Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,649
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Dadka always dhaho 'I quit Facebook because of this and that' are always kuwa had iyo jeer ku noq noqdo. Facebook is just there, it facilitates xiriirka qaraabada iyo asxaabta oo dalal kala fog fog u qaxay. Facebook was made for Soomaalida ayaaba mar mar isleedahay because inta dad kala dhumay isku helay mar kale.
  2. Xunjuf, wararka xun maa google ka raadisaa ka dhaco Koonfurta, Bartamaha iyo Bariga Soomaaliya? Qajaftii iyo shanqartii xun yeerto waala soo orodaa. Laakiin gobollada Waqooyi Galbeed waxa ka dhaco oo 'xun' lama soo orodid, only kuwa wanaagsan lasoo shirtagtaa. Wararkaan xun xun aad lasoo orodid iska yaree yeenan hadhoow adiga kugu soo wareegsanin. Just saying. Eebba ha qaboojiyana dagaaladaan cusub ee qabyaaladeed.
  3. Xiinoow, taarkaan kusoo gaaray miyaa: Mise waa a little coincidence?
  4. Balidoogle airfield. Wali waa dhisanyahay. Waa meeshee ka kici jireen diyaaradihii Xabashada ka xoreysay Soomaali Galbeed. Garoonkaan iyo kan Waajid ku yaalo.
  5. Xagar is degmo now, but Dujuuma isn't. Haye noo wada sheekada.
  6. 2- If you really live in a refugee camp in Sri lanka, don't pretend you are living in America/England when you can't even put two english words together! Be yourself. Some of the native people of these countries, namely Mareykanka iyo Ingiriiska, can't either put two Ingiriis words together.
  7. Why we behave the way we behave when the plane is taking off and landing. People get very anxious. You won't see any two people engaged in any conversion during the takeoffs and landings. It is an extended version of people in elevators, albeit being a minor anxiousness in elevators.
  8. Lambarafar inay ku taalaa u maleynaa. Shaneemada Ekwatoore iyo iyada isku meel inay ahaayeen u maleeyaa. Ma hubi, though.
  9. Ayuubna meeshaas muu xubin ka yahay oo isticmaalaa? Kooweey koow.
  10. The Zack;878672 wrote: Abaaraha 80gii ka hor waa jireen. 1972 abaartii dabba-dheer abaartii u xumeyd aheyd. Abaaro kale oo badanna 1960's iyo ka hor waa dhici jireen. Infact, in 1800's xitaa abaaro waaweyn baa ka dhacay galbeedka Somalia oo sababay in dad badan usoo qaxaan dhinaca koonfur Geedaha la gurayo ee dhuxusha laga dhigayo have an impact on it but it is very minimal. . Abaartii Dabadheer iyo dabagaaba never happened in Shabeellooyinka and Jubbooyinka, particularly Jubbada Dhexe. Abaaraha used to occur in desert and semi-desert lands. It was unheard of to happen in those mentioned gobollo. In fact, victims of those abaaro were settled in Shabeellooyinka iyo Jubbooyinka. Now the worst affected are, ironically, the best lands Soomaaliya can and could offer.
  11. What agriculture when the roob soo da'o uunan jirinba because geedihii la wada baabiye. What agriculture because if a little roob imaado, then webiga wuu soo fatahaadaa because soil erosion and the little farm a family owned dies on there. Why soil erosion? Because geedihii ku hareersanaa la wada jaray.
  12. Dhib wey leedahay dhuxul in laga ganacsado xiligaan, waliba waa dhib weyn. Soomaaliya dhulkeeda dhan waa wada saxaro iyo semi-saxaro now. Dhuxusha nolol maalmeedka la isticmaalo ayaa ku filnaan karin iskaba dhaaf dhuxul Khaliijka loo dhoofiyo. Dalalkaas Khaliijka ma ogala geedahooda yar in la jaro oo dhuxusha Soomaalida rabaan oo dhul nabaad guur laga dhigo. Inay Soomaali u naxaana iska iloow, Soomaalideena anagaaba isku naxi la'. Xaasidnimadooda waxaa kaaga daran iyagoo koronto iyo gaas makiinado ah isticmaalaayo ayee haddana dhuxusha Soomaaliya rabaan because 'cunto udgoon' ayaa ka imaaneyso raashiinka dhuxusha lagu kariyo see aaminsanyihiin. Teeda kale dhuxusha laga isticmaalo Nayroobi NFD ayaa laga keenaa. Why? Isweydii adiga. Kenya oo leh dhulal balaaran oo barwaaqeysan oo geedo hawd ah wada leh ayaa dhuxushooda qaarkood loogu keenaa NFD oo dhul abaareed ah. Dhulkaas NFD haddaa aragtidna waa wada abaar. Markaa Nayroobi ka tagtid oo dhaxbartamaha aad dhaaftid waxaa yaab kuula noqoneyso markaa u sii dhawaatid dhulka Soomaalida geedihiina wey sii yaraanayaan heer aad gaartid geedba meel lahayn oo ah dhulkeena Soomaalida meesha uu ka bilaabanaayo. Yaab iyo nus.
