Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,649
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. He is not involved with this extremists who wants to take the somali people back to the 7th century. He is attributed to be the co-founders of Alitixaaad in late 1980s, an organization which involved a lot of wars in early 1990s. And those wadaada ku sheega at Xamar today are the former followers or leaders of Alitixaad with new, more twisted militant newcomers, so if they are "extremists," he too should be. If they aren't, he isn't. Ma kala haraan.
  2. Gabiley way ka dad badan tahay Kismayo taa lasoco. Intee ku taalaa Gabileey? Teeda kalena magaalo iyo tuulo, degmo ayaaba u dhaxeyso ka horeyso oo maba isku dhawo.
  3. Buurhakabo is in the possession of its local biibol as it was in the last seven years. Hadaa wali wareersantahay, nasoo weydii.
  4. Salaan iyo soon wanaagsan iyo habeen qadar wacanba. Horta, can we differentiate between what is a city, town, village and hamlet. Soomaalida aad iyo aad ee ugu wareersan yihiin marka laga hadlaayo gobollada iyo degmooyinkooda. Before the war, Soomaaliya has one official city: Xamar. Inta kale degmooyin ayee ahayeen, inkastoo ay kala weynaayeen. Soomaaliya today, however, unofficially, has few cities [magaalooyin], such as Xamar, Hargeysa, Baydhabo, Kismaayo iyo, lately, Boosaaso. [These cities is believed to populated by generally more than 100,000 people today, mostly increased by internally displaced people.] Waxaa ku xigo degmooyinka [towns] sizable considerable populations, such as Gaalkacyo, Beledweyne, Baraawe, Burco, Marko, Boorame, Afgooye iyo dhowr kale. [Towns have less than 100,000 people living at any given time.] Hadana waxaa ku xigo tuulooyinka [villages]. Hadana waxaa ku xigo buulooyinka [hamlets]. Wareerka waxaa keenay buulkii ayaa tuulo laga dhigay, tuulooyinkiina laga dhigay degmooyin, degmooyinkiina magaalooyin.
  5. 3. Wareer Badanaa!!!(aka Tuujiyee) a mr or miss?? Tuujiye is an old ayeeyo that lives/lived in Odhawa [Ottawa], Altavista, to be precise. Ayeeyo fiican waaye, duca ka raadso, especially soonkaan lagu jiro.
  6. Ceyroow maa saan loo aamanaayaa? War this dude doesn't care whether you are his blood brother or wax kale, hada kasoo horjeedid his twisted, militant fikrad waa qarxee mise waa qaxee -- no other choice. Wax asaga lamid ah dalka uma baahno, militant argagax wado, who would do anything to achieve his vision. Moooryaan ayaaba dhaanto la qancin karo, not this dude iyo wixii lamid ah.
  7. Horta sugba maamul goboleedka Bari ka jiro maxee xukumaan ka ahayn dekedda. Waxaa ka wadaa badanaa iskoolada ka jiro meesha ha'ado shisheeye ayaa maamulo, oo ay la wadagaan dalka, meeshee dagaal ka jirto iyo meeshee ka yirin. Xataa ma masruufaan macalimiinta. Iskoolada hal manhaj ma qabaan. Sida iskoolada wadanka ka jiro camal, midba wax baas oo lagu wareersan yahay ee wataan, kuwa manhaj Sacuudi, kuwa Kuweyd, kuwa Iimaaraadka, kuwa Bakistaan, kuwa Keenyaatiga. Oo xataa inay isku mideyaan mey awoodi waayeen, micnaha maamul goboleed meyna fahamsaneen. Maxaa u diiday maadaama meesha maamul ka jiro in manhajkii dowladii hore laso celiyo, waliba horseed u ahaa afka hooyo wax lagu barto. Meesha teeda kale booliis ka wada taliyo gobollada dhan maka jiro, degmo walba baroomo ayee qabtaa, oo kii madax lagu sheegayba dabasocdaan labaatan baroon qabqable camal, oo meel nabad ka jirtaba aan u muuqan meesha. Baroomada ama tiknikada in la xareeyo waaye. Maka jiraan wax jidad dhisaayo, nin walba guri weyn uu iska dhistay, oo meeshuu rabo ka dhistay, oo jidka la simneen; jidadkii baabuurtana qof isku taxluujiye maleh, degmooyinkii markaas waxee u ekaadeen sawir qalqaloocan. I used to think sawirada laga soo qaado degmooyinka fiday dagaalada ka bacdi qaarkood inay dadka soo