Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,714
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Labadhinacnimada aan ka hadlaaye: I am for Somaliland, puntland, Jubaland, hiiraanland, and Arlaadiland, and I am also anti union , anti domination, anti centralization, anti USC/ICU, and finally anti Somalidoon just like you. Hadana: Every body knows what I stand for "Federalism"... Milaayanci ayaa inta u joogtaa. Kasoo horjeedka Maxkamadaha waxba haku gamban, adiga naftirkaaga ayaa qiratay inaad tahay anti Soomaalidoon. Soomaali midowdo hadaa kasoo horjeedid, xoog iyo tabar la'aan waxba kuma keeneysid. Soomaali waa midoowe, Eebbe ha idmo, diid ama doon, Soomaalida iyagoo isla joogo ayaa arkee, and you likes, the imposters meeshee aadi lahayeen haka fikiraan.
  2. Jimcaale iyo aqiyaarta kale, dadkaan Soomaalida Amxaarada iska dhigay, [inay Soomaali yihiin ayaan aaminsanahay aniga, maxaa yeelay sawirgacmeedka Amiin Caamir nin aqrisanaayo iyo shabakooyinka Soomaalida waxee daabaceen, qof Amxaar/Tigreey ma igula eko] in lala doodo ma istaahilaan. Hada ka bacdina, hadeeba Amxaaro/Tigreey dhab yihiin Afsoomaali ku qor qoraalada muhiimka ah, meesha haku wareeraan markaas. Laakiin ayaandaro mise waaba ayaan, dadka ugu qabiilkooda jecel, the clan narcissistics, inta ku jiro, coincidence or not, Afsoomaali ma yaqaanaan, kuwii wax yarna aqaano, waa jacburis. Waligaa taas ma u fiirsatay? Iyagoo qurba ku koray ayee qabyaalad saas ugu dambeeyaan.
  3. Hada ayaa damacday miyaa inaad gadaal gadaal u noqotid, oo aad isla yaabtid markii banaanka lagu soo dhigay? Waxaa qortay qof kugu kor qoray ama kugu qasbay ma jirto, hokey? Adigaa qortay waxaan aan laga fiirsan hoos ku wada qoran. I am for Somaliland, puntland, Jubaland, hiiraanland, and Arlaadiland, and I am also anti union , anti domination, anti centralization, anti USC/ICU, and finally anti Somalidoon just like you. Anybody who uttered those words above has no interest dantee Soomaali leedahay. Dantaada iska sheego, waxba hada ha gamban markii laguugu qabtay caadadaada. Sadly, it continues: ...there are no such Somaliaweyn words anymore. that dream had been colapsed for the past fivety years. What is going on here .................. Fasal Ali Waraabe has a right to say whatever he said period.... I don't get what other people are saying... Somaliweyn get loss. Died ...Somalida dhexdooda waa dab iyou naar kala foog waligaaa oo ha isku geenin. but you feel Shame on What your great uncle Siyad Bare did for you bringing where you are. Giving you A Somaliweyn Citizenship..... For your information, it was and is a Soomaali national policy that started the day Europeans started to colonize our land, and was enshrined in the original constitution to the one the dowlada kumeelgaarka functions; the policy, may I kindly remind you: Any Soomaali, be it wherever s/he is born or lived is automatically a Soomaali daludhalad, regardless whether their lands are occupied or not. A lot of people ayaa kusoo dhoofay via that green baasaboor, never asked whether they were born in Jigjiga or Wajeer. It wasn't a Siyaad Barre who gave and took away citizenships, nor did he initiate that. No.
  4. Reer Mareykanka waxaa ka quursatay maalinta igu horeysay oo aan Jerry Springer Show fiirsaday anoo waliba dalkooda ku cusub. The audience, the host and guests were, to be kind, xoolo xoolo dhalay. Then I realized it wasn't only confined to Jerry's show, but a whole trashed industry solely based on it. Maury, Sally, Donahue, Ricki Lake, Montel... --------------- On a related absurdity: Women protest Sheikh's comments with bikini march ELEANOR HALL: Organisers of a protest march against Sheikh Taj El Din Al Hilali's comments on women and rape say they're confident their demonstration won't be hijacked by white supremacists. 'The Great Australian Bikini March' is planned for December the 9th, with organisers encouraging participants to put on "beachwear" and march to a Melbourne mosque. But police are warning that the protest may be infiltrated by extremists. Sabra Lane compiled this report. SABRA LANE: March organiser, Christine Hawkins, describes herself as a Melbourne grandmother. She says she was outraged by recent comments made by Sydney Sheikh Taj El Din Al Hilali, comparing scantily clad women to uncovered meat. CHRISTINE HAWKINS: We're encouraging people to wear beachwear. The reason for that... we've called it the 'The Great Australian Bikini March' because it's got an interesting, iconic image for Australians that most Australians, you know, even from their childhoods remember summer holidays with great fondness, of going down to the beach, sitting in the sun, warm, swimming, lots of nice memories. And that we're actually identified all the world for our beach culture, so it's a statement about maintaining our way of life through using the icon of beach culture. Read more Well, it was supposed to happen yesterday. Anyway, I say to them: Bring the march every other day on, however the grandmother should stay out.
