-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Yuu Talyaaniga 'treaty' la galay. Dalaq ayuu iska soo dhahay, xoog ayuu ku joogee. 'Treaty' haddee dad la galeen perhaps kuwii Reer Cumaan la galeen oo Soomaaliya shuqul ku lahayn.
-
Intuu ku noolaana horta marka lasoo gamo. I am sure meel Soomaali ku badanyihiin kuma noolaan karo because dad badan ayaa personally u ciilqabo. Perhaps Jigjigadiisa meel uguma dhaqaaqi doono.
-
Routine Cruelty: Africa Thieves Burning
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abu-Salman's topic in General
No wonder most tuugo in Nayroobi are in Islii these days. Waxee garteen Soomaalida si kale haba ahaadaane if they are caught by Soomaalida in Islii inay sii daayaan and if worse xabsiga la geeyo. -
Abwaan;865930 wrote: Abdiweli, Farmaajo, who struggled to read what he wrote, Jeelle (the comedian who should replace AUN Marshaale than run for an office)and all the other candidates read their speech straight from a pre-prepared letter but Dr. bashir Loyan only looked at his notes for few times and did not just read his speech from a paper, he gave the most eye contact to his audience, he talked to them directly. That proofs how capable and prepared he is to lead Somalia. You can watch Dr. Loyan's speech from here: Abwaan, bahasha maalin caddeey maala iska gadaa yaaqeey. Saaxiibkaa kaligiisa waraaq la'aan ma aqrinin qudbadihii shalay aan qaarkood fiirsaday. Max'ed C/llaahi Awmaar kor ayuu ka aqriye, so was Axmed Ismaaciil Samatar. And reading from pre-prepared qoraal waaba wax wanaagsan. Kuligooda wey wada wateen qoraaladooda.
-
Yaabanoow, you are misleading SOLers now. Waxaa soo qufeysaa dambiya dhacay in 2008 iyo 2009, making it as though all those accusations and allegations against our sisters and brothers happening in the past few weeks and days. That is very misleading. Quit googling wax sanadooyin hore dhacay oo yaaba og xataa some of those cases and allegations might have been dropped too.
-
For MMA Xiin-Faniin - A Guide to the Pearl of the Indian Ocean
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Chimera's topic in General
Hoteel Taleex -- Juun, 1990. Heesaasha muuqdo waa Shankaroon Tubeec, Maandeeq iyo Magool, Rabi ha u raxmadee. -
Musharax Salaad Cali Jeelle
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Hilowloow, did you watch the clip horta? -
Qudbadii musharax Salaad Cali Jeelle inta ka fiirso if you missed it.
-
Marka xisaabta maa naga qaldan mise wax ayaa la isdabamarsiiye? See wax u jiraana. Mise xildhibaan walba sadex mushaarax u saxiixay miyaana sida meesha ku qoran? I think shuruudii ahayd in musharax walba la yimaado labaatan xildhibaan magacyadooda la iska indhatiray. If so, sheekadan qalad ku bilaabatay.
-
Newsflash four days ago: Shuruudaha looga baahan yahay musharaxiinta ayaa ah sidan: Inuu Soomaali yahay. Inuu caafimaad qabo. Inuu afartan sano ka weyn yahay. In xukun danbi maxkamadeed aanu lahayn. In codsiga madaxtinimada uu soo gudbiyo. Inuu ku soo lifaaqo 10 kun oo Dollar oo diiwaan gelin ah. Inuu soo gudbiyo barnaamijkiisa siyaasadeed. Inuu heysto warqadda aqoonsiga in uu Soomaali yahay ama baasaboor Soomaali ah. In labaatan xildhibaan ay u soo saxiixaan in uu musharax yahay qofka tartamaya . In halkii xildhibaan uu u saxiixi karo saddex murashax oo keliya. Newsflash today: Waxa ay sheegeen in ay si rasmi ah u soo buuxiyeen shuruudihii madaxtinimada Soomaaliya 25 xubnood, kuwaasi oo u tartami doona doorashada Madaxweynaha ee dhici doonta 10-ka bisha Sebtember. Magacyada xubnaha waxa ay kala yihiin: Cabdiraxmaan Macalin Cabdullaahi Baadiyoow Cabdiwaaxid Cilmi Cumar Goonjeex Cadbullaahi Axmed Caddoow Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo Axmed Ismaaciil Samatar Xasan Shiikh Maxamuud Shariif Shiikh Axmed Yuusuf Garaad Cumar Cumar Salaad Cilmi Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi Bashiir Nuur Xasan Xaaji Maxamed Ismaaciil Yaasiin Cabdulqaadir Cosoble Cali Cabdiraxmaan CabdiShakuur Warsame Xuseen Khaliif Jaamac Maxamed Axmed Saalax Salaad Cali Jeelle Ibraahim Cali Xuseen Saciid Ciise Maxamuud Cismaan Maxamed Gacal Maxamed Cabdullaahi Oomaar Maxamed Cabdiweli Shiikh Yusuf Maslax Maxamed Siyaad Bare Sakariye Xaaji Maxamuud Cabdi
-
Why is this news? It ain't that big, either, judging from the seating allocation in the picture: 3:3:3. Bring airbus A380, then we will be talking about something. This airline recently started non-stop from Koronto to Adisababa. Soomaali badan raacoyso because of their cheap prices in promotion. Even if their ticket costed one dollar, I will never use a Xabashi airline. Never.