qaado kaseynin si sawir loo qaado ama ee baabuur ku jiraan markee qaadayaan maxaa yeelay waa wada qaloocdaan. Jidadkii dhan ayaa wada qaloocan, iskaba dhaaf wax laami u sameeyee. No municipal planning whatsoever. Baabuurta shati ma qabaan. Aboow heeloow dhan aa iska wado. Taarko ma jirto, sida dalka oo dhan, taarko dal kale, siiba Iimaaraadka, laga lee yahay aa iska saaran baabuurta cusub oo weyba ku xaragoodaan dadka leh heer ee iska fujiyaan iska dhaaf. Meesha licence iyo shati inay sameyaan waaye, dhaqaalo ayaaba ugu soo gali lahayd, nidaamna jiri lahaa. Maamul gobolleed afka lee ma'aha oo waa in la shaqeysiyaa. Hadii dhaqaalo badan jirin, ma'aha in la sugo hay'ado shisheeye oo dan badan wato, oo wax yar soo tuuraayo. Municipal planning dhaqaalo uma baahno. Masuqmaasuqa hadee yaraan lahayd dhaqaalaha xoolaha la dhoofiyo laga helo iyo dekedda kistoo jidadka waa lagu dhisi karaa, oo iskoolada wax waa loogu qaban karaa, oo xataa in lagu mideeyo la helo. Canshuur nidaam ahna si toos ah dadka loogu qaado, oo qas bilaa masuqmaasuq la'aan ku dhaceyso ayaa la sameyn karaa oo wax badan qaban lahayd. Ma'ogi inay sugayaan dowladii Xamar kasoo baxdo oo meeqo sano ayee hada sugoyaan, waxna ay qaban oo waliba iyagoo iskugu wacaayo maamul goboleed. Saas ayaa keentay, ugu wacan in dhulkaan banaan dadka iska dhistaan, maxaa yeelay meesha sida Koonfurta camal ayee u egtahay wax sharci ah ka jirin. Hadii wax walba canshuur, shati iyo kala dambeys ahaan lahaa, public spaces qof haweysan lahaa ma jireen.
  8. Nothing is calm. Dad ayaa la laaye, oo meydkooda meesha laga qaadin waliba diyaarad laga raacay. Well, somebody has to pay the price. Today or tomorrow, maalintee ahaataba.
  9. War calaacal iyo quuq badanaa dadkaan. "Gates of hell" iyo balah balah iyo yada yada yada maloo joogo. The dude did xasuuq, he has no reason to be in the deeggaanka uu xasuuqa ka geystay, if he mistakenly thinks wax la iska ilooway, well, mister, think again. Hadiiba 24 loo qabtay waaba lucky. Saransoor dadkiis ayaa laga laaye, xaq ayuu u lee yahay in uu aarsado oo dadka dhiig ayee lee yihiin, uu ka bilaabo kan weyn indha adeeg meesha la yimid. Cabaadka iska yareeya. Adeer haduu naftiisa rabo, Hollandtiis kama soo laabteen. Haka saarto, maxaa i keenay aa heyso.
  10. Horta inaa inaan kula doodo mar horaa ka quustay, oo farahaa kaa qaaday, beenta aad wadid aan hada inaa kuu jawaabo igu kaliftay. Guddoomiyaha gobolka Jubbada Hoose: Axmed Sheekh Max'ed (Axmed Madoobe) Duqa degmada Kismaayo: Bashiir Axmed C/laahi [Jarato] Maareeyaha dekedda weyn: Ciise Qaasim Max'uud. I don't have to mention their qabiil. Xasan Turkina laga dhigay Abaanduulaha Jubbooyinka dhan. Those are where the power lies, ee calaacalka badan iyo dhareerka jooji, baliis. --------- Jananka, "Jubbaland" wax soconaayo ma'aha on expense of real deeggaanka dadka u dhashay ee native ku ah. Hadaa rabtid gobol badan la isku dhiso, then Talyaaniga ayaaba dhisay gobolkii ugu weynee ee "Altajubba" oo ka koobnaa Jubbada Dhexe, Bakool, Gedo, Baay iyo qeyb kamid ahayd Shabeellada Hoose -- kaas almiina hala soo celiyo. Anyway, su'aasheyda maka jawaabin. Waa kugu celinaa. Was not kan warlordka ahaa ee laga buriye magaalada a co-occupier, in league with Seeraar and Goobaale? Yes or no, yaaqeey.
  11. Ama ha rooraan ama ha dareeraan, there should a reserved qeyb walaalaheena ka qeyb qaataan, since they claim to be a movement that wants to govern the whole country. Well, majority of people of the country they want to rule waa gabdhaheena, habaryaraheena, eedooyinkeena, hooyaasheena iyo ayeeyasheena nala dhashay. They need their voice la maqlo, not meel cidlo loogu tago. Or otherwise, let them be, as they already seem to, qabqabliyaashii laga ceyriye meesha, who never gave a chance our walaalaheena when it came to power sharing.
