Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,678
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. I think it is time they should pack and leave... Easier said than really done. It isn't that simple. Badankooda sharci kuma heystaan, inkastoo loo dulqaato. Badankooda, again, came through by land, an arduous journey from Keenya-Ugaanda-Tansaaniya-Malaawi-Musambiik-Sibabwe-Saambiya-Koonfur Afrika. It isn't always this straight route, but involves several of these countries in each route. In that previous journey, they already risked plenty. Meeshee nabad ka raadiyeena in jirkooda gudihiis la baarto ayaa la gaaray, dilkii iskaba dhaaf. The few who had passports from Galbeedka countries already left in the first murder wave, only masakiinta meel ee aadaan jirin ayaa ku haray. Intee ka baxaa, meel Alle ayaa maqli jiray. Dadkeena habaar ayaa heysto.
  2. Seylac, you've used enough qabiil names, again and again, marka bas ka dheh. Stating qabiil names aren't allowed, and you knew that. No more, baliis. Do not explicitly name any qabiil's name anymore. Aniga or me, adigana tartiibso, widaayoow. Ma fiicno name-calling nooh. Even though, politically, we are adversaries, still in magacooda lagu xumeeyo ma fiicno. Calling Amxaaro am-xaar ma fiicno. Hala is dhowro, baliis.
  3. Ooooobis, raali noqo duqa. Damn. "Edit" aa taabtay, meeshaa "quote" ka rabay, mana ogeyn. Aad aan ugu xumahay. Waa kusoo celin kartaa hadaa rabtid, kuweyga intaa ku qoraa. Raali mar labaad. And the "shisheeye" that goes through the trouble of reading this forum would have difficulty finding someone to translate the above? Unfortunately, adigaaba qarxisay. Runtii shisheeye badan ayaa aqristo meeshaan. Ma aamini kartid inta Soomaali interest ku eh oo Soomaali ahayn, be it the country or its people. Teeda kalena how is Kaastaro, maka soo baxay isbitaalka oo ma qabtay shirkii Ururka Dhexdhexaadka?
  4. Baddacase, comment on the issue, iska dhaaf who initiated the thread. So, what do you think? They don't believe isku-tag [federaalnimo, which amazingly I and them agree], so what are your views? Hala soo boodin waqtigaan Waqooyi Galbeed waqti laga hadlo ma'aha.
  5. Evidence for Somalis being Arabs: -Hear say -Myths -My ayeeyo told me Me, runtii, dadkaan know as certain as their existence that inay Carab waxba iskaga galin, iskaba dhaaf faracnimo, ka ahayn Xaawo iyo Aaden. Of course Soomaalida Carab waa ku jirtaa -- they are called Banaadiri, Reer Xamar ugu horeeyo, who took great leaps to Soomaalinize themselves, beginning with clans with Soomaali names. And yet we have the madoowest of madoow of Soomaalis in general claiming Carab and other bogus, unsubstantiated legends and myths. Soomaali language does share a lot of words with afka Hindida, yet I have yet to see a Soomaali claiming descending from the historical Hindiya. [Perhaps they exist, and I hadn't seen them -- actually their credibility is certainly more plausible than Carab lineage since there seems a lot Soomaalis who do look like Tamils.] C/llaahi Yuusuf recently said Soomaalida inay 'garac' yihiin iyo in kale lama kala yaqaano. He is, of course, wrong. Soomaalida waa dad jiray, dad jiri jiray, oona jiray waligood, but unfortunately dad kamid ah kalsooni isku qabin in their inferior mentality and who couldn't dispel what they hold in dear, si walba ha loogu sheegee ama loogu sharxee ama loogu tusiyee, what awoowe said always ka horeeyo the reality. Since it is human nature, I don't blame awoowe or ayeeyo, since iyagaba kasoo maqleen their awoowe and ayeeyo. However, in this enlightened and informational age, where knowledge can easily be accesed, it is fitting and time to put the hammer on the final nail on the coffin of this chronic self-identity crisis and myth -- for once and all. Glad to see, though, finally we are realizing and separating the fact from fiction. Mansa Musa, ha i dhihin adigana kuwa Carabta aaminsan aa tahay. I hope not! NB -- Shisheeye badan ayaa aqriyo meeshaan ee Soomaaliyeey ceebtiina asturta, waxa qaarkiin soo qoreysiin anaga dhexdeena ayeeba yaxyax iyo yaab naga keentay.
