Maaddeey

Nomad
  • Content count

    4,293
  • Joined

  • Last visited

Community Reputation

0 Neutral

About Maaddeey

  • Rank
    Waxgarad

Recent Profile Visitors

The recent visitors block is disabled and is not being shown to other users.

  1. Maaddeey

    Is There a Such Thing as Somali Politician?

    Che, this is not the Shakuur you are reffering to, it is his younger brother!.
  2. Maaddeey

    Today I....

    Today I...remembered sol and logged in .. salaams.
  3. Maaddeey

    Kowda Luulyo--Happy Independence Day

    Awkeey MMA, waa kuu roogaa. Salaan fayle adiga iyo asxaabta kale!.
  4. Maaddeey

    hello hello

    Conspiracy,Blue.. and Che. Waanu idin salaamay. Waqti dheer.
  5. Maaddeey

    Kowda Luulyo--Happy Independence Day

    MMA, 3dii sano ee ugu dambaysay keligaa ayaa halkan 1da Luulyo uga dabbaal degay!. Waa 2 mid uun, ama sol aa dhimatay ama dadkii waddaniyaddii baa ka dhamaatay!. Mar uun bay igu soo dhacday inaan halkan soo siyaarto. Waan idin slaamayaa.
  6. Maaddeey

    A journey to my tribal homeland.

    Galbeedi, markaad Daafeed gaarto ii soo sheeg!.
  7. ^^ Waa runtaa Geelle Gaaboow . Lakin reer galbeedka iyo kuwa iska yeelyeela gudniinka sunno iyo fircooni uma fiiriyaane, gudniin waa u gudniin!. Kan sunnada ah iyo kan ragga waxaa xanuun iyo dhaawac badan kan ragga. Saasoy tahayna cid ka qaylisa oo ragga maxaa xbinkiisa qaaliga ah loo jarjarayaa ma arkin!. Allahuma qabiil kenya dega oo ninka gudan inuusan dhammeyn aaminsan mooyee!. . Ogow rag waxaa jira xubinka macal xaniinyaha iska jara ee booskooda xubin dheddig ku bedesha!. Hadii taas MGM ahayn mutilation maba jiro. Diin ahaan fircooni waa wax xun asalna maleh, lakin gudniinka waa jiraa waana la amaanay. Markii Islaamka ku dhaqankiisa aad loo kordhiyey oo wadaadadu dhoofeen oo wadamo iyo dhaqamo kale barteen gudniinka fircooniga waa yaraaday haddii jabhaduhu dagaalkoodu dhici lahaynna lamaba arkeen FGM wax ka hadlaaya. FG. Meeshu sidii hore uma xiisa badna, sidaas baan kaaga raagaye ka raalli noqo!.
  8. ^Diinta noogu kaadiye, farqiga waa maxay?. Kuwa diiddan gudniinka dumarka ma diin bey ku diiddanyihiin?. Amiir Fircoon oo gudniinka Fircooniga diiddan!.
  9. Male & Female GM maxay ku kala duwanyihiin?. Waa wada gudniine ama ha la wada diido ama ha la wada oggolaado. Discrimination ma fiicna!.
  10. Maaddeey

    Mogadishu goes biometric. Citizens line up to get their I.D cards

    ^ Afkeygaad kala baxday, MMA. Baasaboorka & Kaarka aqoonsiga waa isla socdeen. Mashruuc socda waaye.
  11. BUULAMAREER:- Beer ku taalla Buula Mareer ayaa Xarakada Al-shabaab Almujaahidiin waxay kuwada hadal siiyeen, Odayaasha Beesha Habar Gidir iyo Beesha Biyamaal. Shirka waxaa ka qayb galay, Waaliga Wilaayada Islaamigaa ee Shabeelada Hoose, Sheekh Maxamed Abuu Cabdallah, sidoo kale Odayaasha iyo wax garadka Labada Beelood ayaa goob joog ahaa iyo Culimo Awdiin Soomaaliyeed. Waxgaradka Labada Beelood waxay sheegeen in ay ka xun yihiin Dad Masaakiina in loo dilo, Qabiilkaas ayuu kadhashay sidoo kalana waxay sheegeen in ay diyaar u yihiin wadahadal. Waxaa la sameeyey Guddi qaabilsan Xabbad joojin lagu dhawaaqay. Labada Beelood ayaa xaqiijiyey Ciidamada Xukuumadda Riddada ah in aysan matalin Labada Beelood iska markaana ay dilayaan Dad shacab ah. DHAGAYSO, Waaliga Wilaayada Islaamigaa ee Shabeelada Hoose Sheekh Abuu Cabdallah
  12. http://somalimidnimo.com/salafi/2013/12/daawodhagayso-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-xabbad-joojin-kala-dhex-dhigay-beelaha-habar-gidir-iyo-biyamaal/
  13. Maaddeey

    Alpha's Troll and Cantarbaqash Corner LOL

    ^ Aware, never heard of it. what county is it?.
  14. Maaddeey

    Alpha's Troll and Cantarbaqash Corner LOL

    Safferz;991122 wrote: I found myself an apartment in Addis, everything is all set for late April :cool: Just need to make flight arrangements in the new year. If it's in Piazza or Madein-alam, qol iga kiree!.