Wiil Cusub

Nomads
  • Content Count

    1,063
  • Joined

  • Last visited

About Wiil Cusub

  • Rank
    Waxgarad
  1. Shame Shame for Walaweeyni still dreaming Somaliweyn still waiting to accomplish "Shanta oo calan mida ku wada caweynaaya" . Odey Who want remarried his ex-partner with AIDS or Ebola. Your proposal is almost same. This patient received some anti-paint treatment from AMISON soon when they left the decease will get upper-hand
  2. KKK Diktoorkii Saarka ku kacay 4 reactions in one thrreat. Halkan ka daawo hadalkiisa <iframe width="560" height="315" src="//www.youtube.com/embed/I2SwSsIVVq8" frameborder="0" allowfullscreen></iframe>
  3. Why Italian Flag?!! Somaliland Flag is with Ashahada KKKK Do you see the difference
  4. <cite> @SomaliaRising said:</cite> Hawdian, how about the Gaalo Mukbabaraat opering in Waqooyi Galbeed. Guddoomiye Siil aanyo can do nothing. Is it acceptable in this forum inay dat meeshii ay ka soo baxeen ay halkan ku soo qoraan. Aaway gudigii anshaxu?
  5. Aaway Mooge tolaayeey buu la meeraysanayay oo wuxuu rabaa oday SHAXAARI reer Barwaaniya inuu Hargeisa u soo diro oo gudigii Ingriisku ku xukuntay inaanu: "He is not allowed to be with girls under 16 because he wants to play with their private parts." Xitaa loo ogolayn inuu shaqo caafimaad ka qabto wadanka dibadiisa isagoon soo ogaysiin. "4. He must inform the GMC if he applies for medical employment outside the UK." Now it is time to inform GMC that he has been in Somaliland with illegal medical gynecology privet hospital. Mooge markaa ku sheeg GMC qabiilkiisay ku cunsuriyaynaysaa.
  6. Check claims on his website while he is registered as GP without any specialization. http://www.dralimaoaweys.com/Pages/default.aspx
  7. Dr Moa is also on IOP list: The Interim Orders Panel (IOP) considered the cases set out below at its meeting on 24 January 2014 This information is correct at the above date. All interim orders are subject to regular review and may be varied or revoked by the IOP, or extended by the appropriate court. Please check the List of Registered Medical Practitioners on the GMC website for the doctor’s current registered status and to view specific details of any public conditions imposed by clicking on the following link: http://www.mpts-uk.org/static/documents/content/24_January_2014.pdf
  8. Tribal is the only way Somalis can analyse any case to make judgment. Dr Moa Supporters do you know that he is under special review in uk GMC Doctor Details Results of search on: 04 Apr 2014 at 01:54:44. The details shown are valid at the date and time of the search only. GMC Reference Number 6164883 Given Names Ali Surname Mao-Aweys Gender Man Status Registered with a licence to practise; this doctor is on the GP Register This doctor has conditions More Details Primary Medical Qualification State Exam Med 1987 Johannes Gutenberg Universität Mainz Full Registration Date 04 Sep 2007 Specialist Register entry date This doctor is not on the Specialist Register GP Register entry date From 04 Sep 2007 Information for Employers View information for Employers GMC Reference Number 6164883 Given Names Ali Surname Mao-Aweys Gender Man Primary Medical Qualification State Exam Med 1987 Johannes Gutenberg Universität Mainz Status Registered with a licence to practise; this doctor is on the GP Register This doctor has conditions Conditions on the doctor's registration From To Condition 10 Nov 2013 09 Aug 2014 1. He must notify the GMC promptly of any professional appointment he accepts for which registration with the GMC is required and provide the contact details of his employer and the NHS England Area Team on whose Medical Performers List he is included, or the local Health Board/Health & Social Care Board if employed in Scotland, Wales or Northern Ireland Details 2. He must allow the GMC to exchange information with any employer or any contracting body for which he provides medical services. 3. He must inform the GMC of any formal disciplinary proceedings taken against him, from the date of this determination. 4. He must inform the GMC if he applies for medical employment outside the UK. 5.a. Except in life threatening emergencies, he must not undertake any consultations with, or any examination of, a female patient under the age of 16. b. He must maintain a log detailing every case where he has undertaken a consultation and/or examination of a female patient under the age of 16 in a life threatening emergency. c. He must provide a copy of these logs to the GMC prior to any review hearing of this Panel or, alternatively, confirm that there have been no such cases during that period. 6. He must inform the following parties that his registration is subject to the conditions, listed at 1 to 5, above: a. Any organisation or person employing or contracting with him to undertake medical work; b. Any locum agency or out-of-hours service he is registered with or applies to be registered with (at the time of application); c. In the case of locum appointments, his immediate line manager at his place of work (at least 24 hours before starting work); d. Any prospective employer or contracting body (at the time of application); e. The NHS England Area Team in whose Medical Performers List he is included, or seeking inclusion (at the time of application), or the local Health Board/Health & Social Care Board if employed in Scotland, Wales or Northern Ireland.
