-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
It seems madaxweynaha dad ayuu hurdo la'aan ku riday, oo habeenkii sas la seexan karin. Aroortiina markee soo toosaan ku ordaayo shabakooyinka to see qofka la magacaabay. And it went on and on for the last three weeks. Wadno xanuun ayaa dilay. Saas ayaa lagaa rabaa madaxweynaha cusub, ku wad ciyaarta saas inta iyo toddobaadka dambe walwal ha dilee. Sheekadii aliful leyla waa leyl miyaa.
-
Reer Mareykan are really being ripped off politically and have no choice when it comes who to really vote. I can't fathom for the life of me a country that large swath of land and 310 million people has a rigid two-party system, almost being identical when it comes to foreign policies, especially to Bariga Dhexe. Is this Shiinaha? No other country is like this. Even the little Scandinavian countries, with population of five million or so, has a minimum of four different political parties. Sweden, for example, has eight different political parties elected in their parliament. Kanada, with less than ten times the population, has five political parties in the parliament currently. Now compare this to the Congress in Mareykanka. Maxaa Reer Mareykan lagu ciyaarooyaa. Eniwey, come Obama or Romney, waa jug jug meeshaada joog, unless a real change occurs in American political party system.
-
-
-
No body is restoring or rebuilding building like this. There ought to be a future bylaw mandating how buildings like this should be restored, instead of of being tore down and rebuilt an ugly one in its place. Buildings like this used to give Xamar a character of its own.
-
Raxiima, one of the original SOLers, ar ma nooleed? Hope wax walba bash bash waaye dhankaaga. We used to have Reer Australia badan in here on SOL, intee ka dhaceen taloow. By the way, dhib malaha waala arki doonaa Xamar oo sideeda iyo si fiican ah haddaa wada noolnahay. _________________________
-
Dr. Hawa Abdi nominated for 2012 Nobel Peace Prize
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in General
That old clinic and dhulka hadda balaca uu ku fadhiyo laba ay kala yihiin, aad iyo aadna u kala fogyihiin. I hope eedadeena Xaajiyo Xaawo inaynan dhulkaas si shaqsinimo u sheegan, but dhul dowladeed yahay ayna ummada Soomaaliyeed ku caawineyso. I have nothing against Xaajiyo Xaawo, but allergy ayaa ka qaadaa dadka sheegto dhulalkii danta guud, dadka dhisto dhulalkii dadweynaha ka dhaxeeye. Dadkaas la ima tuso nooh. -
The true farming residents of Bu'aale, Saakoow, Baardheere, Luuq iyo riverine communities lasoo qaxiye. What is even funnier is that today, twenty years later, dad aan dhulkaas ab iyo isir u lahayn inta ku daac daacsanaayo, anagaa ka talineyno iyo anagaa u dhalanay. Twenty two years of endless civil wars and disasters uma ahayn tusmo ay ku waano qaataan. Their ridiculousness is beyond absurd.
-
Dr. Hawa Abdi nominated for 2012 Nobel Peace Prize
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in General
Abwaan;876245 wrote: I hope that she wins too. She is an amazing woman who has done a lot for many poor Somalis. The land is still under her position and the last time I know the Somali government court was dealing with that. I do not know if he is released now but the man who was responsible for looting the land was arrested according to what I heard from Dr. Hawa herself. Apparently the guy is from Europe and he collected money from other Somalis in the diaspora, and told them that he has a land which he would sell to them. Once they found out that the land was Dr. Hawa's they went to the court asking for this man to be arrested unless he gives their money back. Abwaan, goormee xaajiyada dhulkaas yeelatay iyadana? I mean dhulkaas dhul dowladeed ayuu ahaa last time aan ogaa. Lafoole iyo agagaarkaas dhan waa wada dhul dowladeed ee Xaajiyo Xaawo goormee la wareegtay herself? Mise sida loo wada dhistay Ceelasha Biyaha ayee iyadana ula wareegtay miyaa dhulkaas. -
U.S. Army Staff Sgt. Muna Nur, a native of St. Paul, Minn., a medic with the 10th Sustainment Brigade, Task Force Muleskinner, prays with Soldiers of the Louisiana National Guard's 1086th Transportation Company before embarking with them on a convoy from Forward Operating Base Ghazni to Bagram Air Field on Afghanistan's notorious Highway 1, May 23, 2012 “I was born in Somalia, so I’m a child of war, I guess,” she said. “When I was two months old, because of the war, my mom moved us to Kenya until I was five, and then to America – where we finally settled in Minnesota. I consider myself an American even though I wasn’t born there.” A product of war joining an institution that perpetuates war. Very ironic. Another of her striking aspects is the fact that she is a proud Muslim, a trait that has created difficulties for her in the past – especially after 9/11. “9/11 created such an awkward position for my family,” she said. “My mom is not totally religious, but she wears the scarves over her head, and she is very fair-skinned so she looks Arab. I just remember all the comments … ” she trails off, hesitant to get too specific and dredge up old wounds. “I said to myself, do I want people to think