-
Content Count
29,729 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Ahmed Hassan; the first Somali elected to a city council in US
Che -Guevara replied to LanderPhillie's topic in General
What does this get to do with Somaliland? Congrats to both men, good start for Somali yanks. -
Rahima. Mayors, City Councilors, Governors, Representatives, and Senators have been arrested, tried, convicted, and sentenced. The institution is bigger than individual, our homeboy will be learn that very soon. Besides, in America you are owned by those finance your campaign, and not by silly relatives.
-
Oodweyne. This is not about Che. We are celebrating Qawdhan police force ninyahow.
-
Everbody is on guard? Xaaji, doesn't that make it a police state?
-
Iran:New hope for Somalis as Iran increases humanitarian aid
Che -Guevara replied to Saalax's topic in Politics
Ibti. I would think, you will come diversity in beliefs. -
"The Somalis are here to stay":eek::eek: Talk about change of fortunes.
-
Somalia President arrives in Jubaland on first visit 31 Oct 31, 2013 - 2:12:55 PM KISMAYO, Somalia Oct.31, 2013 (Garowe Online) – The Somali Federal Government President Hassan Sheikh Mohamud Thursday arrived in Jubaland capital of Kismayo on first two-day visit since being elected as the president in the country’s latest presidential contest in September 2012, Garowe Online reports. Mohamud’s delegation including Interior and National Security Minister Abdikarin Hussein Gulled was received at Kismayo airport by Jubaland Leader Sheikh Ahmed Mohamed Islam (Madobe) and hundreds of well-wishers waving Somalia and Jubaland state flags who greeted the President’s delegation with Somali traditional dances. Before driving into Jubaland Presidential Palace where President Mohamud is holding talks with Madobe and other Jubaland officials, dozens of Jubaland forces saluted both Somalia and Jubaland leaders at the airport. Madobe who firstly addressed the media said that President Hassan’s trip would be a historic and thanked him for paying visit to Kismayo port city. Somalia President told that he is aiming to spread the message of peace and consolidate Jubaland peace process in regard to Jubba agreement which was signed in the Ethiopian capital of Addis Ababa under the auspices of IGAD with Ethiopia as the chair in August. Sources close to Mogadishu-based Federal Government confirmed to Garowe Online that Mohamud is expected to discuss the implementation of Jubba agreement, the termination of all the standing differences between the Somali government and Jubaland and to include former war lord Col. Barre Hirale whose militias were pushed out of Kismayo in June in the upcoming Mogadishu reconciliation conference with Jubaland leadership. Kismayo suffered from years of sporadic clashes over the control of the lucrative seaport and Jubba region’s fertile hinterlands. GAROWE ONLINE
-
Oodweyne. That's a lot of speculations, but you know Somali politics (if you we call it politics) hardly go as planned or imagined. There are simply too many variables and too many unknowns at the play here. I think it's fair to say the only thing will remain constant is Somalis being at each other's throats, bidding for foreign powers, and Solers having the same sort of conversation, the only variance might be the players changing, but the issues remain and solutions look afar.
-
Oodweyne, That has been established since Addis:) Classified. Nothing so far...
-
MADAXWEYNE XASAN: “Kismaayo waxaan u imid Nabadeynta Jubbooyinka iyo Dhameystirka Heshiiskii la Gaaray”(SAWIRRO) Khamiis, Oktoobar 31, 2013 (HOL) — Madaxweynaha dowladda Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa ku sugan magaalada Kismaayo ayaa ku sheegay hadal uu jeediyay in socdaalka uu ku tagay Kismaayo ay qayb ka yihiin nabadeynta Jubbooyinka iyo sidi loo dhameystiri lahaa heshiiskii lagu gaaray Addis Ababa. Madaxweynaha iyo hoggaamiyaha maamulka Jubba ayaa waxay garoonka Kismaayo salaan-sharaf kaga qaateen cutubyo ka tirsan ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Jubba, iyadoo madaxweynaha iyo wafdigiisa la geeyay xarunta madaxtooyada Kismaayo. “Arrimaha aan u nimid waxaa ka mid ah nabadeynta Jubbooyinka iyo sidii loo dhameystiri lahaa heshiisyadii la gaaray. Qodobbadii lagu heshiiyay intoodii badan waa la isku af-gartay kuwa harsanna waa la dhameystiri doonnaa,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh. Sidoo kale, madaxweynaha ayaa shacabka Jubbooyinka ka dalbaday inay ka qaybqaataan hannaanka nabadeynta ee dalka ka socda, isla markaana ay iska illoobay waxyaabihii horay u dhacay ee laga soo gudbay. Click
-
I am not from the North, so really matters not. What is important we should not look at everything through lenses.