-
He deserves to be a madaxweyne. I actually support him and his Hiilqaran urur. He is my first choice. He is keeping quiet, so I hope he is working behind the scenes. Even if he doesn't get votes from this still bloated and still corrupted baarlamaan's xildhibaano, I hope he stays around inta laga baxaayo marxaladaan and remains a candidate in the future.
-
The Final List : The Candidates
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Liiskaan ma kuwa shuruudaha buuxiyaa oo lacagta iyo arjigoodaba meesha wada geeye. Liiskaan looks like kuwa foomka qaatay ama soo buuxiye, but has yet to pay tan lagu kala bixi lahaa: $10,000. I don't think the likes of Salaad Jeelle iyo Sakariye Maxamuud could afford this, unless they break into their respective jufo's qaaraan accounts. Maslax Maxamed Siyaadna magaciisa meesha wuu iskaga jiraa. Qof ilaa iyo hadda aan wali Xamar tagin... -
Kismayo War Imminent; Kenya Deploys Special Forces
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalia's topic in Politics
Malika;864975 wrote: Oh Somalia! How you have been abused, torn, raped, bombarded, neglected,tormented, humiliated, disregarded,exploited,mismanaged , corrupted etc etc by not only your sons and daughters but by everyone that sees the opportunity to do so..Oh Somalia! *sigh* Waa laga gudbi doonaa marxaladaan, Eebbe ha idmo. Soomaali u sacabtunta ama dabasocota shisheeye hadda uguma horeyso. It happened during Sayidka's time; it happened again in '40s and '50s. Taas waaka soo gudubnay, Rabi mahadiis. Now kuwa Soomaali ku sheega ah u sacabtumaayo Xabashada iyo Kuukaayadaan, from Soomaali Galbeed to Gaarisa, waa laga gudbaa mar dhow. -
Jabhadaan madaxdooda yaa isku diray horta. Gaarisa sanadihii lasoo dhaafay laba koox isugaarsaneysay oo kuwa jabhadaan mucaarad ku noqday iyo kuwa wali taageero. Ugaarsi heer la isdilo ayuu gaaray. Xataa the recent Nimco Dareen attack in Nayroobi waa the extension of this ugaarsi iyo kala jabka ku dhacday jabhadda. Waa ayaandarro iyadoo meel la gaarin in la kala qeybsamo. Dadka Gaarisa iyo Islii joogo oo Xabashada kusoo jirdishay Soomaali Galbeed iyagoo jabhad shaqo ku lahayn waliba. Walaahi waaka naxeysaa jirdilka jirkooda ka muuqdo.
-
Carafaat;864611 wrote: Waxa curiyay Abwaan Sahal Macalin Ciise. Hortay wali Ingriiska ma jooga Abwaanku?
-
Ookiyaalaha ay madaxa saartaan aaba ku nacay. Fashionkaas maka dhamaado miyaa dumarka Soomaaliyeed.
-
Sharif : we need to separate Religion and Government
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Dadka afkaas shisheeye Ingiriiska ku hadlo ayaa dhaho 'lost in translation.' Tana saas ayee u egtahay. Aawey dadka noogu roon Aftalyaaniga hanoo micneeyaan wareysigaan. -
*Bardihii ku yiil Isha Baydhabo Intuu guniyo baar baxay (Oo) caleemu balaarteen Baxarsaaf la moodyee* Heesta Isha Baydhabo ee Xasan Aaden Samatar.
-
When the Earth is shaken to her (utmost) convulsion And the Earth throws up her burdens (from within), And man cries (distressed): `What is the matter with her?' On that Day will she declare her tidings For that thy Lord will have given it inspiration On that Day will men proceed in companies sorted out, to be shown the Deeds that they (had done) Then shall anyone who has done an atom's weight of good, see it And anyone who has done an atom's weight of evil, shall see it ___________________ Eebba ha inaga badbaadiyo inteena Muslimka ah.
-
Faroole: Meles Senawi Anaga Ayuu Naga Geeriyooday
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to walaalkis's topic in Politics
Acuudi bilaahi mina sheyhaani rajiim -
Cabdi iley vs Faarax Macallin (Round II)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MoonLight1's topic in Politics
Dameerka kan ugu foolxun ugu haraanti kulul maqli jiray.
