-
Content Count
17,655 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Ina Cali Waraabe should have started his shareeco at home, especially his son's wedding in last summer in Koronto, when Saado Cali Warsame, C/jibaar Alkhaliiji and other participants were singing and shaking like there was no tomorrow.
-
Cayn: I am ashamed of the Puntland admin.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Let's just take and substitute a noun here and there and see how the quote goes. Original quote: The current incidents involving The capital of Cayn, the continued plight of the city of LA. Has greatly shamed us. Faroole stance is wrong and out of step with the needs of the people of Puntland. How this quote should have been in 2006: The (then) current incidents (late 2006) involving The capital of Muqdisho, the continued plight of the country has greatly shamed us. [Old Stooge] stance is wrong and out of step with the needs of the people of Soomaaliya. When you were cheerleading and alalasing for Xabashis in 2006, you should have realized and should have occured to you this belated dawning of yours. -
Daa'uud Waraaqle xaa ku helay taloow? These days caadi ma tihid, xaaji. What is in the world is in Dutch water? Wat is er mis, broer? Speaks of Dutch, I was in Amsterdam airport not that long ago and I had some seven idle hours to kill being in transit. Only a transparent single gate separated me from going inside the city. I should have done it, sight-see the city on those few hours. But then again, I think the airport, Schiphol, is far from the city centre, no?
-
Ethiopian troops cross border, clash with Somalis
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Waa ayaandaro ugu weyneyd in wali Xabashi Soomaalida baac baacsaneyso. Kala qeybsanaanta keentay. Kuwa waxmagaratada Soomaali isku sheega ah oo haddana Xabashi u soo horseedaayo inay Soomaalida kale ku xasuuqaan, ha ogaadaan inay waligeed Xabashi Soomaali ka adkaan doonin. Waa yaab in wali Xabashi Soomaali kale loo adeegsado dulmigooda in this day and age still. -
Qabyaalad - Dedicated to SOL's Unrepentant Qabiilaystayaal
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to SayidSomal's topic in Politics
Qabyaalad waa sida daacuunka oo kale. Rabi ha naga qabto, inta jiradaas isku keenayna Eebbbahooda hasoo hanuuniyo, wax kale ma dhihi karnee. -
Centric, your Afsoomaali is fine. Waxba dhag jalaq ha u dhigin kuwaan. Keep writing in it, sister.
-
Actually heesta waxaa abuuray C/qaasin Salaad Xasan iyo Cali Khaliif Galeyr. Soosaarahana Cabdalle Deeroow Isääq ayuu ahaa, circa 2001/2002
-
I see. Laakiin intaa arkay -- and I had met and sat with them in hoteelada Islii, including Jiniboqor iyo Maxamed Cabdi Yuusuf -- wax Cumar dhaamo ma arkin. Asaga iyo ina Awmaar.
-
Bilaal, Ina C/rashiid eed weyn ayaa saareysaa. What exactly would have you done if you were in his situation? Dal dhisneyn iyo dowlad aan sal taagneyn maxee qaban kartaa? Seriously, what would you have done if you were in his political plight?
-
What a difference a day makes : who won?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
So, Geedi should not strike back and has to be removed, but Ina C/rashiid Sharmaarke has a right to strike back and refuse to step down? While all in the name of clan support, aha? Yuusuf can fire Geedi, but Shariif cannot fire Cumar. What a difference two years and a half make! Let's just peruse your own quote: "Soomaaliya and its president Shariif won the day." -
I would like to know at what age will she try to sniff that forbidden white powder and how soon since knowing the stuff lacagtaan kasoo kasbatay.
-
Omar Abdirashid Ali Sharmarke Vision for Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Shilling's topic in Politics
Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, C/qaasin Salaad Xasan, Cabdalle Deeroow Isääq iyo Cali Khaliif Galeyr. Men like them waxee hoggaamin karaan ama ku fiicnaayeen hoggaamiyaan dal dhisan, nabad ah oo barwaaqo iyo kala dambeen salbalaaran ka jirto. Sad to say not the Soomaaliya of today. -
Soomaalida siyaasadooda jahwareer kama dhamaato miyaa? Dad aan waxba heynin kuna dhameysto isqabqabsi had iyo jeer. Wanfaankuulo ma wada dhahdaa ku qabaneyso, waliba faarabuuto ugu sii dartid.
-
Is this brother Daa'uud Waraaqle (David Letterman)? Brother, I got your message. I couldn't send my responding message back because you inbox is full. Just wanted to let you know that.
