-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Dad qurbo iyo dibadjoognimo ku wareeray iyo their fantasies.
-
I said 'boyhood.' That is the key term. These days anaa la igu crush gareeyaa, not vice versa.
-
*Come up with your own title for this thread*
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Waa u dadaashay inta awoodid. Islii isoo xasuusisay. Waa xaafadda Soomaalida Nayroobi. Haddaa irida ka baxdidba laba ama sadex wax ku weydiisaneyso, qaarkood Soomaali, kuwa kale Kenyaati. Qaarkood ciyaalkooda kuu soo diraayo kaa daba ordaayo maanta dhan. I was kindhearted in the initial weeks oo wax ka buuxiye, but magaalo dhan ma deeqsiin kartidee wadno adeygnimo isku beeray markii dambe. Rabi ha u sahlo dadkaas dhibaateysan again. -
Qofta wey i dhali kartaayee iga wareegsada, see camalkiina nooh. Actually, I had more boyhood crush on this .
-
Cabdinuur Darmaan - 'Mar uun Madaxweyne i dhaha'
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Dhagax-Tuur's topic in General
Dad wada rabo inay xukumaan laakiin rabin in la xukumo waa Soomaali. Xataa banooni ugu yar laguma heshiin karo. Everyone wants to be a referee, a player, a calanwade and a goalkeeper at the same time. Waxna looma sheegi karo, waa in uu kaliya wax sheegaa, oo warkiisa la maqlaa. Darmaan uma arko in uu Soomaalida ka daranyahay. He is just more into it, waa ficilkiis instead of fadhi ku dirirka kuwa afka ku haayo noqon lahaa. Soomaali badan ayaa buufiskiisa wada haayo, he is just aiming more and banaanka iskeenay. -
Landhan, UK, ayee dukaan ku leedahay maqlay. Inaa raadiyo fiicneyd. Probably, though, a football team ayee heysataa. Aaliya, adigana you don't use ereyga 'waryaa' soo ma'aha. It ain't erey wanaagsan, either. Mise naayaa is bad, waryaa is not miyaa sheekada?
-
The Fate Of Somaliland [explained in 15 seconds]
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Paragon's topic in Politics
Luuq luuq maroow laasim laamigaas kusoo dhacaa miyaa sheekada. -
*Come up with your own title for this thread*
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Maskiinta Rabi ha u sahlo nolosha. Wax ma siisay, mise shiid aan ahay ku tiri? -
Aaliya, 'naayaa' maba isticmaali shaqsi ahaantey. I call both sexes of children 'waryaa.' Laakiin for sake of it ugu qoray meesha. NNC, if you really want to see Qalanjo oo si fiican u baashaaleyso, . She is the one in the green cambuur. She used to be every boy's secret crush back in the day. Telefashinka Xamar laga soo saari jiray. We boys loved her.
-
*Come up with your own title for this thread*
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Walaahi Soomaali waa dulmareysaa meel walba, dalmarnimo waa dhaafeen. Probably Victoria, Surrey, Kelowna iyo Richmond wey wada joogaan filaa, too. -
War ereyga waa 'diriyam', darn it. Mise 'diriyan' waa dhihi kartiin. Maxee tahay 'diryaan'? Balaayo idin diryaantay. Dhaqanka Soomaalida ayee ka hadleysaa Qalanjo, yacni waligiis ha jiro oo yuunan damin. Micnaha ereyga 'diriyam' {ama diriyan} meel loo micneeyo maleh, waa iska oraah dhaqameed lala qabsado, I believe. I like the word, though. Diriyam. It sounds beautiful to my Soomaalis ears. I don't even mind calling this as a name for my daughter, hadduu Eebbe idmo. "Naayaa, Diriyan, kaalay inta..." "Haye, aabo."
-
*Come up with your own title for this thread*
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Tuujka, qooleey camal ayaa waq waq waq ugu heysaa gabadhee, maalin caddeey waliba. Xee tahay saan? NNC, Reer Kamloops maa tahay mise waa iskaga qoratay meesha. Ma Soomaali ayaa degan in Kamloops? Intee kale joogaan taloow, Whistler? Vancouver lee ku ogaa. -
Inside the World's Most Dangerous City
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to A_Khadar's topic in Politics
Cowke wuxuu qoro xataa isma oga miyaa. Wuxuu his thread ku qoray iyo waxa inta ku qoran ismaba lahee. Ma hubsado iga dheh. -
Prof. Dalxa: “Ma jirto cid isku soo sharxi karta guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka” Guddoomiye ku xigeenkii koowaad ee baarlamanka KMG Soomaaliya Prof. Max’ed Cumar Dalxa ayaa sheegay in uu wali yahay guddoomiye ku xigeenkii koowaad ee baarlamaanka KMG Soomaaliya. Kadib shir jaraa’id oo maanta magaalada Muqdisho uu ku qabtay Max’ed Cumar Dalxa oo ahaa gudoomiye ku xigeenkii koowaad ee Barlamanka KMG ee Soomaaliya ayaa waxaa uu ku sheegay shirkiisa jaraa’id in uusan iska casilin jagadiisii guddoomiye ku xigeenimo islamarkaana aysan jirin wax xil ka qaadis ah oo ay ku sameeyeen mudanayaasha Baarlamaanka. Waxa uu sheegay Prof. Dalxa in uusan jirin wax sharci ah oo ogolaanaya in uu qof kale isku soo taago jagada guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka, isagoo intaasi ku daray in uu wali hayo xilka guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka. Dhinaca kale guddoomiyaha Guddiga Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka baarlamaanka KMG Soomaaliya C/laahi Sheekh Ismaaciil ayaa sheegay inaysan dastuurka ku jirin in xil qofkii hayay uu noolyahay uu isku soo taago qof kale Hadalkaani ayaa ku soo beegmaya xili dhawaan xildhibaan Mowliid Macaane oo isku soo dharaxay guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya. Xigasho ______________ Mid walba kursiga uu ku fadhiyo wuxuu u maleeyaa in kursigaas yahay mid habartiis u sameysay oo laga kicin karin. Yaab.