  9. Guddida Mihnadlayaasha Caafimadka oo ku dhawaaqay in aanu dalka ka shaqeysan karin Qof aan Rusqad caafimaad haysan Published by Maxamuud Jama on April 2, 2014 | Comments Off mixnad“Wixii ka danbeeya bisha Juun Dalka kama shaqaysan karo qof aan Ruqsad ka haysan Guddida Xirfadlayaasha Caafimaadka”Luul Jirde Hargeysa(Waaheen) Guddida heer Qaran ee Mihnadaha Caafimadka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in laga bilaabo Bisha Lixaad aanay Somaliland ka shaqeyn doonin Cid aan Rusqad ka haysan Gudida Mihnadlayaasha Caafimaadka, iyaga oo ugu baaqay dadka ka shaqeeya Caafimaadka ee aan qaadan Rusqad in ay dhakhso isku soo diiwaangaliyaan cidii aan Rusqad haysana ay talaabo ka qaadi doonaan, waxa kale oo ay sheegeen in Shuruudo la marin doono sida in la eego shahaadooyinkooda. Waxa kale oo ay ka hadleen Arrin muran uu ka taagnaa Baryahan oo ku saabsan Dhakhtar ka yimid Dibada oo doonayey in uu hawlo caafimad ka fulliyo Somaliland oo ay gudidu joojisay iyaga oo ku eedeeyey in aanu wax ogolaansho ah ka qaadan Guddidooda. Sidaasi waxay ku sheegeen Shirjaraa’id oo ay ku qabteen Xarunta Guud ee Guddida Mihnadlayaasha Caafimadka ee magaalada hargeysa, kulankaasi ayaa waxa Goob joog ka ahaa Masuuliyiinta Guddidaasi iyo wasiir ku-xigeenka Amniga ee wasaaradda Arrimaha gudaha Cabdilaahi Abokor. Agaasimaha Fullinta Komishanka Mihnadlayaasha Caafimadka Luul Jirde Xuseen ayaa ugu baaqday Dadka ku shaqeysta mihnadaha caafimadka in ay Rusqad ka qaataan Xaruntooda, cidii qaadan waydana ay talaabo adag ka qaadi doonaan, waxa kale oo ay ka hadashay waxyaabihii u qabsoomay. “Hawlaha Guddidu waxay si rasmi ah u bilaabmantay 2011-kii markaasaana la sameeyey guddi hoosaadyada iyo xaafiiskaba oo shaqaalaha la qalabeeyey, Guddidu waxay hawsheedu tahay diiwaangalinta, rusqad-siinta iyo Anshax marinta wax allaale wixii ku shaqeysta Mihnada caafimadka, Guddida waxa u suuro gashay in aanu tagno illaa Afar gobol oo aanu diiwaangalin ku sameynay dadka caafimadka ka shaqeeya, goboladaasi oo kala ah Sanaag, Tog-dheer, Sool, Saaxil, Guddidan waxa uu sharcigu awood u siinayaa xeer 19/2001 in gudidani ay Diiwaangalin karto oo waliba anshax marin karto Goobaha laga bixiyo caafimadka, iyo iskuulada lagu dhigo caafimaadka, waxaanu sameynay wacyi-galin balaadhan oo aanu shacabka Somaliland ku tusaynay awooda uu leeyahay Komishankani iyo wuxuu u qaban karo, Bisha Juun waxa naga go’an in qof walba oo mihnad caafimaad ku shaqeysta in ay halkan iska diwaangaliyaan, si loo eego shahaadooyinka ay sitaan si Rusqad loo siiyo, Bisha Lixaad marka la gaadho Somaliland kama shaqeysan karo qof aan sidan Ruqsada Gudidan.”Ayey tidhi Luul. Dr. Diiriye Ismaciil Ereg oo ka mid aha Aasaasayaashii Guddidaasi ayaa sheegay in aanay dib ugu dul qaadanayn dad isku sheega dhakhaatiir oo inta ay dalka soo galaan waxay doonaan ka sameeyaan hadana iska noqda, oo aad ogtihiin wixii dhawaanahan warbaahintu qoreysay ee ahaa in dhakhaatiir ajnabi ahi dhib ay geysteen, taasina dib u dhici mayso.”Ayuu yidhi. Foosiya Maxamed Ismaciil oo ku jirta BOD Guddida Mihnadlayaasha caafimadka oo iyaduna halkaasi ka hadashay ayaa sheegtay in ujeedada ugu waaweyn ee ay dalka ugu xil saaran yihiin ay tahay sidii bulshada reer somaliland ugu laalin lahayeen caafimaadkooda oo uu noqdo mid tayo leh. Waxa kale oo iyaguna ka hadlay Goobtaasi saraakiil sarsare oo ka tirsan Gudidaasi iyaga oo iska daba maray hawlaha qaranka ay u hayaan.
