Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

About Somalina

  • Rank
    Waxgarad

Recent Profile Visitors

The recent visitors block is disabled and is not being shown to other users.

  1. kingofkings;812628 wrote: calm down troll. honest mistake. :rolleyes: It's cool troll.
  2. The capital city's name is Mogadishu, Muqdisho, Mogadisho, Xamar, Xamar Cadde.
  3. The capital city's name is Mogadishu, Muqdisho, Mogadisho, Xamar, Xamar Cadde.
  4. Peacedoon;812536 wrote: No, my source is a forumer from somalinet. RovingM = Recovering Romantics
  5. Maaddeey;812560 wrote: ^^ Bacaaaaac!. Thanx Qaranki Allah yacizzak. Somalina, where art thou? Edit: yaa beenta inuu kabo u geliyo u baahan hadda?. Right here! unlike you, aniga ma cararo, waxaas famous adaa ku ah.
  6. Samafal;812525 wrote: If every one is being shot dead, Sh sharif would have been shot dead long time ago. He should be given a chance to redeem himself, I say lol@the President getting shot. Try it bal. Wuxuu dhimanaa markii waqtigiisa dhamaado, adigu kaaley oo isku day inaad shoot gareyso. Hadal yar iyo hawl badan.
  7. Wararka ugu danbeeya waxay sheegayaan in airport ay Alqaeda ku hartey, Isbitaalka ma haystaan, guriga Qanyare ma haystaan.
  8. Naxar Nugaaleed;812407 wrote: I remember having something like this in our house back in the day, anyone know why people did this lol That's the chill out spot. Ours was tricked out, the interior decor was off the chain, sadly we were not allowed in.
  9. Peacedoon, those pics belong to Recovering Romantics ( a SOL member) nooh?
  10. Maaddeey;812478 wrote: Eselba xumaaw haddana xoon ha ku cuno!. dullinimo iyo been ha isku darsanin! Post-iga Qaranki ma arkin miyaa, mise gumaysi jacaylaa ku indha tiray? Reer Godane miyaa qiil ka raadsatey? lol.... you are a desperate man wallee. Ha kugu taagnaato. Eeyaha waa la ersanaa ilaa ay bada ku shubmaan. Betta Believe it!
  11. Xaalada Degmada Dayniile ee gobalka Banaadir ayaa Saaka Deggan kaddib Dagaal xoogan oo Maalintii shalay ka dhacay Degmadaasi Dayniile. Wararka laga helayo Degmada Dayniile ayaa sheegaya in halkaasi laga dareemayo xaalad Daganaansho, inkastoo dadkii horay ugu sugnaa degmadaasi ay isaga barakeceen ayaa hadan haatan waxa ay xaaladdu u muuqanaysaa mid deggan. Qaar ka mid ah Xaafadaha Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa Saaka laga Maqlayaa rasaas teel teel ah inkastoo lagu soo waramayo in ay xaaladdu tahay mid xasiloon. Majiro dagal toos ah oo ka dhacaya gudaha Degmada Dayniile, maadaama Degmada ay toos hadda gacanta ugu hayaan Ciidamada Dowladda KMG Soomaliya iyo sidoo kale kuwa Midowga Afrika ee AMISOM. Ciidamadii maalintii Shalay la wareegay halkaasi ayaa ku sugan Degmada waxayna difaacyo ka sameysteen qeybo ka mid ah degmadaasi. Ururka Al-shabaab ayaa banaanka kaga sugan degmada Dayniile oo maalintii shalay lagala wareegay. Risaala.net
  12. "Significant damage" ayey MSF tiri, marka beenta dacaska si fiican ugu geli. Dayniile wey ku dhaaftey ee wax kale keen. ------------------ Xaalad degenaansho ayaa saaka ka jirta goobihii shalay ay dagaalada ka dhaceen ee degmada Dayniile, halkaasoo Ciidamada dowladda iyo AMISOM weerar ku qaadeen subaxnimadii shalay, iyadoo degenaanshaha saaka ka jirto ay tahay mid aan cago badan ku taagneyn. Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa ku sugan Isbitaalkii Dayniile, Garoonkii Diyaaradaha iyo Hoygii Maxamed Qanyare ku lahaa, kadib markii shalay ay la wareegeen, waxaana saraakiisha sheegeen inay u sii tallaabi doonaan. Dagaaladii shalay oo ahaa mid aad u kululaa ayaa dhinacyada dagaalamayay aanay waxba isula harin, waxaana inkastoo goobaha lagu dagaalamayay ahaayeen meelo banaan iyo dadkii deegaanka oo mar hore isaga qaxay ayaa hadana waxaa jira qasaarooyin baaxad leh oo labada dhinac kala gaaray. Saraakiisha dowladda ayaa sheegay inay maalmaha soo socda qorsheynayaan inay u sii tallaabaan deegaanada kale, sida Ceelasha Biyaha iyo Afgooye. Labada dhinac ee dagaalamay ayaa guulo ka kala sheegtay, waxaana dhinac walba uu tilmaamay in qasaare uu gaarsiiyay dhanka kale. Ciidamada dowladda, kuwa AMISOM iyo dagaalyahanada Shabaab ayaa isku hor fadhiya cirifka dambe degmada Dayniile, waxaana Ciidamada is garabsanaya ee AMISOM iyo dowladda qorsheynayaan inay u dhaqaaqaan wadada aada Garasbaaley. Jowhar.com
  13. Maaddeey;812470 wrote: ^^ Maxaa been ah?, MSF bayaankeeda muxuu caddeeyay?. Xiimaaya, oo hadda khataraan galay haye?, tir-tir sxb-eey waxaad rabto aan ku siinaa!, meeqaa kugu filan?. Wuxuu cadeeyey in isbitaalka qeyb ka burburey, marka haddaad sawir soo gelineyso soo geli adigoo burburka agtaagan. Waxyaabo laga xishooto ayaa jira, laakiin dhiigyacab muxuu ka xishoonaa?