-
Yuusuf Halawaasho [Wax la waasho uu rabaa. ]
-
Good to see you, old man. How is nolosha? All good dheh. Soori, I can't comment on the article since I didn't read after until Descartes iyo Soltaire, err Voltaire. Dadkaas philosophers lagu sheego magacyadooda markaa maqlaba madax xanuun igu qabto, let reading about what they write or about them.
-
*Come up with your own title for this thread*
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Originally posted by NNC: maalina cunto ii kari, maalina kuma aqaano waa sheeko aan fahmin...islaanta waxaas ku jirta aan la sii yaabey. Ma ninba aduunka laga waayey. Low self esteem iga dheh. qashin fooqal qashin. Yaa saliid macsaro kulul madaha uga shubo...sheemoyiinkaas...uf Yaa kaa xanaajiye. In uu inkiro xaasaskiisa dambi weyn waaye. Wax kale ha sheegee in uu inkiro ma ahayn. Haddana on the top of that to claim them to be his 'mistresses' kasii daranba. That would make caruurta ku dhashay guurarka uu inkiraayo inay yihiin, well, garacyo. Diinteena ma dhigeyso in uu inkiro, waana dambi weyn, siiba qof u eg in uu ku dhaqmaayo diinteena suuban. Worse waa kuwa leh he needs to be stripped off his French nationality. What the faabaruutonimo in that. The midget French president in office meeqo naagood isku wadi jiray while married. Asaga ha laga bilaabo in dhalashanimada laga qaado. Tuujka, waxaan camal waliba wey ka buuxaan miyaa mise wey ku dhal dhaleen Soomaalida. Iimaan malaha, ciyaalkooda ayee aabahooda u deny gareeyaan, claiming 'boy friend' ka dhalay iimaan la'aannimo. Ciyaalkii dhan laga wada dhigaa weçelo. Saaxiibkaa filinkiisa waa qarxay. -
They are angry and still mad after all those years because they mistakenly think he is the one behind the ouster of Old Stooge and the forcing retirement exile in desert Yeman. I wish that was the case. It would have been more shameful a non-Soomaali diplomat ousting a so-called sitting president. Walad Cabdalle ku qafiifeen.
-
Shaleemo Ikwatoore ayaa i dhaweed aiga..carwada agteeda.... Ciyaal Hodan shimee aheed adiga? War lee maa wadeynaa. Meeqo mar kuu sheegaa inaa deganaa meeshee degmada Hodan ka bilaaban jirtay, waa Isgoyska Bakaarahee. Mise adiga Hodan inay ka bilaaban jirtay Bashiir Lugey moodaa miyaa? Suuqa Siigaale wada makiinado cajiin ahaayeen, oo biyo wasaq ku wareegsanaa. Aad ayaan u xasuustaa.
-
Sax, waa kugu raacsanahay. Waa jaaliyad aad iyo aad dalkooda iyo dadkooda u jecel.
-
Inside the World's Most Dangerous City
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to A_Khadar's topic in Politics
"Muqdisho today is the most war-torn, dilapidated city I'd ever seen." Every visiting foreign wariye's mantra. So sad to know it is the truth, though. -
Well, what that person means is that both are fugees, no? A 'fugee president and a Fugees group member nooh.
-
Sharif Sakin Resign From The Ministry Of Finance
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Cowke's topic in Politics
Guddoonka baarlamaanka uu rabaa. Yaa u qoray dadkaan asaga camal horta? They do think this particular seat belongs to them. I hope inuunan helin, wax badso wax beel haku dhacdo. I hope so. -
Tusbax xataa kama fakado
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
It makes me to list waxee wada mamnuuceen. Aad ayuuba u dheeryahee. It makes me to bring out my tusbax tomorrow in support of tusbax users in Xamar. I have a few.
