Qorax

Nomads
  • Content Count

    284
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Qorax

  1. Originally posted by Abu_Diaby: quote:Originally posted by Caamir: The phrase "obstacle to peace" is now becoming a mantra. Should Ethiopia and Kenya be part of this definition? Hypocricy at at its highest level! Ethiopia and Kenya were reviving the organs of the somali repulic, remember? Oops, I forgot, now that they are against a certain person, Ethiopia and Kenya became evil overnight. A case of the chickens coming home to roost one would think. Alla maxaan arkay asagoo amaanaya haddana sidaan ayuu u hadlayaa.
  2. Malaha waa tageerayaashii CY ayagoo caro afka turaya la soo xirxiray.
  3. Originally posted by Nephiso: "Waa maadays TFG, Yeey-na wuu Matalayaa."
  4. Wax nala tus waxna noo laaban! rag meshana somaliland unta bay hayaan o ay kaga dhagtey halka wadankii oo dhana la haysta. Caku soomali
  5. duke ma maantuu sawiradi adeerkii dib ugu noqday si u nafta ugu maweliyo.
  6. Ya alshabab wax ka sheegay? arrinka onlfta wa ay ku qaldamen nimanku taasna waa la cafiyey qaladkana wa saxayan.
  7. TFG waa degtay halka xagga somaliland .... (hoos ka sii aqriso)
  8. ilaa imisa gabdho ayeey marayaan ila hadda? boqol kor wa u dhafen intay uur u yeeleen AIDS ugu sii lifaqen.
  9. Amita miyeey soo diree mise Cali Dheere?
  10. Rudy alaya cisak, kan ama tan yar wad u jawabtay. Orod soo baro af-somaliga dheh.
  11. Ninka dheer & kan gaaban maa meel musaaraco la isugu keeno. Lacag ayeey suubin lahaayeen haddii aay inta isku darsaman ku waregan meelaha somalida degto gudaha iyo dibada oo lacag sidaa hade waa sidaa u gurbiyan.
  12. Qorax

    I Like This

    Nabee inu indha layahay waxa inoo cadeynaya sida uu gacmaha iyo lugaha u sayr-sayrayo sidii inuu basketbal cayarayo.
  13. ^ Sheekh Shariif waxa uu noqday Siyaasi buuxa hadda marka cayartana hadda ayuu si fican ula qabsan doona ee waxyar un usii yara suga. RAg wuu yahayee dad buusan haysanine.
  14. Qorax

    LIES!

    Hehehehe Bini adam iyo been.
  15. Qorax

    Phone Sex

    Che waxba ma dhimin. Waxa ficnayd inuu yiraa Dhagaha Ka Nuursadayaasha, waayo dadkan waxa aay dhageysan jireen telefonada ameerikaanka xaasaskooda iyo saaxiibadooda soo waci jiray. Haddee nin furun dagaal ku jira oo waayahan waxba arkin markii uu soo waco ooridiisi/saaxiibtiis salaanta ka dib waxa ay isku maweliyaan oo naf laga raadsho weeye cinwaanka sheekada. Micnaha dhagaha ayeey ka nuursan jireen weeye intii aay howlo kale qaban lahaayeen.
  16. Somali ahaan waxay u dhigantaa; Haye macaanteydiyeey, qasabka ka macaan badaneey, dhayda lo'aad midabkeeda u ekaay, luubaan la shiday ka carfoon badaneey, nirigtii in Maahis kor wanagleey, abatiitka xagiisa wax walba dam ka siisay, goortii la arkaba ilko fargeetoleey xabiibi nafteyda nafteedaay, Allalaah, waan ku salaamay Barni Buuraneey.
  17. Originally posted by LayZie G.: As a born and practicing muslim, I don't believe the principals of religion and state should be mixed. I believe that for a great nation like ours to prosper in the future, religion elements has to be eliminated. I don't believe that we should be ideal models to the world by adapting islamic state, no way, no how. Istaqfurullah!! sheeko calmaani & Ayaan Xirsi warkeedi oo kale ahaa! aduunow xaalka ba'
  18. dhulQarnayn sxb suaal: imisa sanno ayad jirta horta? caruurnimo meesha la timid saaxiib ka da sheekada ha shaqsiyeenin.
  19. Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho waa inuu xirnaado ilaa amxaaraddu wadanka ka baxayaan. Waxaa fiican in diyaaradaha rakaabka ee gaar loo leeyahay kaliya la fasaxo wixii kale ka wantoban inaysan soo haweesan ila xal siyaasadeed oo waara la helayo.
  20. HornAfrique horumar wanaagsan weeye sxb. Xalka wuxuu ku jiraa Kitaabka iyo Islaamnimo dhab ah. Waxaan rajeynaynaa in aay dhowaan gaari doonan Pland & Sland.
  21. LayZie G, yac! see weeye eedo, qof kale haa balse LG lagama filayn in aay sida ka fiirsasho la aana wax u qorto.
  22. Ku Tafaftiraha. Mudane so ma wacnaan lahayn haddii aad naga joojisid ama yareysid daabacaada aad soo daabacaysid wargeyska SOL Generaale maalayacniga aay qoraan dadka degen guryaha caydha oo mowduucyada afduubta miyeesana haboonayn in arrinkan UNta la hordhigo. Mahadsanid Walwalsane
  23. Haddii wax la iga maqlayo waxaan dhihi lahaa Xassan Turki haloo diro iyo maxkamadaha, koleey raggaasi ma kaxayn karaane marka ha ka iibsadaan eritrea ama haku soo badasheen RPG iwm.