Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

About Kamaavi

  • Rank
    Waxgarad
  1. Dabrow, history is being made! First President of JL is your other uncle, just accept the defeat, and move on. Every May 15, I'll see you lot in JL parties.
  2. Macalin, talo wax ku ool ah ayaad keentay ,.. rag walaalow wuxuu ku dhaamo lawaa,...Adeerken joog haddii laga waayo, soo jiifso aya laga heli, wax kurbo ah yeyna kaa qabanin.
  3. Gabbal;951176 wrote: It was a grassroots organization and as I have heard the fear was Kenya would do everything to stop it if it was publicized. The rationale went, once the deed was done there would be enough public pressure to put Kenya politically in her place from sabotaging the will of the people in favor of her political puppeteering. In the inauguration you can see some well known tranditional leaders like the long time Sultan of the Gedo Waamo clan and the well known Sultan of the Camel Lovers. Just for the record.
  4. Magaca fanaanka: Yusuf Yare Midhaha iyo laxanka: Abwaan Suldaan Heesta magaceeda: Kismaayo Jiibinta waa Fanaaniinta Reer London HeestiI Kismaayo iyo fanaan Yuusuf Yare
  5. Magaca fanaanka: Yusuf Yare Midhaha iyo laxanka: Abwaan Suldaan Heesta magaceeda: Kismaayo Jiibinta waa Fanaaniinta Reer London HeestiI Kismaayo iyo fanaan Yuusuf Yare
  6. Madaxweynaha cusub, Xasan Sh. Maxamuud wuxuu helay 190 cod, halka madaxweynihii hore, Shariif Sh. Axmed uu helay 79 cod. Waxaa codkooda dhiibtay 269 xildhibaan, waxaana ka gaabsatay 2 xildhibaan. Aw-guuryo to madaxweynaha cusub,,,,..
  7. ^Sidoo kale sahra Ileys intay horseed band(90s in Awbare) ku jirtay sow ma qaadi jirin..heestii aheyd...wad iyo calaf..lalala..wad iyo calaf ..dhindhin..wad iyo calaf waxaana aheyn jeceylkeena ka weyn. Anu calafka waxan ooga hadhay markuu Beer Dilaacdhe lahaa...Risqi eebe kuu diidey kaa durugsanaa, nimuu duunyo siinaayo deeqi u dhawaa...taas waxaa daliil u ah haadka samada duuliyo diinkuba u siman calaf.
  8. Safar salaama, macalin Paragon. Idam Alle hadaad soo gudubto xad beenaadka u dhaxeeya Khaatumo & Ogadeeniya waxaynu isku arki caasimada Jigjiga, gaar ahaan maqaaxidiii shaaha macaaneyd ee Amina Tuko.
  9. Adeer, macno yare inaan kuugu yeedho ma aheyn, ee raali ahow. Intaas ka dib, waxaad moodaa in aad ka soo ordayso Itoobiya ood ku gabanhayso waxyaabo aan macno laheyn sida magac u yaalka Iley oo lamid ah dhiigyacabka Siilaanyo. Abtigiis iyo anu, isku meel ayaan ka taaganahey ragaas iyo wixii halganka boqno jabiya laakin waa suuro gal in aan ku kala aragti duwanahay wixii intaas ka soo hadha. Hadal iyo murti mida kaa hoos baxday ayaa ah in Itoobiya ogashahay Khatumo state, laguna soo dhaweeyey magaala madaxda Jigjiga oo saraakiil Tigre ah baarqab ka yihiin, adu hadaad iska indho tiri yeelkaa, laakiin tani macno badan ayey u leedahay taageerayaasha Jabhada xoreynta Somalida gobolka degan. Faa''iidooyinka ay noo leedahay waxaa ka mid ah: 1. In aad fahanto in Itoobiya cadow inoo wada tahay. 2. In aad fahanto in Itoobiya dhulkaagii iyo kaygiiba haysato. 3. In aad fahanto in wixii dhexmaray Somalida ay sokeeye tahay. 4. In aad fahanto in ONLF lug ku lahayn, laakiin Liyuu Police oo cid walba ku jirto ay waardiye ka tahay madaxda Khatumo. 5. In aad fahanto faa;iida kugu jirta ONLF oo raxan raxan ooga soo degto garoonka Hargeysa, ama dekeda Berbera. 6. In aad ka fiirsato taageerada indholaanta ah eed u haysay Itoobiya, kuna badasho ta Jabhada. 7. In dekeda Berbera ka xidho isticmaarka madow ee bilaashka ku isticmaala.
