Garaad Bari

Nomads
  • Content Count

    435
  • Joined

  • Last visited

About Garaad Bari

  • Rank
    Waxgarad
  1. Xaaji Xunjuf;986913 wrote: Cali khalif needs to fire Axmed karaash Ahmed Karaash is the one with gun, how could Ali fire him? btw truly speaking there is no Khatumo without Ahmed Karaash, the only militia Katumo has are his and he controls Taleex too Khatuma's base. so the Q is will there be a Khatumo without him?
  2. Xaaji Xunjuf;986913 wrote: Cali khalif needs to fire Axmed karaash Ahmed Karaash is the one with gun, how could Ali fire him? btw truly speaking there is no Khatumo without Ahmed Karaash, the only militia Katumo has are his and he controls Taleex too Khatuma's base. so the Q is will there be a Khatumo without him?
  3. The video clip is not complete, the Danish Minister response to Tarsan who was facilitating the discussion is cut,,, he honestly humiliated Tarsan first apologizing to P/land Minister then saying if you got something to say wait your chance, n he also continued saying here everybody speaks of his/her mind here and that is why we have this session to hear all different options. i watched this life on Royal Tv
  4. Wallaahi i watched this breakfast meeting life while Mr Tarsan ciyey, and yes he was humiliated by the Norwegian Minister who said show respect and let the minister finish his talk. Royal Tv was broadcasting life.
  5. SAXAAFADEED 14 July 2013 Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud Farole, markuu si qotodheer ah ula tashaday Madaxweyne ku xigeenka, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada, Golaha Wasiirada iyo xubnaha Guddiga Nabadgelyada Dowladda Puntland, Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka KMG ah, iyo dad xurmo ku leh Bulshada Rayidka ah, wuxuu soo saaray go’aankaan ku saabsan joojinta Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka, oo ka dhici lahaa Puntland berri Isniin July 15, 2013. Madaxweynaha Dowladda Puntland: Markuu qiimeeyey mas’uuliyadda iyo xilka weyn ee ka saaran ilaalinta amniga, xasiloonidda, iyo midnimada dadka Reer Puntland; Markuu arkay kooxo isu soo bahaystay khalkhalgelinta degenaanshaha iyo waxyeeleynta midnimada Puntland, kuwaasoo ay ka mid yihiin argagaxiso doonaya inay si xun uga faa’idaystaan qabsoomidda Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland; Markuu aqoonsaday dadaalkii dheeraa oo Puntland usoo gashay hirgalinta iyo meelmarinta nidaamka doorashooyinka iyo axsaabta badan, iyadoo tallaaboyin badan oo lagu guulaystay la soo maray ilaa hadeer; Markuu qiimeeyey qaswadayaasha gudaha iyo khalkhalgeliyaasha dibedda oo maalgelin iyo abaabul uga qaybgalaya abuurida xasilooni-darro iyo isku dhac xilliga doorashada Puntland; Markuu aqoonsaday khatar ku imaan karta amniga, nabadgelyada iyo xasiloonidda dadka Reer Puntland; Markuu qiimeeyey himilooyinka dadka Reer Puntland ee dowlad-wanaaga, nabadda, iyo cadaaladda; Dowladda Puntland waxay si rasmi ah u joojisay Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Puntland oo qabsoomi lahaa July 15. Iyadoo la qaatay go’aankaan adag, Dowladda Puntland waxay shacabka usoo jeedinaysaa mahadnaq balaaran niyadda ay u hayaan una muujiyeen in geedi-socodka nidaamka doorashooyinka socdo, waxayna Dowladdu dadka u balanqaadaysaa inay weli ku taagan tahay mowqifkeeda ahaa sidii loo hormarinlahaa nidaamka doorashooyinka iyo axsaabta badan, doorashada-na la qaban doono wakhtiga ku habboon, inshallah. Dowladda Puntland waxay u mahadcelinaysaa Beesha Caalamka oo soo taageertay