  6. At least, on the surface, our Jananka and Baddacase, do agree finally on something: Descending from "Carab" lineage, though never proven. Teeda kale waxaa kaaga daran the darkest Soomaalida ah ayaa ku leh Carab ayaan nahnay, kuwii real Carabta ka yimid, such as Banaadirigiina Soomaali ayaan nahnay ku haayo, oo ku adkeysto maalin walba. Adduunyo wareer socoto waaye. Oromadii ayaa joogo. Canfartii ayaa joogo. Kuwaas oo midab, muuqaal, af iyo xataa diinta qaarkood meel walba aan la wadaagno, ma arkeysid iyagoo waligood leh Carab baa nahnay, waxaan isku mashquuliyo. Soomaali cirka kama soo dhicin. Soomaalida Islaamka kahor waa jireen, waa joogeen, oo meesha hada joogaan ayee joogeen. Carabna ma joogin waagaas. Ereyga kaliya "waaq" ayaa kuu sheegaayo, oo degmooyin, qabiilo iyo ereyo badan la dhaho, kana buuxo afkeena hodanka ah. Dad baa iska foggeeyo leh waa erey Oromo, oona og beentooda, in uu yahay erey Soomaali, oo Illaah Soomaalidii hore caabudi jireen. Xataa our traditional dress consisting white go' iyo guntiino kuu sheegaayo, in uu ahaa soo jireen.
  7. Salaan... Can we, baliis, Baddacase, separate Cabdillaahi Yuusuf Axmed from the dowlada kumeelgaarka. Soomaalida wareerkaas ayaa heysto, always comparing who is a head of state to the entire dowlad la dhiso. This confusion of personality cult by comparing or equaling or one person being synonymous to overall goverment in general, is nothing, indeed, new -- it started the day we had our independence, beginning with Cabdillaahi Ciise's interim adminstration. We thus are still struggling to separate an individual from an institution. About wadaad ku sheega's ambition of extending their authority to Hargeysa, ha is dhihin waligaa they won't, with latest attesting coming from Turki, a promiment member of wadaada ku sheega's Golahooda: "Kismaayo, Hargeysa, Burco, Boosaaso, Gaalkacyo, Baydhabo iyo qolada meel ku gaarka ah kuligood webi isdhex socda ayey jiifaan waxaan kula talin lahaa inay soo raacaan islaamnimada iyo wadaninimada," ayuu Sheekh Xasan Turki ugu baaq u jeedinayey dadka iyo maamulada ku dhaqan gobolada dalka. [Xigasho] I hope you won't change your views markee daadaas kusoo gaarto.
  8. Dharkengey-15.September.2006 Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka tirsan issimada gobolka Sool ayaa sheegay inaysan u dul qaadan doonin in ciidamo shisheeye ay sii joogaan deegaamadooda. Soomaali heerkaan ayee taagan yihiin naceyb ee isku qabaan dhexdooda. If only that naceyb was directed their real, external enemies, mainly Amxaaro iyo wixii lamid ah. Amxaaro every other day ayee Buuhoodle soo galaan, no body juuq iyo jaaq ka yeereyso. "Ciidamo shisheeye," yaab ahaa. Goormee Soomaali shisheeye noqotay?
  9. Dharkengey-15.September.2006 Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka tirsan issimada gobolka Sool ayaa sheegay inaysan u dul qaadan doonin in ciidamo shisheeye ay sii joogaan deegaamadooda. Soomaali heerkaan ayee taagan yihiin naceyb ee isku qabaan dhexdooda. If only that naceyb was directed their real, external enemies, mainly Amxaaro iyo wixii lamid ah. Amxaaro every other day ayee Buuhoodle soo galaan, no body juuq iyo jaaq ka yeereyso. "Ciidamo shisheeye," yaab ahaa. Goormee Soomaali shisheeye noqotay?
  10. I wonder, if Miskiin Macruuf still has any more loyalty left in him for the TFG after this. I have no loyalty for any political organization, even including a government. The only loyalty I've lies with my family. Garatee, igaarkeey? Nor am I influenced or does loyalty lie on a qabiil ideology. No. Having said that, my support of dowlad kumeelgaarkaan has everything to do with Soomaaliya dowlad u baahan, nothing to do with personality cults, or who leads what, or qabiil or what you think or believe my own qabiil wants. This same support was applied to C/qaasin dowladiis ee Carte lagu soo dhisay -- you can search old threads to confirm that. I've disagreed plenty of what this new dowlad kumeelgaar represents, still it is the only hope we have, not wadaad ku sheega. I am waiting the day, Eebbe forbid, they attack Hargeysa, your jubilant and enthusiastic support to remain the same. Baliis, do not try to change the shaati on that day.
