Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. This is beyond disaster. Waxaas oo dhuxul ku keydsan dekedda Kismaayo. Acuudi bilaahi mina sheydaani rajiim. Waxaanan naxeynin ku jiro Soomaalida. "Boqolkiiba sideedan ganacsiga ka jira halkaan Kismaayo wuxuu ku dhisanyahay dhuxusha..."
  2. Daa'uud, why did you shrink the photo? The 'Cabdi Madoobe' is standing on the first step of podium. There are three steps -- located both at the front and at the back -- one needs to climb before he reaches the top podium. And as you can see, Mr Giantman, is not that taller than the Turkish prime minister.
  3. Yea, yea, yea, horaa u maqalnay taas. I guess Goldman Sachs and the other corrupt and lying honchos in Wall Street raise the living standards of poor people. Maan, you have tainted that name you are carrying on SOL now. For your information,
  4. Ereyadaan and others should need to be banned from Soomaalis who use on Facebook: Cute Beautiful Awww Maashallaah (some folks overuse it, sometimes been u isticmaalaan because the 'maashallaah' and what it is intended iskuma dhawo) Cunto. Cunto. Cunto. We don't care what you ate xalay iyo saaka. Mise the so-called 'fancy' restaurant aad aadeen balaayo moodaan. Baby pictures. For the sake of Eebbe, you are not the only person in the world with a new baby. Don't overkill the poor cunugta/ga yar with tons of pictures. Flashes from the camera might even be more unhealthy as well. What is worse, especially, is pictures of their parents kissing the poor unsuspecting baby in the mouth, that is very unhealthy for the baby, all those bacteria present in each person's mouth. Using pictures of Hindida iyo Carabta, siiba kuwa la retouch lagu sameeye oo la caddeeye. Ceeb badanaa. If you don't have that confidence to put your picture on there, don't have any picture there at all. Kusii dara.
  5. Jafees, one of the top three living leaders. I can't forget ten years ago when there was afgambi attempt on his administration. It would've worked for his opponents if it weren't his very popular support he got from the masses. They literally put him back in the palace within days. Now, that is a true leader where the people really care about him and he cares about them.
  6. Xaaji Xunjuf;878413 wrote: Miskiin what are you're thoughts Officially, he went there for the 50th anniversary of their independence. I think he would have gone there either way. However, it seems Museveni is not happy about the change of leadership in Filla Soomaaliya, if one detects from his low profile. He didn't even congratulate the new president, then sending a junior delegation to caleemasaarkii. No doubt he wanted Shariifka, a yes-man for him.
  7. The old section of Xamarweyne now. I guess some of it old part of Xamarweyne survived. In Banaadiri culture, those homes have particular names. I can't remember the names now. This is how it was back in the day, though obviously different alley:
  8. I can't watch it now, so maxee isku gam gameen? Colberta or Conan should have been the moderator.
  9. oba hiloowlow;878069 wrote: Mid waa baluug, kan kalena waa caddaan, kii sadexaadna waa bink. Kuwa soo sokeeyana midabyadooda waa jaalo/dahabi iyo wax kale. Dadka waxee ku tala galeen inay indhooleyaan, colour blind ka dhigaan. Sadex guri isku si loo dhisay, hal qof wada dhisay filaa oo sii gaday. Xaafadaan waxee u egtahay degmada Huriwaa.
  10. Dadkaa magaca degmadaas aflagaaado u badalay oo dad kale ku caayo, saas ugu wacan u maleynaa in la xaqiro. Daafeed ayaaba la dhahaa magaceeda. Marmarna Balidoogle maadaama military airfield meesha u dhawaa. Geedihii badnaa ku hareersanaa deegaankaas in saan loo guro, loo gubay, dhuxul laga wada sameeye. Aad iyo aad ugu naxay muuqaalka sawirkaan degmadaas ah.
  11. Dadkaa magaca degmadaas aflagaaado u badalay oo dad kale ku caayo, saas ugu wacan u maleynaa in la xaqiro. Daafeed ayaaba la dhahaa magaceeda. Marmarna Balidoogle maadaama military airfield meesha u dhawaa.
  12. Abwaan;877730 wrote: Lol@ I have to admit MMA is the best when it comes to digging the archives here in SOL.....I wonder if this is due to this man's status as a moderator, which enables him to do so or his good analysis on issues.....MMA gacan baan kuu taagety. Abwaan, who shot himself on the foot now?
