Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,667
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. I didn't know or heard his name before this thread, so don't you think you are giving him a more venue for his vitriolic rants?
  2. Originally posted by Aliyahh: Labada isla heesayaan ismaba lahee. This week's hees:
  3. Read the article, abaayadiis. It offers its own solutions, which I and you might or might not agree. About why I am personally against federalism, just see how Waqooyi Galbeed and Waqooyi Bari is manipulated by Itoobiya. Why? Because of their discord and not being united. Imagine a ten more weak, divided states like that.
  4. You are being sarcastic, but that can be done. It happened and still happening in Rwanda of all places. There is a new identity called Rwandism in place. It can happen in Soomaaliya. We had a glimpse of it in its heyday in Xamar. It was called 'ciyaalka xaafadda.' Our qabiil and allegiance was ciyaalka xaafadda. Imagine ciyaalka xaafadda ciyaalkee sii dhaleen ciyaalkee sii dhaleen. They would've been completely detached to the idea and need of qabiil. Wax qabiil la yiraahdo kuuma garan lahayn. Alas, first generation of ciyaal xaafadda was abruptly cut short by the civil war.
  5. I am glad someone agrees with me. Federaal wax la yiraahdo Soomaaliya iyo Soomaalida uma roono. So many flaws it has and cannot be applied to a country and nation being as close to homogeneous as Soomaaliya. It would open more problems than it is said to solve.
  6. Daa'uud, brother, I advise you don't even bother buying any empty land now. Dhulkaas wada banaan waa dhulal dowladeed waana la isku qab qabsan doonaa soon or later. By the way, is that junior Muqdisho FC team in Koronto?
  7. Originally posted by nuune: ^^ ha u bixina halganyaashii Soomaalida wixii wax ka sheega dhagahaa u wada duran, laastiigna wuxuu uga laalaadaa sanqaroorka sidii hema malina Hiba Malmaliina (that is what I used to call her), soo Muslim ma ahayn horta? Daraamandar daraadeeda u Muslimay la dhahaa markuu guursanaaye, Muslim beenaad camal.
  8. Good on Turkiya. Saan ayaa la rabaa. At least waabiya Yahuudaas who behave like spoiled brats of Big Daddy (Mareykanka).
  9. Originally posted by Nassir: ^Maadeey, magaca Doonyaale magac ciyaar geli kara maahan. Taariikh ahan wuxuu ku caan baxey gobolada Bay iyo Bakool. Waa ninkii ugu horeeyey ee keeney Doonyaha isticmaalkooda goboladaas si ay isaga gooshaan webiga. Ninkii yaqaan baa yaqaan Allaha u naxariistee Saalax Doonyaale. , waa awoowaha Mr. Salah. I hate to burst your bubble laakiin waxaa soo qortay has too many holes to poke, not to mention its logical flaws. Koow, gobolka Bakool river ma maro. Laba, in Baay peripherally ayuu ka maraa the Jubba (Ganaane) river. Sadex, dad wabigaas ku noolaa qarniyo in nin kooyto u ah oo doontii u horeysay u sameeyo wax dhici karo ma'aha. Afar, his awoowe was more like nin doon ku shaqeynsan jiray. This theory might be more plausible. ________________ N.B. -- I don't know wax laga murmaayo on here now, though. Waaba la isku dhex yaacmay. Soomaali iyo murankooda micnaha lahayn.
  10. Waxaa la yiri ama Soomaalida dhihi jireen -- and it was and is cruel -- 'jareer Jilib ha joogo ama Jikaako (Chicaco) ha joogo, jareer waa jareer.' Waxee ula jeedeen waa heesaha iyo ciyaaraha ee jecelyihiin. Soomaalida iyaga 'jareer' ma'aha miyaa. Sheeko. Yaana ka heeso jecel.
  11. Are my eyes playing on me or isn't this what exactly happened in three years ago? Even same sinking hole and image.
  12. You are very welcome to the forum, even if you are not Soomaali. Do share your opinion. Cowke, Soomaalida ha kala saarin. Waxba isma dhaamaan maanta kuligood.
  13. Tusaale usoo qaatay, macalinka. It was an example. You can love all you want. Laakiin don't make your love of your Soomaali people and its regions exclusive, make it rather more inclusive, ma i fahantay? Good.