  12. Aniga waxaa la yaabay you've had no problem lately the other guy who co-occupied this city. Awal Moorgan ayee ahayd, markuu Indhamadoowe ey isla wadaageena you tried to discredit him, saying he is powerless. I also remember kii meesha laga ceyriye markuu Moorgan ee iska horjeedeen inaad Moorgan la safneed. Now, suddenly, kuwa hada qabsaday ayaa "occupier" ugu waceysaa. At least Xasan Turki has a legitimate claim since dadkiisa deeggaanka agagaarkiisa deggaan, laakiin kan kale meesha ka cararay oo ka yimid Galgaduud maxaa ugu shuqul leh meesha. At least wadaada ku sheega dadka deeggaanka asal ahaan u dhashay, qabiilkee doonaan ha ahadeen, ayee u dhiibeen maamulka meesha. I will ask you explicitly, and I hope you answer it unambiguously as well: Was not kan warlordka ahaa ee laga buriye magaalada a co-occupier, in league with Seeraar and Goobaale? Yes or no, baliis. Disregard mid Cabdillaahi Yuusuf uu la jiraa or mid wadaada ku sheega. The point of my enemy's enemy is my friend ma'aha now. Taloow hadee Seeraar, Indhamadoowe and co. la jiri lahayeen Cabdillaahi Yuusuf, would you have sung another different song, by the way? The people of Shabeellaha Hoose iyo Jubbooyinka ma'aha dad lagu meel gaaro. They have their own rights, too. Waa dad la dhibaateeye, oo xaq u leh inay maamulaan deegaankooda, ma'aha inaad mid la jirtid, kan kalena kasoo horjeedid because of bogus clan siyaasad.
  13. Shir ay isugu yimaadeen Ra'iisul-wasaare Cali Maxamed Geedi, Malaaqyada (oday dhaqameedyada), Wasiirada, Siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada [qabiil] oo laga soo saaray go'aan wadajir ah oo faraya in Taliyihii Booliiska dawlada oo lagu magacaabo Cali Madoobe oo mas'uul ka ahaa xasuuqii dhalinyaradii lagu laayay Garoonka Dayuuradaha Baydhabo uu muddo 24 saac ah gudahooda kaga baxo Baydhabo [Baydhabo.com] --------------- (Oct 16, 2006):- Shir Jaraa'id oo uu maanta ku qabtay Magaalada Baydhaba Aadan Saransoor ayaa waxa uu ku sheegay in aysan u dulqaadan doonin iin Taliyaha ciidamada Booliska Jeneraal Cali Madoobe in uu sii joogo Magaalada Baydhaba isaga oo ku eedeeyey in uu xasuuqay dadka Deegaanka. Aadan Saransoor Shirkiisa jaraa'id waxa uu ku sheegay in Rwasaaraha Dowladda Federaalka uu ka codsaday in la siiyo mudo 24-saac ah, isla markaana xal laga gaari doono, isaga oo ku celceliyey wixii afar iyo labaatan saac ka dambeeya in ay talaab cad qaadan doonaan, mana uusan cadeyn talaabadaasi waxa ay noqoneyso. shir gaar ah ayaa waxaa isugu yimid Rwasaaraha Dowladda federaalka iyo Xubno ka tirsan Wasiirada ka soo jeeda Beelaha [qabiil], waxaana looga hadlayey qaabka ugu haboon ee loo damin karo xiisadan ka taagan magaalada Baydhaba. Jeneral Cali Madoobe ayaa maalintii shalay aheyd soo gaaray magaalada Baydhaba waxaana xalay illaa saakay gudaha magaalada isku hor fgadhiyey maleeshiyooyinka deegaanka iyo ciidamada Booliska, kuwaas oo si weyn maanta looga cabsi qabay in ay isku fara saaraan, hase yeeshee waxaa markii dambe lagu guuleystay in la kala qaado. Jeneral Cali Madoobe ayaa waxaa lagu eedeynayaa in uu lahaa amarka lagu laayey qaar ka mid ah maleeshiyooyinka deegaanka ee ku sugnaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhaba, waxaana horay u hanjabay Xidlhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade mana jirto illaa iyo hada wax talaab ah oo uu qaaday. [Idaacadda Banaadir] _____________ Ninka indho adkaa. Muxuu u maleeye that haduu bil ka maqnaado meesha in uu dadka uu laaye iska iloowaayaan? Hollandtiis haa iskaga noqdo, muxuu naftiisa ugu qamaaraa.