  11. Jimcaale, laba xaaraan ku heshiisay, xalaal ay ku heshiyaan adduunyo gadoom waaye. Or in the others, lan alifsheey humaadi albaqri mikitoosoow.
  12. the somalis who have fought other somalis-their own breathran and killed them are according to Islam infidels! I was not refering to all our ppl, just those who committed treachary. Yariisoow, tartiibso. Aad u tartiibso. Diinta isn't about waxee waran kabood kugu soo aqriyeen, so ha fududaan. A killer isn't out of the fold of Islaam, even the worst murderer. Reer seef labood saas ayaan ku nacay, indoctrinating our youth to the point of not doing hubsasho, but ereyada ay maqlaan iska soo tuuro, like the above unsubstantiated, uncorroborated statement and others such as a person who doesn't pray too isn't Muslim. NB - Not all Carabs are Muslim. A considerable percentage are gaalo. More percentage of reer Iiraan, Turki, Afgaanistaan iyo Bakistaan are Muslims than Carabs. And I don't think anybody who insults a Turki or Bakistaani is insulting all Bakistaani Muslims, iskaba dhaaf Carab gaalo ka buuxo. And what does modern Carabs has to do with Nabi Max'ed, naxariis iyo nabadgelyo korkiisa haka ahaatee.
  13. Maxee tahay aflagaadaan socoto? Biibol, this forum is moderated, lest you all forgotten that. Baliis hala is ixtiraamo.
  14. Unlike late pope John Paul, Cardinal Ratzinger, who took the name of Benedict after his election, does not approve of joint prayers with Muslims. Nin xaarkiis iyo kaadidiis iska dhaqin ninkii la tukado asagaaba ka gardaran.
  15. Jananka, do you really believe in ciidamo Afrikaan ah awalba tacbaan ahaa wax ka tari karaan arimaha lagu daalay ee Soomaaliya? It isn't about whether the wadaad ku sheega agree or not, widaayoow. Any wadani wouldn't allow ciidamo awalkoodaba bastooda ahaa in dalka la keeno, especially kuwa Amxaaro kusoo daba dhuumanaayo. Ciidamo Afrikaan dalalkooda xataa ma maamuli karaan, such as Ugaandha iyo Suudaan, ee marka wax ka qabashadooda arimaha Soomaaliya iska yar, hadaaba ka sugeysid. Midowga Afrika ciidamadooda Daarfuur ee qaatir bilaah ka taagan yihiin xataa. Dhaqaalo xataa ma u hayaan, oo inay Qaramada Midoobay ku qaraabtaan ayee rabaan in the name of Soomaaliya peacekeeping. Yea, right.
  16. Sh IsxaaqBin Amed Bin Maxamed Bin Xuseen Binu Cali Binu Xamsatul Mud-har Bin Cabdillaahi Bin Ayuub Binu Muxamad Binu Qaasim Binu Axmed Binu Cali Binu Ciisa Binu Yaxyaa Binu Maxamad al Mahdi Binu Xasan -al-Caskari Bin Cali-al-Naqiyi Binu Muxamad al taqiyi Bin Cali al ridaa Binu Muusal Kaadim Bin Jacfar a Saadiq Bin Muxamad al Baaqir Bin cali zeynal-caabidiin Bin Xuseyn Bin Cali ibni abi Daalib Ibn Cabdil-Mudalib Ibnu Haashim... I didn't know Soomaalida inay Shiico ahayeen, because Shiicada iimaamadooda ayaa soo qortay, especially the highlighted twelve iimaams oo ay ku jiraan Cali, Xasan iyo Xuseen, Eebbe haka wada raali noqdee. Do you also believe you are the descendants of Mahdi since Shiicada believe Max'ed Al Mahdi to be the true Mahdi, who is said to come back again? Intaadan magacyada soo tuurin, know their history.
