- 
				
Content Count
17,678 - 
				
Joined
 - 
				
Last visited
 - 
				
Days Won
325 
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
- 
	
	
				Musharax Salaad Cali Jeelle
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Hilowloow, did you watch the clip horta? - 
	Qudbadii musharax Salaad Cali Jeelle inta ka fiirso if you missed it.
 - 
	Marka xisaabta maa naga qaldan mise wax ayaa la isdabamarsiiye? See wax u jiraana. Mise xildhibaan walba sadex mushaarax u saxiixay miyaana sida meesha ku qoran? I think shuruudii ahayd in musharax walba la yimaado labaatan xildhibaan magacyadooda la iska indhatiray. If so, sheekadan qalad ku bilaabatay.
 - 
	Newsflash four days ago: Shuruudaha looga baahan yahay musharaxiinta ayaa ah sidan: Inuu Soomaali yahay. Inuu caafimaad qabo. Inuu afartan sano ka weyn yahay. In xukun danbi maxkamadeed aanu lahayn. In codsiga madaxtinimada uu soo gudbiyo. Inuu ku soo lifaaqo 10 kun oo Dollar oo diiwaan gelin ah. Inuu soo gudbiyo barnaamijkiisa siyaasadeed. Inuu heysto warqadda aqoonsiga in uu Soomaali yahay ama baasaboor Soomaali ah. In labaatan xildhibaan ay u soo saxiixaan in uu musharax yahay qofka tartamaya . In halkii xildhibaan uu u saxiixi karo saddex murashax oo keliya. Newsflash today: Waxa ay sheegeen in ay si rasmi ah u soo buuxiyeen shuruudihii madaxtinimada Soomaaliya 25 xubnood, kuwaasi oo u tartami doona doorashada Madaxweynaha ee dhici doonta 10-ka bisha Sebtember. Magacyada xubnaha waxa ay kala yihiin: Cabdiraxmaan Macalin Cabdullaahi Baadiyoow Cabdiwaaxid Cilmi Cumar Goonjeex Cadbullaahi Axmed Caddoow Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo Axmed Ismaaciil Samatar Xasan Shiikh Maxamuud Shariif Shiikh Axmed Yuusuf Garaad Cumar Cumar Salaad Cilmi Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi Bashiir Nuur Xasan Xaaji Maxamed Ismaaciil Yaasiin Cabdulqaadir Cosoble Cali Cabdiraxmaan CabdiShakuur Warsame Xuseen Khaliif Jaamac Maxamed Axmed Saalax Salaad Cali Jeelle Ibraahim Cali Xuseen Saciid Ciise Maxamuud Cismaan Maxamed Gacal Maxamed Cabdullaahi Oomaar Maxamed Cabdiweli Shiikh Yusuf Maslax Maxamed Siyaad Bare Sakariye Xaaji Maxamuud Cabdi
 - 
	Why is this news? It ain't that big, either, judging from the seating allocation in the picture: 3:3:3. Bring airbus A380, then we will be talking about something. This airline recently started non-stop from Koronto to Adisababa. Soomaali badan raacoyso because of their cheap prices in promotion. Even if their ticket costed one dollar, I will never use a Xabashi airline. Never.
 - 
	He deserves to be a madaxweyne. I actually support him and his Hiilqaran urur. He is my first choice. He is keeping quiet, so I hope he is working behind the scenes. Even if he doesn't get votes from this still bloated and still corrupted baarlamaan's xildhibaano, I hope he stays around inta laga baxaayo marxaladaan and remains a candidate in the future.
 - 
	
	
				The Final List : The Candidates
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Liiskaan ma kuwa shuruudaha buuxiyaa oo lacagta iyo arjigoodaba meesha wada geeye. Liiskaan looks like kuwa foomka qaatay ama soo buuxiye, but has yet to pay tan lagu kala bixi lahaa: $10,000. I don't think the likes of Salaad Jeelle iyo Sakariye Maxamuud could afford this, unless they break into their respective jufo's qaaraan accounts. Maslax Maxamed Siyaadna magaciisa meesha wuu iskaga jiraa. Qof ilaa iyo hadda aan wali Xamar tagin... - 
	