  10. <p> <iframe width="560" height="315" src="//www.youtube.com/embed/0YWcdPO8cXY" frameborder="0" allowfullscreen></iframe></p>
  11. Tell both sides view point not warqad tV laga soo taago wax ku qorana aanad ogayn. Wasiirka oo Hortagay Gudi hoosadka Baarlamanka Wasiirka caafimaadka oo uug horayn ka hadlay waxyaalaha lagaga wada hadlay kulankan ayaa sheegay in uu guddida Joogtada ah xog buuxda ka siiyay waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradiisa intii uu xilka Sidoo kale waxa uu xusay in guddida joogtada ah ee Golaha wakiiladu ay su’aalo ka waydiiyeen sababta Dr. Macoow looga celiyay dalka somaliland. waxaana uu yidhi "</span><span style=”font-size: 20px;”>Sidaad ogtihii waxa ii yeedhay guddida joogtada ah ee Anshaxa golaha wakiilad Somaliland muhiimada iyo ujeeda ay iigu yedheen waxa weeyaan inaan uga xog waramo wasaarada caafimaadka mudadii aan joogay ee aan masuuliyadeeda hayey Dr Macaw anigu warqada uu wadanka kaga hawl galo kagana shaqeeyo maan siin waxaan qoray waraaq aan kaga codsanayo cid ay qusaysaba in loo fududeeyo dhakh tarkaasi imaatinkisa yoolka wasaaraduna maaha in dhakhaatiita ka imanaysa dibada ay siiso ruqsada ay ku jogaan dalka waxaana ruqsada siin karta guddida mih-nadlayaasha caafimaadka somaliland oo Digrayto Madaxwayne ku Magacaaban maan dhaydkeeduna yahay dhakhatiirta dalka kasoo gasha dibada. Waxa kale oo uu sheegay wasiirka caafimaadka somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiyey in haay’adda mih-nadlayaasha caafimaadka somaliland ay leedahay awood in ay dhakhatiirta dalka kasoo gala dibada marka ay baadho maan-dhaydka uu dalka ku yimid ay aan ka gaadhi karaan waxaana uu yidhi. Cidii wadanka soo galaysa ee doonaysa in ay caafimaad ku hawl gasho am kaga hawl gasho wadanka somaliland waa in ay ogolaasho ka haystaan guddida mihnadlayaasha marka baadho cid usoo gudbisay ogolaan shahooda haday aragto am usoo baxdo cid inaanu xirfadahaas ee uu dalka ka wado u qalmin am shuruudihii ay wadeen aanu buuxin iyaga ayaa awood buuxa u haysta in ay u diidaan. Waxa uu intaasi raaciyey wasiir saleebaan Axmed Ciise Xaglo Toosiyey inaan waxba ka jirin in ay wasiirada caafimaadka somaliland diiday inuu Digtoor Macaw Dalka Ka Shaqeeyo Waxaana uu yidhi ;Waxba Kama jiraan warka sheegaya in ay wasiir ku xigeenka wasaarada caafimaadka somalila diiday inuu Digtoor Macaw Dalka Baadhitaan Caafimaad Ka Bilaabo waxaan anigu ogolaaday oo wasiirada caafimaadu diiday ma jiraan waana ku tiri ku teen wasaarada caafimaadkana aniga ayaa wasiir ka ah maan-dhaydka madaxwaynaha somaliland igu magacaabayna anaa iska leh Waxaan Anagu ogolaaday wasiir ku xigeen Madiidi karo waa sheekooyin ay meelahaas laga sameeyey. l laga waydiiyey wasiirka Caafimaadka somaliland inuu isagu ku saxeexnaa waraaqda lasiiyey Digtoor Macaw iyo halkii uu Digtoorku kaga hawl gali lahaa ayaa waxa uu ku jawaabay.