  17. HE SAID WE ARE DECENTED OF IMAM HUSSEIN AND IMAM ALI WHO IS THE COUZIN OF PROPHET MUHAMMAD THAT MAKES US NABBY MAXAMMED ILMADEER. "Nabi Max'ed's ilma adeer." Yaa salaam; for all what I had witnessed on this forum for all my years at here -- and I had seen plenty weird and absurd declarations -- this, no doubt, tops it all.
  18. Me, our Jananka is promised the position of daljirnimo or other minor liaison at safaarada Soomaaliya to UK, so if you can top that, anything less won't even be considered.
  19. Jananka, I think you are underestimating Xaabsade. I don't think he is in anybody's pocket, for he has a right to be mad for a clear day-light massacre of his and Saransoor's militias by clan soldiers marti ku joogay meesha. Ciidamada C/llaahi Yuusuf jufadiisa hoose ah dulqaadkooda waa u dhamaaday, runtii. Waxooda kadareey waaye. Now, 'madaxtooyada' kama soo baxaan, cabsi daradeed, because dadkii baa ku kacay, not Xaabsade kaliya, oo maleeshooyinkii la xareeye, oo laga bixiye magaalada dib ugu soo wada noqday. Horaa loo dhahay ka fiirso intaadan falin, markii hore inay ka fiirsadaan ayee ahayd.
  20. Seylac, use the lower-case letters, baliis. Utilizing a continued capital letters titles and posts messes up the other threads on the list. Dankis.
  21. Cali Mahdi hilfahee u laabeen, maskiinka. Asagaba dad badan uu hilfaha u laabay, tooka bar tooka aa la dhahaa, part of anybody who chose qabqable's lifesyle. Laakiin wadaad uu iska noqdee maxee ka rabaan. Soon the fakers, the wadaad ku sheega themselves, ka koow yahay Indhamadoowe ayaa hilfaha loo laabi doonaa, too.
  22. Ar meeshaan waaba ilooway. Soori aqiyaarta. Intee mareynay. Ar buugga hada ma i agyaalo, ee mar kalaa keenaa, laakiin Bishaaro ereyga jees labo micno uu lee yahay, kan badanaa la yaqaanana waa kaa tiri oo 'jeesto' laga wado suurada. [Axmed Cumar Jees mar walba markaa magaciis maqli jiray saas u maleyn jiray, ar kan jeesto badanaa, oo maxaa loogu bixiye isweydiin jiray.] Anigaba waa igu cusub yahay micnaha jeeska kale laga wado qoys.
  23. Aamiin Caamir see ka noqotay ma'ogi, laakiin Shariifka do not deserve in saas loo caricature gareeyo. Shariifka inkastoo Korneel Aweys, Indhamadoowe iyo asxaabtiis ku ganbadaan, still waa shaqsi wanaagsan, oo u qalmin sawirgacmeedkaas sharaftiisa saa'id ugu ciyaaray. Marmar aan jidka isku aragnaa Md. Caamir, perhaps I too should have a complaint for him nooh.
  24. Salaan... Taloow waxee sameyn doonaan ayaa sugaa markii la gaaro bisha barakeysan ee soonka nagu soo foodleh. Already couple weeks ago, they forcefully shut down some tukaamo ku yaalay xaafada Yaaqshiid, including Suuqa Bacaadlaha, because of salaada jimcaha la joogay. Wey ogaan doonaan inay Soomaalida the docile reer Sacuudi ahayn, and a fierce independent people yihiin by nature.
  25. Like Yugoslavia, Senegambia (the short-lived union of Senegal and Gambia) and Libya's attempt to merge with Egypt in the 1960s, the marriage existed in name only, while the people retained a mental independence. So it wasn't surprising that, in 1991, when the Mogadishu government collapsed and dictator Said Barre fled to Nigeria, the English-speaking north declared itself independent. What a historical distortion, not to mention his failed attempt comparing canbo to malab, such as the union attempt of Senegal and Gaambiya or the federation of Yuguslaafiya to Soomaali's political circumstances. For the author's information, neither did the people of Senegaal and Gaambiya shared historical culture, tradition, language, and ethnicities, nor did the forceful federation of Yuguslaafiya's multifaith adhering people. "The English-speaking" ayaaba i dishay. Meeqo $$ ayaa la siiye this Hill guy taloow, which isn't either and particularly helped by the publication of the piece on Washington Times, a neocon, extremely right-wing, Islamophobic, tabloid-behaving paper.