Qorax

Nomads
  • Content Count

    284
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Qorax

  1. ^Wiilku somaliland.org heesuhuu rabo in maqlo ma cayaaran filayaa intaas un weey wuxu kula dagalsan yahay.
  2. Mudeey adigu ma qolada imigareyshankad u shaqeysa maxa magacayga ka rabtaa bal wa yaabe?
  3. War kuwaan reer cabidwaqna maxaay xirxirikaaran ma amxaaro wax uxirxireysa?
  4. Originally posted by Che -Guevara: In the strict sense of the word, it is terrorism but politically, this is not terrorism. Sax weeye Che G. sow sheekadu la toosiyaana banaan la jifiyaana banaan ma ahan.
  5. waa afrikaankii uu ingiriiska meelo darran inta geeye kadibna halkaa uga dhaqaaqay markuu ku dangaaray weeyan. nimankaan mad-madoow meel aysan joogin malaha hindiya, afghanistan, singabor waa sida hindida aad meel kasta ugu aragto ayaa kuwanaa loo soo fogeeyey loogana dhaqaaqay.
  6. Originally posted by NNC: 1. Reer baadiye and immature (the type that you dont want to introduce to your friends to)..a dude that believes "dumar been aa lagu soo xaragiliyaa, runa waa lagu daqaa" 2. The funny guy-who thinks he is an award wining comedian (news flash! you are not Russell Peters bro with your lame non-laughable jokes).. 3. Smokers (filthy habit, and no it is not cool to smoke) 4. Those that think "Not interested" means keep pursuing me please i beg you.. 5. Jealous freaks (24/7 inquiring about your whereabouts) Abaay Isho taada ka hadashay, kow dheh bal anna 5 walax oo ah dhibkaan ku qabno gabdhaha somaliye kuu sheego bal halka: 1- Wiilkoda somaliyeed u darran wiilka ajnabiga ahna (cadaan, madoow, jaale, buluug, jileec & jareerba) u jilicsan 2- Wiilka somaliga haruuftaay jareerka & gaalka beejada leh shafka saartaay 3- Aqas faarax waa doqon, Alla James waa dirac 4- Af-soomaliga ka carartooy Af shisheeye ku faantooy 5- Aduun soomartiyo kiilomitirko guban Faarax aboowe macaane haysaay Haye 5 kale keen 5 kalaan kuu sheegayaye.
  7. Qorax

    Seriously

    Dumurku waxay MR.RIGHT u yaqanin ragga kooda ujilicsan ayaga xagooda, shaqo fiicana haysta dheecaankoda siin kara hogaankana uhayaan. Annigu wa ka baxay makujiri halkaa may may!
  8. Aduunkan dadna caatanimo ayeey la tacaalayaan sidii aay isku cayilin lahaayeen maal badana ku bixiyaan dadna baruur ayaa nafta u keentayoo la tacaalayaan qarash badani uga baxaa... bal adiguba tab usaar!
  9. Halkaan Madeey ah tartiib-tartiib ayuu u soo xuubsiitay. Hadda warkiisu wuu cad yahay balse weli kalsoonidaa ka xun. Aaway shaakirullaah & war kii kale muxu ahaa magaciisa ayaantan wuu maqan yahaye haa Kashafe raggaas hadduu mar isku heli lahaa show zone dhan ayeey SOL ka xiran lahaayen.. wada cimaamad guduudan Xiin & Jacphar iwm meesha malagu arkin lahaayn waa la didin lahaa
  10. 3 jeer maalintii haddaad fuud abeeso cabtid 2 wiig guduhood calooshu waa kaa go'eysaa. Dukaamada shiineeska ayaa laga helaa fuud abeeso.
  11. Sheekadan Amison ka weyne ma Shababkaa wax la tusayaa.
  12. General o no general rag wax iska dhicin kara maka taqaan!
  13. ^Xafladdii madax loogu duubi lahaa waa goorma?
  14. Originally posted by Xaji_Xunjuf: This is very good news indeed Haa waa war wanaagsano walaalkeen PeaceNow ayaa soo dhameeyey xaajadaa :rolleyes:
  15. Caadi maaha heestu. Miraha iyo laxamku waaw!! Mahadsanid Saciid1986
  16. Haddii la dhaminiayo dhareerka wa la iska duwaa! sheeko baraleyda iyo is-qanciska nagala taga waryaya. Inaad Illaah u baridan ayaa dhaanta inta aad dhileysiga uqiilyeelaysaan. Waxa jira habab badan oo kale oo gabdhahani quutul yoonkoda ku soo saaran karaan. Xoggaa dadaaala iyo samir kaliya ayaa un laga rabaa, ogowna Illaah baa wax irsaaqa, haddii si toosa oo anshax leh wax u raadsadaan in Alle u naxariisanaayo. O they not see the birds above them, spreading out their wings and folding them in? None upholds them except the Most Gracious (Allâh). Verily, He is the All-Seer of everythin Al-mulk Ver. 19 Nabigu NNKH wuxuu yiri: "Dadoow hagaajiya ama wanaajiya sidaad wax uraadsanaysaan (macnaha ha is bahdilina ha isku cayaarina) Illaah swt ayaa qoray irsaaqadiine e"
  17. ^ Waa war hagaagsan hadduu shahaadada ka gaaray. Walaal samir iyo imaan Illaah ha idinka siiyo marxuunkana Allaha u naxariisto. amin
  18. Alshababka ayaan arrinkan isku meel ka taaganahay
  19. Nin dhulkii howdka aha ku dhashay ayaa maanta na leh waa dhalashadeydii, kama duwana tan Sh Shariifka iyo Cabdullahi Yusuf u qoran si kastaba dhalasho wanaagsan duqa
  20. Labo maalmood oo isku xigta markaan maalinba qaar akhrinayey oo aanan welina dhexda gaarin ayaa sheekadii ii bixi wayday oo aan iska dhaafay. Ee walaaaleey bal adoo raali ah inoo soo koob mahadsan
  21. Nimankan NGO da la yiraa hunguri weyni meel kasta waa ka dhacayaan. Shariifka xal uma keenayaan in aay la sii haraan mooye
  22. Horta shariifki yaa maqlay waayadan?
  23. Originally posted by Khayr: ^^^^ JB, Plesase delete the above post. It is a sign of childishness. ninkan wuxu ka naxo ama ka xishooda iskaba yar. Magaciisu waa JB.
  24. Originally posted by Raamsade: "There are no jokes in Islam. There is no humor in Islam. There is no fun in Islam." By the late Ayatollah Khomeini Waryaa wax kale iska dhaafe nin somali ah baad tahay oo og xaqiiqda ee iska daa is-yeelyeelida iyo inaad soo xigato dad waalan iyo dad kaligood muslima hadalo laga soo sheegay oo micna saasa ku fadhiyin.