my family is full of terrorists? Do I want people to view my religion like we’re all terrorists? I wanted to fight back, so that’s one of the main reasons I joined [the Army].” Fight back to who and for whom? And no, the hooyo did not receive those nasty comments because she looked like Carab. She was addressed those comments because she is Muslim. “My first tour of Iraq was very difficult for me,” she said. “Treating soldiers who just got hit, I heard the backlash, but now I don’t take it as an attack against Muslims in general or me, I take is as an attack against terrorists.” Dealing with traditional Afghan prejudices is another thing she has learned to deal with gracefully. “Most Afghanis are illiterate,” she explained. “They don’t read the Quran, it’s taught to them. So for me, as a Muslim woman who reads the Quran and has my own interpretation – it can be a battle.” “You have to have a thick skin,” she added, smiling. “You have to know what right looks like, and be tolerant. You can’t go around telling people their religion is wrong or they believe in false prophets. How would you feel if I condemned you to hell because you’re not a Muslim? I don’t believe in that.” Baliis, diinta aadan howsheena garaneynin ha faragishan. More
-
Qudbaduu maanta Baydhabo ka jeediye inta ka dhageysta. "Dowladnimo dadkoo dhan u roon inaa helno. Dowladnimo Soomaaliyeed oo danaha dadka Soomaaliyeed [oo dhan] ka wada shaqeyso markaas kaliya ayaa waxaa la heli karaa danta gaarka ah oo gobol leeyahay ama reer gaar ah. Waaku celcelinaa mar badana waa iri maahmaahdii ahayd, "Hooyada uurka leh waxa u roon ayaa cunuga uurka ku jirana u roon." Wixii Soomaaliya u roona ayaa wax kasta oo Soomaaliya ka dhex jiro u roon. Muxuu run sheegay. Dadka shisheeyaha dabada ka watoo hadalkiisa si fiican u dhuuxa.
-
Is Gangnam the most famous degmo/xaafad now?
-
Fashionkaan waa la iskaga daba yimid.
-
Turkish Airlines inaugural flight, Mogadishu
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to nuune's topic in General
Nice short clip. -
Saaxiib, if you have read the Latin American history vis-a-vis to Mareykanka, you would be very surprised how Mareykanka exploited this region, referring it its own 'backyard,' as though it owned it. Marka one can understand where Chavez is coming from.
-
Dacaayad bilaash ah waxba ka dhimeynin one of the best leaders to come from Latin world. One after another, industries have been nationalised only to become outsized money-pits unable to produce the goods needed. The steel and cement industries can't produce enough to meet the country's housing needs; electric utilities have brought chronic blackouts throughout the country; and the phone company has failed to deliver adequate internet access. Yea, yea, we have read this tired line before. Reer Venezuela ain't dumb. They know it is them who own these companies at least and not some foreign, distant parasitic multinationals, as the author of this crap would've wanted to as it was in the old gone days of banana republics. I am half surprised the Guardian published this crap, though.
-
U sheeg, Abwaan. Yaabane, diyaaradaan naaneysteeda Air Inshallaah la dhahaa ma ogid miyaa? Laba jeer Xamar u raacay, kana soo raacay. Markii labaad labadeeda bahalo midkood biyo ka socday iyadoo hawada sare ku jirto. Naxdin dadkii dhan. Koo Reer Xamar ah ila fadhiye kaftan bilaabay, asagoo leh, "Ar hadda lee guursadee, xaajiyadii xataa wali isma arkin, waxna igama harin ee see u bixi karaa..." Mid Ruush iyo mid Hindi noo dhawaa, kii Ruushka yiri qofka tiisa soo gisho daqiiqad kama haraayo. Sidii Muslim camal u hadlaaye, oo asagaaba u geesisanaa inta meesha saarneyd isku dhawaa. Kii ninka hosteeska ka ahaana intuu fiiriye yiri, 'Haka walwalin waa iska biyee..." Abwaan, diyaaradaan diyaarad la iloowi karo ma'aha. Boorsooyinka dadka saaran xataa kas ugu tagtaa oo Dubeey ugu tagee, oo diyaarada waxee ka buuxiyaan alaabo imports ah, boorsooyinkii dadka saarnaana diyaarada kale soo baxeyso after a few days lasoo saaraa. Kuwii diyaradaas soo kori doonana iyagana diyaarada kale kula sugi doonaan boorsooyinkooda. Dad badan oo Xamar few days joogay oo ku noqday meeshee ka imaadeen boorsooyinkooda lala soo daahay ayaa ugu buuxay xafiiskooda Labadhagax ku yaalay. Boorsooyin dadkii lahaa la garaneynin oo bus wada kortay, iyagana inay furtaan ma rabin, eheladii dadkii ka tagayna ma siinayaan oo boarding pass caddeyn ah rabaan. I guess in the end wey furan doonaan iyagaa kas markii hore dadka ugu daahiye.
-
Abwaan, diyaaradaas balaayo ayee ahayd. Hadda wey joojiyeen filaa oo kuwa xoogahoo casri ah wataan. Aaliya, diyaarada noocaan hoose ku sawiran ayee ahayd. I don't know why u shaqeyn weysay musqusha while landed. The last three windows after the second door on the right of the picture is where the 'VIP' seats are based. Dadka xoogahoo shaxaad bixiyo, dadka ay yaqaanaan iyo foreigners ayee fadhiisiyaan. It looked slightly better than the rest of the seats in the 'bus' department, meesha dad wada wareersan ka buuxay. It was separated by daah from the rest. Also the toilet is located there, very close to you and the food is served to you first.
