Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,668
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. They should worry more the whole branch of Cabdulle Shideeye in Bakaaraha than wadaada ku sheega.
  2. C/qaasin waa waxgarad, wadani daljacel ah waliba, unlike ninka maanta madaxweynimo sheegto, still hadana Amxaaro/Tigreey dalka usoo horseedaayo. Everybody has a shortcoming; even his shortcoming waaba kaliya that old regime ayuu ku jiray. Yaana ku jirin oo maanta socdo, ii sheegaba? Ka biloow kaliya korneelada: Aweys, Riyaale, Yuusuf, Shaatigaduud, Jees. If he wanted power iyo qabyaalad qurunkeeda, ma joogi lahayn Qaahiro from 1991 ilaa 2000. Faciis iyo jinkiis laa waalay ayuu meel ka gali karay, but he didn't do, oo faraha kala baxay qabyaalada. That alone tells us wax.
  3. Hees see qaadoysaa? Ma dhageysan, soori. Kii Talyaaniga diinleeya, adale ku heesaayo ma fiirsatay? Telafashinka Kismaayo dagaaladda kahor ma laga soo saari jiray asagana? Wait a minute, Kismaayo telafashin ma qabi jirin. Oh.
  4. Originally posted by Che-Guevara: I don't think the courts have the means and power to regulate charcoal trade, and too many folks that are involved in this illicit have aligned themselves with the courts. This doesn't ameliorate the situation, if anything it contributes to the enviromental degradation. The global climate change farther exacerbates the situation. Dhanka Koonfurta sadex dekad ayaa laga dhoofiyaa dhuxusha. Kismaayo, Baraawe iyo mida macmalka eh ee Ceelmacaan -- all three are controlled by them. Of course shaky, damiirlaawe businesspeople lobby them, wax yar $$ ku tuuro si loogu dhaafo. Not to mention some influencial among them, such as Indhamadoowe, themselves were involved the mass dhuxul trade in Baraawe.
  5. The supporters of wadaada ku sheega generally happen to be in two broad groups: Those who support for qabiil reasons [many of their militia consist yesteryear's moooryaans] and those surwaalgaab, who believe wax walba in xoog lagu keeno and xoog lagu dhaqo based on their version of Islaam. There is also a third minor group that espouse the idea anyone-but-Cabdillaahi Yuusuf. NB, biibol are indeed questioning the wadaada ku sheega. Perhaps you haven't come across many in your area.
  6. Ooooooooooh, bless her. Wax la iska ooyo waaye. Saan ayaa buraanbur la dhahaa inta kale been. "Hadaad dal shisheeye joogtaan damiir la'aan...Qaranka Soomaaliya dad badan baa u galay qabriga, [dad] baa qaadan waaye gumeysiga quursigii...[dad] baa soo qaaday calankeena qaaliga ah...Qabiilaa [hogaamantiis] qaranimo u qaba..."
  7. I am no friend of wadaada ku sheega, but this is too much. Waaay off the comparison radar. And Caydiid being a "mahdi?" Intee ku maqashay dadka saas aaminsanaa? Eniwey, welkam, Kamaal.
  8. What does this year-old thread remind you? The old reluctant defenders of Nusdiid are sworn enemies of his now. The yesteryear's accusers are fighting along side with him, and virtually defending him on the net. Eebboow siyaasada qabyaaladeed Soomaalida qaabdaranaa, maraxsanaa.
  9. Dankis updating us the indispensable fadhi-ku-dirir sources. Meeqo koob qaxwo ayaa kaaga baxday hearing all this?
  10. Do u know that Ethiopia is so scared from Somaliland ??? ,,,, u don't wanna hear this coz u don't wanna believe it ,,,,,
  11. Maan, I was there a few years ago, a place aanan iloowi karin because of an unforgetful incident. Waa marka uu shubka ku socday. Illeen meesha waala dhameeye. Qurux iga dheh. Xamar duurkeeda waaye laakiin, dhanka waqooyi ee Balcad. Boggaadin Ditoor Cali Sh. Axmed Abuukar, Barfasoor Xuseen Macalin Iimaan iyo dhamaan asxaabtiina. And baliis, meel kulliyada afka hooyo lagu hormariyo hirgiliya. Too much Carabi iyo Ingiriis kaligood waxmataraan.
