Qorax

Nomads
  • Content Count

    284
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Qorax

  1. ^lol What remind you what man?
  2. Well done ! its time we as the Shacab of Somalia to react and take the future of this country in our hand!
  3. Kn: Waxaa soo baxaya ifafaalooyin muujinaya in khilaafka u dhaxeeya labbada Shariif ay gundhig u tahay xukuumada Farmaajo oo uu Shariif Xassan u arko in isaga aanan waxbo laga siinin. Arrintani waxa ay soo shaacbaxday mar maanta isagoo shir jaraa’id ka hadlaya uu Farmaajo cadeeyey halka ay sartu ka quruntay, waxa uu sheegey in gudoomiyaha baarlamaanka uu yahay nin danayste ah oo doonaya in danahiisa gaarka ah uu dowladda ka dhex fushado. Farmaajo waxa uu sheegey in xukuumadiisa ay ka shaqayn la’dahay gudoomiyaha baarlamaanka oo uu yiri “wuxuu doonayaa in uu dumiyo xukuumadan si xukuumada cusub ee lasoo dhisayo uu ugu yeesho xubno wasiiro cusub, taasina ma ahan wax aan ka yeelayo” ayuu yiri Farmaajo. Waxa uu intaasi ku daray in afhayeenka baarlamaanka uu mudo bilooyin ah diidanaa in xukuumadda iyo gudoonka baarlamaanka ay kulmaan, balse Shariif Xassan uu shuruud ka dhigey in ay isaga kulmaan si uu “kaligiis u shukaansado”, wuxuu yiri “ma doonayo in ay noqoto shaqsi mid kale la kulmaya, ee waa iney noqdaan hey’ado dastuuri ah oo kulmaya” . “wixii uu innaga naga diidey ayuu ka ogolaaday kooxda xiriirka Soomaaliya oo ansixisey in muddo sanad ah loo kordhiyo dowladda Soomaaliya”. Shirka jaraa’id waxa kale oo uu Ra’isul wasaaraha ku sheegey in dib loo dhigey shirkii wadatashiga ee bisha June la qaban lahaa maadaamaa gorgortan siyaasadeed ay wixii galeen. Wararka Kampala kasoo baxaya ayaa sheegaya in labbada Shariif isfaham laga gaaray kadib markii loogu hanjabay in la xirayo, sharcigana lala tiigsanayo, ama ugu yaraan dowladda oo dhan garabkeeda laga baxayo haddii ay qasab ku dhamayn waayaan khilaafkooda. Kampala caawo waxaa ku hoyanaya Farmaajo oo maanta sheegey in haddii waxa labada Shariif ku heshiiyeen ay noqdaan wax aan ummada dan u ahayn uusan isaga aqbali doonin, dabcan waxaa ka mid ah in xukuumadda marka ay ugu yartahay la’isku shaandheeyo si markaasina wasiirada uu Shariif Xassan doonayo loogu soo daro. Ra’isulwasaare Farmaajo ayaa muujiyey hogaan wanaag, isagoo si cad isu hortaagay waxyaalo badan oo dhibaato ahaa, laakiin sida ay sheegayaan dadka siyaasada u dhuunduleela, Farmaajo dookhyada uu heysto aad beey u yaryihiin marka laga hadlayo meesha ay wax gaareen iyo culeyska beesha caalamka ka heysta in xal la gaaro kaasi oo waliba ayaga u dan ah. Mid ka mid ah sababaha la odorasayo in uu Shariif Xassan u doonayo in uu golaha wasiirada ku yeesho rag uu isaga soo magacaabay ayaa ah in marka uu dantiisa ka waayo meesha uu ku amri karo in ay xukuumada iska casilaan, kadibna dhasho qalalaase siyaasadeed oo marka dambe qasba in xukuumada oo dhan ay dhacdo sidii marar badan oo hore dhacday. Mid ka mid ah waxyaalaha uu ku doodayo Shariif Xassan ayaa waxaa ka mid ah in xukuumada aanan lagu salaynin awoodqeybsiga beelaha ee ay dowladdu ku dhisantahay, isagana uu ku hadlayo codka baarlamaanka oo matala beelaha oo dhan, waxaa la fahamsanyahay in uu gudbiyey diiwaanka magacyada wasiirada iyo beelaha ay kasoo kala jeedaan, isagoo diiwaan kalana ku bandhigey beelaha aanan wasiirada helin. Shariif Xassan waxa uu si weyn ugu ololeeyey in la qabto doorasho madaxweyne oo uu isaga isu soo taagi lahaa bisha August ka hor, laakiin maadaamaa taasi aysan suurogalin waxa uu hubanti ka dhigayaa in uu awooda xukuumada ugu yaraan wax ka helo, sidaasi waxaa qaba dad badan oo koox ah oo aan kala hadalnay arrinkani 12kii saac ee ugu dambeeyey. 