  14. Turkishkaan xee Soomaalida ka rabaan? Israa'iiliyiinta waa burcadbadeeda Soomaalida cusub mee leeyihiin? What the...
  15. Nin boqol sano ku dhow duugan xataa kama fakado. Ar dadkaanaa. Eebbe janadiisa ha u qadaro Sayidka.
  16. Easier than done. Soomaaliya is not a computer virus galay. Nope. If you want to 'fix' Soomaali problems, start with you. Adiga iska biloow oo qabyaalad iyo qurunkeeda hala iska kala yareeyo, right on this forum ka biloow. Soomaalinimana jecloow, samaantooda kasii jecloow, xumaantoodana u ceeb astur oo ugu duceey inay soo hanuunaan. Here is a little start: Change that signature to Soomaaliya always and forever. So help me God.
  17. Dad lagu force gareeye uma ekeen. There should have been a warning. Warka si caadi ah u baxay habeenkaas. Laakiin they apologized later on the next evening news, that graphic video was a mistake to show. Having said that, I liked to watch their Salaamaha show host. What was her name? Darn, magac baas ee lahayd. Oh yea, Bishaaro. Yaaba iloowi karo. She had had this beautiful mischievous, playful smile.
  18. Maxaa ku xigto laga warbixiyo? Saalax oo ku fadhiistay sariirtiisa? Saalax oo musqusha galay? Saalax oo soo toosay cadeysanaayo?
  19. It was somewhere in Janaayo of this year when we were watching Universaltv news in Islii when they unexpectedly showed us a stoning of a poor man in Afgooye. Walaahi shock baa igu dhacay. The video aad iyo aad ayee clear u ahayd, broadcasting it for long minutes kusoo celcelinayaan ninka la stone gareynaayo cabaadka ka baxaayo. They later realized their mistake since they didn't re-broadcast that news clip again and apologizing on the air. A lot of parents called them, methinks. This tells you meesha management iyo kala dambeyn kama jirto. Ninba wax uu iska soo gilinaa. Their news feeds at the bottom of the TV's screen waa horrible sometimes, I mean spelling-wise. Afsoomaali ayee ku ciyaarayaan. No professionalism. Plus, sometimes it stays on there for days, repeating again and again. I am glad they are trying to change since the beginning of the year, Soomaalinizing many English terms, sida 'live' oo lagu badalay 'si toos ah.'
  20. Wax badan baa lead gareynaa, waliba burcadbadeednimo ka sareyso. Dib ugu noqo.
  21. Posting this message in an iPad. Of course, at an Apple store. Waxa waa madax xanuun, not to mention qiimaha qaaliga ah.
  22. Kashafa iyo seeftiisa banaanka oo bacaad lagu garaacaayo. Busta aad isku wasaqeyneysid iska kala yaree lee. Noo sheeg yaa 'jihaad' u taagan maanta? Ma Barbaarta? Ma kuwa Ururka Islaamka la baxay? Ma kooxda Raaskambooni? Noo sheeg kuwa 'jihaadka' saxda ah wato intaa jihaad jihaad ku heysid. Haddee beri xataa AMISOM baxaan, waala ogyahay inay marmarsiyo dhamaaneynin. Heck, AMISOM oo bixin ayaaba la isku sugi waaye seefta la isla dhacay in Kismaayo iyo Jubbooyinka kale. Yaanan la isku been cabin. Adiga, aniga iyo yariiska shaley dhashay wada og in kuwaas Barbaarta la baxay xal iyo rajaba dalkeena usoo wadin. Taas waala wada ogyahay, waxooda waa hore fashilmay, not to me but kuwa awalba chance siinaaye. Aniga from day one waaba kasoo horjeedee wax qeyr iyo wanaag ah inay soo wadin waaba ogaa. Worse of it, they are occupying our home in Xamar, wixii yaalayna bililiqeystay. That home Cali Mahdi iyo Caydiid oo meesha ka dhigay meel burburtay oo Bermuuda loo bixiye ayuu ka badbaaday. Not anymore. It is their new base now. They called the owner -- that is my old man -- a "murtad" and it is xalaal to occupy a "murtad's" house in their twisted, abhorrent version of Islaam. They are calling him "murtad" because dowlad buu ku jiri jiray ayee maqleen. Waxaas baa jaahilnimo la dhahaa oo 'jihaadna' noo wado. Kan aaminsan ayaana kasii jaahilsan, I believe. No, I am not against them because of this. This is nothing. They have done worse. Nope, I was -- and still am -- against them since day one, wax xal Soomaaliyeed inay soo wadin waa ogaayee.