-
Tuujka, hadduu Eebbe idmo. Intee lagu qabto jecleyd? Ottawa?
-
Munaasab lagu maamuusayey Maalinta Dhalinyarada oo ka dhacday magaalada Nairobi Xaflad ay soo abaabuleen dhallinyarada Waayaha Cusub laguna maamuusayey maalinta dhallinyada Soomaaliyeed oo ku beegneyd 15 May ayaa lagu qabtay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi. Xafladdaaan oo ka dhacday Hotelka AL-BARAKAT ayaa waxaa lagu soo bandhiga heeso iyo suugaan ka hadlayaa dhallinyada Soomaaliyeed oo ku beegneyd aadaaskii ururkii SYL. Dhallinyaradii halkaas ka hadashay ayaa waxaa ka mid ahaa Abwaan Axmed Maxamed Xasan (Aflibaax) oo halkaas ka soo jeediyey tix gabay ah oo isugu jirtay guubaabo iyo dhiirigalin ka hadlaysay dowrka dhallinyarada ay ku leedahay dhismaha wadanka Soomaaliyeed. Abwaan Aflibaax ayaa sidoo kale wuxuu halkaas ka qaaday hees wadani oo ay aad u jecleysteen dadweynihii ka soo qaybgalay xafladda. Waxaa xusid mudan khudbad uu halkaas ka soo jeediyry Cabdirashid Cumar Axmed ee ku cannaantay in dhallinyarada maanta joogta aysan ka soo bixin kaalintii loogu baahnaa in ay buuxiyaan. "Dhibaatada maanta ka taagan Soomaaliya , ilaaheey ka sokow, waxaa ka saari kara dhallinyarada Soomaaliyeed" ayuu yiri Cabdirashid. Dhallinyaradii fannaaniita ahayd ayaa waxay halkaas ka qaadeen heestii caanka ahayd ee "SOOMAALIYEEY TOOSOO - TOOSO ISKU TIIRSADA'. Heestaas oo ay dadweynihii halka joogay si weyn ay ugu qashuuceen. Ugu dambeyntii waxaa halkaas khubad aad u wanaagsan ka soo jeediyey Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danjire Maxamed Cali Amerika. Wuxuuna uga mahadceliyey sida wanaagsan ee loo soo qabanqaabiyey xafladdan gaar ahaan Shino Akhyaar oo ka mid ahaa dhallinyaradii soo qabanqaabsay xafladdan. Danjire Maxamed Cali Ameerika ayaa isaga oo ka hadlaayo dowrka dhallinyarada ay ka qaadan karto halgan dalkooda ayuu wuxuu mitaal u soo qaatay dalka Rwanda. Wuxuuna sheegay in dhallinyarada dalka Rwanda iyo hogaanka u taliyaba ay waddankaasi gaarsiiyeen heer ay ku iloobaan dhibaatadii ka dhacday dalkaas muddo hadda laga joogo 16 sanno. Xafladdaas ayaa waxaa goobjoog ka ahaa qaybaha kala duwan ee warbaahinta sida TV Universal, Idaacadah VOA, Bar-Kulan iyo qaar kale. 67 sanno ayaa ka soo wareegtay markii la aasaasay ururka dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL. Xigasho
-
Munaasabad lagu Xusayay Sanadguuradii 67aad ee SYL oo lagu qabtay Magaalada Söderhamn ee Dalka Sweden Axad, May 16, 2010(HOL): Sunday, May 16, 2010Munaasabaday soo qabanqaabisay Jaaliyadaha Gobalka Gävleborg ee Soomaaliyeed laguna maamuusayay sannadguuradii 67-aad ee kasoo wareegtay aasaaskii Ururkii dhalinyarada Soomaaliyeed SYL ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Söderhamn ee wadanka Sweden Xuska oo aay soo qaban qaabisay Jaaliyadda Gobalka Gävle Gaar ahaan haweenka Söderhamn iyo Kuwa Gävle ayaa waxaa ka soo qebgalay dadweyne aad u fara badan oo ka kala socday Bulshada qeybaheeda kala duwan iyo weliba Mas’uuliyiin ka socotay Dowlda Gobalka. Furitaanka Munaasabadda kadib waxaa Qudbad dheer ka so jeedisay Marwa Faadumo Cabdulaahi Cabdi oo ah Guddoomiyaha Jaaliyada haweenka ee Söderhamn. marwa Faaduma waxeey aad ogu dheeraatay Taariikhda Ururkii dhalinyarada SYL iyo guushii aay ka soo hoyeen halgankii