  13. This is beyond disaster. Waxaas oo dhuxul ku keydsan dekedda Kismaayo. Acuudi bilaahi mina sheydaani rajiim. Waxaanan naxeynin ku jiro Soomaalida. "Boqolkiiba sideedan ganacsiga ka jira halkaan Kismaayo wuxuu ku dhisanyahay dhuxusha..."
  14. Daa'uud, why did you shrink the photo? The 'Cabdi Madoobe' is standing on the first step of podium. There are three steps -- located both at the front and at the back -- one needs to climb before he reaches the top podium. And as you can see, Mr Giantman, is not that taller than the Turkish prime minister.
  15. Yea, yea, yea, horaa u maqalnay taas. I guess Goldman Sachs and the other corrupt and lying honchos in Wall Street raise the living standards of poor people. Maan, you have tainted that name you are carrying on SOL now. For your information,
  16. Ereyadaan and others should need to be banned from Soomaalis who use on Facebook: Cute Beautiful Awww Maashallaah (some folks overuse it, sometimes been u isticmaalaan because the 'maashallaah' and what it is intended iskuma dhawo) Cunto. Cunto. Cunto. We don't care what you ate xalay iyo saaka. Mise the so-called 'fancy' restaurant aad aadeen balaayo moodaan. Baby pictures. For the sake of Eebbe, you are not the only person in the world with a new baby. Don't overkill the poor cunugta/ga yar with tons of pictures. Flashes from the camera might even be more unhealthy as well. What is worse, especially, is pictures of their parents kissing the poor unsuspecting baby in the mouth, that is very unhealthy for the baby, all those bacteria present in each person's mouth. Using pictures of Hindida iyo Carabta, siiba kuwa la retouch lagu sameeye oo la caddeeye. Ceeb badanaa. If you don't have that confidence to put your picture on there, don't have any picture there at all. Kusii dara.
  17. Jafees, one of the top three living leaders. I can't forget ten years ago when there was afgambi attempt on his administration. It would've worked for his opponents if it weren't his very popular support he got from the masses. They literally put him back in the palace within days. Now, that is a true leader where the people really care about him and he cares about them.
  18. Xaaji Xunjuf;878413 wrote: Miskiin what are you're thoughts Officially, he went there for the 50th anniversary of their independence. I think he would have gone there either way. However, it seems Museveni is not happy about the change of leadership in Filla Soomaaliya, if one detects from his low profile. He didn't even congratulate the new president, then sending a junior delegation to caleemasaarkii. No doubt he wanted Shariifka, a yes-man for him.
  19. The old section of Xamarweyne now. I guess some of it old part of Xamarweyne survived. In Banaadiri culture, those homes have particular names. I can't remember the names now. This is how it was back in the day, though obviously different alley:
  20. I can't watch it now, so maxee isku gam gameen? Colberta or Conan should have been the moderator.
  21. oba hiloowlow;878069 wrote: Mid waa baluug, kan kalena waa caddaan, kii sadexaadna waa bink. Kuwa soo sokeeyana midabyadooda waa jaalo/dahabi iyo wax kale. Dadka waxee ku tala galeen inay indhooleyaan, colour blind ka dhigaan. Sadex guri isku si loo dhisay, hal qof wada dhisay filaa oo sii gaday. Xaafadaan waxee u egtahay degmada Huriwaa.
  22. Dadkaa magaca degmadaas aflagaaado u badalay oo dad kale ku caayo, saas ugu wacan u maleynaa in la xaqiro. Daafeed ayaaba la dhahaa magaceeda. Marmarna Balidoogle maadaama military airfield meesha u dhawaa. Geedihii badnaa ku hareersanaa deegaankaas in saan loo guro, loo gubay, dhuxul laga wada sameeye. Aad iyo aad ugu naxay muuqaalka sawirkaan degmadaas ah.