  10. Jacaylbaro;693363 wrote: thanksful meesha kuma jiro ,,,, sadexdiisii tuulo ayuu ku xidhan yahay. Inta kele waa is fahmi kartaa It has been almost a year, .... Jabhadii Kalshaale ayaa dhisatay Ismaamul gobaleed,... Khatumo state, ..is fahan intee le'eg ayaad rajaynaysaa in uu idin dhexmaro? .//........si aad oogu birtaan bahweynta jecel midnimada iyo wada jirka, mawqifkaaga ma ka tanaasuli kartaa...??? ..........midmida aad diidantahay ma laga yabaa in ay ka macaantahay gooni goosad ma dhalays ah...,? ,...
  11. Mintid Farayar;782873 wrote: As usual it's difficult to keep up with the positions of our brothers from the ONLF (at least the ones on SOL). On one hand we're subjected to regular postings condemning the 'traitorous' administration of Jigjiga led by some of their cousins. Yet on the other hand, when that administration engages in actions seen as detrimental to Somaliland, it quickly becomes 'a glorious administration'. Kind of reminds you of the silence/agreement of the same faction when Afweyne signed the infamous accord with Mengistu giving up rights to the occupied Somali territories in Ethiopia proper. Adeer stop this crocodile tears and face the reality. Till this day Ethiopia uses your admin to fight ONLF and now Khatumo and Iley's admin are being used to destroy your puppet admins. You have been warned about the two mouthed sword policy of Tigre regime, but you did't listen. It's fact that Melez is my enemy, but he is also your enemy. It's time you you let Siyad rest in peace. If you are not macno yare like Xiin claims smell the coffee and stop the free port service, not to mention the disgusting human trafficking. The postion of the ONLF and it's supporters [ at least from SOL] is clear. Like Garaad A&T and Faafan said, we condsider puppet admins in Jijiga, Garowe and Hargeysa as tools of Tigre regime. They are obstacle to the freedom movement. SL and Iley's admin are pay outs who answer to Melez, not their people. That said, I hope you man up to face the ugly two mouthed sword policy of Ethiopia and pick up your gun like ONLF do.
  12. OTP- Raysul Wasaarahii hore ee Soomaaliya Muddane Dr Cali Khaliif Galayr oo ka soo qayb galay Shirkii Magaaladda Taleex ee Lagu dhisay Maamul Gobaleedka Khaatumo State Of Soomaliya ayaa Maalimadii Shalay Yimid Magaaladda Jigjiga isagoo soo maray Gobalka Wardheer Caasimadda Wardheer, Cali Khaliif ayaa la sheegay inay soo Gudbiyeen Xadka Gobalka Soomalidda Ogadeenya uu la wadaago Soomaliya, Ciidamadda Maamulka Kililka ee loo yaqaan Liyu-Boolis. Cali Khaliif Booqashadiisa Magaaladda Jigjiga uu ku yimid ayaa tilmaamayso Khilaaf sii xoogaysta oo dhex-yimaadda Maamulka la magac-baxay Somaliland ee Gobalka Waqiiyiga Soomaliya Iyo Xiriirka Dowladda Itoobiya oo maal-mahan danbe ahaa Caga Jiid. Maamulka Somaliland ayaa eedaynaya Maamulka Kililka Iyo Dowladda Itoobiya, in kastoo si rismi ah aysan u eedayn ayay hadanna la filayaa In Wafti ka socota Maamulka Hargaysa ay u soo safrayaan Adiss Ababa. Shirka ka furmay Magaaladda Taleex oo uu ka soo qayb galay Raysul Wasaarihii Hore ee Soomaliya Muddane Cali Khaliif Galayr ayaa ku noqday Maamulka Siilaanyo Dhinbil Dab ah isla markaasna la yaaban Taageeradda uu Cali Khaliif ka haysto Dowladda Itoobiya Iyo Maamulka Kililka. Cali Khaliif ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay Magaaladda Jigjiga Isagoo Baabuur Ciidan gooni ah waardiyayna lagu wadday. Cali Khaliif ayaa ah nin si wayn ooga soo hor-jeeda kala go,go Jamuuriyadda Soomaliya. Ogadeentoday