  5. Adiga, intaa iska dhaaftid qodqodnimada, afmiinshaarnimada, wardheernimada, iskudirnimada iyo usacabtunka Soomaalida walaalahaaga ah, hadaa Soomaali dhab tahay, dantaada, dadkaaga, dalkaaga iyo diintaada raac. Amxaar/Tigreey mid iska dhigay inta ku jiro in aad u cheer gareysid, hadana Soomaali sheegatid, oo danta Soomaalida ayaa aqaanaa dhahdid, wax caqligal ma'aha. Intaa qolo xagaas aaheey ugu soo dhahdid, qole kalena inta huuhaa ugu dhahdid, kuwa kalena meeshaas sax sax ugu dhahdid, kuwii kalena meeshoo kale waa runtaa ugu sii dartid, wax soconaayo ma'aha. Waa loo wada jeedaa, ee waakaa naxay, again dantaada, dadkaaga, dalkaaga iyo diintaada meel ka raac, meel ka gal. Maxkamadaha isn't Soomaaliya. Waa qeyb hogaandoon kamid ah. Waa kasoo horjeedi kartaa siyaasadooda, xoog ma jiro. Laakiinse Soomaali inay kala go'do ayaan rabaa, oo every tuulo to have its own dowlad, and yet "I support dowlada kumeelgaarka," which advocates the unity and midnimo of Soomaalida, wax soconeyso ma'aha, ee iska sheego dantaada. Don't be a ridiculous walking contradiction. Rufyaanimada ma fiicno, widaayoow. I am not saying you are one, but ma fiicno taas ogoow.
  6. Mid ka mida dadkii masaajidkaasi salaada jimcaha ku tukanayey oo ay shabakada hadhwanaag goobtaasi kula kulantay ayaa oo ka waramayey sida ay wax u dhaceen ayaa waxa uu yidhi “ Sheekhu waxa uu khudbadii salaada Jimcaha sida caadada ahayd la akhriyi jiray uu ku akhriyey Af carabi, kadibna waxa uu si degdega uu ugu bedelay Luuqada Afka Soomaaliga waxaanu yidhi Sheekh Makaawi “ Dadbaa wax aan u uruurino dadka muslimiinta ah ee dhibaatada ka soo gaadhay fatahaada Webiyada Iyo daadadka ee Koonfurta Soomaaliya nagu haysta oo magaaladii aanu ka dhex mari la’anahayoo ciyaalkii ayaa na hayasta, oo inaguba waynagii is dilnay ayaa markuu halkaasi hadalka marinayo sheekhu ayuu mid ka mida dadkii ku tukanayey masaajidku kacay oo uu ku qeyliyey, halkaas oo uu buuq ka dhashay, kadibna sheikh ka mid ahaa dadkii masaajidkaasi ku tukanayey ayaa kacay oo mikirifoonkii sheekhu gacanta ku hayey ka dhuftay masaajidkii buuq ayaa ka dhashay oo salaadii jimcaha dirqi ayaa lagu tukaday”Ayuu yidhi Goobjoogahaasi... Bisinka iyo murdaha. Naceyb iyo cuqdo heerkaas mee marayaan maanta, heerkaas mee gaartay. Goormee dadkaan masaakiinta daadka qaaday dileyn walaalahooda reer Waqooyi? Goormee wax ka galabsadeen? Ciyaalkii waxii lagu aqriye ayee meesha keeneen, nothing else. Cuqdad ma fiicno and it ain't healthy, either.