-
This reminded a brief encounter I had in Yeman. Jubba Airways ayee ahayd diyaarada and we were our way to Xamar. Back then, Jubba used to refuel at some forsaken military airfield in Yeman. When the airline landed in the desert post, it was announced no one can get off from the plane, even if it was too scorched inside. The hostess man, however, went off to talk to refueling men. Meanwhile an agitated faarax kaadi xun ayaa qabatay and the plane's toilet inay xirantahay loo sheegay. Until the take-off the toilet's door will remain closed, we were told. Ninkii kaadi ayaa ku dhagan, he also looked like he was injured from gun wounds and was treated in Imaaraadka. Wuu adkeysan waayee, in uu dego ayuu damcay, saying, "war diyaarada hoosteeda ku kaadinaa ee i daaya." Waala qab qabtay, irida diyaarada oo furan. Dadkii buuq iyo qeylo, badanaa asagee la jireen, some saying war meeshaan saxarada ah maxaa laga ilaalinaa ee dhaafa ninka. The hostess was like, "Sharciga aan la galnay dowladda saas ah." Maskiinka kaadida asagoo isku celinaayo diyaarada kacday. I don't know if ku kaadiye kursigiisa or something, but kursigiisa fadhiye until it took off again to Xamar.
-
Ayeeyo wali wey jacbursaneysaa. Laakiin waxaa haboon in laga fadhiisto fanka markaan camal. I met her laba sano kahor, she is a wonderful person. Heestaan iyo tan kale ubax deyrtii baxayoo udgoonoow waa heesaheeda kuwaa ugu helo.
-
Soomaalideena intaa ku jirnay isku dhex yaac iyo dagaalo sokeeye daba dheeraaday, micnihii iyo waxyaabihii ay dowlad qaban jirtay waa wada iloownay. Dad waxaa soo haray kaliya dowlad u aaminsan madaxweyne xildhibaano dooranaayo, guddoomiye baarlamaan dooranaayo, ra'iisul wasaare magacaabis, wasiiro magac u yaal ku dhawaaqid, isqabqabsi aan dhamaad lahayn iyo dhoofaf dalal shisheeye madaxda dowladda u dhoofeyso iyo soo noqodkooda boqolaal garoonka kusoo dhaweyneyso. That is it. That is dowlad dadka qaarkood aaminsanyihiin. Waxaaba la iska ilooway dowlad waxee qaban jirtay iyo wixii laga rabay inay qabato, haddee tabar u heynina xataa afka ka sheegto oo baaq u dirto caalamka. Waxaas yaaba kuu og. Sii aqriso. Wararkii ugu danbeeyay ee xaaladda Fatahaadda Webiga Shabeelle ee magaalada Beledweyne Xaalad adag ayaa soo food saartay dadka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobollka Hiiraan kadib markii uu xalay ku fatahay inta badan xaafaddaha magaalada wabiga Shabeelle. Fatahaadan ayaa waxaa sababay roob xoog leh oo qaatay in ka badan Sagaal sacadood oo xiriir ah, taasoo keentay in uu buux dhaafo wabiga Shabeelle biyahana ku soo celiyo xaafaddaha degmada. Wararkii ugu danbeeyay ee soo baxaya waxaa ay sheegayaan in uu jiro khasaare xoog leh oo ka dhashay fatahaada ku dhuftay magaalada Baladweyne, waxaana dadka ku geeriyooday ilaa iyo hadda ay ku kor u sii dhaafayaan 10 ruux oo u badan caruur. Sidoo kale biyuhu waxaa ay baabi’iyeen oo ay dul mareen xaafaddo dhowr ah, iyadoo ay jiraan dad ilaa iyo waqtiga ku dhax go’doonsan xaafaddaha una baahan in loo gurmado. Mas’uuliyiinta maamulka gobollka Hiiraan oo arintan ka hadllay waxaa ay sheegeen in inta badan la oran karo xaafaddaha magaalada dadka ku dhaqan waa ay ka baxeen, iyaga oo ugu baaqay hay’addaha samafalka in gar gaar lala gaaro dadka guryo beelay fatahaada. Waxaa saakay la arkayay gadiid ay leeyihiin ciidamada Jabuuti ee dhawaan gaaray magalada Baladweyn oo qoysaska qaarkood ka daabulaya xaafaddaha ay fatahaadu ku dhuftay, walow dadka intooda badan ay naftooda maareynayaan. Marka aad la sheekeysato waxgaradka iyo odayaasha waayo jooga ah ee Baladweyne, waxaa ay kuu sheegayaan in Roobkii xalay ka da’ay magaalada uusan aheyn mid inta la xasuuto horay u soo maray magaalada, waxaana ay kuu sheegayaan haddii uu ay roobabku sii da’aan xaaaladu inta ka sii darri karto. Xigasho