  12. Originally posted by Libaax-Sankataabte: Caaqiloow, somali waxaa qancin kara in madaxweynaha waqtiqiisa laga dhiqo 6 bilood, xarash iyo madaxna loo tuuro juffoda qaban doonta madaxtinimada lixdaa bilood, kii hal mar horay madaxnimada u qabtayna inuu laynka gadaal ka soo galo. Qolo walbaa waa yara sugi layd, juffo walbaana way dhadhamin lahayd belaayadaan lagu wada ordaayo. I say let us campaign for that. It is actually not a bad idea. Midowga Yurub shimee noqonay? Xataa Midowga Yurub waxee rabaan inay iska dhaafaan this every six months cycle presidency. Hadii 10 milyan isku talin waayeen, oo hal qof loo dhiibin, ee nin walba mundulkiis ha iskaga taliyo marka. Ani laakiin waxaa ka jeclaan lahaa in sidii shirkad camal loo maamulo dalka, si kumeelgaar ah. Shanta qabiil [not 4.5 bogus] waa weyn mid hal qof ha iska soo doortaan, oo "board of directors" camal. Shantaas qof dhexdooda ha iska doortaan mid kamid ah in uu noqdo "chairman" ama guddoomiyaha/madaxweynaha shanta sana soo socoto. Ama waxaaba kasii fiicnaan lahayd in madaxweynaha dhan laga qaado wax awood ah uu yeesho maadaama ee Soomaalida aaminsanyihiin wax madaxweyne ka sareeyo jirin, ha iska noqdo a symbolic head of state. Awoodiisana lagu wareejiyo jago kale, sida wasiirka koowaad. Haduu wasiirka koowaadna muran galo, suggestionka above ha lagu tijaabiyo.
  13. Just a final reminder to my widaay, lest he forgot: This site is a Soomaali site, it largely and primarily caters to Soomaalis, yet you are here daring to respect our country's foremost symbol in a juvenile way -- the respected flag. You have a final warning and choice now: Remove it and for once or it will be removed. Riili simbal. We try our utmost not to limit people's right to express openly, but do not grossly cross the thin line.
  14. Canbaro, si fiican ayaa u hadashay. Maanta fanatic atheist secularists ayaa soo baxay, kaba daray kuwii hore ee ku eedeyn jireen diinta. This Richard Dawkins person ayaa kamid ah. I've read a review of his book on the paper, he comes across intolerant anything that has to do with religion, completely believing what he calls 'rationality' and 'reason' superiority. But what are reason and rationality? Doesn't reason itself derive from the natural laws and ways ordained by God. They also believe "logic" and "morality," which both originate from natural rules of Eebbe that each child inborns with -- fitra. It is humanity's innate, inherent disposition to differentiate between what is right and wrong, and to feel guilt when one errs or commits aggression. Atheists otherwise want us to believe those "innate" universal and natural laws of humanity came by chance, same like the whole universe. Perhaps that where the confusion stems from -- their idea of the whole universe coming out of no where, out of the blank, gastic smoke in this case. He also repeats the unscholarlike, discredited age-old myths, such as religions are behind every major wars or conflicts on this planet since day one. He deliberately omits to mention his fellow Darwinian war-mongering and ethnic-cleansing atheists Stalin and Hitler, and other historical unbelieving men of bloodthirsty and cruelty like Attila and Genghis Khan.
  15. "We will be invaded and and effectively emasculated by a foreign culture: that of the sayflabood shawarma-eating mushakal-drinking Abu Carab bin Carab-man Al-Acraabi. No longer shall my eyes feast on the curves of our women-folk, they will be hidden in black pieces of cloth imported from the desert. My mouth will soon forget the taste of a fresh jaat leaf. Alas!! Marqaanimo no more. Woe unto me that I, a true Somalian aabo ka aabo of Somalia, have lived to see such dastardly times. Sheeeekh Cabdul-qaadir Jaaaaylaaaniyooooooow, Balees Help me !!!!!! These shaykh-isku-sheegs tell me that it's wrong to worship you, to sacrifice thousands of ari , lo'o , and geel in thy Awliyo-astic name. Xaal ka ba !! Ma aniga iyo qaboor-caabud baala horstaagaa. Hell Nah, I make cash money off these Ziyaaro's yo. Hadee kaleeto, habaar culus aa kugu soo gamaa, nooh. Inkaarta Shaykh Cabdul-Qaadir gonna getcha, you gar-dheer'ing, sayflabood'ing, multi-wives marrying wahhabi" Yariisoow, dhaqan Soomaali waa kugu yaryahay, oo intee ku aragtay ii sheeg. Mise Carabihii aa ku kortay aa mooday dhaqan jano lagu galaayo inay heystaan. This is dhaqan Soomaali Islaami ah waliba: Not these Sacuudi-wannabe: Soomaali women proudly had a culture, for example: Not waxaan waxee yihiin aan la garan: That is dhaqankaaga, practiced a thousand years by your own dadkaaga, kala baro. Dhaqan Carbeed aad ku kortay haku wareerin. It ain't no dhaqan of ours.