-
Turkey to own Mogadishu port and airport for 20 years
Che -Guevara replied to Saalax's topic in Politics
spartacus;983697 wrote: what goes around comes around!..SL already gone far far away and won't come back who ever is waiting just be patient and sorry! But you pests are around, now scram, off to your Somaliland. -
And you reached your conclusions from the decades you were living in Xamar, Garowe, Dhuusomareeb, Beledweyne, Bosaso, Jowhar, and Kismayo? Or from your family kitchen table?
-
Madaxweynaha Soomaaliya oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, kadib diyaarad gaar ah oo ka qaaday garoonka diyaaradaha Muqdisho. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, Xildhibaano iyo saraakiil, iyadoo Madaxweynaha markii uu ka degay garoonka Kismaayo uu salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada dowladda. Madaxweynaha ayaa garoonka diyaaradaha Kismaayo loogu tumay astaanta qaranka oo ay garaaceen ciidamada bambeyda, sidoo kale waxaa uu gacan qaaday mas'uuliyiintii soo dhoweeyay oo uu ku jiro Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Madoobe. Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya Eng. C/raxmaan Yariisow ayaa sheegay in safarka Madaxweynaha uu yahay mid taariikhi ah oo uu ku tago Kismaayo tan iyo bur burkii dowladii Siyaad Barre oo Madaxweyne Soomaaliyeed uu booqdo ay ugu dambeysay 22-sano ka hor. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa loo gelbiyay Xarunta Madaxtooyada Kismaayo, halkaasoo uu caawa ku hoyanayo wada hadalo kula qaadanayo, waxaana socdaalkiisa uu qeyb ka yahay dhaqan gelinta heshiiskii Addis Ababa. Ammaanka magaalada Kismaayo ayaa si aad ah loo adkeeyay, iyadoo shalay magaalada ay gaareen ciidamada gaarka ah ee Madaxweynaha iyo ciidamada AMISOM ee ka socda Uganda, kuwaasoo amnigiisa sii xaqiijinayay. Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe Somali news leader www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com golfyare@gmail.com
-
DEGDEG: Madaxweyne Soomaaliya Xasan Sheekh oogaaray Kismaayo Kismaayo[RBC Radio]Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Socdalka madaxweynaha ayaa ahaa mid si weyn la isgu diyarshey,waxana garoonka diyaaradda ee Kismaayo uga hortagey masuuliyinta ugu sareysa maamulka Jubba,waxana sidoo kale ku sugna garoonka xubno ka tirsan dowladda faderaalka iyo xildhibaano kuwaaso ka qeyb galey soo dhaweynta madaxweynaha. Boqolaal ka tirsan shacabka magaaladda Kismaayo oo watey calanka jamhuuriyada Soomalaiya iyo midka maamulka Jubba ayaa soo dhabtay garoonka diyaaradda iyagoona si weyn halka ugu soo dhaweeyey madaxweynaha dowladda faderaalka. Masuuliyiin ka tirsan dowladda ayaa Madaxweynaha ku wehliya safarkiisa, iyadoo Kismaayo shalay ilaa maanta ay gaareen saraakiil iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda federaalka ah, kuwaasoo u gogol xaarayay booqashada Madaxweynaha. Waxaa la sheegay in inta uu madaxweynaha Kismaayo uu ku sugan yahay inuu la kulmi doona hoggaamiyaasha maamulka KMG ah ee Jubba Sheekh Axmed Madoobe, si ay usii xoojiyaan heshiiskii bishii August ee sanadkan ay labada dhinac ku gaareen magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Ammaanka magaalada ayaa si aad ah loo adkeeyay kahor imaanshaha madaxweynaha. Safarka uu madaxweynaha uu ku tagay Kismaayo waxaa uu noqonaya mid kiisi ugu horeyey tan iyo markii loo dortay hoggaanka dalka. Gor dhow naga filo faah faahinta iyo Sawiradda soo dhaweynta _______ Iimaan Maxamed Jaamac RBC Radio
-
It was conceived by bunch of Qawdhans high on grass venting about the South and grieving over its beauty.
-
I think we know how the idea of Somaliland came about...
-
TURKS takeover of our President Hassan Sheikh of Somalia
Che -Guevara replied to nuune's topic in General
Did they photo shop the President in-between Recep and Abdullahi.