xornimo-doonka. Faadumo Cabdulaahi Cabdi sido kale waxay aad ugu dheeratay Isku duubnida iyo wanaaga aay laheyd Soomaalidii hore iyo mida maanta joogto waa sida ay hadalka u dhigtaye. dhanka kale waxay gubaabin u soo jeedisay dhamaan dhalinyarada joogta dalka iyo dibadba waxayna tiri waxaan idin kula dardaarmayaa dhalinyaroy inaad gacmaha is qabsataan meel walba oo aad joogtaan kuna dayayaan sidii Uruurkii gobanimo-doonka ahaa ee SYL. Sido kale waxaa munaasabada Hadal Wanaagsan ka soo jediyaay Xubin Sare ee ka socday Ururka Wadaniga Soomaaliyed Mudane Cabdulaahi Yalaxow Maalin kana mid ah Odayaasha deegaanka Söderhamn waxuuna sheegay in ay muhiim tahay in la xasuusto Xornimadii Soomaaliya iyo dhibkii loo soo maray. waxuu sheegay Cabdulaahi in maanta aysan jirin Dhalinyaro la mid ah kuwii SYL oo kale hase ahatee waa suura gal ayuu yiri in la helo dad u taagan Badbaadintii Umada Soomaaliyeed. Cabdulaahi waxuu aad ugu dheeraaday dadka neceb wanaaga Soomaalida oo ku tilmaamay Cidkasta oo caqabad ku ah Nabadda Soomaaliya. Sido kale waxaa munaasada ka soo qeyb galay Abwaan Mustafe Sheikh Cilmi ahne Abwaan si weeyn looga yaqaano dhamaan Gayiga Soomaaliya Abwaan Mustafe Sheikh Cilmi ayaa isagane halkaasi ka sameyaay Ruwaayad ka Turjumeysa Doorka ay dhalinyarada ku leeyihiin Nabadda iyo Xasiloonida wadan walba. Dhanka kale waxaa munaasabadda ka hadlay Mudane ka socday Xisbiga ABF waxuuna hadalkiisa ku bilaabay sida tan “dhamaan ka soo qeyb galayaasha Munaasada waan u mahad celinayaa dhamaan ka soo qeyb galayaasha munaasabada waxaan u mahad celinayaa Maamulka iyo jaaliyadaha sameyaay kulankan, anigana waxaan aad ugu faraxsanahay dhalinyaro Xasuusan Gobanimadoodii iyo sidii ay xoriyadda ku qaateen ama xusaya sanad walba annaga haddii aanu nahay Xisbiga ABF dadka Soomaalida ee degan dhamaan Sweden aad baan u jecelnahay waana soo dhaweyna markastana waxaan Cod badan ka helnaa Soomaalida wadanka ee heysata dhalashada Sweden”. Gabagabadii Gudoomiyaha Jaaliyada Gävle Mudane Saciid Maxamed ayaa isagane hadal qiimo u leh dhamaan Bulshada Soomaaliyeed ka soo jediayaay Xaflada Saciid waxuu yiri “anaga haddii aan nahay Soomaali innaga ayaa duminay dalkeena sow haddana ma dhisan karno, jawaabtu waa haa.” Siciid wuxuu caddeeyay in loo baahan yahay in la helo dhalinyaro la mid ah SYL, kuwaasi oo xor ka ah qabiil, jahli, isla markaana u istaaga qadiyaddii Soomaaliweyn. Raadraac
-
Munaasabado lagu xusayo Sannadguuradii Aasaaska Ururka Dhallinyarada SYL oo maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho Sabti, May 15, 2010 (HOL) − Xaflad ay soo qabanqaabiyeen Ururka SYL II iyo Dowladda Soomaaliya laguna maamuusayay sannadguuradii 67-aad ee kasoo wareegtay aasaaskii Ururkii dhallinhyarada Soomaaliyeed SYL ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Dhismaha Ururka SYL ayaa lagu soo bandhgay Sawirrada 13-kii dhallinyaro ee aasaasay SYL oo ahaa halgamayaashii xornimada dalka, waxaana halkaas la dhigay Ubax lagu maamuusayay. Guddoomiyaha SYL II Faarax Xaaji Cali oo hadal ka jeediyay goobta ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin in maanta ay xusaan 67-sano kaddib aasaaskii SYL, isagoo sheegay inay wadaan qorshayaal ay ku dhisayaan Dhallinyaro la mid ah 13-kii SYL. "Ururka SYL II iyo Maamulka