24ka saac ee soo socda Kampala waxaa laga filan karaa go’aano waaweyn ama fajacisooyin hor leh oo dalka murugo kale usii horseeda. Warar hor dhac ah oon helaynana waxay sheegayaan in labada Shariif iyo beesha caalamku ay ku heshiiyeen in labada hay`adoodba loogu daro mudo sanad ah kadibna la qabto doorasho cusub oo lagu soo dhisayo baarlamaan iyo dawlad kale. Waxaase hadda miiska saaran in xukuumadda Farmaajo loo qaybiyo labada koox ee siyaasadda isku mari la`, waana taasi arinta uu Farmaajo ugu baqoolay Kampala si asagana looga dhaadhiciyo. Waxaan shaki ku jirin in Farmaajo uu asna qaadici doono soojeedinta ah in awood qaybsi lagu saleeyo xukuumadda oo horjoogaha u yahay. Beesha caalamka ma dooneyso in la rido xukuumadani cusub hormarka xaga dagaalada laga sameeyey darteed, mana dooneyso in ay ka xanaajiso Shariif Xassan oo ay xitaa suurogaltahay in uu Puntland ula wareego baarlamaanka taasoo keeni karta qalalaase aqoonsiga dublamaasiyadeed. Si kastaba ha ahaatee, waxa socda oo dhan waxa ay u muuqdaan wax aan dalka iyo dadka midna dan ugu jirin. KismaayoNews.com
  4. Or all the noises that they have been making will come to nothing? Lol
  5. They have taken Cloud system to the next level. All you data, pics & apps will be automatically synched to the icloud system and be pushed back to all of your devices(iphone , ipad etc) automatically . i.e. You take a picture with your iPhone and magically all your other devices will have that picture All that data will be held in these massive servers for FREE:
  6. Ar waan Bururay Saar caadi ma aha! Bilaawaha Dhiig u Yeel dheh!
  7. lol@ NimKO Nice video . Now reer London why do you love living in London? Is it the MARFESH? Is it the Cayrta? Is it Geerasheenta? Bal noo sheega lol
  8. ^ That is the cleaning in progress. This space u can see in these pictures used to be small maqaayado built illegally, so they demolished and that is the process !
  9. Zak, where is it then ? I actually knw the guy who took it!
  10. Caabudwaaq Beeraha Caabudwaaq - This is a proof that we have a fertile land all over , we just need to learn how take advantage of it
  11. Somewhere in GEDO Beeraha Baardhere
  12. Actually this government has done a lot is short time against all odds . They need to be given time , this is the only time the TFG is doing a tangible progress !
  13. http://www.gedonet.com/index.php?news=6686 Interesting stuff . He seems to be enjoying the limelight and some of you want him to resign lool.
  14. @Somalina Can u tell me the reason why you would object this state?
  15. They should employ this dude : Somali Pirate Vs Medellin Cartel http://www.youtube.com/watch?v=V5YMYde-wy4
  16. War ragaan Puntland may wax isku la haraaan, miyayna xishoonin? waan go aynaa, hadaanan Prime Minister nala siin wax dhashay hal wasiir hadii nala siiyo waan kabaxaynaa TFGda , iminkana waxay maraysaa wasiirka nala siiyay waa argagixiso!!!!! Boooto. Com
  17. Bishaaro was banned from SOL long time ago for reasons that are not clear. She is sending her regards to all of u! P.s. The way you can find out whether somone was banned is to check their user name and try to send them private email- that option will not appear due to the account being inactive!!!!!
  18. kkk@Madeey abaa hee carabka ha iska dhawinle se oo u mojujihesid muruqle kagelin sheegbo adi saan cajal le sa u dhagesaheysay o uqorqoreysey runta in shegbal siyeed saac mas ku qadatey in qoralkan ku qortid?
  19. ninki melez aha ayaa reerki intu si fican ukala bartay ayuu iminka bilabay inuu iska horhorkeeno iyagi maalin dhow waxan maqlay iinu yiri ONLFta waxa u badan reerka weliba laftaas aygiina waanu heshinay iwm ayan maqlay Zackariya bal maxad ka tiri ta?
  20. Kuukuun marka la firiyo marxalada manta iyo tii kacanka ka tagay waxba uguma banana haddii marxaladan la dhaafo wadankuna caadi ku so noqdo sidii awal hore haa. Yan umalaynayaa annnigu? shaqsigaas ama ninkaa kuma dhihi karo waxa meesha la magmagacabay kuwa kheryleh mahan
  21. Kuligod ragaan tabar aya ciishaye sahal kuma tagen
  22. kkkkkkkkkkkk riyada Nuune dad aa run moodaya. Bil xaqiiqa reer Barre waayahan iyo waayo soosocdaba meesha waxba ugama banaana.