nidaamkaan muddo 10-sanno ku dhowaad ah, marxalado badan oo lagu guulaystay lasoo martay Dowladda ilaa wakhtigaan xaadirka ah. Dowladda Puntland waxay kalsooni ku qabtaa in Beesha Caalamka ka taageeri doonto sii wadida nidaamka asxaabta mustaqbalka. Dowladda Puntland waxay ugu yeeraysaa dadka Reer Puntland oo nabadda jecel iyo Ciidamada Amniga inay daafacaan Midnimadooda, Amnigooda iyo Degenaanshahooda, si ay uga guulaystaan kuwa isu soo bahaystay burburinta Puntland. http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Puntland_waxay_Joojisay_Doorashooyinkii_Deegaanka.shtml
  6. I don't think Col Bare Hiiraale is wise man, if he didn't anticipate his chances in this conflict, he should have avoided any conflict with Madoobe and his militia whether they were backed by the Kenyans or not. this was total embarrassment,,, he had no chance of winning this war still he started it, putting many young boys at risk who were either killed, injured or captured. I feel sorry for the mothers and fathers of those boys
  7. malistar2012;964055 wrote: Good Job indeed , Now we need the Tools Tanks Helicopters and etc ......................................... soon SAF will be sufficient no more Amisom Love this pic mansha allah,,,, shacni iyo wanaag baa inantan ka muuqda
  8. Pres Siilaanyo took massive risk by sacking Xaabsade,,,,, mark my word Xaabsade will be in Garowe in the coming few days. rumor is already circulating that he will run for VP in the upcoming election.
  9. "The political process was supposed to include a parallel process of fostering local and provincial government structures. That, says Mahiga, hasn't even begun, in part because President Mohamoud fears empowering rival clans to his north and south. There has been no movement towards drafting a permanent constitution which would enshrine a federal system. Meanwhile, negotiations with Puntland have been "very painful and scratchy." There is no dialogue at all with Somaliland. That sounds like a dangerous form of drift. http://www.twincities.com/opinion/ci_23424486/james-traub-somalia-from-blackhawk-down-standing-up
  10. burahadeer;959137 wrote: Blood stained pirates...Kismayo is mine! What is yours opinion in regards to Prof Samatar's actions in this video clip?
  11. Gooni sxb anaa 5 CV diray,, lacagtiina telephone iga dhamaystay, still the response is no vacancy! markaa ragaan qayb aan sxbo nahaa ku jira maaha inaan xaasid ka ahay balse reflection ka ay bixinaysaa wax xun ah khaasatan waqtiga lagu jiro oo dadku is aamini layahay, mida kale nin ilmaadeeradii io jufadiisa isku xeeray hadana ah madaxweyne qaran ma helikaraa diverse opinions or advice? Khilaafaadka jira iyo istuhunka jira waxaa u sababa arintan waftigaan ka muuqata, markaa maanay tani u markhaanti kacayn dadka aaminsan in madaxweyne Hassan Shaeikh uu qabiiliiste yahay?
  12. Somaliya loo jid bixin maayo kii yimaadaaba waa kadare,,, Allow noo Sahal
  13. Sidaan Soomalinimo iyo qaranimo ma lagu helikaraa! http://www.allsanaag.com/index.php/43-war-soomaali-ah/2342-xafiiska-culusoow-waa-wada-hag
  14. I heard Pres Culusow was trying to do some damage control, but Faroole ran out of patient and he couldn't confess him,,,, Faroole " Somali hanoolaato, Jubaland hanoolaato, p/land hanoolaato"
  15. War kolla Xamar baa lagu noqonayaaye baad intoodii yarayd ee ay marxuumkii Jaale Siyaad ka dhaxleen isaga daysaan yey ka lumine. Igga walle Cigaal iyo Riyaale ma garan waayin in Maar odayaasha garbaa lagaga daxee xaqiiqada iyo in Xamar lagu noqon bay ogaayeen.