Gobolka Banaadir waxay wadaan qorshayaal ay dib boorka uga jafayaan Ururka SYL, si dhexda ugu xirtaan badbaada dalka oo 19-sano kusoo jiray dagaallo iyo fowdo" ayuu yiri Faarax Xaaji Cali. Boorarka lagu soo bandhigay Xafladda ayaa waxaa ku xardhanaayeen SYL II iyo erayo kale oo lagu muujinayo in dhallinyarada Soomaaliyeed ay weli u heelan yihiin sidii ay dalkooda uga saari lahaayeen dhibaatooyinka daba-dheeraaday ee dalka ka jira. Wasiiradda Horumarinta Reer Miyiga Qadiijo Maxamed Diiriye oo iyaduna hadal ka jeedisay xafladda ayaa waxay sheegtay in loo baahan yahay in lagu daydo 13-kii dhallinyaro ee SYL oo dadaal u galay inay dalkooda ka xoreeyaan gumeysigii xilligaas xoogga ku haystay. "Dadka intii waa ka badan yahay, dhallinyaraduna intii waa ka badan yihiin, waa in la helo dad la mid ah 13-kii wiil ee SYL aasaasay" ayay tiri wasiirradda oo xustay in dalka uu u baahan yahay in dadkiisu ay dhibka ka saaraan. Guddooomiyaha Gobolka Banaadir Eng. C/risaaq Maxamed Nuur (Nuunne) oo isaguna hadal ka jeediyay xaflad lagu maamuusayay SYL oo ka dhacday xarunga Gobolka Banaadir ayaa sheegay in dhallinyaradii SYL ay ahaayeen geesiyaal Taariikh uga tagay dadkooda iyo dalkooda. "Dheere Xaaji Dheere oo ka mid ahaa dhallinyaradii SYL ayaa ii sheegay maalin inay hadafkooda ku meel-mariyeen ismaqal iyo istixgelin, iyadoo aanay jirin qabiil" ayuu yiri Eng. C/risaaq Nuunne, oo dhallinyarada maanta ka dalbaday inay dalkooda ugu shaqeeyaan sidii dhallinyaradii SYL. Ruwaayado ka tarjumayay in dalka uu u baahan yahay dhallinyaradii SYL ee dhexda u xirtay inay ka jibbo-keenaan hadafkooda ayaa lagu soo bandhigay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir. Xigasho
-
So, sheekada waxee kusoo dhoob dhoobantahay miyaa gumeysidoonkii Ingiriiska ahaa ayaa kan Talyaaniga ka fiicnaa? Maxaa la iska hadlaa. Horta taariiqda soo aqri, markaas waxaan camal lasoo shir tag. Dhacdadii Dhagaxtuur iyo halganimadii Xaawo Taako ka biloow taariiqda aqriskeeda iyo sida SYL ugu soo horjeedeen guud ahaanba gumeysidoonka, siiba Talyaaniga. Haddaa Ingiriis moodayna in uu dhaamo Talyaani NFD xoog ugu daray Kenya, ilaa haddana xoog ku heystaan. Xataa aftiga Soomaalida dega dhulkaas laga qaaday ma xishmeen, whose vast majority did choose to reunite with their brethren in Soomaali Republic.
-
Somalia's Powerful Hizbul Islam Insurgent Group Splits
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Kamaavi's topic in Politics
Maya, duqa, Koronto kusoo noqday. Nayroobi was a blast. I had had a wonderful, great time on there. I already can't wait to go back. P.S. - Axmed Madoobahaan mar walba meeshaas loogu qaaraami jiray. Qabiil waa cajiib. -
You thought sheekadaan camal inay dhab tahay? Ar Aaliya ee ku dhahayn. Waa iska sheeko huuwaaya huuwaa.
-
Shan iyo tobanka May or Fiftiin May maxaa maqli jiray. Aad baa ugu xumahay halgankii, dadaalkii ay kasbadeen oo ay dhal ku dhiseen dhalintaan halyeeyda ah in meel xun lagu burburiyo. Rabi ha idmo dhalin kale iyaga camal inay noo soo baxaan.
-
Ethiopia Battle Trucks Enter Buhoodle Cayn
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Cowke's topic in Politics
Xabashada waa kaabaha meesha. Markuu soo galo lagama hadlo. Had it been Soomaalida dhexdooda huuhaada cirka isku shareeri lahayd. Sad.