-
Content Count
17,655 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
New Names for Baydhabo Neighborhoods
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Gabayle iyo Jeebeey shimee magacyo gaalo noqdeen? Saan maaba ka daacad ah beentooda. -
New Names for Baydhabo Neighborhoods
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
La dagaalanka dhaqanka Soomaalida iyo Soomaaliya wali waa socotaa. _________________ Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo maanta magacyadii ka badalay dhowr tuulo oo ku yaalla Gobolka Shabeelaha Hoose Maamulka Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa maanta magacyadii ka badalay sagaal tuulo oo hoostaga degmada Buulomareer ee Gobolkaas. Tuuulooyinka laga badalay magacyada ayaa waxaa ka mid ah: Baqaramiil oo loo bixiyay Daarulbirri, Faari oo loo bixiyay Furqaan, Gabayle oo loo bixiyay Xuneyn, Jeebeey oo loo bixiyay Daa'if iyo kuwo kale oo magacyada laga badalay. Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose ee Xarrakatul Shabaab Sheekh Maxamed Abuu-Cabdalla ayaa sheegay in sababta ay magacyadan uga badaleen tuulooyinka ay tahay iyagoo lahaa magacyo gaalo . "Waxaan doonaynaa inaan badalno magacyadii ay u bixiyeen gaalada tuulooyinka iyo deegaannada dalka Soomaaliya oo muddo dheer ay gumeysi ku haysteen, waana siiwadaynaa howshan" ayuu yiri Sheekh Maxamed Abuu-Cabdalla. Shacabka ku nool tuulooyinka magacyada laga badalay maanta ayaa soo dhaweeyay iyagoo ku tilmamaay inay tahay mid lagu faraxo, iyadoo aysan ahayn markii ugu horreysay oo maamulkan uu magacyada ka badalo tuulooyin ku yaalla Gobolka Shabeellada hoose. Dhawaan ayay Maamulka Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin ee Gobolka Shabeellada Hoose wuxuu magacyada ka badalay 22 tuulo iyo 9 kannaal , iyagoo u bixiyay magacyo kale oo Islaami ah. Xigasho -
Galkayo Mayor Says Puntland And Galmudug Are At War
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Cowke's topic in Politics
He would've been so excited to see a war to break out there, perhaps and all while in the comfy chairs of his Aussie, quite peaceful home. Or was it in Kiwi land? Same like that little kitten he has on there. -
Ka naxoo nafta waa!!
-
Somalia's child solders - very recent report
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Dhagax-Tuur's topic in General
Ali Sheikh Yassin, vice-chairman of Elman Peace and Human Rights Center in Mogadishu, said that about 20 percent of government troops (thought to number 5,000 to 10,000) were children and that about 80 percent of the rebels were. The leading insurgent group, which has drawn increasingly close to Al Qaeda, is called the Shabab, which means youth in Arabic. -
Xabashkaan yaanan la isku wareerin. Jawaab uma qalmo.
-
Tuujka gee Ottawa, Reer Koronto wareerkooda iska dhaaf. Runtii teams that are coming out of town should boycott it completely once and for all. Altavista ii daji. Tim Hortonka u dhowna ii gee. NNC, waa tan Istar. A still image of it from Google's Streetview. No, dear, 'beer' not as alcoholic drink, but beer as in cooked liver. Ma qamri iyo canjeero la isla cabaa? Bisinka. Qamri Eebbana nama cabsiiyo. Waa cursed drink. Taxi drivers ma mid usoo kaceyso 5 or 6 am oo beer quraac iyo canjeero fresh ah u karineyso joogto? Taas intee laga helaa? Saybeeriya? Marka maqaayadaas iskaga leexdaan at the end of their shifts. Beer kuleel ah iyo canjeero kulul isku cunaan with, of course, koob shaah.
-
LoL at 'meel banaanka.' You mean patio? NNC, meesha waa maqaayad taksiiliyaasha u badan waaye. It is decent, very clean, but mostly waxaa ka cuno taxi drivers. It is even opened at 6 am, with their fresh beer and malawax iyo canjeero. Tuujka, sadex mee usii kala baxeen. Bisinka. Bas waaye wey u dhamaatay. Magacooda dambe masoo qaadaayi.