	
				Kismayo War Imminent; Kenya Deploys Special Forces
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalia's topic in Politics
Malika;864975 wrote: Oh Somalia! How you have been abused, torn, raped, bombarded, neglected,tormented, humiliated, disregarded,exploited,mismanaged , corrupted etc etc by not only your sons and daughters but by everyone that sees the opportunity to do so..Oh Somalia! *sigh* Waa laga gudbi doonaa marxaladaan, Eebbe ha idmo. Soomaali u sacabtunta ama dabasocota shisheeye hadda uguma horeyso. It happened during Sayidka's time; it happened again in '40s and '50s. Taas waaka soo gudubnay, Rabi mahadiis. Now kuwa Soomaali ku sheega ah u sacabtumaayo Xabashada iyo Kuukaayadaan, from Soomaali Galbeed to Gaarisa, waa laga gudbaa mar dhow. - 
	Jabhadaan madaxdooda yaa isku diray horta. Gaarisa sanadihii lasoo dhaafay laba koox isugaarsaneysay oo kuwa jabhadaan mucaarad ku noqday iyo kuwa wali taageero. Ugaarsi heer la isdilo ayuu gaaray. Xataa the recent Nimco Dareen attack in Nayroobi waa the extension of this ugaarsi iyo kala jabka ku dhacday jabhadda. Waa ayaandarro iyadoo meel la gaarin in la kala qeybsamo. Dadka Gaarisa iyo Islii joogo oo Xabashada kusoo jirdishay Soomaali Galbeed iyagoo jabhad shaqo ku lahayn waliba. Walaahi waaka naxeysaa jirdilka jirkooda ka muuqdo.
 - 
	Carafaat;864611 wrote: Waxa curiyay Abwaan Sahal Macalin Ciise. Hortay wali Ingriiska ma jooga Abwaanku?
 - 
	Ookiyaalaha ay madaxa saartaan aaba ku nacay. Fashionkaas maka dhamaado miyaa dumarka Soomaaliyeed.
 - 
	
	
				Sharif : we need to separate Religion and Government
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Dadka afkaas shisheeye Ingiriiska ku hadlo ayaa dhaho 'lost in translation.' Tana saas ayee u egtahay. Aawey dadka noogu roon Aftalyaaniga hanoo micneeyaan wareysigaan. - 
	*Bardihii ku yiil Isha Baydhabo Intuu guniyo baar baxay (Oo) caleemu balaarteen Baxarsaaf la moodyee* Heesta Isha Baydhabo ee Xasan Aaden Samatar.
 - 
	When the Earth is shaken to her (utmost) convulsion And the Earth throws up her burdens (from within), And man cries (distressed): `What is the matter with her?' On that Day will she declare her tidings For that thy Lord will have given it inspiration On that Day will men proceed in companies sorted out, to be shown the Deeds that they (had done) Then shall anyone who has done an atom's weight of good, see it And anyone who has done an atom's weight of evil, shall see it ___________________ Eebba ha inaga badbaadiyo inteena Muslimka ah.
 - 
	
	
				Faroole: Meles Senawi Anaga Ayuu Naga Geeriyooday
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to walaalkis's topic in Politics
Acuudi bilaahi mina sheyhaani rajiim - 
	
	
				Cabdi iley vs Faarax Macallin (Round II)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MoonLight1's topic in Politics
Dameerka kan ugu foolxun ugu haraanti kulul maqli jiray. - 
	H&M is my dukaan. It is the best dukaan out there.
 - 
	
	
				Great somalis you may never have heard of.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MoonLight1's topic in General
Runtii, Che, what is so 'great' about kunka shilin ayaa sawirkeyga ku yaalo (she is lucky haddeeba nasiib u heshay, though islaan kale la sawiran), Manchester City ayuu once hal game u ciyaaray iyo Ina Wariiri. - 
	Meelaadan waligaa arkin waa iska dacaayadeen kartaa. If only you had seen. Ask Yaabane asagaa arkee. Waxaaba i soo xasuusisay markaa dalalka kale tago oo dadka qaarkood i weydiiyaan intee ka imaatay, markaa ku jawaabo 'Toronto.' Waa wareey, meel shidan ahaa lasoo boodaan. I can barely imagine their reaction if I instead said Minnesota. Lord.
 - 
	Minnesota waa laga tarxiilay. Poor Yaaabanoow, still wanting to go back yaah.
 - 
	
	
				Khaatumo ma waxaa qaaday daadkii Jawaari?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MoonLight1's topic in Politics
How old were you back in 2000? You said you are 19 years old now. Now minus twelve years, hmm... The only logic you are not getting is this: Galeyr waa shaqsi xor ah, reerkuu doono haka dhashee. He thought he had a chance in guddoomiyaha baarlamaanka and he run for the seat. 'Undermining, destroying' and whatnot is all in your head. He doesn't represent anyone but himself. Get this marka. - 
	
	
				Great somalis you may never have heard of.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MoonLight1's topic in General
I heard some of them. They are not great, either. The only 'great' person in this list I can attest to is Asli Calansida. - 
	
	
				Khaatumo ma waxaa qaaday daadkii Jawaari?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MoonLight1's topic in Politics
So by running guddoomiyaha baarlamaanka seat equals 'destroying' goboladaas Waqooyi Bari? What kind of logic and linkage are you trying to make? - 
	
	
				Khaatumo ma waxaa qaaday daadkii Jawaari?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MoonLight1's topic in Politics
MMA, he should have done that in the beginning it would have been welcomed, but he tried to undermine a whole 1 out of 4.5, that was no appreciated and I am afraid it is not only the Puntland camp he has soured relations with. Undermine how? Sadexdaas kursi sareyso iyo kuwa kaleba qof walba oo Soomaalida ah, reerkuu doono haka dhashee, in uu qabto xaq ayuu u leeyahay. Qof ama reer kuraastaas madaxeed gaar u yeelan karto ma jirto. Kuwa iska dhaadhacsiiye inay kuraastaas qaarkood gaar reerahooda u leeyihiin, ma awoowgooda ayee ka dhaxleen? 
