Qorax

Nomads
  • Content Count

    284
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Qorax

  1. Qorax

    Fitness Freaks

    ^ Joodari beel waryaa waa cudur waxani ee sxb Illaah hanaga koriyo dheh,
  2. Qorax

    Qeylodhaan

    Marqaati waxaan ka ahay in aay hees macaan tahay. Annigu gabadha dhexda ku jirta (nimco ma ahane ta kele) cod macaana. heesaheeda ma lehelaa?
  3. Wuxu waa ragge yaanan lala yaabin. Wacadaloo inuusan Mr. Somalia sidii John Terry cafin laheen hablo macaan oo dhar macaan xidhan.
  4. lool @ video 3:15 iyo sida wiilka iyo gabadhu isugu baaq-baaqayan. Ninku doqonsana sow ka u tagay hablihii oo biilka raashinki aay isku daldalen weli bixin. dushiisa dheh! Heesta annigu kama helin balse video fiican ayuu ahaa.
  5. ^Maryooley waa dad fiican balse soomalidu waa dad xun. Cidaad sir kartid malahan balse aan ku soonoqdo sheekadan ma maantad keentay inaad qoon dhan tiraa yuhuud baay wax wadaagaan? ma inoo sheeg karta waxa aay wada wadaagaan bal? noo faa'idee widayo bal!
  6. Originally posted by Tuujiye: Daaweeye inta xamar wili dhisan aa ka weyn hargeyso abti lool see camal adi do you even know how big ee xamar tahay? in kastoo hada wada booc booc iyo niman cimaamado wato kiliya la arko but wili aad bee u weyn tahay.... Wareer Badanaa!!! Duqa horta is sdeji ha is wareerin wareerka badan dhiig karu keena baa la yiri. Annigu Xamar waxaa igu dambeysay dagaaladi ka hore aad ayeey barigaa u wayneed Hargeysana nabad ayeey haysatay oo marka nabadu jirto horumarkaa furan balse sidaaso tahay xamar waa sii weynaatay magacyo cusub ayaanu had iyo goraale maqalnaa nabad ma jrito balse inay sii weynaatay ayaan filayaa marka weli waxaan aminsahanay in Xamar weyntahay balse in Kismaayo ka weyn tahay Hargeysa taa kuguma raacsani.
  7. Ma filayo in aay Haiti lacag siinayaan raggu wey is-gadayaan un bassa haddii aay lacag bxinayaan maba bixinayaane waa sidii Xaneefa sheegtay ha siiyeen walaalohooda soomaliyeed ee u baahan ee ku rafaadsan Puntland ama kuwa jooga Konfurta ee dhowrkii sano ee u dambeysay hadba dhinac loo qaxinayey.
  8. Miyeena haboonaan lahayn ayagoo barlamaanka soo hordhiga in xilibaanada dowlada marduufka jaadka loo weeyneeyo dowlada kenyana laba-laabto soosaarista jaadka sidaa ayaa malaha udhaami lahayd.
  9. ^Reer mudugana kudar sida reer hargeysawiguba waa wada qalo dheeryihiin. Carabta, nigerians & somaliduba waa qaylo badan yihiin. Yaa weli arkay somali mobil ku hadlaya oo bas saaran?
  10. Qorax

    Fitness Freaks

    Originally posted by Fabregas_Bruv: OK I have problem: When the weather is severe and windy, sometimes it blows me away. Is there any excercise or anything I could eat to solve this problem? Usually I wear two trousers and place rocks in my pockets to keep balance, but this doesn't seem to be helping much. Any suggestions? ps. good thread. ^
  11. Horta labada sawir isku mid ma ahan midna aad aya loo zoom-in gareeyey midna loo zoom-out gareyey. Muqdisha dagaal ayaa iyada asaageed ka reebay haddana ayadoo sidaa ah inaysan Hargeysa ka yarayn ayan filayaa.
  12. war waa Duki oo manta kaftamaya o misna qoslaya. Wa tahay sxb, waan gartay mahadsanid markale ayaan jiiro kaga soo bixi qaybta siyaasadan kugu sugi.
  13. ^ Ma dhibba ku jira in ninku ilmaha sii hayo inta gabadhu soo yara shekesanayso ama la soo qaxwenayso saaxibadeed illeen ragguba waa sameeya. Dhib uma arko annigu taa koleey balse hadii wax kale ku hoos jiraan ama balaayo kale aay wado ayaa dhiba. kolleey annigu waxba mahayo marka raga arrinkan soo maray bal ha inooga shekeeyan dhib iyo dheefba.
  14. ^ sxb, siddi jirac maxad durba isu marta oo la xanaqda raggu wa kaftaman goormase magaca Daaweyeye kula noqday mid sis. Ka socot micno malahano waa iska dulqaad badnahay. Wa tahay: Hanuuniye
  15. ^ kix kix, Paragon ayanu halka isku fikir ka nahay. waxan so xasuustay ku yaro xaafad beri nala jogi jirayo habluhuna gaaska iyo cusbadu hadba wixi ka go'a marka xaafado kale looga dirsan jiray ana tu anuberri wax isla dhisdhisi jirnay o aan jecladay ayaan kolkan xashi jecel qoraba u iga gaarsin jiray durbadiba intu sida haada la duulo.
  16. Originally posted by General Duke: Deadly combination Big L, Tupac, Biggie Deadly combination War Duke dhadhan xumaa waxana wuu dhageystaa ileen. Uf - with lyrics eshcalaa....
  17. Serenity ina abti ana bal ha ihilmamin inan lagu hilmamin
  18. ^ hadi yaryarku (ilmo adeero) aysan dugsiga dhiggan lahayn miyu halka soo dhigi lahaa? Fikir fiican oo amaan mudan weye ficilkan ay ilmuhu suubiyen...
  19. Hadal iyo dhamaantii nimanka Makhiri ah siddii aay putnland ugu liseeen looguma hambayn hadda carrada inta iska daayaan dadkooda dhinca ha ka raacaan iyo doorashada dambe xoog iyo xeelba ha sarana.
  20. Walaalayaal sheeko lama rabo ficil ayaa la rabaa. Banaanbax iyo sheeko intaba waxba tarimahayaan mar haddaadan walaalahaada u aargudi karin ama difaacina karin.
  21. Waa war igala warkan. Waxaan haystaa koox aan maanta ku faani karo balse ma haysto dowlad aan ku faani karo. Halyeeyo iga dheh!!!
  22. Beentiisa maxaa kuu dhiibtay, ninkan wuu is daahiranayaa warkisa ha maqlin. xRed waa kula kaftamayaa sxb!
  23. Ma kii Dhuuni ahaa ehmm rali iga noqda waxan ka wadey Hunguri ayaa gursaday? Gabar & Caano Wiil & Caano
  24. Alla maxuu kani waashay. Caadi ma ahan wiilkan.
  25. annigu waxan helay hal macawis iyo funaad addidasa.