in agreement. Taleexi, iska sug inta bilo laga gaarayo insha Allaah. The president is busy with the International issues now next will be security and then the Northern regions issue. We might see reer Khaatumo oo calanka buluugga ah wada lulaya again like we did last year.
  20. lol@Taleexi...Soo Dowladdu 4.5 ma ahan already oo wax lama wadaagayo. Mise waxaad leedahay ciidankana 4.5 halloo qoro? Wallee 4.5 meesha ay na dhigtay baan sahal looga soo noqon.