  16. ICU' main objective is control of all Somalia, with no other plans. Mogadishu experienced peace, garbage clean up for few days but since then nothing happened. They definitely do have agendas, a sinister one may I add. They have too many adversaries now, thus limiting to display or promote or promulgate their agendas publically. A mini-version of their agenda happened in Luuq in mid '90s, a total control of every aspect of people's lives. They didn't had much time to expand at that time, however this time should they prevail, Eebbe forbid, the very Soomaali culture as we knew will be threatened. Fanatic men like Ceyroow, Rooboow and Turki ayaa power kuu qabsan doono, plus the Indhamadoowe warlord. There will be no heeso, no saar, no shirib perhaps; no different gender mix in public, not even in public transportation; the imported, transplanted jilbaab and indhashareer will be mandatory; the hitherto proudly independent Soomaali women would be encouraged to stay at home; garka would be very encouraged, if not downright enforced; qamiis and cimaamad gaduud of Sacuudi-style will the de facto national dress code for men; the beautiful blue flag will be changed; the very Soomaali afkeena ah ayaa qatar gali doonto: "Shabaab, ukhtii/ukhii, amiir, abuu, ibnu, umm" has already made into vernacular, encouraged by them instead of Soomaali equivalent words inay ka isticmaalaan, in the last few months ee soo baxeen. Maxaa ka qaldan dhalinyaro oo "shabaab" keenay? Maxaa ka qaldan ina oo "abuu/umm/abii" keenay? Maxaa ka qaldan hogaamiye/abaanduule oo "amiir" keenay sidee hada iskugu wacaan? Maxaa ka qaldan walaal/aboowe/abaayo, oo "ukhtii/ukhii" keenay? Ma kalsoonida afkooda iyo dhaqankooda iyo hidahooda ayaa yar? And anybody who raises a voice would kindly face the seef -- hadiiba saldhig lagu ridin.
  17. So, macalinka, isn't he the stooge of Sanaawi? I thought we covered this a year and half ago. Yaana u ogeyn ii sheeg in uu Sanaawi uu dabasocdo? Asaga ayaaba og xataa. Aniga I call a spade a spade. I don't care waxee yihiin. Hadee adiga daljaceyl iyo dowladnimo kaa tahay, dowladii C/qaasin ayaa taageeri lahayd, whom you vehemently opposed for no reason. Now suddenly you are criticizing Korneel Aweys of doing exactly like that. Why do you criticize now for Korneel Aweys supporting dowladii Cabdiqaasin, but not dowladaan since you are exactly doing the same? Mise iskuma jeedid, abaaba? Hadduu Soomaali Galbeed ka dagaalamay maxee kugu taalaa ninkii ugu horeeye Mingista aaday oo magan ka raadsaday uu ahaa oo dalkiisa kala jabiyo u tagay, no? Maantana ciidamo Amxaaro dalka rabo in uu u qabto rabo. Odey Cabdulle's policies that make him an obvious stooge and, to quote you, ido, not my words.