  14. Originally posted by General Duke: Dear All, not long ago Yusuf Garad made up the infamous story about lesbians in Bossaso. That story was proven to be untrue and without merit. ........ Capital sentences have rarely been carried out in Puntland. When they are, a firing squad is used. Sapa-AFP. The last time I knew SAPA was a warbaahin laga lee yahay Koonfur Afrika, and AFP was a French news agency. Marka, our honourable Jananka, what does Yuusuf Garaad has to do with this? Was he the publisher of Qaran, which the foreign agencies wararka kasoo xigteen that time?
  15. Well, if it is your pleasure to insult the forum members as some of you seem pleased doing again and again -- and still trumping the forum rules in the process --, next time, heed this, there won't be an editing: Whole posts will be deleted.
  16. Umm, soori about the title. I meant Golaha Shuurada. Ever wonder horta that of the 93 members and growing, that there is not a single, not hal qof, oo dumar ah ku jiro? Yep. The Shuurada consists six or seven groups, four whom are identical with different shirts only [such as isbaheysigii burburay ee Isbaheysiga Dooxada Jubbo, qeyb ka socoto kuwa xoogga ugu taliyo Shabeellaha Hoose, qeyb kale ka socoto Galgaduud, etc]. I don't mind that. But how come not a single sister of ours not included? Ma boosaa loogu quuri waaye. Not exactly all the members of Golaha, but many of them are. And of course it looks like this when the real Golaha meets. Not a single shaash in sight.
  17. Salaan iyo soon wanaagsan. Yaa xasuusto Geellaq? Ani waligeey ma tagin oo ciyaal maamo aa iska ahaa oo Iskoolbuluusiyo xeebteeda meel kala ma u dhaafin, laakiin aawey dadka bootada wadi jiray. Nuune iyo Tuujka, ebidkiin ma tagteen meeshaas, oo maku soo dabaalateen. Caruur Ka teesteynaya jamal weyn oo ku yaala xeebta X/weyne Ilo ku dabaalanaya badda X/weyne Hadee meeshaan tahay Geellaqdii aan maqli jiray saa u maleeyo, ar maxee dad badan ku naf waayeen oo dhagax godka ahaa meel loogu bixi karin hoos ku jiro qabsaday. [Hence the ominous nickname of the place.]
  18. Awalba ma isku mowqif ma ahayn, oo waligeed ee kasoo horjeeday dowladiisa, oo dhanka Shariifka ee la jirtay. Mar eeyba is casishay, hadana mar labaad uu wasiiradiis usoo magacaabay. Ma'ogi Geedi waaka helaa filaa qofta. Cabdalle Boosna duqa magaalada Berbera uuba ahaa sanadkii horee oo aan ku ogaa goormuu noqday xildhibaan, iskaba dhaaf wasiir?
  19. Originally posted by me: Waraa butacoow, Boonbole kuuguma yeedhayo, ka waran Butacoow Bortiyeeri? Mid walba aan kuu soo laado, intaad qabatid ayaad igu soo celisaa. Dhareer Badanaa!!! Waraa Tuujka Nucmaan maku dhihi karee ninkaan kuugu wacaayo shuluq iyo futac maa iska qabatid yaaqeey. Saan si ma'aha, maba fiirsan karno, caman kuusoow oo "dhareer badanaa" mee ku dhahayn. Maskiin.
  20. Jimcaale, qatarnimo miyaa waxaan mise waala soo qishay. Naga dhaaf yaaqeey ciyaal waamo saan maku ogeyn, LoL. Saa tiri waaye, waa keentay. Buugga hada ma ii dhawo, koleey saas camal ee u fasireen. Leyliga waa sii socon doonaa, Eebbe ha idmo.
  21. Salaan iyo soon wanaagsan. Honestly, how many of you know or knew the word 'qaadisiya,' let alone its historical significance until that mouthpiece of wadaada ku sheega's website came forth online? Of course qaadisiya is a town's name in the present day in Ciraaq that has a historical importance in Islaam, mainly the major battle during Khaliif Cumar's time against the Persian army that took place in that area. What I fail to fathom, however, is what does indeed the invasion and conquest of Persia has to do with the petty, often squabble with deadly consequences, of Soomaali clan politics? Why the mouthpiece website of the so-called Courts is named 'qaadisiya,' after such an event? Perhaps if it were uxud or badar, most Soomaalis, I assume, at least, would have understood, but qaadisiya, whom, again assuming, bet not many Soomaalis ever heard it. Perhaps our surwaalgaab friends are fighting an invisible gaalo enemy we don't see since we only had seen so far them fighting druglords, warlords and moneylords.
