Qorax

Nomads
  • Content Count

    284
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Qorax

  1. @ bilan. maadeey sxb adi isdifaca badan iska yareey, duke ma baratid miya saan oo kale marku udhaqmo oo burushka x wato tartib amusnaanta lee logu dadaala
  2. war waxba ha is dalinina waxaad rabtiin sheega Maddeeya aa gartay shariifka waxaw sugga magacii loo soo dhiibi laha ninkasna waxaba dhici karta inuu hadda afrika usanba joogin horena loo oqoon
  3. Iga garsii Indha Cade maxaa lagaa siyaa weeydii bal?
  4. caadi dhulkiisi wuu ku soo noqon kara balse cabdulaahi aqoon walluusan meel cidla iska fadhiyeen oo mardhow guux weydun maqli.
  5. Mushkilo malahanoo labaduba haddi aay biyo-duuliyen waa caadi, xaga dhaqaalaha hadi laga dabero labada yar nafta ha iska ceshadaane daaya
  6. ^ Abwaan cambaareynu sow ma aha cambaar, markaa ma la dhihi karaa waxay la mid tahay siduu Ilka-dahable sheegayba habaar iyo cambaari kugu dhacday.
  7. Hehehe @Ngonge somaligaasa Yaa u qoray ma Sayid Somali ayaa usoo qoray?
  8. wasiirka ceelasha, deganka iyo dhulbixinta ayaaba halka jooga. Lacag aa kaa xigta meel kasta oo somalia ka mida xataa badda waa lagaa gadaa.
  9. Alla Che haaddu inta sol waqti ku qasarisay uu bal daruus iyo cilmi ku qasaarin laha maanta sidaa uma hadleno shoodhahiisa yar kama maseren
  10. Qorax

    Khamri, etc..

    ^ waxanad arag sidee laguugu shubaa bal?
  11. ^War Ngone wuxuu leeyahay meherka waxaa ka horeya inuu marka hore Nuune innanata uu dafo uu la dhuunto oo uu deedna ugu yaraan labo maalin hadduu Cara guri ku hayo howshii waa isku dhamaatay markaa waa guur sharciyeysan.Su'aashu waxay tahay Nuune ma ku dhacaa in Cara dafo? FG. *BOB, nidaamkan oo kale cidda looma baahna ee A&T na huguriga ha ka so ridin
  12. ^Dukoow marka waxan ku fahmay inaad habeenkaa nadafada ku qoran tahay oo markii ay dhamaato ayaad nadiifin ugu dhaqaaqeysaa, sax?
  13. Waayaabe soo madaxan/wejigan soo kuusanma arataan armu aabihiisi 4aad ahaa somali markab meeshan kula caariyey oo sharci daro ku joogay dalka?
  14. ^ war dadka muuska ha udhigin dariiqa. Wa ka midba ku jabay hata.
  15. waa run in SNMtu askarti siyaad barre waay ka adkatay balse ayagiina walaga sii adkaadayo sheekadoodi rag kale oo tuuga ah aya sii afduubay sidaba shariifku usii afduubay oo uga baxay axdigii maxaakinta caynba cayn aduunku.
  16. Ruwaayadan sanadlaha ah ee 18th MAY waa ganacsiye ragba ayaa lacag sanad walba sheekadan ka suubiya oo CDyo iyo calanka mixanka ka gada.
  17. ayamahan waxa nafta ii keenay somali spams oo email ah ah ku so biir, kaalay halka hadde waa maalin kasta. Ya baray somalida in wax la spamo?
  18. waryaarahee, alla maxaa nomad waayadan fiyuusyaddii wada gubteen maalinba midbaa banaanka is keenaya. Lazy Girl, maandheey wax runta kuu sheego ayaa wesay sida kan/tan B-ya ayaad darbiyada madaxa la dhacaysaa ee walaale is diin saar iska gaar intaysan xeero iyo fandhaali kala dhicin. Walaaleey haddii aad muslim tahay adiga ayeey ku fiican tahay koow waxaana ku leeyahay meeshaada ka sii wad Illaahna bari inuu kusii hanuuniyo haddiise aad muslim ahayn shartaada dadka la dhaaf haddi muslim tahayna Illaah ka baq oo iska yaree jahliga ku haaya jaahil ayad ka tahay diinta Alle ee aqoonta raadso. Qqofkii Gaala waa gaala, taa ma ceeba? qof Alla ku caasiyey simbati uma hayno hase ahate ixtiraam wuu mudun yahay in alla intuu/intii shartesa/sharteeda laga aman helayo ee walaaley haddii aad muslim tahay gaalo difaaca iyo showyada baasa ee anti-islamka aad dawatid iska yaree quraan akhiriso Alle tuug waad libaani haddii kale gaalnimadaada hayso adiga un isku ekee basa halkan sol ahna waa meel muslim gaalo kuma difaaci kartid haddii isku daydidna waa is daalineysaa. Rudy Diriye, sxb, adna ha taraarixin hana simin diimaha oo dhan ogoow in Islam ay ka sareeyso wax alle wixii diin ku sheega meelaha lala ordayo.
  19. HP laptop macal internetkisi USB an gatay, hadda inta garabka un buu ii suran yahayoo maba dhigaba. Fudeedka aaba kaaga daran.
  20. Originally posted by Li Ka-shing: Rudy according to a friend sexual abstinence/bribery is always good for a family argument. Good luck fella. sxb ninkan wadnaha ha istaajinin intuu is yira haaheeyda ku qanci goorti la arkaba...
  21. ^ ogoow haddee wagaa Mareykan uu Mareykan ahaa weeye. Hadda waxaas ma jiraan faraha la isugu waca ama jilib iyo suxul iyo feedhkuna waa iska caadi oo waa la isku soo dhaweyaa
  22. Qorax

    public toilets

    Cara adigu meesha ma askari bad ka tahay qofku so xor uma ahan meeshu raboo iyo wuxuu rabo inoo halka soo dhigo? Somali iyo waxan shaqadood ahayn haw ku dhihid! waa hagaag, sxb FatB, public toilets waa public toilets maxaa ka sugeysay? nadiif dhalo camal mise in car-carfiyo. gurigaada la gaadh haddii kale galoo iska adkeyso aamuna.
  23. Aqyaarta dhulkaan aad joogtaan ama ka muuqda ama ka maqnaada. Talo? vote sxb, ciddaad u woodeysidna xaqiiqso inaay ku ogsoon yihiin inaad u wooday kulana xisaabtan.
  24. Cimriga nolosha TV somaliyeed kuwa hadda qarbiga laga soo furay kama badna 3 sano ugu badnaan. Hadda Universal ayaaba rekordki gooysayo 3 sano sii dhaafeen. Hambalyo Univ