  7. Me is a Soomaali hardcore nationalist, a breed that can hardly be found these days. I agree everything he stands for, an unadulterated, unquestioned Soomaalinimo. A high-end elusive quality found in few Soomaali people in these trying times. Me, keep going and doing what you are trying, walaaloow. Stay strong in believing in afkaaga, dhaqankaaga, hidahaaga, dalkaaga, dadkaada iyo diintaada. You are not alone. As the old Soomaali saying goes, "sankuneefle iga sareeye ma jiro." That is how confident old Soomaalis were, believing no breathing creature can be above us, be it a man or beast.
  8. Indhaha hana beelin, baliis. Sawirka koowaad waaba jahwareer maxaa wax la fiiriyaa.
  9. Awalba surwaalgaab wax quman lagama sugeynin. Sad those who believed wax quman ayee soo wadeen. Nothing but division, Soomaali kala diris iyo naceyb iyo hebel ayaa saas ah iyo saas sameeyo iyo saas ku dhaqmo iyo saan u dhaqmo kusoo kordhiyeen dalkeena the last 16 they had a free rein. Soomaalida had Axmediya, Saalixiya and Qaadiriya dariiqooyin, but never saan isku necbaayeen. Their religious motto was: Nin naftiis, nabiyoow ummadaa. No longer. A highly well-known tolerant Soomaali people no longer, instead installing an alien, imported, foreign-borrowed concepts masqueraded as diinteena suubban. The only people saxsan waa iyaga, thus you are either with them and can be saved or you face the waranka, seefta, qoriga and will go to naar. A young cousin of mine, a Sacuudi born and bred, who I've met in Cardiff, Wales, insisted those who don't pray are gaalo, diinta ka baxay. It was my very first time hearing that. Intaaba la murmim, :eek: ayaa iga soo haray. I obviously decided not to debate with that young man, since the terrible miseducation of Sacuudi system needs some time against the reality of Islaam.
  10. Madaxweynaha tolka. A "president" -- believe or not -- whose national advisers, close advisers, cookers, boydguards, most important ambassadors [those that exist] "national" army, not to mention the upstart airline he uses and the xawilaad he uses as a bank are all close, close, closely held or are by reer tolka. Coincidence? And the supporters of this same man inay naga dhaadhacsiyaan rabo this man has the national interest in his heart.
  11. This thread is closed. Baliis, do not bring here inflammantory posts or trols.
  12. Boqol jeer ayaan kuu sheegnay, inkastoo aadan istaahilin jawaab, Masar waa walaalaheena. Hadee dhib kugu haayaan, dhibkaas adigee ku jirtaa. Masar waxba kama galabsan Soomaalida, waana na caawiyaan. Adigoo Soomaali ah inaad Amxaar/Tigreey iska dhigto waa heybxumo iyo foolxumadii ugu weyneyd aan inta ku arko.
  13. Poorly written and poorly fabricated. Next time, at least wax yar macquul ah kusoo dara. Another classic conjure from Idamaale.com?
  14. The man has some points. Soomaalida diinteena Islaamka maanta kuma cusbo. All these 'imports' from other cultures, la dhaho waa diinta Islaamka, on the expense of our own hidaha iyo dhaqanka, waxaas wax suurtoobi karto ma'aha. Dirac, guntiino, gareys, hoosgundi, bulji, alindi, garan, go', garbasaar, sifaleeti, koofibarawaani, iwx, should stay here. Hate them or love them. When a Soomaali man wearing the so-called 'surwaal qamiis' of reer Afgaanistaan iyo Bakistaan, believing inay kamid tahay diinta, well, that is a problem. If you want admire another culture, be it Carab or Bakistaani, live with them. Don't import your admiration.
  15. Originally posted by BiLaaL_07: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar, Qaadisiya wararka badanaa la daabicin, ayeey mar walba isku daydaa in eey wax kasheegto. Tigreeyda in eey kufsadaan waa mid lawada ogyahay oo mar hore la xaqiijiyay. Warkani ilaahay yuu run kadhigin, laakiin hadii wax dhacay eey tahay, waa muhiim in la ogaado. Daabacaadda ma lagu degdego. Warhaabinta kalsooni ayee ku shaqeysaa, hadaa kalsooni heynin, oo badanaa daabacadid wax ku qancinaayo, run iyo been waxee ahaataba, then you lose the trust your readers hold and have for you. Simple. Qaadsiiye.com warar badan oo been abuur eh ayee horey u daabacday, walina raali gelin kama bixin. Warkaan is just another ii dheh qoraal, oo lagu rabaa in lagu kiciyo dadka qaarkood.