  22. Salaan... Ar ninkaana. Minankiisa Landhan ku yaalo asagoo joogo uu dagaal u fakfakanaa. Ar banooniga daji tartiibso. Dagaal habayaratee wax uu faa'ido u lee yahay ma jirto our war-weary people. Taloow hadii dagaalkaan aad rabtid uu ka dhici lahaa gobollada Waqooyi Bari, saan maa ugu xaragoon lahayd? Is daji aan ku dhahay. Dhiig aan waxba galabsan ayaa daadanaayo. Dad baa qaxaayo oo waayeelo iyo caruur ku jiraan. Ii sheeg even xataa wadaada ku sheega hadii la burburiyo, maxaa laga dheefaa? Soo ma lagu noqonaayo wixii burburkii iyo qaxarkii iyo fidnadii 15 sano lasoo dhaafay. Ma Max'ed Dheere oo soo noqdaa faa'ido kugu jirto, mise Qanyare? Mise Cabdi Qeybdiid? Mise Kaabo Yalaxoow? The less warlords, the better, runtii even xataa hadaa kasoo horjeedid wadaada ku sheega, as I do. Dowladdaan hadee dhab ka tahay, hala gorgortanto wadaada ku sheega. At least kuwa ku jiro oo la qancin karaa jiro. Dagaal wax ee wax ku keeni karto ma jiro. Baydhabo and the locals won't be the spectators of early 1990s, oo deegaankooda la isku hardamo. No. They will kick both of them, dowladda iyo wadaada ku sheegaba. Intuunan Amxaaro isku haleynaayo haka fiirsado C/llaahi Yuusuf. Amxaaro asagoo wado ama asagaba la wato inayba Soomaali la heshiineynin. Ha ogaado taas. N.B, I still don't understand why you are early cheering the guy who fuleynimo ugu cararay Kismaayo, wanting him back, but at the same time against his cohorts of Seeraar and Goobaale. Maxaa Goobaale, Seeraar iyo Indhamadoowaba ugu soo horjeedaa oo aad kan kale ula jirtaa maadaama afartoodaba isku meel ka wada yimaadeen? Oh, I see why: C/llaahi Yuusuf uu kistoo la jiray. Dad hala jiro mise yuula jirin, occupier is an occupier. Indhamadoowe and him were the same coin with different sides. There won't be "Jubbaland," as you seem to support. There will be "Jubbaland" when Koonfurta Mudug becomes part of Waqooyi Bari. Kan Kismaayo heystay with his cohort maafiyada -- which included Seeraar iyo Goobaale -- seven years ayee heysteen, and he couldn't establish "Jubbaland," for he knew the day uu ku dhawaaqo dagaalo ba'an inay ka dhici lahayeen. Ninkaas waa baxay maanta, ee iska samir oo Kismaayo kuma soo noqonaayo, kana samir the dream of "Jubbaland." The very idea is gone with the wind as he is gone with it. Qanyare oo ahaa qabqablaha ugu awood badan koonfurta ayaa deegaankiisa asagoo joogo xoog loogu saaray, illaa hadana ka samray ku soo noqosho. Marka adigana ninkaan oo deegaan uu u dhashay iska dhaafee, meel fog ka yimid ayaa wax ka sugee.
  23. September 7, 2004 October 12, 2006 :confused: :confused: :confused: :confused:
  24. Labadiina markii la idin arko death, destruction iyo mass killing ayaa ka hadleysiin. Wah iga dheh. Horta waaba idinka shakiyee Ciyaal Faaycali maa ku jiri jirteen? Ar maxaa dad harowsateen. Bootadaas inta hala imaanina yaaqeey, sida timajarahoo inta ku arkay, kulahaa Ciyaal Faaycali aa ku jiri jiray, ar maxaa dad batari giliye. Kud iyo wid liki eri aa ku dhahay.
  25. Salaan iyo soon wanaagsan. Jillaagii ugu qatarsanaa Soomaalida soo maro. Ar muxuu wax jili karaa, oo jeesto bilaash loogu bixin. Marxuumka Eebbe ha u naxariistee ruwaayado badan uu jilay, oo kamid ah qeybtaan. Kuwa shabakadaas leh illeen maba yaqanaan markee ugu waceen cajalka "calaacal" hees. Cajalka waxaa ka muuqdo Sanqool, Dhagool iyo Shimaali. Ruwaayadaan maxaa la dhihi jiray waaba ilooway? Tan uu xabsiga galaayo ma'ahoo? Rafaad iyo raaxo? Iikar Jeesto