Qorax

Nomads
  • Content Count

    284
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Qorax

  1. Guul degdega waxaa lagu gaari karaa xooggaga ONLf & Jabhada Midowga Soomali Galbeed oo is shaqeya.
  2. Mamate Somalia, Ii ogolow inaan wax yar kula wadaago. Waan ka xumahay in aan saaka war xun kugula soo kalaho anoo war wanaagsan anan ku wadin laakin runta inaan kuu sheego ayaa fiicane ee bal dhagahaada xogga i yara deymi; ilmaahaadi waxay noqdeen fara-lagaqaad caasi waalidina. Raggaadi aad ogayd waxba kaama aysan dambayn kuwa la laayay, kuwa bam lagu qarxiyey & kuwa la ibsaday ayeey isugu jiraan. Ilmihi aay dhaleena waxaay noqdeen burcad badeed, qowleesato, kaligi muslim, calooshiis u shaqeeste iyo garrac aanan naxaynin. Baddii waa hadde baddi weynayd ee ilmahada ugu meyri jirtay waa lala wareegay, ku dayesay, dhulki Raas ilaa Raas waa la iibsaday, gobol gobol, rodol rodol wixii harayna iminka waa beec suuqyadey yaaliin. Amxaaro injirleey ayaa ku xaarxaarta xeebahaadi. Dhulki waxa la wareegay tuugo. Culima, caamo iyo caruur wax dhaqan malahan. Ee maamate, Mowle lagama quuste sheekadu waa xuntahaye ee waxaan kugula dardaarmaya ma fiirsan kartid ilxumadaane ee dhaqtarka waxad ku tiraa koma 60 sano i gali hohrey ka saxiix, anna wagaas haddii naftu igu jidho waan kuu soo noqoni waana ku warami. Bal hadda masarkan hooyoo ilmada ka qubaneysa isaga tir-tir anna yaanan ku daalinene aan albaabka kuu xiro. Caafiya Alla Mamate. Wiilkaadi Qorax Yusuf Maxbuus #102909
  3. Aduun iyo waayo waayo dheh Rabbow u naxariiso iyo maanta halka aanu taaganahay. Nuune mahadsanid sxb. Hore ayaa loo yiri rag waa raggii hore dumarna waa kuwa maanta.
  4. Qorax

    chatbariis.com

    Horta duqa adigu marka hore ma asxaabul sab ayad ahaan jirtay bariista unbad intaa hadal haysaye?
  5. Ninku waa gaal, sax? marka masha'da kadaa kuma haboona halkane
  6. ved uma jeedo madaawankaro ee maxaa leesku heystaa?
  7. Qasaaraha qarbiga qomama ka dambayn. imisa jeer ayaa sariir lagu saaray (lagugu fidshay) iyo bashaal lugahaada hakuukala baxsanaadan (by Napoleon) kuwani ayaa wax laga sugi... aduunyo ba'
  8. ^ Che waa ciyaal sikiine iska eeg banaanka ka mar laakin waxaa la arki doonaa sannadaha soo socda in ay saamayn wayn, ku yeelan doonto wadanka, sida aan rajaynayno, oo cid waliba ay heli doonto xuquuqdooda oo dhamays tiran Alla muxuu sayidku saxsanaa markuu inta sidaa u eegay madax luxay xogga tix ah oo meshan ku habonayn kaga qabsiiyey....
  9. ^ adigu hal shanlo ayad doneysa inaad ragga ugu wada shanleysid haye?
  10. ^ Napo, saa ha dhihin yaa na arki lahaa haddii ragani aanu u baxsan lahayn? xaasid xaasid ha iska ahaadeen balse runti waa inoo gurmadeen sharci beena oo nala habeeyaan iyo saldhiga stationka oo naga soo damintaan (dabcan lacag) iyo in aay yurub iyo amerika nagu faafiyeen anigaygan midba sida igu kaxeeyey babayagu-daa baan hayey ilaa aan Romania ka cid galay oo meshaa iiga dhaqaajiyey. Hadana waaba sii ilbaxeeno sii lacageesteen mashallah xiiirantana rag iska dhiciyeey leeyihiin inkastoo waxka mideeya dhexdooda iyo newcomerska aysan jirin
  11. Waxban rabay inaan ka dhawajiyo si kastaba wan iska laheray waxaan oran lahaa. Dambi ma rabo.
  12. Masaajidda qabriga lagu ag dhisay oo sheekha ku dhinac aasan looga shafeeco qaadanaya ma banaan alshabaab in aay dumiyaan waxaas oo kale waan ku raacsanahay, hasa-ahaate in qabri la qodo oo meyd dhintay waa hore lafihiisi banaanka la soo daadsho taa waa xun tahay waana ku qaldan yihiin haddii aat taa suubiyeen dhallintan midabada badan leh.
  13. Marmar fariintoodu waa OK balse waxa loo dulqaadan karin waa inta daqiiqo oo aay soconayaaan qaarba 5 min socda sidii filim.
  14. Qofkii u salamay ayaa malaha dhidid iyo qoyaan ka soo raaceen markaasu Clinton caadi ugu xoqay isaga reebay. NEEF neef dhalay!
  15. Originally posted by Gheelle.T: K'naan waa suufi Ahlu sunna waljameca, kid kid.. Heesihii,geeraarkii, hees caruurtii, and now Nabi Amaan. Next time he should come up with his own Somali thang or else I will sue him. Ma ogid in Ahlu Sun Wa jimce ay sheegtay oo tiri annagu wakiil Qarbigaa iyo Qaramada midoobay inoga yahay Isku soo wada duuduub Keynaan waa fighter afkiisa ku dagalamaya kheyr allaha siiyo cadowgiisana Allaha jabso
  16. Bashiir timihiisu dhanna uma xirmaan. Waa nin middaba badan dhan loogu hagaagana lahayn.
  17. waba nabi amaan aan caadiba ahayne. Runtii Keynaan waa raggeedi ayaamahah heesihiisa laxan somali inuu saaro ayuu bilaabay.
  18. Originally posted by Kulmiye: "1. Malians 2. Ethiopians 3. Angolans 4. Tanzanians 5. Rwandans 6. Somalis " Why are the Somalis in the bottom? Somalis and Ethiopians are equally beautiful- and should have been respectfully be on the top together. No? sharaxaad uma baahna waa iska cadahay taasi. Wa yaabe goorma san weyntu o sankiiba daloolkiisu gacantaadu galeyso iyo xiirantan aqaanay ee timo kakanoosta ahayd o weji 'O' ah iyo midibka qandi buluuga ka qurux badnaatay Alla ha dhowre kor ahaaye sinjigena somali, sinji muqal wacanoo iyo weji la dheehan kariyo, midab mariin dahabiya iyo timo guudka jooga o jilicsan ma cadaaladba waxaasi. malaha dowlad la'aanta na haysata iyo meeshaanu maanta aduun ka joogno ayaa keeni karta in sidaa la inoo xushmad dareeyo. Si kastaba udaaya niyada ha iska dhistaane
  19. meelo muhiima ayuu san taaban war waxani qurux waxba kama yaqaano hadaltiro un ba ka badatay moyiyee... rudyDiriye a yaqaane qurux haweene weydiya isaga
  20. War Xunjufow nimankani wax gargaara ama dhaqaale ah ma bixinayanaan?
  21. Ku dhashay Baladweyne ku soo koray Dhusomareb. Ciyaal Wejiyoxun
  22. ^ 2+2=5 :rolleyes: , imoow halka qaaradda, Somaliya aad xisaabta si fiican u soo baratide