&lt Waraaqda waxaas aad sheegaysaan kuma qorna waxaana jecelay inaad Waraaqda Akhridaan waxaana ku qoron dhakhtarkaas oo waliba waxa uu ku takhakhusay been la iiga sheegay oo la igu yidhi waa dhakhtar dumar oo imanaya dalka ayaa kaa doonaynaa inaad wasiir noo fudaydisid inuu soo galo somaliland. Dhinac guddoomiye ku xigeenka guddida joogta iyo anshaxa ee golaha wakiilada somaliland Axmed Ducaale oo isna halkaasi ka hadlay ayaa faah-faahin ka bixiyey waxyaabahii way wasiirka ka wada hadleen waxaana uu yidhi waxaanu ugu yeedh-nay wasiirka caafimaadka somaliland inuu xogwaran nagasiiyo caafimaadka guud ee dalka somaliland isga oo intaas noo raaciyey in ay jiraan dhibaatooyin badan oo haysta caafimaadka somaliland iyo siduu uga gashaanto marka lasoo gud-bonadaan arimahaasi oo kalaa,qorshayaasha caafimaad ee wasaarada caafimaadka ayaa uu nooga waramay warbixintaas uu nasiiyey wasiirkuna aad ayaanu ugu qanacnay. http://www.nhpcsomaliland.org/#
  12. <cite> @SomaliPhilosopher said:</cite> Though, Hawdian if this is indeed the case, is this not telling of the status of healthcare in Somaliland? . This is not telling healthcare in SL. It tells effect advertising on public health, that is why advertising is prohibit in medical ethic. thousands somali women from western countries visit him in Germany, is this telling the status of healthcare in western countries or Somali mentality about health care?
  13. Dr Macow Supporters read this and be honest yourself. ;Wasiirka caafimaadka oo uug horayn ka hadlay waxyaalaha lagaga wada hadlay kulankan ayaa sheegay in uu guddida Joogtada ah xog buuxda ka siiyay waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradiisa intii uu xilka Sidoo kale waxa uu xusay in guddida joogtada ah ee Golaha wakiiladu ay su’aalo ka waydiiyeen sababta Dr. Macoow looga celiyay dalka somaliland. waxaana uu yidhi "</span><span style="font-size: 20px;">Sidaad ogtihii waxa ii yeedhay guddida joogtada ah ee Anshaxa golaha wakiilad Somaliland muhiimada iyo ujeeda ay iigu yedheen waxa weeyaan inaan uga xog waramo wasaarada caafimaadka mudadii aan joogay ee aan masuuliyadeeda hayey Dr Macaw anigu warqada uu wadanka kaga hawl galo kagana shaqeeyo maan siin waxaan qoray waraaq aan kaga codsanayo cid ay qusaysaba in loo fududeeyo dhakh tarkaasi imaatinkisa yoolka wasaaraduna maaha in dhakhaatiita ka imanaysa dibada ay siiso ruqsada ay ku jogaan dalka waxaana ruqsada siin karta guddida mih-nadlayaasha caafimaadka somaliland oo Digrayto Madaxwayne ku Magacaaban maan dhaydkeeduna yahay dhakhatiirta dalka kasoo gasha dibada. Waxa kale oo uu sheegay wasiirka caafimaadka somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiyey in haay'adda mih-nadlayaasha caafimaadka somaliland ay leedahay awood in ay dhakhatiirta dalka kasoo gala dibada marka ay baadho maan-dhaydka uu dalka ku yimid ay aan ka gaadhi karaan waxaana uu yidhi. Cidii wadanka soo galaysa ee doonaysa in ay caafimaad ku hawl gasho am kaga hawl gasho wadanka somaliland waa in ay ogolaasho ka haystaan guddida mihnadlayaasha marka baadho cid usoo gudbisay ogolaan shahooda haday aragto am usoo baxdo cid inaanu xirfadahaas ee uu dalka ka wado u qalmin am shuruudihii ay wadeen aanu buuxin iyaga ayaa awood buuxa u haysta in ay u diidaan. Waxa