  16. Qaadsiiye maxaa been aan raad lahayn ku kalifay, oo dadka qaaf iyo qaad wax aan ahayn u siiyaan? Qaabdaranaa, magac diin waa ku qaraabtaan, been maalin walbana waa soo taxaan. Hadee rabaan sida shabakooyinka kale been u sheegaan, magaca diin ha dhaafaan ee ku qaraabanayaan. Hadee wax xoreynayaan Afgooye's Cirfe iyo Daafeed's Shaarub ka horeeyo, oo waliba jaad ugu soo dego maalin walba, haka xureyaan dadka deeggaanka u dhashay.
  17. Finally Yurub's pressure, led by undemocratic Security Council member Ingiriiska and non-member Talyaani, is working. Mareykanka, too, realized by supporting Amxaar/Tigreey to invade Soomaaliya will only add fuel on the dabka.
  18. so sum might go as far as online dating. Aaliya, "dating" is xaaraan, walaashiis. Perhaps shukaansi, you meant, a huge difference. And whatever happened to Khaalid bin Waliid's long available surwaalgaab young bachelors. I see they aren't your kind, either.
  19. Guddoomiyaha Maxkamadda Islaamiga Albayaan Maxamed Ibraahim Bilaal ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliyeed in ay u dirtay Degmada Diinsoor Ciidamo Itoobiyaan ah oo uu la socdo Wasiirka Tacliinta sare ee Dowladda Federaalka Xuseen Maxamuud Shiikh Xuseen, wuxuuna ugu baaqay Maxamed Ibraahim Bilaal in aysan Dowladda Federaalka dhibaato u horseedin dadka reer Diinsoor oo haatan nabadgelyo heysta, inkastoo dowladda Federaalka ay beenineyso in ay ciidamo u dirtay Degmadaas. Hiiraan.com ____________________ I thought Xuseen Max'uud Sh. Xuseen was a sensible, educated man, especially considering his uncle, the former long-time health minister in the former regime. To lead Amxaaro/Tigreey to his deeggaan, even if it is occupied, it is sad. He could have gone with his own Soomaali clan troops to liberate, if he wanted. Illeen qabiilnimo Soomaalinimo waa ka weyntahay sometimes. Sad.
  20. Without Bob Rae's generous social state benefits, I don't think many Soomaali refugees would have arrived in Ontario in early '90s from Mareykanka and make them, who moved throughout the country later, where they stand now, the largest and one of the most successful qurbajoog Soomaalis in the West. I personally wasn't in Ontario when he was a premier, however, Soomaalis should not forget about this man's great legacy and his generous policies toward to immigrants, especially when we were markaa u baahneen meel aan sal dhigno; though he has had a bad progangandic image among the Ontarians because he, being an NDP, happened to lead the worse recession in a half-century in his province and yet still didn't cut the state benefits, then Ontarians saw Mike Harris, who, in his redneck simplistic cut-cut-cut-and-nothing-but-cut provincial policies, made Rae an angel. [Also without Mike Harris, not many Soomaalis would have fled Ontario to Minneapolis and Columbus, and later creating those semi-malls and other business ventures. It was win-win situation I see in now. ] Sad that Bob Rae lost. I am however glad that front-runner, the Bush apologist pseudo intellectual Michael Ignatieff did not win to lead that party. Dion is a compromise, I see, especially without the support of Gerard Kennedy wouldn't have made this top.
  21. Diinsoor was a peaceful town, never had a major war in the last 16 years of chaos. Neither dowlada nor wadaada ku sheega controlled it before this. Dad aayahooda waligood tashado ayee ahayeen. I don't think locals want anything to do with wax uu Indhamadoowe kamid yahay, since they are the nearest town that borders the towns he occupies and they very well know waxa ka dhaco deeggaanadaas. Wadaada ku sheega's quick capture it dhulbalaarsi ayee u arkaan dadka deeggaanka, who never was a friendly to dowlada to begin awalba. To make it worse, waxaa laga soo duulay ama galay dhanka Saakoow, another occupied town, led by dad aan deeggaanka u dhalan. Aawey kii ku duuli ama hoggaamin jiray their militias when it came to Balcad iyo Dayniile, magaciis muxuu ahaa, "Sheekh" Rooboow? Why it is never him that leads their militias markee qabsadaan deeggaanada uu sheegto, as it obviously happens on other towns led by the natives of these towns. His silence was deafening about Shabeellada Hoose, now hadana deeggaanadii kale ayee u socdaan. Before Diinsoor wants to be "liberated," let Qoryooleey in Shabeellaha Hoose iyo Saakoow in Jubbada Dhexe ee labada dhinax kaga beegan be liberated and native locals xukumaan dantooda. The reason they went to Diinsoor was about isolating Baardheere and its eventual qabsasho. They are already on their way, via Qansaxdheere. Now their strategy is obviously labada dhinac inay ka galaan Baardheere, one from Jubbooyinka and other from Baay. Well, it may backfire since Qansaxdheere, Baardheere and Diinsoor were peaceful towns, neither controlled by those two competing forces.