  13. Abwaan;434626 wrote: lol...That is Asha Haji Elmi. I think she shot herself on the foot because she should rather have campaigned for another individual who is a real candidate and negotiate on a top ministerial post then move on to her ambition for one of the top posts. I heard inay rabitaan madaxweyne iyo PM leedahay laakiin iyadoo awalba jaaniskeedu cuslayn bay u sii dhammaysay...Waa runtaa Axmed C/Salaam ayaa si weyn u doonaya in Saciid noqdo PM as well but we will see. Gd nite bro. Two years to the day, Abwaan's anti-saadaal became self-fulfilling prophecy itself. Whoa.
  14. Ninkaan cusub la magacaabay magaciisa rasmiga waaba garan la ahay: Shirdoon muu ku dhamaadaa mise Garaad mise Saacid? Magacyo kala nooc ah ayuuba wataa islahayn. Perhaps mid waa mid uu isku dhiibay, but Nayroobi meel la iska dhiibo uma eko oo sharci laga raadiyo.
  15. Magaalada Kigali waa tusaale kale iyadana, si hormarsan ayaa loo dhisay. But Muqdisho is older than Nayroobi, Kambaala, Darasalaam, Kigaali iyo Bujumbura -- combined.
  16. That uniform looks mightily weird. Aawey Oday Soomaali, asagaa ku fiicanee design dharka iyo interior styles.
  17. Sawirkaaga u dambeeye lee arkay oo kan kale lagu furay maba arkin, laakiin hadda arkaa. Xoogahoo wax u dhaxeeyo, kamoon. Inaa sii sharxo maa rabtaa. Naga daa nooh. By the way, I didn't say remove it because of the rules. It was just a personal suggestion maadaama meeshaan ciyaal soo gali karaan, waxaasna wax haboon uma ekeyn, kinda tasteless. That was my personal opinion. Waa soo ceshan kartaa haddaa rabtid.
  18. he needs to promote all inclusive administration in the region, and by doing so endorse the hard earned frameworks established in Nairobi for the past few months. Apparently, traditional minority clan leaders and others with their own agenda have convinced him that their rights have not being preserved. They should be listened to and appropriate action has to take to resolve their grievances with government at the seat of the table. Who is 'minority' in gobollada Jubbooyinka? Kan qoriga aakaha uu wadan jiray oo wali ismoodo in uu awood badanyahay ayaa 'majority' ah miyaa? Wax Kiikuuyo soo dhoob dhoobtay iyo wax meesha awalba xoog ku yimid in '99 ayaa dadka kale 'minority' ku sheegaayo, waa dadkii beeraha lahaa iyo deegaanka magacyadooda awoowyaashooda u baxsadeen. Dadkii awoowgooda tobonaad deganaa ayaa 'minority' lagu sheegaa. Dadkii Kismaayo u bixiye degmada ayaa 'minority' lagu sheegay. Xishood maba jiraba. Madaxweynaha xaq ayuu u leeyahay in uu u magacaabo maamulka Kismaayo. Madaxweynihii horeba gobolka Hiiraan asagaa u magacaabay, kaas oo waliba kumeelgaar ahaa. Kumeelgaar laga baxay, awood ayuuna u leeyahay in uu u magacaabo. Not Kiikuuyo iyo waxee dabada ka wataan. Maamul goboleedkaan iyo qashin qashinkaan hala iska iloowo. Degmo walba goonideeda ha isku maamusho, korna gobolka ha laga maamulo. Jubbada Hoose waa Jubbada Hoose oo guddoomiyaheeda u gaar ah. Jubbada Dhexe sidaasoo kale guddoomiyaheeda u gaar ah. Saas ayee waligeed ahaan jirtay. Wixii taas dhaafsan isqabsigaan ma dhamaanaayo, Barbaartana wey soo noqoneysaa. No wonder the only time since 1990 Kismaayo qabqabsiga ka yaraaday waa kaliya markee Barbaarta xukumaan. No qabyaalad iyo qashinkeeda laga maqlay meeshaas. No wonder the residents are alraedy praying Barbaarta inay u soo noqdaan.
  19. Labadaas wali wey ku yaalaan oo waala dayactiray waliba. Kuwii ku yaalay kasoo horjeedka hoteelka Shariifka ma sheegoysidoo. Gulf Palace hoteelka la dhaho ka wadaa. Goormaa kugu dambeysay horta?
  20. You know, Weyrax, Islii i soo xasuusisay. Internet keefyadooda meeshaas markii salaata maqrib laga soo baxo suu u buuxsamo lee. Boqolkiiba sagaashan iyo laba Facebook lagu wada jiraa. Qaarkood laba laba ugu fadhiyaan halkii kombiyuutar, 'Saan ku dheh nooh; weydii waxaas; maxee kuu soo jawaabtay...'
  21. Your link ma shaqeynooyo, Weyraxoow. Laakiin waa tanaa:
  22. Kaamirada aad ayee u sareysaa. Very high quality.