uu intaasi raaciyey wasiir saleebaan Axmed Ciise Xaglo Toosiyey inaan waxba ka jirin in ay wasiirada caafimaadka somaliland diiday inuu Digtoor Macaw Dalka Ka Shaqeeyo Waxaana uu yidhi ;Waxba Kama jiraan warka sheegaya in ay wasiir ku xigeenka wasaarada caafimaadka somalila diiday inuu Digtoor Macaw Dalka Baadhitaan Caafimaad Ka Bilaabo waxaan anigu ogolaaday oo wasiirada caafimaadu diiday ma jiraan waana ku tiri ku teen wasaarada caafimaadkana aniga ayaa wasiir ka ah maan-dhaydka madaxwaynaha somaliland igu magacaabayna anaa iska leh Waxaan Anagu ogolaaday wasiir ku xigeen Madiidi karo waa sheekooyin ay meelahaas laga sameeyey. l laga waydiiyey wasiirka Caafimaadka somaliland inuu isagu ku saxeexnaa waraaqda lasiiyey Digtoor Macaw iyo halkii uu Digtoorku kaga hawl gali lahaa ayaa waxa uu ku jawaabay.&lt Waraaqda waxaas aad sheegaysaan kuma qorna waxaana jecelay inaad Waraaqda Akhridaan waxaana ku qoron dhakhtarkaas oo waliba waxa uu ku takhakhusay been la iiga sheegay oo la igu yidhi waa dhakhtar dumar oo imanaya dalka ayaa kaa doonaynaa inaad wasiir noo fudaydisid inuu soo galo somaliland. Dhinac guddoomiye ku xigeenka guddida joogta iyo anshaxa ee golaha wakiilada somaliland Axmed Ducaale oo isna halkaasi ka hadlay ayaa faah-faahin ka bixiyey waxyaabahii way wasiirka ka wada hadleen waxaana uu yidhi waxaanu ugu yeedh-nay wasiirka caafimaadka somaliland inuu xogwaran nagasiiyo caafimaadka guud ee dalka somaliland isga oo intaas noo raaciyey in ay jiraan dhibaatooyin badan oo haysta caafimaadka somaliland iyo siduu uga gashaanto marka lasoo gud-bonadaan arimahaasi oo kalaa,qorshayaasha caafimaad ee wasaarada caafimaadka ayaa uu nooga waramay warbixintaas uu nasiiyey wasiirkuna aad ayaanu ugu qanacnay.
  14. http://www.nhpcsomaliland.org/# The Somaliland National Health Professions Commission is a statutory body enacted by the Health Regulatory Act 19/2001 which was passed by the parliament in 1999. The commission’s mandate is to protect the public by ensuring the quality of health care provided by Health Professionals and Health Care Facilities as well as assessing and monitoring that Health Training Institutions are adhering to the standards set for health training and education. Core Functions of the Somaliland NHPC as Mandated by the Act 19/2001: Register and Licence health practitioners, provide guidance and directions while monitoring their professional conduct and Continues Educational Development. Register and licence all health care facilities (both public and private) and evaluate them periodically to assure the fulfilment of health regulatory standards. Accredit and provide a national recognition for approved health training programs for health training Institutions. Investigate complaints, malpractice and misconducts of health professionals and health care facilities and take disciplinary actions. Provide the names of registered and licensed health professions and health care facilities to the public.
  15. Alph Kulmiye may go soon, but we need new political view what is alternative and innovation idea from our opposition parties except Tolaayeey. Go and get your green book and we will compare polities.