  18. Adiga ayaa waxaan qabiilist statement lasoo shirtagtay: the OGs don’t live in Somalia, you know who dat leaves. Maxaa ka wadaa then? And then "turub la baray" intended to certain qabiil. War magaca Eebbe aa ku ganban jirtay waa qarxay ee iska dhig, bootadaada waa dhamaatay, hadii qabiilnimo laguugu qabtay waa iska caadi. ________________ Horn halayaabin wuxuu qoro miskiinkan looma baxo daa codkiisa ha dhiibto e. Ta kale dadku waa noole biyo ku nool sow ma ogid, marka waa la waraabshaa ha iska wabxaane! Wali magacii fooshaxumaa ee qabiilkaaga ayaa wadataa, walina waa isla qumantahay. Cabaadkaan iyo calaacalkaan xee ahayd? Illeen powerless markee dadka noqdaan diifkooda ma iska tirtiri karaan. Masaakiin. Blame the defeated xaaraan ku naax you worshipped aad ugu waci jirteen "a God-like man." Waxaaba ka cabsanaa in suicide dhaco, maadaama ninkii la caabudi jiray, oo divine attribution la siiye cagahiis wax ka daaye. The xaaraan ku naax ain't coming back to Kismaayo. Mise u worship gareey, sida Hindida camal cuud iyo uunsi u shid shid this "God-like" xaaraan ku naax, ama calaacal iyo cabaad wada, the defeated warlord ciidamadiis ka cararay ain't coming back, and no amount of konton or boqol threads laga furo on Somaliaonline will bring back that fact. Samir iyo iimaan Eebbe ha idinka siiyo. Next will be Baardheere oo la xoreeyo and Luuq and Ceelwaaq. Yaa is gaarayba. Buuloxaawo hadaba sii dhista intii hadhoow la shaleyn mar labaad.
  19. Ceeb, ceeb yaaqeey, aflagaadada hala joojiyo. Maxaa waaye saan? Maaan.
  20. Well, I thought Odey Cabdille was the ultimate sheep of Sanaawi. Haduu fikradahaan qaabka daran uu wadan lahaa shaqsi ahaantiis waxba maba ahaateen, laakiin he is following and wants to lead a whole nation to the Wolf Sanaawi.
  21. Hambalyo iyo bogaadin, walaashiis. Eebbe hakuu garabgalo -- aamiin.
  22. Originally posted by Juje: Masakinta kabo la'anta wa dhib qaban...maliina Muse Sudi ayey uu gardinayaan maliiun maxakinta.... wey dulman yihiin Walahi. OAP rights is not in the 'maxakinta's books. Qorax kuleyly ayey odayashi ku gardiseyeen. Ha u gafin dadkaan. Every country honours its veterans, marka ha u gafin those men dhiigooda u huray dadkooda, dalkooda iyo diintooda in '70s. Yes, waa dulmanyihiin oo waxaa ka sii xun dadkii dalkooda ay u dagaalameen ayaa u gafaayo maanta, not to mention many of them Isbitaal Martiini ayee badanaa curyaan ku yihiin, markaa arko waaba ka murugoodaa.
  23. The figure is portrayed a person [boy] vomiting our flag, thus having an ultimate disgust and contempt for it. How dare uu Soomaali site u imaanaa and disrepsect our esteemed flag like that waaba yaabanahay.
  24. Qurac, remove or change this avatar, baliis. You have no right to insult our beautiful flag like this. Absolutely not.
  25. Originally posted by Khalaf: First ilaahay ha u naxariistro those who died in Buaale jails. ive been thinking ninyahow.....this incident and the recent defect with weapons of one of the members of the TFG to his clansmen in xamaar, calling for unnecessary aggression on puntland .....dat wa naloo tashada abti! Turub la barey! Abtgis: if this does turn to be about clan most vulnerable is my reer abti. Puntland got its territory/resources and its ppl independent same w/ somalilad, the OGs don’t live in Somalia, you know who dat leaves. Enclaved or not, dem galguud boys know how to bust.....will never be weak or bow down..... just when the ppl wonder how they can survive ilaahay ba faraj u furo. Ninkaan ayaa ifka "wadaadnimo" noo sheeganaayo marka. Ifka waxa ugu xun qabiilist wadaad in uu noqdo iska dhigo. Adi maa u diiday reer Dhoobleey/Badhaadhe/Afmadoow/Libooye/Baardheere markaa leedahay ma deggaan Soomaaliya? Ma adaa ka qaatay dhulkooda? And your "turub la barey" aad ula jeedid dadka Xamar dego [supposedly you consider them to be badoow when it comes to siyaasad], well I have a news for you: Turub waliba kan dabakaeriska iyo iskaalaha ayee waa hore ciyaari jireen markaa adiga shaaniska ciyaari jirtay meeshaas ka timidba waxee tahay ahaatee. And advocating xaaraan of your "dem galguud boys know how to bust..." supposedly of others land, waaba isla qumantahay, oo magac Eebbe kuu suran. At least waa qiratay inay ka imaadeen Galgaduud. That is one step forward. But also known they will get back to Galgaduud, sooner already, "busted" or not. Adiga camal ayaa diinta wax u dhimo, mana dhaantid surwaalgaabka Xamar joogo maanta oo aad isleedahay dacaayadee.