  22. Also, I see that deero's last name is been edited. Do you think, if your the one who did it, your going a little overboard with the ban on not using clan names? Paranoid iyo shakiga badan intee kugu dhicin, wax hubso horta, hokey? Marxuum Deeroow, Eebbe ha u naxariistee, magaciis sadexaad is Isaaaq [i added an extra a]. Obviously it is a qabiil name also, which is pre-programmed and recognized by the forum bot. I have nothing to do with it.
  23. Dowladda Mareykanka oo Golaha ammaanka u gudbiyay Qaraar qabyo ah oo ka hadlaya in soomaaliya laga qaado xayiraadda hubka si ay Ciidamo Nabad ilaalin ah oo ka socda Midowga Afrika u imaadan ayaa ka reebay qorshiisa in dalalka Kenya Itoobiya iyo Jabuuti ay ka mid noqdaan ciidamada imaanaya soomaaliya. Sii aqriso ---------------- Qaraarka uu Mareykanka wato ee uu doonayo in ciidamo loogu diro Soomaaliya ayaa waxaa ku jira in ciidamo Afrikaan ah oo tiradoodu gaareyso ilaa 8,000 oo askari loo diro dalka Soomaaliya, kuwaasi oo aaney ku jirin dalalka Soomaaliya la deriska ah sida Itoobiya, Kenya iyo Jabuuti. Sii wado _________________ Now waxaan ayaa macquul ah. Wax laga hadli karo waaye now. Amxaaro/Tigrey iyo Kenyaati ciidamo dalkeena keeno wax suuroobi kartay ma'aha, oo damiir saafi iyo daljacel Soomaaliyeed yeeli karay. I am not fond anything ciidamo shisheeye dalka loo diro, especially not poorly armed and paid ciidamo ka socdo dalalka Afrikaanka ah, whose own countries are beset by their own civil wars, such as Ugaanda iyo Suudaan. If, however, this helps to keep Amxaaro/Tigreey out officially at least, so be it -- as long as Amxaaro/Tigreey iyo Kenyaatiga do not have an official seal of approval from the undemocratic Golaha Ammaanka. Golaha Ammaanka won't also ka qaadaayo cunaqabateynta iyo xayiraada hubka saaran dalka, even the new resolution submitted by Mareykanka, kaliya uu jilciyo to allow those foreign troops in. Will the subordinate stooges, Geedi and C/llaahi Yuusuf, of Sanaawi agree with this since obviously their masterlord won't be satisfied? It will be seen.
  24. An apologist of senior Caydiid like you should not and must not care about the Arlaadi people and their fate, let alone your obvious dantaada masqueraded as concern. Their fate and their future is on their hands, not apologists dano kale leh. They can welcome and martiqaad whoever they want. That isn't your problem. And Arlaadi people care less what you think of them "least privileged." If the looting, xaaraan kunool, ku naax, senseless blood wars, uncivilized and animalistic behaviours, bilaa xishood la'aan norms and other xaaraan nature is considered, from your standpoint, as the "most privileged" in "power," sure then. However, know, xaaraan iyo cadaalad la'aan won't last. The looters and unwanted occupiers will be shipped back meeshii kasoo dhumeen. Today. Tomorrow. Or the next day, same fate that happened the one aad apologist u ahayd. Mise diinta Islaamka ku gambo ama haku gamban, xaaran kunoolis waxee yihiin ayee arki doonaan soon.
  25. Kistoo yar, macalinka: Qoraalada that has nothing to do with politics, meesha guud ee generalka ku dhaji adigoo mahadsan. Or you want to make sure it is seen by kuwa inta isku rifo?