-
Waraa, waxaas iska daayee, banooniga ma u imaanee next month? I heard that once again there will be two tournaments simultaneously held. Again waala isqilaafay miyaa? Soomaali iyo qilaaf...
-
Istar saa usoo noqdayba ma tagin. Darn, waaba isoo xasuusisay, I should check it out sometime soon. Aaliyana ka gambiso. Qofta Toronto iyo Ruushka iyo meelahaas laga wada garaneynin idin, dabqaad iyo burjiko ku kortee. Ask her about the difference between birtaawo iyo bircanjeero.
-
CSC: Press Release on Ethiopia's invitation to the G20 Summit
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to NASSIR's topic in Politics
Why is this Sanaawi that kind of special? He seems he is invited gatherings like this. Itoobiya is not the largest country in Afrika -- whether in landmass or population. It is not the richest country in the continent, either -- natural resource-wise or economical power. What is so special about it? Tony Blair, the former British prime minister, u bilaabay waxaan, the invitation of Sanaawi to powerful summits like G20 and G8. -
Dad hunguri weyn waa buuxaan, oo waxaas kor ku sawiran ku filneen waliba. Yeenan kusoo marin lee iska jir.
-
Beesha **** oo heshiis la gashay Wilaayada Sh.Hoose
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Maaddeey's topic in Politics
Ereyada gobol iyo guddoomiye ayaa dhibaayo miyaa. Afsoomaali iyo dhaqankeena naceybiis heerkaas ka gaareen. 'Abuu, abuu' la baxaayeen ku filnaan weysay. 'Wilaayo' iyo 'waali' my feet. -
He is saying he is not afraid of death. Dah.
-
-
Waqooyiga Kuuriya dowladda ka taliso xataa saan ma ula dhaqmaan dadkooda. Waxmagaratadaan shuucinimo wey dhaaftay waxooda.
-
Waving Somali Blue Flag Performance in South Africa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to NASSIR's topic in Politics
Oodka, for once budka intaa iska dhigtid dadka la kaftan. Kaftan. Mise waa kuu spell gareeyaa. It is K.A.F.T.A.N. Then again kaftanimo waa loo dhashaa, la iskama dhigi karee. This will be a very lasting image. Aad iyo aad ugu mahadcelineynaana us Soomaalida dalkooda jecel. -
OZ, wali tacsida kuu taalo u maleynaa. Iska samir. Waa Jarmal dadkaas, very methodical even while playing soccer. Serbia iyo Gaana iska baac baacsada in the next two games. Jarmal difoosonimadeeda ayaa Sports section i keento in every World Cup. But I am still all: Nuunka, Jarmalka waa ilbaxay, oo dad aan u dhalan kusoo daray, siiba dad aan caddaan ahayn. It is a good start. Laba Muslim waayeba.
-
OZ, calaacalka yaree. Granted that red card wasn't warranted, still excuseska yaree. Red card or not, the score would've been 6:0 even, if not more.
-
Aan ku celiyo mar kale, Haatu.
-
Saas ayaa real banooni loo ciyaaraa haddii kale waala iska dhaafaa. They are being taught how to play real art of banooni, not the fake rugby 'football.' By far, the best quality game I had watched in so far. Jarmalka, my team, never seem to disappoint me. Never. Would have been 4:0 at half-time if not the Mascuud boy (Mesut Özil) and his jeesto. He twice goolka iska cunay.
-
Libaax, yaa neceb Jarmalka? Not me, never was. Ii dhaaf kooxdeyda waraa. It is this team: who made both Maradona and Paul Gascoigne cry like babies in the golden year of 1990 Ciyaaraha Adduunka. It is them also who made Rijkaard spit like he was a mad dog in that same tournament and in the process red-carded.
-
Best Pictures From The Somaliland Election Campaign
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Haddana ma calanka Barasiil loo soo dhigtay? Koow. -
Waving Somali Blue Flag Performance in South Africa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to NASSIR's topic in Politics
OZ, take a cover hee. Meel ayaa isku taabatee. Here comes the barrage. Hayeey. Dad ayaaba calanka baluugga arki karin. Wali dadkaas Soomaali sii sheeganaayo. Waa yaab. Speaking of it, OZ, you know, I took a large Soomaali flag from Kanada and I hung it proudly in my aabo's room in Islii. Walaahi, everyone guriga imaado wuu ku farxi jiray araga calankaas qurxoon oo darbiga suran.